Daawo Kaftanka Siyaasada Iyo Wasiir Yusuf Garad oo Ka shakiyay Wariyeyaashi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Komentáře • 197

  • @mohamedhashielmi8823
    @mohamedhashielmi8823 Před 7 lety

    Cali Xarare aragti ahaan waa sax waxa aad ka sheegtay baratakool xumo iyo tuhunka isxanbaarka aad sheegtay . mida wariyayashuna dhamaan xildhibanada iyo wasiiraduba waa commenti raadis nin kasta waxaa u furan beej uu like kaga rabaan shacabka ama asxaabtiisa uu lacag ka sameeyo

  • @sakariyesky8379
    @sakariyesky8379 Před 7 lety +7

    masha allaah

  • @daahirmaxamed5314
    @daahirmaxamed5314 Před 6 lety

    Mashalah waa barnaamuj aad u xiiso badan Oo u baahan in lagala socdo xaqiiqada jirta ee ay siyaasiyiintu dadka u sheegayaan
    Thanks Cali xareere

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 Před 7 lety +4

    shaqo wayn ayaa uhaysan umada i like

  • @kadrakarie9866
    @kadrakarie9866 Před 7 lety

    cali xaraare waa nin run sheeg badan waanaloobaahanyahay kaftankaas oo kale waa wax qosol badan oo laguqoslo

  • @youkay9927
    @youkay9927 Před 7 lety +5

    Cali xaaraare wn ku tagersanahy tlh qosolka ida damaday hhh halka k haay inta parnamijkan ku hesato like igu qapo

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl Před 7 lety

    caadi maaha waa run faxshar iyo fadeexo

  • @khadarukash9046
    @khadarukash9046 Před 7 lety

    waaa show fiican runtii Daily show maraykanka oo kale moodaa.

  • @mohammedblues7983
    @mohammedblues7983 Před 7 lety

    Cali xaraare waa barnaamij xiiso badan iyo aqoon kororsi maashaa allah

  • @waryawarya2012
    @waryawarya2012 Před 7 lety +12

    noolaada saaxiiba yaal waan kaheelaa kaftanka siyaasada Caadi maaha halkaas ka siiwada thanks

    • @zamzamismail628
      @zamzamismail628 Před 7 lety +5

      a s c w cali xarare walal wax wanagsan ayad ka hadashan mesha kawada oo runta ka sheega wixi qalad ah saxa

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 Před 7 lety +1

    kkkkk waan qoslay waxani waa iska kaftan iyo baashaal ee cuqdad ma jirtee plz baashaala somaaliyeey maalinba qofbaa la taabanayaa ma ahan in la caaynayo,,

  • @xogeuruuriyemedia5743
    @xogeuruuriyemedia5743 Před 7 lety +1

    waaa mac quul xaraare waxan aad soo bandhigtay

  • @abdiwelihaji8237
    @abdiwelihaji8237 Před 7 lety

    Cali xaraare libaax baa tahay horay u soco

  • @fatumaarteahmed5640
    @fatumaarteahmed5640 Před 7 lety

    Nidaam xumaa soomaalida

  • @kadarfarah1336
    @kadarfarah1336 Před 7 lety +12

    adeerow hadaad iga dambeeso like isoo saar haila daba marin

  • @munamuna5577
    @munamuna5577 Před 7 lety

    allaha aman sado madaxda somalida yarabi madaxda muslimiinta

  • @abdullasudan5568
    @abdullasudan5568 Před 7 lety +1

    aad iyo Baad u mahadsntahya wllkey Cali xaraare halkaa ka sii wad balse dawlada curdinka ah ee umadu u Han wayntahay ka dhin dabagalka nuucan oo kale ah si aanay dadweynu kalsooni Daro uqaadin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Před 7 lety

    ayyy casiira walashedaa Ku jirtadadka la dilayokkkk

  • @Guhaad176
    @Guhaad176 Před 7 lety +1

    guulayso Cali xaraare

  • @zamzamhashi4435
    @zamzamhashi4435 Před 7 lety +1

    wooow very nice

  • @noorabdi8894
    @noorabdi8894 Před 7 lety +4

    Ali Harare Walaahi caadi matihid Anaga waan kula soconaa Halkaa kasii wad

  • @abshirmohamed405
    @abshirmohamed405 Před 7 lety +1

    Xali xaraarow Dee waku sidee marwalba wanu kudaawanaye Wax inoo dhiiib 😉😉😉😉😉

  • @somalisomalisomalibaaleh3731

    asc cali iyo ducale wd ku mahadsntihin sida aad uqadaten taladii aan soo jeediyey ee ahyd in dhulka somalida aad studio yaha halka aad fadhidan aad ku mujisan thanks

