TAARIIKHDA QURUXDA BADAN EE SOOMAALIDA | FAADUMO BUULO BARDE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #BritSomaliTV
    Uncovering the Hidden Beauty of Somali History: An Exclusive Look with Faadumo Buulo Barde
    STOCKHOLM, Jan 21 (Reuters) - Protests in Stockholm on Saturday against Turkey and Sweden's bid to join NATO, including the burning of a copy of the Koran, sharply heightened tensions with Turkey at a time when the Nordic country needs Ankara's backing to gain entry to the military alliance.
    "We condemn in the strongest possible terms the vile attack on our holy book ... Permitting this anti-Islam act, which targets Muslims and insults our sacred values, under the guise of freedom of expression is completely unacceptable," the Turkish Foreign Ministry said.
    Andrew Tate
    GOD SAVE THE KING CHARLES III
    KING CHARLES III
    THE QUEEN
    Brit Somali TV
    Bitcoin
    The psychological weight loss strategy
    bitcoin news
    Dr Mula Ali
    Dr Mula Ali Kurdistani
    see some weird treats
    Abdihafid Mahamud Jama
    weight loss tips
    St George's Chapel Windsor
    Canadians say goodbye to the Queen
    HOW DO YOU PRONOUNCE SOME OF THE MOST DIFFICULT ENGLISH WORDS?
    diet plan
    diet plan to lose weight fast
    diet plan to lose weight fast in tamil
    diet plan to lose weight fast in tamil for girl
    heeso cusub 2022
    diet plan to lose weight fast for women
    BRITISH ACCENT
    Argentina world cup 2022
    Cristiano Ronaldo
    Sweden and Turkey
    Sweden Koran
    harry
    Harry's memoir Spare
    Koran burning

Komentáře • 230

  • @nimconfg
    @nimconfg Před rokem +27

    Asc wallaalkey abdixafit wallaahi waan ilmeeyay Allah haynoo soo celsho isku duubnidi shalay isku duub nibaa nolol laguhelaa. Mamo Allah haku xafido Somalia 🇸🇴 oonabadah insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin.

    • @osmanyussuf7069
      @osmanyussuf7069 Před rokem

      Gabaryahy gobaad yahy
      Gaari dumareede
      Waxaad tahy mid
      iLaahy ugu galady
      Hablaha dunida
      Guud jooga
      Qiirada kuhysoyo
      Wakhtigu wuu Ku
      Gaasiraye
      Gunimadu ma fiicnee marbay
      Gobise liicdaaye
      Guumaystuhu halkuu doonayaan
      Galatan joognaaye
      Gobanimadi waata
      La guby gawrac baa
      Xigaye
      Inaan noqon dhashii
      Dalkani dibada loo guurye
      Geyigeeni waata shabaab
      Gubayo maanteere
      Inaan garano ragoow xornimo
      Carab Ka giigeene
      Iskutasho gaashanka iyo gumacna soo qaata
      Ileyn geeriduba marbay nolosha
      Dhaantaaye

    • @nurtaabdullahiomar8125
      @nurtaabdullahiomar8125 Před rokem +1

      👍

    • @nurtaabdullahiomar8125
      @nurtaabdullahiomar8125 Před rokem

      Maasha alaah 🧐

    • @nurtaabdullahiomar8125
      @nurtaabdullahiomar8125 Před rokem

      Maasha alaah 👍

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Před rokem +22

    Faadumo Buulabarde markale noosoo casuum. Way nagu socotaa . Waa qof xayyi ah . Maash'allaah.

  • @faadumoabdullahiibrahim5006

    Mahadsanid Cadixafid walaal barnamijka fadumo qeeybo kale kasamee xasuus qiimo leh ayeey nagalisey mesha allah.

  • @fardowsajimale8769
    @fardowsajimale8769 Před rokem +18

    Asc wr wb. Maashaa Allaah kkkkkkk wllkeey C/xaafid dadkaan oo kale noo soo badi dadkaan ayaan u baahanahay wadaniyiinta ah sidaan runta u sheegaayo, adigana waan ku ogahay in aad wadani tahay illaahay haku xafido, Islaamka oo dhan gaar ahaan Somalida illaahay ha xafido Allaahuma Aamiin.

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 Před rokem +19

    WOW, IT'S AMAZING AND ENJOYABLE, WAAD MAHAD SANTAHIIN, TAARIIQDA WANAAGSAN EE WADANKEENU LAHAA.

