Xildhibaan Abiib Iyo Xildhibaano Kale Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Madaxweyne Biixi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 07. 2024
  • Xildhibaan Abiib Iyo Xildhibaano Kale Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Madaxweyne Biixi Iyo Tabahada Awdal Oo Uu Ka Hadlay.
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulsho-tv
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 23

  • @garaadguleed6871
    @garaadguleed6871 Před 5 měsíci +2

    Wxn k baqaya ina abiib hdii ashahaado layidhaa inuu muuse bixi kasoo yeedho afkiisa

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 Před 5 měsíci +1

    Salamulaa calalxijaab maan maqal weligay xildhibaano noocana weli somaaliland laguna arag hala bedelo dad xishoonaya oo diin iyo iiman leh ha lagu bedelo

  • @hashim4226
    @hashim4226 Před 5 měsíci +1

    Waxa moodayay inuu Ina Abiib taageerayo dadka reer Awdal laakiin waxa haatan cadaatay inuu ka soo horjeedo danta Gobolka laga soo doortay. Hadaba
    Cida Ina Abiib u shaqeeyo ha la iswaydiiyo?

  • @al-quduschannel9311
    @al-quduschannel9311 Před 5 měsíci +1

    WAXAY ISTAAHILAAN IN DHAMATOOD LALAAYO

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 5 měsíci +1

    Money took team of somaliland parliament money took people speaking picture go to hill fire 🔥 insha Allah ameen Allah akbar somaliland will never fail to this ganges money brokers

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 5 měsíci +1

    Ciyaala suuq aya meesha ku badan alle idin qabey ,?

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Před 5 měsíci +1

    Abiib ilaah baa kaaqaban dalka adiga iyo kuwa kula midka ah

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před 5 měsíci

    Inna Abiib laguma sheeggii karo xildhibaan ee waa ciyaalosuuq ah ciilqabe.

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Před 5 měsíci +1

    Golihii wakiiladu jeel majnuun buu noqday kii guurtidu na waa jeel cajuus... mise cid aan somaliland ahayn baa la wareegtay...Wallee anigu yaabay...

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Před 5 měsíci +1

    Muuse ma maantuu reer awdal wax doonayaa 7 sano ayaa laga baryaayey saamigayaga nasiiye muuse by by

  • @zahraabdi8800
    @zahraabdi8800 Před 5 měsíci

    Xaasidnimo ayeydun uga soo horrjedaan gudaafad yahay qadhmuunka weyn leh

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před 5 měsíci

    Somaliland guul itoobiya guul in abiib dumiye

  • @mohamefhassan7699
    @mohamefhassan7699 Před 5 měsíci

    Sowtii Riyaale soo baxay ee Barkhad soo baxay. Haddii la yidhaa Awdal ha siiyo xisbi. Waxa dhici ln la yidhaa xisbi gabooye iyo xisbi dumar iyo wax la mid.

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 5 měsíci

    SOMALILAND way jirtey weyna jiri doontaa nacabku derbiyada ha jiidho oo derajada ha waayo.

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 5 měsíci

    Ooyaaye cunsuri munaafaq garac ah alle ku cadaab.

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před 5 měsíci

    Gole deegaan lagama hadlaayo ee waxaa laga hadlaaya doorasho madaxweyne, ooyaaye, hadhow ha ka caban xisbi ma lehin reer awdal oo waa nala duudsiiyey yaan lagaa maqlin markaad 20 percent ka weydo gobolada kale, 5000 kun oo codka idin kala noqda ayaa idinku soo maqan, waa la idin kala dirayaa

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 Před 5 měsíci

    By By

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 Před 5 měsíci +1

    Qudhmiyow Alle ku casil muusow Alle kucasil

  • @user-oc6ff9oq5j
    @user-oc6ff9oq5j Před 5 měsíci +1

    Dhammaanba cadawga ummadda Somaliland baad tihiin nacab ayaad. U adeegtaan dhuuni raacyo rabbi meel habaarqabta ha idingeeyo imaankii baad waydeen