  • @adamkalif7386
    @adamkalif7386 Před 7 lety

    Yuusuf garaad awalba waan dhaliil sanaa

  • @abdinasirfarah566
    @abdinasirfarah566 Před 7 lety

    Waa barnaamij top ah

    • @salebanabdirahman289
      @salebanabdirahman289 Před 7 lety

      Asxaabta barnaamijkan daadahaysaa waan idin salamayaa waxa iftiimiseen arimo badan halkaa kasiiwada

  • @abdulqadircolad3367
    @abdulqadircolad3367 Před 2 měsíci

    Hawiye naceyb

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 Před 7 lety +1

    Wlhi wa cajiib

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 Před 7 lety

    Alle maxaad run shegteen halkiina ka sii wada wax badan o qaldan ayaad sixi dontaan insha Allah

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 Před 4 lety

    In wax laqaldo ceeb meey noqotay. Sookan raali ahaada lasoo booday. Maqaldami waa Allah SCW.

  • @bashirsheikhabdullahi4052

    Horta arinta baratokolka waa ku saxan tihiin in aad ka hadashaan oo hab nidaam ah looma marin. Lkn arimaha safarada waxa ay ila tahay in ay saxan tahay waayo dowladdu waa cusub tahay si xariirka dowladda cusub iyo caalamku uu update to date u ahaado waa muhiim tnkle dhamman safaradi madaxweynuhu baxay waa kuwo aad u muhiim ah ee bal dib u fikira.

  • @cc-fi8xl
    @cc-fi8xl Před 7 lety

    waa runtii cali xaraaro

  • @soomaliweynnomorehawiye9442
    @soomaliweynnomorehawiye9442 Před 7 lety +140

    Like igu Qabta hdaad thy 5 somali Qof kasoo jeeda😂😂😂😂

  • @ayanomar8772
    @ayanomar8772 Před 7 lety

    niman waa shay dheh

  • @mohamedgrat9286
    @mohamedgrat9286 Před 7 lety

    I like it

  • @axzimaxzi2077
    @axzimaxzi2077 Před 4 lety +1

    Manta shekada waa xasaasi cimaad kaduur 🤣🤣🤣viva Somalia ❤❤🇸🇴

    • @nasturanastura4015
      @nasturanastura4015 Před rokem +1

      Seyad bae ayalodarsaday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zakariyekasin6141
    @zakariyekasin6141 Před 6 lety

    Xamar waa nacebtihiin mr xaraare

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 Před 7 lety

    subxaana laah nin dhintay ayay lee yihiin waa qolqmq waana mayd mayd waa mayd reer malaha

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 Před 7 lety

    👀👀👀👂👂👂👂👂

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 7 lety

    beryahaa iyo beryahaas waxaan dhegaystoo macquuli waa idinka iyo anig.

  • @gacalhajicali1536
    @gacalhajicali1536 Před 7 lety

    lakin cali harare mid aan ka qabto mdaxweynaha her shabelle iyo mdaxweynihi hore ee somalia isku heeb mahen midaa waa in laga saxaa sida aad adiga uga saxdid dowlada iyo bulshada inteda kale thanks asxbta kaftanka siyasada

  • @soomaliweynnomorehawiye9442

    Waan KU XIDHNHY BARNAAMIJKAN TOP ONE

  • @jibrild8654
    @jibrild8654 Před 4 lety

    Crazy

  • @shariifkahasan2573
    @shariifkahasan2573 Před 7 lety +3

    looolz foox la, aan as kadhacday meesha

  • @shariifkahasan2573
    @shariifkahasan2573 Před 7 lety

    silicone Ethiopia & Hindia aa laga helaa kulahaa.. jhl

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292

    caliyow sxb lkn midiigta kucaba shaaha ah adigu blll bidixidu xaaraan weeyey

  • @abdulhakimabdulkadir6876
    @abdulhakimabdulkadir6876 Před 7 lety +5

    caawa Aden cadde airport mee kashidantahay

  • @nasrocadeey756
    @nasrocadeey756 Před 7 lety +1

    Scw wr wp

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs Před 7 lety +2

    cali xaraare
    siyaasad wax kama aqaan lkn
    waa ku haystaa barnaambijkaan

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 Před 4 lety

    Cali ducaale Wuu igaqoslisay adba fartaad igusoo taagtay🤣🤣🤣🤣🌹🌿🌹🌿🌹👍👍🤝🤝💪🏻💪🏻💪🏻🦋🦋Cali iyo yaasiin thanks 🙏

  • @boramawi
    @boramawi Před 7 lety

    Xadhaadhe iyo sxbkiis Yaasiin waan soo dhawaynaynaa barnaamijkan kaftanka siyaasadda. LKn idinkuna naga joojiya facebook-ga aad nagu dul isticmaalaysaan idinkoo noo warramaya 15:45 kkk