  • @raxohaji1162
    @raxohaji1162 Před rokem +6

    Ma sha Allah,waa taariiq lamahuuran ah. Please write a book about this for our children, I can’t stop watching this program. Thank you Abdixafit and may Allah bless you both.

  • @faadumoabdullahiibrahim5006

    Talisyahow wareersani warla idaa wallee warla idaa mingistoow warli idaa xassuus ayey nagalisey fadumo ,samideey ma hadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍.

  • @MrMuhudiin
    @MrMuhudiin Před rokem +13

    Scw, aad ayaan ugu raaxeystay wareysiga Faadumo. Waxaana dareemayaa in qof kasta oo waayahaa wax un ka xasuusta uu sidaa dareemayo . Waxaa ila weyn sida ay dareen keeda uu ugu muuqdo mid dhab ah oo aadan qiyaasi karin , runtii waqtiyar ayeey wadani dhab ah iga dhigtay . Mahadsanid

    • @fatxiyaahmed6684
      @fatxiyaahmed6684 Před rokem

      hal mid ayaa jirto dawladii kacaanka waxay hoos u dhigi jirty barashada diinta oo macalimaanta xitaa kuwa bahdilan oon loo xiiseyn lana jeclaysaneyn ayey ahaayeen xiliyo xune waa laga dhigi jiray xisooyinkooda oo ah xiliyada rawaxaada la daalan yhy la dhibsanaayo isagane dan kama gelaayo in la barto iyo in la dhageysto waxbuu iska xarxariiqaa waana iska baxaa taas ayaan arki jirnay

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 Před rokem +13

    Waa nagu kala goyseen waa igu socotey maasha alaah noo soo celi walaashey waa qaraami noll keep goin 🎉

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 Před rokem +5

    MASHA ALLAH WAA TAARIIQ CAJIIB AH OO NAFTEENA DIBUCELUSAY

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Před rokem +8

    Hooyo sharaf badan I liked wadani heeso wadan

  • @khadijai.6270
    @khadijai.6270 Před rokem +11

    Abdihafid please 🙏 bring part 2 brother and Thank you so much 🙏

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 Před rokem +5

    Maasha alaah walaahi xasuusaan galey ilaahey ha kaa anaal mariyo waa taas noloshaa soor marey alxamdulilaah waa idin salaamaa adiga iyo walaashey mahadsanid walaalkey noo soo qabo dadkanoo kale

  • @muunaabdi997
    @muunaabdi997 Před rokem +3

    Maan shaa Allah Maamo faadumo taarikh fiican Bey kawarantay

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Před rokem +1

    Faadumo Buulo masha allh illhy ha ku barakeeyo wa iga qoslisay walhi

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před rokem +7

    Nostalgic and priceless period for some, but wasted and pointless to others. Whatever ones interpretations Somalia has seen it all.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +7

    Cabdixaafidow maamada markale sooceli walal wax badan baan ka faaiidnaye❤❤❤❤❤

  • @daryeelkitchen
    @daryeelkitchen Před rokem +1

    Masha’Allah what a beautiful history of my beloved Somalia 🇸🇴 ❤ In sha Allah one day will be back to beautiful Somalia. Never give up! Despite everything Somalia is still strong.

  • @fowziaahmed522
    @fowziaahmed522 Před rokem +1

    Mashallah faaduma buuloburte wow😇thanks cabdi xaafid

  • @khadracarara4058
    @khadracarara4058 Před rokem +3

    Allah haku xiftiyo walal gabdh nasiib badan tahay Kuwa imika jooga qabyalad bay nagu ababiyenbaa

  • @daudabshir2841
    @daudabshir2841 Před rokem +3

    Masha Allah, walaahi Qalbigayga ayey taabatay mamada, Kaliyaha anigu waxaan ku caqlisan dad isneceb iyo dal burbur ah, iyo Siyaasiyiin isku kaaya dira, oo tuug ah, iyo Askari baadiistaa, iyo Shiikh Afkuisa iyo uurkiisa islahayn, qaar qarax nugu laaya oo xalaalaystay Naftayadiyo Maalkayaga, ILAA culuno iin yar ma ahane, Waxaan AAMINAY IN AAN DAL SHISHEEYE KALIYA KU NABADGALI KARO KUNA RAAXAYSAN KARNO, XAQUUQNA KA HELAYNO, SADEXDAA AAN SHEEGAY DARTOOD, , SIYAASI CAADO QAATE AH, DAMIIR LAAWE, ASKARI CALOOSHI U SHAQEYTE AH , WADAAS MUNAFAQ, GANACSADE DHIIG MIIRD AH, ILA IN YAR MA AHANE OO KA MID

