Muxuu sucuudigu u dhisayaa magaaladdan u samaysan sida xariiqda? Mucjisada dhisme ee qarniga!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Muxuu sucuudigu u dhisayaa magaaladdan u samaysan sida xariiqda? Mucjisada dhisme ee qarniga!

Komentáře • 93

  • @bashiraxmed7203
    @bashiraxmed7203 Před rokem +38

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖

  • @kaderdempele3569
    @kaderdempele3569 Před rokem +8

    Soubhanalah 😢 saoudi Arabie waa uu iloway dintii islamka oo adunyo ayuu racay ilahay haa sohadeyo Amine iyo dalanteenpa ❤️

    • @abdifatahcg4055
      @abdifatahcg4055 Před rokem +3

      😂😂😂 caqliga ku taagan, diinta ku dhahaysa aduunyo hakasban waatee

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 Před rokem +2

      Ilaahay in hantiileyaal muslimiintu noqdaan buu kajecelyahay in faqiiriin nuqdaan😂😂

    • @kaderdempele3569
      @kaderdempele3569 Před rokem +1

      @@abdifatahcg4055 caqli maxa badaw yahaw waa dinta orodo sobaro dinta islamka

    • @kaderdempele3569
      @kaderdempele3569 Před rokem +1

      @@ibraahimyuusuf9210 marka maxa donaysay

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před rokem +1

      @@abdifatahcg4055 😂👍

  • @samatarmohamoud3589
    @samatarmohamoud3589 Před rokem +13

    Congratulations bro for 400k I hope we will reach 1millen 🎉

  • @FlashOfGenius491
    @FlashOfGenius491 Před rokem +6

    Wllhi codkaga wan jeclahay alalha ku barakeeyo Aamin❤️❤️

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 Před rokem +2

    Mahadsanid Zxpkay A/rahman Waaberi 🎉

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 Před rokem +4

    Allow nasib xumiya aniga sababto ah somali in aan noqdo wlhi adunka waanku bahdilanahay😢😢 caku ciil badana

    • @Abdallepoi____1___7
      @Abdallepoi____1___7 Před rokem

      لعله خير inaa soomali noqota in uu kheyrka ku jira laga yabaa 🤣

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 Před rokem +2

    Muqaal cusub iyo sheeko cusub waberi media waa youtuberka kaliya ee marwalba aan sugo muqaladisa horay u soco walal waan Ku garb joognaa marwalba hadan somali nahay🎉✌️

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 Před rokem +2

    One of the best somali channel 👍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před rokem +1

    Saudi Arabia 🇸🇦
    Qiblada horumarka dunida ee mustaqbalka dhow

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +2

    ماشاء الله تبارك الله الله

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před rokem +2

    🥺🥺🥺🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @Samaale-vu6qh
    @Samaale-vu6qh Před rokem +6

    Dunidu tiknoolaji,warshado,aqoon iyo wax soo saar ayay ku tartamaysaa
    Iyaguna daar dheer oo cad oo xitaa ingineerka dhisayaa maraykan yahay ayaa tacabkoodii oo dhani noqday

    • @user-uh2zl5ps7e
      @user-uh2zl5ps7e Před rokem +1

      Realy😢😢

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Před rokem +1

      Nabiga sii shegay wll

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Před rokem

      Halka adigana aad qoraal dhaleeceen ah aad soo qoreyso adigoo jiingad dhex jiifo 😂😂😂 caqli somali wakasa dadne cilmi bay ku tartamayan dadne daaro adne qabiil hada wax dhalaceyneysl umadada iyo naftada dhalacee umad kle qof hormarey baa wax ka sheegi kara

  • @yasiinNuux-pq9eg
    @yasiinNuux-pq9eg Před rokem

    Mahadsanid walaal mashruuc qurux badan ayay wadan sucuudigu bal waynu eegidona in uu guulaysto.