  • @kassimalasrar
    @kassimalasrar Před 7 lety

    uma eka wasiir yousuf graad

  • @salebanciise2654
    @salebanciise2654 Před 5 lety

    Asc cali xarare koobka midigta ku qabso sida regime ah

  • @kadiyekadiye8061
    @kadiyekadiye8061 Před 7 lety +1

    kkkkkkkkkkkkkkkk cali xaraare caadi maaha waa very funny

  • @abdijibarabdilahiosman9209

    2006

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 Před 7 lety

    Walaahi nimankan caadi ma aha toosh beykadaba sitaan sooimaalida tuunimadooda ito musuq maasuqeeda mahadsanid halkaa kasiiwad

  • @kassimalasrar
    @kassimalasrar Před 7 lety

    kkk lacagta ardayda joogta turkiga ayaa loogu dhiibay xaqa shaah

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 Před 3 lety

    Waarun sheg Cali xareere

  • @fatumaarteahmed5640
    @fatumaarteahmed5640 Před 7 lety

    uuuuuuuuuuf

  • @anababdiaali2107
    @anababdiaali2107 Před 2 lety

    Calixa.iyo.yasin.salansare

  • @faxdiabdulahi5704
    @faxdiabdulahi5704 Před 7 lety

    qalad maxa saxee adigaba qaldan oo gacanta bidix wax Ku cabayo ee adilee isasax dadka haku mashqulin

  • @lajeclow111
    @lajeclow111 Před 7 lety

    wlhi horay ayaan uga fikiray farmaajo islaanta muxuu uga cararaa? iyaduna ma yaraysato marathonka ayey orodaa....

  • @yahyamusa7075
    @yahyamusa7075 Před 7 lety

    caliyow adiga iyo yaasiin ducaale hawl badan ayaa idiintaalla waa inaad wax badan ka hadashaan is gumeysiga ka jira carra harti iyo garoowe markaa soomaalida kale ugudba

  • @mohamedsalan274
    @mohamedsalan274 Před 7 lety

    Wariye jooji aflagaadada Culimada iyo dadka kale ilaahayna ka baqo

  • @hoodomuuse4690
    @hoodomuuse4690 Před 7 lety

    anigu kan ban la yaabaa haye haye bas iyo marna wuxuu ka daba odhanaya wuxuu cali leeyay

  • @saciidsocdaal1037
    @saciidsocdaal1037 Před 7 lety

    barnaamijkan aadbaan ula socdaa runtii waxbadan ayuu iftiimiyaa oo dadku ka dhacsanyihiin

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 Před 7 lety

    Somaliya iyo somalilnad waa daad qabiil ku dhaqama waar alle ka baqa waa aqir saman qofkasto xisaba ba sugin iyo qabir

  • @abdimahad8461
    @abdimahad8461 Před 7 lety

    cali dawlad cusub khayr ban ka rajaynay ee yan lugu dag dagn

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 7 lety

    Saxitaan walaalayaa madaxwayne farmaajo Waa loo soo diray diyaaradaha ✅

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 Před 7 lety

    👍👍👍👍👍👌👌👌👌👏👏👏

  • @lajeclow111
    @lajeclow111 Před 7 lety

    Ali xaraare malaha kan niicda badan wax dhaama ayuu waayey oo barnamijka la wada...

  • @hassanmohamedroble8396

    ilaa cabdi qaasim, iyo yuusuf garaad, kawan sow layaab ma ahan, cali geedi fowsiya, dhamaan waa dad isku meel ku abtirsada. qabyaalad iyo cali xareere iga dheh hadalkiisa.

  • @cabdalahmaxamad7498
    @cabdalahmaxamad7498 Před 7 lety

    ninkan wa cajiib

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed6421 Před 7 lety +2

    kan iska qoslaya muxuu ahaa ma waraaba utaagbaa ninkani waa yaabe

  • @abdirahmansheikh6355
    @abdirahmansheikh6355 Před 7 lety +3

    ali sxp ninka barnamijka kulawado ma hoos ayuu shukaansi kawadaa waanba fahmiwaayey waa maxay facebooka uu isticmaalaayo

  • @abshirahmad3641
    @abshirahmad3641 Před 7 lety

    waasah

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 Před 7 lety

    waar waa tuug ila yusuf baal eega wuxu saminayo lacaga bu qadan waa sharf dhaca taa madaxwene ar itan waxa ka qabo marki hore ine laka dhiigo wasiir dibada baa qalda heedi maba u qalmo wlhi ali xarare halka ka isi daadka daka iska dhiigay dacaad saas u dabiso alla wuu ka shifin daadkan weye sheegin soo tu laha farmjo iyo kheeyre musumasuq weye dham tahay soo taan wado yusuf daadka lacagta ka qadan jeebka gashan tuug wasir waar qabta tuugta alla ka baqa

  • @mohamedomar09
    @mohamedomar09 Před 7 lety

    Qofbaa laqaaday Waa isxambaar baa iga gadan!!!!! Waana sharegaree dee inaba caadi maaha!!!