  • @zaynebmohamed5743
    @zaynebmohamed5743 Před rokem +2

    Mashallah cabdi xafid waa mahadsan tahy fadumo way naga oohisay ad ay u mahadsantahy ayadoo kale noo soo badi Waayo waayo allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilahikhalif6493
    @abdilahikhalif6493 Před rokem +4

    Waayo waayo somali qurux nocay tahayba soo mare ilahay dadka iyo madaxdaba hagarad siiyo wadaniyada

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 Před rokem +11

    Barnaamijkii ugu quruxda badnaa oo dhalinyarada maskaxdooda raad ku reebayo ayaad soo saartay mahadsanid

  • @ibrahimaleel4889
    @ibrahimaleel4889 Před rokem +3

    Cadi hafid waxaankaa codsanaynaa faadumo inaad barnaamijyo kale nooga samayso mahadsanid allah haku xafido muwaadin jiraad tahee

  • @abdirisaqabayla3999
    @abdirisaqabayla3999 Před rokem +2

    Maashaa allaaaah mahadsanidiin walaahi sidaan u ooyayay waan daalay farxad iyo khiiro qosol gariir any way legent mo faadumo waan ku jecelnagay in badan waa noo fahmeysay adiguna tx walaal Abdixaafid

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Před rokem +3

    Mansha Allah. Waa Mamo qalbi fiican walhi.

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 Před rokem +4

    Masha allah aad baan u qiirooday wadankaas quruxda badan ayaan haysanay maamada markale wareysi kale la yeelo❤

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před rokem +3

    WAA TAARIIKH LAMA ILAAWAAN,CAADI MAAHA, ILLAAHOW WANAAGAAS NOO SOO CELI. AAMIIN AAMIIN.

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Před rokem +4

    Waaw . Waayo , waayo . Waa waa waqtigii aan aheyn dad nool . Maanta waxaa isu sooharay ducufo .

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +6

    Fiicnaa markii Taariikhda laga runsheego hooyo qiima badan oo waqti fiican soo qaadatay

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 Před rokem +3

    Very good program and good lady, thank you .

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 Před rokem +5

    Abaayo xusuusaa nagelisay waraaqihii ilmaha loo dhiibi jirey alla maxaan akhriyey waraaqo adeeraday ii dhiibi jireen iyo kuwa gabdha iisoo dhiibaan
    Thnks abaayo

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 Před rokem +2

    Mansha allah very interesting story hooyadaan allaha barakeeyo
    Waxaan ilahay ka baryayaa isku dubnidi iyo kalgaceylki soomaaliya allaha dib usoo celiyo insha allah
    Amiinta raaciyaa wlalayaal

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Před rokem +1

    MaashaaAllaah Cabdixafiid

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Před rokem

    Mansha allah tabaraka allah. Abdihafid iyo Fadumo Buulaburde allaha idin xafido. Aniga iyo gabadhan isku waqti ayaan nahay. Waxaas oo dhan oo taariikh ah waa runteed. Jezaka allah khayr abayo mcn ♥️. Walahi xasuus awgeed qalbiga i ruxmaaya. Taariikh qof iyo kun qof toona masoo koopi karaan. Illahow midnimo Soomaaliyed ayaan kaa barinay.

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 Před rokem +1

    Mansha allah. Somali oo mid ah baan alle ka bari nay

  • @abdirisaqabayla3999
    @abdirisaqabayla3999 Před rokem +4

    Maashaa allaaah

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c Před rokem +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🌹🌹🌹🌷💐

  • @asiyacadeey480
    @asiyacadeey480 Před rokem +1

    Ax ax ilmaa iga tiimiid abayaashen odhan ba ku jiirayii malin kalale ayayeeyi so noqoon insha allaha

  • @aliaxmed3135
    @aliaxmed3135 Před rokem +2

    Fadumo burambur part 2&3 we waiting, thanks

  • @somaliparents2879
    @somaliparents2879 Před rokem +1

    Masha Allah! Xasuus qiimo badan. Run ayay ka hadashay. Rabbi ummadeena dib ha isugu soo celiyo.

