Coldoon oo waraysi ka qaaday Abwaan Nageeye iyo abwaan Kayse-gallaydh.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 34

  • @updyrahmanalpha6241
    @updyrahmanalpha6241 Před 2 měsíci +1

    Masha allah wa dhalinyaradii dalka lahaa lkin dadkeeni ayaa manta aamine calooshood ushaqeestayaal

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 Před 10 měsíci +5

    Maasha allaah allaha xifdiyo nageeye ma aaminsani inuu alshabaab u galay ee abwaanku waa la afduubay show

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 9 měsíci +2

    Labo Abwaan oo Barakeysan weeyaan,
    Ilaahay hanoo xifdiyo, Ummada Somaliyeed oo idilna haku anfaco dhamantood
    نفع الله بكم الأمة

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 Před 10 měsíci +4

    Ma shaa Allaah Alloow intii shar ah kaa xifdi aaway ceebta at afka ufu hayaan malmahaan Somalian fariid necebayey

  • @salmamohamed7018
    @salmamohamed7018 Před 10 měsíci +4

    Masha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 waruun walaalo midnimo wax lugu garaa

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před 10 měsíci +13

    Run badan inika allow quwadeeni soceli wan cishoday allah noo daayo inimadeena maskaxda wanaagsan 💯✍️👈☝️🏃🏃🏃🏃🏃🤲🤲🤲🤲🤲👋👋♥️✋👍

  • @salmamohamed7018
    @salmamohamed7018 Před 10 měsíci +3

    Masha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 Před 10 měsíci +2

    Maansha Allah allow kuxafid

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 10 měsíci +2

    SOMALIWEYN,
    XABASHI IYO MAREEYKAN,
    DALKA HALAGA CAYRIYO.

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Před 3 měsíci

    Was rag asna kala dhicin ilaahey idin xifdi oo barakooba adinkoo kale soomaalida ha ku badiyo ummada muslimkaa ayaad nafci u tihiin

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 6 měsíci +2

    Laba nin oo reer isaaq ah oo bareykeysan walow nageeye uu shabaab kubiirey

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 9 měsíci

    Masha Allah Tabaraka Allah
    Jazakumu Allahu kheyra

  • @hawoabdullahi3117
    @hawoabdullahi3117 Před 10 měsíci

    Inta shay oo soomaalida kA midaysantahay waa imisa isku diin isku midab isku dhaqan isku qiblo isku af isku wadan isku midab isku madhab shaaficiyo isku taariikh iyo in badan oo kale ilaahow soomali xaqa tus masha alah Rajo wanaag san Ayaad mujiseen Raxmada ilaahay kama quusanayno mar uun baa mideeye noo soo bixin odayaashii laga quusaye dhalinyaro ah oo han wayn leh

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 Před 10 měsíci +2

    جميييييل

  • @user-fg4jn6jv9n
    @user-fg4jn6jv9n Před měsícem +1

    Ma

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 10 měsíci +1

    Xagee joogaa nageye hada.?

  • @user-kr9tu4hn8u
    @user-kr9tu4hn8u Před 9 měsíci

    ماشاءالله ❤❤❤

  • @dardaahassen5696
    @dardaahassen5696 Před 10 měsíci +3

    21 Oct 2017 aheyd
    Shib iska dheh
    😂😂😂😂😂😂

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 6 měsíci

    Labadan inan gumeed xagay iska heleen

  • @mrqunful2228
    @mrqunful2228 Před 10 měsíci

    Coldoonow adigana wadadaa kusoo jirtaa

  • @ibrahimmohamed3073
    @ibrahimmohamed3073 Před 10 měsíci

    Oh

  • @staystrong787
    @staystrong787 Před 10 měsíci

    Simpley labaduba wa alshababab

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Před 10 měsíci

    Coldoona isagana bari
    Alshabaab
    Ayuu aadi doonaa
    Markii horaba
    Alqaacida ayuu ahaa
    Hhhhh

  • @mrqunful2228
    @mrqunful2228 Před 10 měsíci

    Reer koonfur abwaan danbe loogu gaban maayo 😂😂😂

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Před 10 měsíci +1

      Mooryanimo tuuganimo kursori bililiqo dhaqanxumo iyo xumaan dhamaanted
      A-Z reer koofur ayagey ka bilaabataa kuna dhamaataaye maxey cid kale ku eedeynayan ilmo Mooryan xaaraan kunaax fadaroyahay umada ha najaaseynina Haldoor Abwan Nageye afkiina iyo ishiina allaha ka badbadiyo

