5 MAALMOOD MAAN CUNIN CUNTO... HOW MUCH WEIGHT DID I LOSE? Water fasting results...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Komentáře • 77

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  Před rokem +1

    Website Mama shea butter use Coupon code #mamanaz for 10% off first order: mysheabutter.ca/?fbclid=PAAaZgOQ005N--D4iJbOfer8WUFb5JlhBP70CQTSHXkbbJGJOC8h6jHdYU-0I

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Před rokem +12

    Congratulations sister wlhi 5 day 2.5 kg I’m so happy 😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @safasouleiman9882
    @safasouleiman9882 Před rokem +4

    Water fasting is the best. I tried 2017 until 2019 . I lost 45 kg. I was 89 and I became 44 kg. And now I gain a weight since when I come my homeland Djibouti caday.

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog Před rokem +3

    Dhibaatada waxaa waaye dadkeyna maku maqlaayaan maanta dhan hadaa wax usharaxeysid mafahmayaan. Like omg joojiya

  • @safasouleiman9882
    @safasouleiman9882 Před rokem +2

    Maintenant j’envie de commencer le water fasting. Car j’ai repris des poids. Là maintenant je suis 75 kg. J’ai repris presque 30 kg. Keep going sister.

  • @hanasomali1324
    @hanasomali1324 Před rokem +3

    Asc congrats 👏 dear sister maasha Allah ilaahay haku xifdiyo you and your family. You are unique person masha Allah

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 Před rokem +1

    Ani alxm 2 bilna intermating fasting 18/6 ayaan wadaa bil klena OMAD ( one meal a day ) ayaan sameeya 90 days natiija fiican ka helaa 18-20kg iiga dhacdo 🥰🥰

  • @nadiramohamed44
    @nadiramohamed44 Před rokem +4

    Wllo waa run culaysyo badan buu dareemay nabigena muxamed allahuma sali cala muxamed illaahay ayaa ku yi tasbiixso markay markay qoraxdo so baxay iyo marka ay dhacayso ilaahayna u mahad celi markaa tasbiixda iyo mahadcelintu waa kaxaysaa stress ka shaykasto nabiga la faray inakana waa layna faray

  • @cabdoocali571
    @cabdoocali571 Před rokem +1

    Masha allah wlshy Nas runtii ana waan tijaabiyey 6 days ayaan soomay waxa iga dhacay 2.3 mahadsnid wl

  • @aishaadaud2612
    @aishaadaud2612 Před rokem +4

    abaayo lakuma mashquulo somalidaan iyaka dhan xanuunsan

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Před rokem +1

    Bone broth kee fican ani somalia jooga
    Cow bone majecli wayo typhoid ba laga qada ani goat ka isticmala same miyaa all bone

  • @Rahma-pu3of
    @Rahma-pu3of Před rokem

    Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha idiin ciifdiyo bi jahi Mustapha

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před rokem

    Masha Allah NAZ Ahmed thanks for sharing qaaliyeey keep it good work xabiibtii

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 Před rokem +1

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family heart bless ❤❤❤

  • @ayaanmoh3724
    @ayaanmoh3724 Před rokem +1

    salamu alaykum walal soonku waxu ii keeny calol istaag adiga ma ku kenay? side ayan uga hor taga calol istaga. thank you

  • @mohmudmarianhassan-8611

    Soonak biyaha waxaan bilaabay 2020kii waxaan 20kg iga dhacay 7days ban soami jiray. Hooyadey baa igu qeyli Jirtay mana fahamsaneyn macnaha.
    cayilka dib ii koray. Hada waan wadaa.

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 Před rokem +1

    Maasha allaah macaanto waxbadan ayaa kafaiday shukran

  • @cafiifayusuf5605
    @cafiifayusuf5605 Před rokem +3

    Naz 7 months ayaN intermittent fasting iyo exercise waxa 110kg baan ahaa imika 90kg ahay laakii kmiisaankaygii wuuba istaagay in laba bilooda wlshay ilasoo tali

    • @habonnehousseinfourreh4974
      @habonnehousseinfourreh4974 Před rokem

      Machallah good job!!!

    • @leylawadani4761
      @leylawadani4761 Před rokem +4

      Jirkaaga la qabsadey abaayo waxaad sameysaa badal intermating fasting waxaas ku badashaa OMAD oo ah inaa maali ki hal mar bis wax cuntid 23 hrs wax ma cuneysid kaliya hal waqti cun 30 days AMA bil saas ku wad intermating fasting kusoo noqo hadana
      Waligaana challenge AMA diet 60 malmod kabadan hawadin waayo jirkaaga wuu laqabsanaya
      Ani alxm 2 bilna intermating fasting 18/6 ayaan wadaa bil klena OMAD ( one meal a day ) ayaan sameeya 90 days natiija fiican ka helaa 18-20kg iiga dhacdo 🥰🥰

  • @habonnehousseinfourreh4974

    Machallah nasteho !!! Merci de nous motiver...

  • @foos4126
    @foos4126 Před rokem

    maansha allaah aad ku salamayaah naz aad ula socdaa progaramada Ilike you sister soonlkaan rabaa in bilabo aad uburnahay sokorta jikeyga ku soo badatey murqo xanuuna waan yeshay talo isii thanks

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Před rokem +1

    Allahumma barik congratulations.

