BARNAAMIJKA ARDAAGA AMINA MUUSE WEHLIYE .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 32

  • @bisharoahmed6195
    @bisharoahmed6195 Před 3 lety +28

    After 2years ayan dawnaya tiktok cidii kaso raacday like dhac igu siiya🤗

    • @saaraali5423
      @saaraali5423 Před 3 lety

      Ana kulamida wax hada la duba radaaye 2 years ago lagu laha

    • @sacdyosman762
      @sacdyosman762 Před 2 lety

      Aniga hada kaso racay wlh

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Před 2 měsíci

    Maasha Allaah

  • @hasankafiyuusuf1434
    @hasankafiyuusuf1434 Před 5 lety +2

    Masha Allah Educated mothers and patient holders

  • @bashirahmednur3913
    @bashirahmednur3913 Před rokem

    Maashaa Allaha. Gabdhahaan ardaydayda dugsiga sare ee Janaraal Daa' uud ka mid ahaa waan salaamayaa. Anigu waxa ahay macallinkiinigii kimistariga Bashiir., muddadi aan ka shaqaynayay dugsigaasi from 1982 to 1984. Khaasatan ardaydii fasallada Affraad( form four) oo aan inta badan ku qornaa. Mahadsanidiin.

  • @ebrahimyousuf8167
    @ebrahimyousuf8167 Před rokem

    Aminawehliye noolow waxad i xusuusitay markii an yaraa ee aan dhiganjiray schoolka vilajalarab ee xamar waan maraaqoday mahadsanid

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Před 2 lety

    Mashaallah waa hoyooyin oo waqtigoda beerisamadkoda nolol wanaagsan soo qaatay.
    Illaahey nabaad iyo cadalaad iyo nolol wanaagsan ale hana siyo dalnayo ciishonaye.
    Mahadsanidin.

  • @user-po5th2co8b
    @user-po5th2co8b Před 12 dny

    Dad chemistry jecel waligii ma arag kuwan maahee 😂😂😂

  • @munasom1815
    @munasom1815 Před 4 lety

    Masha Allah 👏👏👏♥️♥️🤗🤗. Waqti fican a qaadateen lucky you

  • @maryanmaryan1859
    @maryanmaryan1859 Před 4 lety

    Masha allah

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 Před 2 lety

    Mash alllh dadkii hore🥰🥰🥰🥰

  • @xamdiqali6250
    @xamdiqali6250 Před rokem

    Wlhi dadki hore aad ayey ka qosliyayaN aanu ku dayano 2022 😘😘

  • @riyaaqofficial1155
    @riyaaqofficial1155 Před 3 lety +1

    Waa danbi walahi waxayen somaliya u burburtaye hes ma ogiye aqli kale majirina ilahay halaga cabsado

  • @scake433
    @scake433 Před rokem

    Alaayacisak gabdhahena Amina muse waheliye ad ban udhagesanjiray iidacada bebesi da hesihe wax barashada nosodayesn ee dalkena hooyo

  • @abdirahmanabdullahiali4301

    Waa taariikh qurux badan oo aan anagu fursad u helin balse filayo in jiilka naga danbeeyo helidoonan

  • @flik3990
    @flik3990 Před 2 lety

    Masha allaah nosobadi barnamij ka

  • @muhubohassan3111
    @muhubohassan3111 Před 5 lety

    maama aamino muuse plz maamadaan funny waaye wlh ee markale nooso casuum yaaqeey

  • @AliA-my5im
    @AliA-my5im Před 2 lety

    Waa dumar qiimo leh oo wexeey ka hadlayaan yaqaano oo soo qaatey nolol qurux badan

  • @aadancabdi7186
    @aadancabdi7186 Před 3 lety

    Mashallah waaye mamada.Alle habarakeeyo

  • @naajmamohamed7950
    @naajmamohamed7950 Před 5 lety

    I wish inaa waqtigiina joogo

  • @mariyaofficial987
    @mariyaofficial987 Před 4 lety

    walhi aabey ayaa iga shekey ilahey nawadisi hanoso celiyo

  • @bisharoahmed6195
    @bisharoahmed6195 Před 3 lety

    Yaareed hadan waqtiginii Joogi lahaa😑

  • @nasrosharif751
    @nasrosharif751 Před 2 lety

    alla mxy nolol qurxan so maren iyo rafadkan anagu wx ku baranay

  • @abshirdigit5008
    @abshirdigit5008 Před 3 lety

    Shekaad qabiil miyaa

  • @abshirdigit5008
    @abshirdigit5008 Před 3 lety

    Amiina gabdha miyaad warasanasa miise adiiga waramayo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Před 3 lety

      Yaa waxayaabo badan oo aan aqaan baan iidin ka maqalay waqatiyaas baan anigana skoley ahaay Heestii Kacankii wan xasusstay sax dharka skulka waa qasab in uu kaa xuman yaaa ii weyadiiyo heee skeekoyiinkan waa kuweyagii

    • @foziyocabdi3622
      @foziyocabdi3622 Před 2 lety

      @@fadumahasan1080 aniga aniga kuweydinaya igashekey aby

  • @dgl7347
    @dgl7347 Před 3 lety

    Runtii nolol wanaagsan baan soo marney

  • @hassanfarey9341
    @hassanfarey9341 Před 5 lety

    hhhhh hye masha Allah

    • @muraaz2175
      @muraaz2175 Před 4 lety

      Asc amina fadumo Waa dadka an Islington ugujecelnahay reermagaaykaa qalniga furan runta a isticmaasja noosooceli markale