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Před rokem +4

    SUBHANAALLAH
    I’M SO PROUD OF HER OUR SISTER HER GOOD MEMORIES! I HAVE NOT COMPLETED WATCHING THE VIDEO. MY QUESTIONS I HAVE ALL SOMALIS=HALKAA WAX KA KHALDAMAY=MIYEY IDINLA TAHAY SHACAKI GAWAR/WIIL ISKU DUUBAN HADA AAN KALA GO’GOAN? ANIGOO RAYIGAYGA SHAQSI KA QAWO MUSIIBADA HOOS MEESHA KA IMATAY WAXAN JECLAN LAHAA INAN DHAGEESTO MUWAADANKA SOOMALIYEED WUXUU KA DHI HI LAHAA

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Před rokem +3

    Waaw best 👌 program ever

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 Před rokem +3

    😭Ilaahow midnimadii Somalia 🇸🇴 soo celi mar kale

  • @hani8826
    @hani8826 Před rokem +4

    Asc. Cabdixafid. Fadumo xusuus bari samaadkii bay ka sheekeysay waa loo bahnaa. Mahadsanidin👍🌹🔥🇸🇴

  • @mahammedabukar8474
    @mahammedabukar8474 Před rokem +1

    Maansha Allah
    Walaasheen

  • @TeamBSTV
    @TeamBSTV Před rokem +18

    FADLAN SUBSCRIBE SHARE LIKE DHAC KU SIIYA SHARAF IYO DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY GARAB ISTAAGIINA

    • @fatxiyaahmed6684
      @fatxiyaahmed6684 Před rokem

      gabdhahane sidi wiilasha ayaa surwaal iyo shaar gacma gaab ah loo gelin jiray lana diidi jiry iney wax aan ilyar ama gambo ahyn saaraan madaxa intaas ma ahee inta kale waxay ahayd nolol degen oo wangsan balse waxaa la yiri ninaan kuu furi doonin yuu kuu rarin

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Před rokem

    Cabdi xafiid walalkay mansha allaha adiiga iyo walashay fadumo buulo barade

  • @arabe9921
    @arabe9921 Před rokem +1

    Mshllh tabarakallah mhdsnd faadumo waxaa nooga faaideysay taariiqda somalia 🇸🇴 inta ay fiicneed somalia Mshllh lama soo koobi karo wlhi ❤❤❤

  • @aishamohamed3600
    @aishamohamed3600 Před rokem +3

    Masha Allah manta ka hore ma daremin wanadkenna tariiqdiisa part2 please cabdixaafit 🙏

  • @khadijai.6270
    @khadijai.6270 Před rokem +3

    MashaAllah ! wallahi I like these lady. She is smart and funny subhanaAllah

  • @ibrahimaleel4889
    @ibrahimaleel4889 Před rokem

    Asc ahafid aad baanku salaamayaa adiga iyo fadumo
    Walaahi ilmaa iga soodaadatay intaan barnaamijkan daawanayay soomaali dawlad leh baan ahaa markuu dhamaadayna waxaan noqday qof hurdo katoosay oo ku riyoonayay oo hada jooga boqol maamul goboleed dhexdooda qaarkoodna iyaga aad moodo laba dawladood oo col ah sidii somaliya iyo ethiopia
    Walaalaha soomaaliyeedoow ilaahay aanu toobad keeno inaguna isu garnaqsano is raali galino ilaahay ha isku keen soo cesho aamiiin

  • @huseinhassanabdule7815
    @huseinhassanabdule7815 Před rokem +6

    c/xafid runtii
    fadumo Buulberde
    waxay I xusuusisay
    taarikhdii aan soo
    maray.
    Balse way xusuus dheertahay
    waxaan ismodey in aan wakhtigii wanaagsanaa .
    c/xafid habeen kale noo
    soo casuum.
    intaa at sheegtay
    waa runteed.

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 Před rokem +2

    Waaaw

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah1155 Před rokem +1

    Masha’Allah waa Aftahamad si qalbiyan ayey u shekeysay

  • @maxamedaadam8134
    @maxamedaadam8134 Před rokem +4

    Anigu waxaan dhashay 1972 maa shaa allah wali dhalin yaraad umuuqataa

  • @macoz8070
    @macoz8070 Před rokem +3

    I feel cry😢
    Soomaali sidaas oo kale ah in helo mar kale wax dhici kara maaha

  • @shillingiahmedsahal9792
    @shillingiahmedsahal9792 Před rokem +3

    C.xafiiid mahad sanid sxb hasii deen fadumo.. wareesikeda waan ku hesana xiiso weyn ayuu leeyahay