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Před rokem +2

    I hope one day Somali rich 🤲🏽😩

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před rokem +8

    اللهم صلي وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

  • @RudePoi
    @RudePoi Před rokem +2

    My best channel❤

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu Před rokem +2

    This land is our muqadas unique in the cosmos

  • @abdimalikabdi6991
    @abdimalikabdi6991 Před rokem +3

    Halka manta somalidu leedahay reer hebel ban ahay anigu iyo landeera ahay caku ciil badana 😢😢😢

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Před rokem +1

      Calaacalka iska da sucuudigan ad shegaysid somali Aya caawiyay iyagu gaajo uwada dhimanaaya ee markudi ayay gadhay

    • @king-kj2zn
      @king-kj2zn Před rokem

      😂😂😂

    • @abdimalikabdi6991
      @abdimalikabdi6991 Před rokem +1

      @@SuhaybCabdi-ku3re war heede calacali maayo. Markad leedahay sucudiga ana caawiyey sow kamabixin cawimadi o hormarka magarin adiga meqa sano aya lagucawinayey kama baxdid miya gaajada iska amu ina ader diig ban kugujirin malahee. Caalamka halka an kagajirno bal so badh hadad diig leedahay sxb🤝.

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Před rokem

      @@abdimalikabdi6991 sunaha nolosha ayay tahay ki shalay awooda laha inu manta awod haysan kii dacifka aha inu awood yeesho ilahay bàana u Kala badalaya dadka

    • @wllantonio8259
      @wllantonio8259 Před rokem

      Awoowe Ma Laan gaab tahay😂

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 Před rokem +2

    Waan kayaaabay sucuudigu halkuu ku dagdagayo waad ku mahadsaNtahay wllka horay usoco. 🙏🙏🙏

    • @khadaribnufaysal7321
      @khadaribnufaysal7321 Před rokem

      Aduu maxaad ula yaabi weydey sida ay somlia u burbursan thay😊

    • @Elmi.451
      @Elmi.451 Před rokem

      @@khadaribnufaysal7321 somalida wxwalba oo ilaahay umada siisayay wuusiyay lkn inagaa doqoqomo ah sasdarteed hadalka ku gu dheereenmaayo . Dalwaxaa dhisa bulsho isku xiran nolol isku ogol kanafikiraysa mustaqbalkooda iyo aayahooda adiga su aasha iwaydiinaya makufikirtay dhip Iyo qalad awow yaasheen ka dhacay inan inagusaxno waamaya kaliya waxaad kufikirtaaa anaa laan dheere ah. Markaa ader hadalbadan danbaa dhaanta qeerbadan ayaan kuurajaynaya aan iscaafino intaasina waa iga dhiiro galin

  • @ayanaahmed6954
    @ayanaahmed6954 Před rokem +2

    Chanelkaa ugu jeclahay youtube😊😊😊

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Před rokem +2

    good my brother abtirahman ❤

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o Před rokem

    Masha alla waaber media waa meel runtii wax badan itustey sxip alle hakula garab galo runtii aad baan kuu taageeraaa❤❤❤

  • @updalla12
    @updalla12 Před rokem +4

    Golden voice😊

  • @AxmedweliMaxamad-km1mw
    @AxmedweliMaxamad-km1mw Před rokem +2

    Tarikhda mid waxa ay dhacda waqtiga aad noshahay mid ne waqti ka horeye
    Dhamantod ne wa hage yal
    wixi ka dambeya waxba kuma lihide

  • @user-vh7mo5wu3h
    @user-vh7mo5wu3h Před rokem +1

    Adba uu mahadsantahay bro

  • @muzamilcabdinuur5663
    @muzamilcabdinuur5663 Před rokem +2

    Bro plz kasoo hadal Andrew tate

  • @ahmedyasinmohamed5590

    Asc wll Allah ku barkeeyo waad noo faaidady cillmiyadii baahsnna iyad soo koobtay

  • @bood90
    @bood90 Před rokem +1

    Waxaan U Jeedi Hormar Hore islaam Eey Ka Hormarsanayeen Wadamada Galbeedka

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Před rokem +2

    Waaberi media 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er

    Sxb fadlan Waxaad kasoo hadashaa Kenny veach iyo sheekadii m cave fadlan muuqaalkan ka kuxiga inooga dhig Waayo aaad Ayaan kuu taageeraa

  • @aqoonmaalstudio2662
    @aqoonmaalstudio2662 Před rokem +1

    armay alle iska caabudaan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 2 měsíci