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před rokem +1

    Nas axmed maanata waan soomanahay soonkii caadiga ah masha allaah waxaana rabaa markaan furaayo inaan ku furo liin dhanaan aan qastey si cunna badan aan u cunin markaan liin dhanaan cabo cunada waxayar ayaan kacunaa

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 Před rokem

    Maansha Allah naaz Ahmed ilahay haku xafido

  • @sahraqaboobe8542
    @sahraqaboobe8542 Před rokem

    Maashaallaah Habo Allaha kubarakeeyo dhiiri galin noo tahay

  • @saaam6896
    @saaam6896 Před rokem +1

    Aniga xaaladu way igusii adkaanaysa goaanbaa lahay goaankan manta qaato Bari anoo cunto Cunaan arkayaa nastexo waxa si socdaa 110

  • @HaldhaSomchannel6023
    @HaldhaSomchannel6023 Před rokem +1

    Asc Abayo wili ma fahmi plz soonka wa sidee ma biyo kali ba lacabaya???

  • @amiraasim1032
    @amiraasim1032 Před rokem

    Congratulations 🎊 ❤huno lkn wali matishabisay egg Diet kasna wu ficanyahay lkn I m proud of you ❤ wllhi 🎉

  • @fatimaabdulla7551
    @fatimaabdulla7551 Před rokem

    Congratulations 🎊 👏 sis 💖

  • @saaraxasanyusuf5235
    @saaraxasanyusuf5235 Před rokem

    Mashaa,Allaah guuleeso macaanto❤

  • @saaraxasanyusuf5235
    @saaraxasanyusuf5235 Před rokem +1

    Niyada haiska jabinin abaayo 2.5 waxyar maaaha

  • @Ennitex
    @Ennitex Před rokem

    ASC sister What kind of food I can eat what kind of food I can’t eat thanks ❤❤

  • @hanimaxmed2690
    @hanimaxmed2690 Před rokem

    Asc abyo plz af somali nogu wada sharax wayo wax yalo qar ma fami karno waxa you raba ina sameyo wedka ina rido

  • @habibaadow5206
    @habibaadow5206 Před rokem

    masha allah ❤

  • @user-duckchampo
    @user-duckchampo Před rokem

    Mashallha walaal ok waxaan rabaa ariin khaas ah halkee kalaa so xidhiidhaa

  • @ayaanmaxamed1088
    @ayaanmaxamed1088 Před rokem

    Masha Allah hanbalyo naz shaqo adag ayaad qabatay

  • @shamso621
    @shamso621 Před rokem +1

    Caata ahay cayil ayaan raba lkn dadka waxee I dhahayaan caatada ku roon mana rabi aniga🥺

    • @amishmaxamed3043
      @amishmaxamed3043 Před rokem

      Cayil hada rabto timir iyo caano isku shiido garafo cab malin walbo mudo labo bil ada ciyili dono wllhi walashay ku cayishay ina wa in iscateya adunyada saa ah wll wa tijabo cuntadana sifican u cun go'aan adag qaado waaad samen karta wa iga dhiri galin

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem

    MAASHA ALAAH ABAAYO

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog Před rokem

    Omg I am amazed 😮

  • @SalmaJama-qg4on
    @SalmaJama-qg4on Před rokem

    Manshallah

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 Před rokem

    Naz walaalo thanks, aniga qurac la aan majoogikaro marka maxaad igu caawinkartaa

  • @sadiayaro
    @sadiayaro Před rokem +1

    Wax an iskucayiliyo ishg bariyeey😢😊😊

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 Před rokem

    Love u queen❤

  • @sahraqaboobe8542
    @sahraqaboobe8542 Před rokem +2

    Habo 5maalin ma biyo kaliya miyaa?

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem

    Mashallah ❤️

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Před rokem

    Shanta cisho maxbaba maadan cabin miyaa mana aadan cumin?

  • @Muna-yusuf
    @Muna-yusuf Před rokem

    Masha allllh ❤

  • @bilanmohamed4351
    @bilanmohamed4351 Před rokem

    Abaayo naz ecsem kaa soo hadal

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Před rokem

    Masha allah hanpalyo hanpalyo

  • @deeqsancusman6655
    @deeqsancusman6655 Před rokem

    Xbibit anigu baruurtan jeclhy 77 kG ahy hadana wali wan jeclhy buruurta

  • @susuucadey8481
    @susuucadey8481 Před rokem

    Walalo ka soo hadal eczemada plz

  • @deeqsancusman6655
    @deeqsancusman6655 Před rokem

    Mxad igu la talin lahayd

  • @hiboabdullahihussein4709

    Aqaan xumo aaheyso dad waxbarto ma ahan Somaalida

  • @filsandirir8204
    @filsandirir8204 Před rokem

    Machallah sister

  • @nasiimmuztafa9639
    @nasiimmuztafa9639 Před rokem

    Love you queen

  • @magoolmohamad4412
    @magoolmohamad4412 Před rokem

    Marka wll soonka bisha ramadaan ma soontid miyaa adoo raaliya

    • @asmaelmi8401
      @asmaelmi8401 Před rokem +2

      Wll inantan waa gabadh ku fican diinta way sonta lakin hada misankeda ayay dhimaysa sidaas ayay u somay

  • @qaalicadey3640
    @qaalicadey3640 Před rokem

    Abaayo sacada yaad weydiisay ma qofbaa mise waa machine

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedfartun4601
    @mohamedfartun4601 Před rokem

    5 maalin meeqa jeer band wax cuneysaa walaalo

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 Před rokem

    Macaanto nosoqor lafaha magacoda iyo meesha aadka ibsatay Mahad sanid

  • @yusufabdirahmanidiris1233

    Waxas yaa kaqarisanaayo marka wllshy wax run ah no sheeg😂😂😂😂

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Před rokem

    Somalida wax kasta diin ayee kuwalaqan waa sabbta isku dagalno Somalida