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs Před 10 měsíci

    Coldoonkii la difacayey ee Xukumada Somaliland hore umada Somaliland ugu so bandhigtay xukumada Somaliland inu yahay alshabab ku dhumanaya midnimada Somaliya ee daarood marlabad ku donayan inay Umada Somaliland xasuqaan iyago caruurta alshabab daarood ee Somaliya babiyey Somaliland loso raro oo beesha dhexe Somaliland lagu xasuuqo iyadoo beelaha darifyada loo adegsanayo in Amniga Somaliland lagu waxyeleeyo. alshabab aya dhagarihii ay Somaliland 32 ka sano la rabtay wali aan gacanta ku dhigin .lakin janis la radinaya coldoon alshabab iyo Nageeye cuqdad laga dhadhiciyey garxajisbay isaqa kale adoonsanayen 32 sano labadan nin labaduba waxay horseed ka yihiin faafinta argagixisnimada malinata iyo sanadka ay argagixisinimada oo ay ku sarbebayaan fidinta argagaxisnimada gaalaynta umada Somalida iyo madaxdooda degankasta ha ahaate.hadaba bishu waxay ahayd 21 october 2017.hadaba vediow gan 7 daba sano ka hor ay alshababka Somaliland dhagaraha maanta bilabantay asasay waxay imika vediowga coldoon ku waraysanayey Nageeye oo manta aynu ognahay in Somaliya deganadeeda ka wado dhagaraha alshabaab dhiiga umada muslimka ku xalalaysanayo iyago mabda gaalaynta u adegsanaya .dhalin badan ba mabda lagu shubtay oo ah musliminta somalidu waa mulxidiin .hadaba dagaaalka 8 bilood lagu so qaaday waxa dabada ka riixaysa mafiyada daaroodaysi ee huwanta ah ee gobalkasto Somalil joogto qabiilka daarood koga alshababka ah iyo ka shicibkii u ku midaysan yahay ee ah in dawladnimada iyo midnimada Somaliland hawada looga saaro iyadoo qabilada iyo gobalada Somaliland dagaal so keeyo looga dhigo markay huwanta maanta fadhida Lascanood Somaliland kuso gashay .Somaliland xasad ayey Somali kula kacdday .reer Somaliland gar ahaan beesha dhexe ee hore loo xasuuqay ayaa maanta markale la ababulaya iyadoo waliba calool u shaqaystayaal beesha dhexe ka mida oo mabda alshabab ku socda ay horseed ka yihiin oo ah dabadhilif lacag loogu masruufay si umadooda dawladnimadeda Somaliland ee amnigu ka jiro amnigooda looga seeejiyo huwanta daarood iyo qayb ka mida huwanta labaad ee galbedka Somaliland laga aloosayo.reer Somaliland naw waa la idin dhagrayaye beesha dhexaay idinka la idin ku adeegsanaya qabyalad ay beesha sheikh isaxaaq dhexdhigtay mafiyada daaroodaysiga si Somaliland dawladnimadeda dabka Somaliya alshababka ay daarood quudiyan babiyey Somaliland dawladnimadedna hawada loogha saaro.alshabab waxa u u dabaldagaya Nageeye gabayadisii u coldoon alshabab ka duubay maray dhagarahan maanta ka dhacaya cidhifyada Somaliland ka socda ay abaabulayen alshababa iyo ictisaam 21 october 2017ki .dhagaraha 32 ka sano Somaliland loosoabbulayey oo ka dhextagan qaranka Somaliland .

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 10 měsíci +1

    Qawaarij cadaabta Allaha kugu fogeeyo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 10 měsíci

    Baydhabo base laga siiyay kulahaa soomaali land Ethiopian baad sii seen somaalidana waad tarxiishaan maad la hadashid xaafado oromo daganyihiin hargeisa managing kartaan maxaa koonfur iyo muqdisho jihaadka keenay beenaalayaal

  • @IdriZabdi
    @IdriZabdi Před 10 měsíci

    In murti fican latiriyo waa cadi lkn in lagu biiro al-shabab oo dadkii soomaliyed xasuuq ku dhamesay walina ku wadaa wax fican ma,ahan nin kii kubiraa ama xataa ku farxaa ficiladoda kaa saa ah gumesi kalkaaal

  • @user-pf5re9jh9d
    @user-pf5re9jh9d Před 7 měsíci

    Dalku sawkii kula fiicnaa markii farmaajo joogay gaalada' bayhoofka iyo habaarkani maxay markaa kuugu muuqan waayeen? Hooyada ooyaysa ma waxaad aragtay markii lacagtii lagaa jaray ee tuugii farmaajo lagu raaciyay Ilmada yaxaaska😂

  • @dusefreefire1232
    @dusefreefire1232 Před 10 měsíci +1

    Terror alert 🚨

    • @deeqocabdisalanwarsame6444
      @deeqocabdisalanwarsame6444 Před 10 měsíci +2

      WIILKAS WAXA MUQATA IN UU DACOW UGACAN GALAY EE ILLAHAY HAKA BADBADIYO NIMANKAN DALKA HOGAYINAYA WAA DAD AAN IILLAHAY KACABSAANAYN OO DULALIN AH WIILKASNA AYAGA UNBU KUMAQAN YAHAY ISDAN MAQLAYNO

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 Před 10 měsíci

    Sow ki rer hebelow aday lalaha ma ahan 😂😂😂😂 mase somali land lama kala lahan