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Před rokem +3

    Walaalle hadda ma jirto dawlad soomaaliyeed oo soomaali oo dhani u hanweynyihiin oo warkeeda la maqlo Waxa hadda jira sharkooda Allaah ha NAGA qabto Allaah Somali haka dhigo inay masalaxaddooda u midoobaan. CADOWGOODANA meel uga soo wada jeestaan dalkooda iyo diintooda xaniifka ahna wada difaacdaan
    Allaahumma Aammiin

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před rokem

    Fadumo Bolaburde wallahi cajiib

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před rokem

    Maasha allah barnamij riican buu ahaa abdixaafid illaahy haku xafido

  • @Samaanchannel
    @Samaanchannel Před rokem +2

    Mashallah waa program muhiim ah
    Kanoo badan raadi

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 Před rokem +1

    Wow manshllah 1977 somalia 🇸🇴 😍

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Před rokem

    Wow so amazing bro she take me back

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Před rokem +3

    Allaw nawaafaji inaan kitaabkaaga qur,aanka ah wada xifdino kuna camal falno , sunada nabigana salla allaahu calayhi wasallam barano kuna camal falno.

  • @ashao6383
    @ashao6383 Před rokem

    Wow it’s Amazing
    Waxan kamid ahey dedka dawlad sogaarin
    Cajiib waan ubogey ❤❤❤❤❤
    Markalo nocazub gabadha

  • @fadxiyaabiib8917
    @fadxiyaabiib8917 Před rokem

    Walhi wan oyay wan qalabi rogmaad waya somalia odayal an waxab aqooni nugu talinayan somalia ilaha wadankag ka dhiga midki hore ❤

  • @ashabella8422
    @ashabella8422 Před rokem

    Fadumo walaal buug ka qor Masha Allah maskax fiicanaa ilaahey kugu maneeystay. Hala dhimanin taariikhda ad heysid.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Před rokem +1

    Maasha allah waa sheeko aad u fiican waa hooyo qalbi wanaagsan Maasha hooyo salaan sare adiga iyo c/xaafid good program 10/10

  • @faadumoabdullahiibrahim5006

    Galbeed waa laxoreyeey,,,,,, galbeed waa laxoreyey ,,,,,,galbeed waa laxoreyey waarsa gaagixise wallesee laguma gam o,,,,,,gulufki waa halkii gayiga somali baaleh gayiga😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴.

  • @siraadwarsame4935
    @siraadwarsame4935 Před rokem +2

    TAN KALE WAA RUNTAA MARCH 1982 BALANBAL IYO GALDOGOB WAXAA XABASHIDA UQABTAY ALLAAH HAKA CAFFIYEE CABDULLAAHI YUUSUF,
    2006KIINA ISAGA IYO CALI GEEDDI AYAA MADAXTOOYADA KEENAY.
    MAHADSANID

  • @khadijaissack9159
    @khadijaissack9159 Před rokem

    Masha allah waan ladhacay ruuntii nosobadi abdi xafiidow ❤❤❤

  • @alialasow9584
    @alialasow9584 Před rokem

    Maashaallaah
    Waxan ahay ardadii dugsigii janaral daauud Allah ha unaxariisto.
    Waxan xasuustay wadan dad quruxdii midnimadii.
    May Allah subhahau wataallaa
    Bring back that beautiful picture again. AAMIIN

  • @talawanaaggoodadvice8891

    Masha Allah Abdicaafid iyo Faadumo
    Maanta xasuus fiican aa na gay seen
    Thank you brother 👍👍👍👍

  • @aminahussein-hassan522

    Masha alaah very interesting storys mahadsanid Abdulfafid❤🇸🇴

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Před rokem

    M.a Noso Badi Ustaad

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před rokem +3

    Gabadhaan waa Dadka dhifta ah ee Wadaninimada ku danbayso. Mashaa Allah Allaha ku xafido.

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 Před rokem

    Waa runteed waa ardadii kacaanka faadumo maasha allah 😭😭😭😭😭

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Před rokem

    Alaah daris hadaan kula a haan lahaa buug ayaan kaa qori lahaa.sheekadaan waa igu kala goday.brit somali TV noo soo casuum fadumo waa iga codsi

  • @fahmoadan8202
    @fahmoadan8202 Před rokem

    O my so beautiful history

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Před rokem

    Maansha allah

  • @atika7411
    @atika7411 Před rokem +1

    Masha'Allah waa waqti dahabi lasoo marey ee kacaanka waa barakeysnaa mana soo noqon doono that was Golden time soomaalida maanta jooga wadanka waa la gatey walaahi waan ilmeeyey sababtoo ah qaar baan ka xasuustaa.