  • @qaaliabduruhman2917
    @qaaliabduruhman2917 Před 7 lety +3

    kkkkk walahay qosol baa iga dhaamab la a

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 7 lety

    waxaasaa dawlad madax looga dhigay dadweynihiisa garanayn sida wax loogu sheego iyo raali gelinta dadku kamudanyiin subxaan.

  • @abdicade7422
    @abdicade7422 Před 7 lety

    kkk yusuf garad wlhi funny wariye wa waligis wariye kk

  • @ayuubfarhan5208
    @ayuubfarhan5208 Před 7 lety

    hhh barnamijkan caadi ma ahan waku raxeystaa hhhh cali iyo yasiin salaan from Holland

  • @cadoduul7132
    @cadoduul7132 Před 7 lety +1

    hhhhhhhh 😂😂 waa is xanbaar walahi wan qoslay kkkkk

  • @nurhassan1250
    @nurhassan1250 Před 7 lety +1

    cali xaraare sixidda wa muhiim
    waxan aragnaa waxbadan oo qaldan fikirkaaga wa innoo muhiim

  • @aabubakar6615
    @aabubakar6615 Před 7 lety

    GRAAD IS QABILISTE I KNOW HIM IN GENEVA SWISS 1990

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 Před 7 lety

    nooloow caafimaad kuwaar

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před rokem

    War Heedhe Miskiinta Farmaajo Xanta Ka Daaya Caliyoow

  • @toorayscabdilahe9108
    @toorayscabdilahe9108 Před 7 lety

    kaaftanka soodaa sxb

  • @abdiazizmohamedkher5887

    aniga waxaa layaabanahay umadeeni somaliyeed meelwalba hajoogaan ama dowlad walba ha ahaadeene maxaa inaga dhigay dad waxa xun inay soo gudbiyaan caanimo kadayaan ama sikaleba inay dhaqaale kasameeyaan xumaanta madaxdooda ama dadkooda xitaa kuwa qurbaha tegay ee arkay umadaha kale kama baxayo dhaqan xumada umadeena kuhabsatay alle hayna caafiyo dhamaanteen umada somaliyeed somaliland ama somaliya midkay doonaan ha ahaadeene waxbaa inaga qaldan dhamaanteen lagu siikaladarnaadee

  • @abdikhadirabdiahmed8748

    Kkkkkk

  • @nasiribrahim6699
    @nasiribrahim6699 Před 7 lety

    aaadbaan uga helay barnaamijkan

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 7 lety

    kkkkkkkkkkkk Xaraare, waa iga qoslisiiyey Yusuf garaad-na wuu u xiiray!

  • @hasanjamac9806
    @hasanjamac9806 Před 4 lety

    Hoyada qabyalada la waas

  • @shariifkahasan2573
    @shariifkahasan2573 Před 7 lety

    waan ka helay sidaad howsha u wadaan

  • @yahyamusa7075
    @yahyamusa7075 Před 7 lety

    waxaanu ku jirraa gumeysi casri ah

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 Před 7 lety +1

    hhhhhhhh

  • @heerqaranheerqaran7595

    wuxuu kuyiri safaro aan loo baahneyn lkin kuwaan waa muhiim cidna looma wakiilankaro safaradaan

  • @hasanjamac9806
    @hasanjamac9806 Před 4 lety

    Uf

  • @bearingseabearingsea5784
    @bearingseabearingsea5784 Před 7 lety +6

    cali xaraare kafeeka markuu kabaday kadib buu bismillahi yiri ma markii horuu ilaaway mise waa sduu isaga uyaqaano?

  • @mascuudcismaan3643
    @mascuudcismaan3643 Před 7 lety +5

    hhhhhhh waxey ugu danbeysay jamhuuriyada dimiquradiyada somaliya ugu war danbesay

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 Před 7 lety +1

      Mascuud Cismaan...jamhuriya dimuqridiga Somalia ayan ka jeclahay federalka.

  • @geeljirgeeljir2552
    @geeljirgeeljir2552 Před 7 lety +1

    Wa kaftan caafimad qaba walib cid walba oo wax laga shego cadeyn ayey o hayaan waa kaftan aan qabil iyo nin jecleysi laheyn wlh kkkkk nolaada