    60Saac HA Dhihin wall waabari media
    24+24+12 SAACADOD AD BEY U BADAN TAHAY

  • @sulakhafaraxaadan8552
    @sulakhafaraxaadan8552 Před rokem +3

    Dunidu waxay utaalab sanaysa horumar lkn Somalia hoos ayay usii socota qabiilo iyo dagaal ayaa riday😢😢😢😢

  • @nemoabdisalam2292
    @nemoabdisalam2292 Před rokem +1

    Keep going pro

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Před rokem

    Halkanina waa waberi Media

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před rokem +2

    Waxaad kasoo hadashaa ciidankii cusmaaniyiinta ee la odhan jiray Janissaries adigoo mahadsan

  • @iidrissdoualhe2172
    @iidrissdoualhe2172 Před rokem +1

    Waa mashallah

  • @Karbuun1
    @Karbuun1 Před 9 měsíci

    Nabiga scw ayaa horay u sheegay aakhiru samanka inuusan dhaceyn ilaa dhulka saxaraha eh ee carabta dagaan uu noqdo cagaar xooluhu daaqi karaan marka waxa ay sameynayan wax weyn maaha guryo lacamiro waxa ugu qiima badan masaajida

  • @yusufyuu6522
    @yusufyuu6522 Před rokem +1

    Midan macquul matahay🎉

  • @hashimtahirsherif2170

    Twist hotel new York pls😍😂😂 abdirahmaan

  • @Salaaxudiin252
    @Salaaxudiin252 Před rokem +2

    Lacagta dhibley

  • @ZakiQanciye12
    @ZakiQanciye12 Před rokem +1

    Kasoo hadal dahab marina beach muqdisho ka socda please

    • @FootShorts12
      @FootShorts12 Před rokem

      Isaaq ayaa soo guuroya fooqyadiisa dagaya

  • @killbos4269
    @killbos4269 Před rokem +1

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Před rokem +1

    talow waa goorme xiligay somali gaadhi hormar talow waa goorme, halkay somali tagantahay😮‍💨

  • @ilyasmohamed7605
    @ilyasmohamed7605 Před rokem

    ilyas

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před rokem

    Bil aadanka inaa dhisnaa ka horaysa inaan dalka dhisno
    Nabigu dadkuu dhisay markaasuu jiilkii uusoosaaray dunida dhan maamulkeeda la wareegay
    Marka adoo dadka dhisin hanti ilaahay kusiiyona waanuucaaa uun magaalo cusubaan dhisayaa kule
    Qalabka galaya iyo shaqaalaha dhisayina wada ajaanib yihiiin

  • @user-vq7xx6zs3z
    @user-vq7xx6zs3z Před rokem

    Manshalah🎉

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Před rokem

    waadmahadsantahay wll

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před rokem +1

    Waa meesha Dajaal Car loo dhisayo ama uu kasoo baxayo ama qasrigiisa

    • @nuur1-xr6qk
      @nuur1-xr6qk Před rokem +1

      Mesha uduceen lahayd musiiwa kushege ilahow kan camala ka magan galne

  • @abshirahmed886
    @abshirahmed886 Před rokem

    57

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +1

    Cajiib the line waxa ku baxaya 200B dollar hada wa magalo koban waa fasahaad aduun 3:04

  • @Slh4341
    @Slh4341 Před rokem

    ❤❤❤❤❤

  • @AbdalFrh
    @AbdalFrh Před rokem

    👍

  • @m-12flix73
    @m-12flix73 Před rokem

    aan kuu saxee waa 500 billion qiimaha ku bxaya kaba sii badan intaas

  • @shariif2143
    @shariif2143 Před rokem

    wexeey ila taha dhismaha nuucaan in burburintiidu eey sahlantaha hadii lagu soo duulo dalkaas

  • @randomali9284
    @randomali9284 Před rokem

    ❤❤

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před rokem

    ma loo tahriibi karaa

  • @somalitalk3828
    @somalitalk3828 Před rokem

    Unbelievable value 200 billion dollars 💵😂😂😂

  • @user-px1ue5vk6z
    @user-px1ue5vk6z Před rokem +1

    Waberi media

  • @AbdulHakim-mg7dm
    @AbdulHakim-mg7dm Před rokem

    Ninkani 1 milyan waa u qalmaa

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Před rokem

    Nasiib daraan somalidu.

  • @abdihakinhussienmohamed-ff4zh

    😂😂