  • @fartunjama6879
    @fartunjama6879 Před rokem

    MASHA ALLAAH THAT IS MY HOME TOWN JOWHARA JANAY❤️🌹❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 Před rokem +1

    Maasha Allah waa gabar wadaniyad ah dad wawaayn oo is yeel yeelayo ayaa hada joogaa lafihii hore ee qumanaa waaye gabadhaan

  • @siraadwarsame4935
    @siraadwarsame4935 Před rokem +2

    GABADHU WEY HEYSAA TAARIIKHDAA, RUWAAYADDII HAWAALNAADO JACAYLKU MAANDEEQ IYO HEESTAA KUMAANEY JIRIN.

  • @Dagan721
    @Dagan721 Před rokem +1

    Mash allaha Abdixafid wallahi qof qiimo badan leh ayaa no kentay aniga oo kale somalia oo nabad ah waligey ma arkin markan maqlo hada gabadhan oo kale Somalia ayee ijeclesineysaa inaa heyn dad Somalida ah oo dad qiimo leh Gabadhan aad ayaa u salamayaa please Markale no so celi

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 Před rokem +1

    Caano daatey looma ooyo balse hada ragiina dalkeena iyo dadkeena sidaan u dhaama aabe siyaad ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin cid u dhiganta heli meyno

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 Před rokem

    Waa sax

  • @halimohashi8557
    @halimohashi8557 Před rokem

    Waa xasuustii hore ee waayo waayo
    Mahad sanidiin
    Abdihafid iyo Amina

  • @iamnotjack4057
    @iamnotjack4057 Před rokem

    amazing story xxxx

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Před rokem +1

    Ilaahey maskaxda ha kuu daayo walaahi waxan xasuustaa waxaasoo dhan. Golden state. Soomaaliya walee ninkii shaley jooge iyo kuwa maanta jooga

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 Před rokem +3

    ABDI XAFIID AFKAAGA CAANA LAGU QABAY DHULKAAS IYO DAGAALKII 77 SOOMAALI OO DHAN AYAA DAGAAL GASHAY. ALLAHA U NAXARIISTO CIIDANKEENII HALKAAS KU DHINTAY. WAXAY ISTAAHILAAN IN SCHOOL LADA TAARIIQDOODA LAGU QORO.

  • @katiac8085
    @katiac8085 Před rokem

    Barnaamij kale ka so samee fadumo waa qof wadani ah

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 Před rokem

    Next page video this good 👍 job

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 Před rokem

    Anaa u marqaati kacaaya dhamaan xaga waxbarashada, isku duubnida, wadan jaceylka iyo fahamka aasaasiga ah ee tarbiyada diinta.
    FAADUMO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY SOO NOOLEYNTA AAD SOO NOOLEYSAY TAARIIQDAA DHEER.

  • @RadioIskaarbo
    @RadioIskaarbo Před rokem

    Alle ya salim walaahi waan ilmeeyey si runa allaha ku deysto wlshy nolol xasuus leh ayaad igalisay

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 Před rokem

    MaanshaAllah, wali soomaalida ma xumeen alow nabad iyo soomaali oo mida.

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před rokem

    MashaAllah faduma abayo waayo waayo

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 Před rokem

    ABSULETLY SHE IS RIGHT, I WAS VERY YOUNG 1977 BUT, I REMEMBER LIKE YESTERDAY & EVERY SOMALI FAMILY HAD INJURED OR DIED MEMBERS INCLUDING MY OWN FAMILY 🩸💯👌🏾🤩RUUSH & KUUBBA KAL & MOOYE AYAAN U WATAY OON BASBAAS IYO TOON CAMAL U TUMAYAY!, OO AAN KU HEESAYAY ERYA ERYA ERYA✌🏾✌🏾✌🏾✊🏽DHAL CIIDAN BAAN AHAAY OO AABBAHAY SARGAAL NAVY MARINE AYUU AHAA🩸✌🏾💯ALLAAH YA RAXMA RAAXIMIIN 🤲🏾❤️❤️❤️❤️MAANSHAA ALLAAH 🇸🇴🩸💯❤️👌🏾✊🏽