Guur Part 2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #supercarab #haguleystojaceylka #higsino

Komentáře • 45

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 měsíci +23

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 2 měsíci +8

    Ilaahey swt qof wanaagsan ha u sahlo I.a adiga gurigaaga Ilaahey swt hakuu barakeeyo I.a

  • @user-fx8yp1dy5g
    @user-fx8yp1dy5g Před 2 měsíci +11

    Alla xanun Badana Dadka wngsn Waxay la kulman nolol adag imtixaan aduun iyo qlbi jab marwlba taagan bal kawran Qofka Guur xalala intaso sano kaa suagayay Kuso dulqatay xitaa. Waa iska aduunyo😢

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c Před měsícem +1

    Amin amin amin insha allah iyadana ilahay qalbigeda hakamasaxo jclkagi dacada aha qisoyinki aad nalaso wadagtay way kawada duwantahay kolay iyadana dhibato umba haysa ilahayna haka dulqado uduceya wlashen raga xasaska badan lana wn kaso horjeda aniga mana jecli wllo xaskaga sad dacada ugutahy uahow waliga hayska badalin inantana teelka kamadalo siayna xaskaga kaga cadhon

  • @BashkaNuur34
    @BashkaNuur34 Před 2 měsíci +3

    Wlhi nin rageed wye yarkas 🙏✅💯

  • @user-dr4vg3kp5e
    @user-dr4vg3kp5e Před 2 měsíci +3

    Wll vous dite la vérité mais elle Inch'Allah vas trouver un l'homme !quelle veut et toi une vie 🕒 heureuse Inch'Allah frère

  • @user-ed8zp9ik7v
    @user-ed8zp9ik7v Před 2 měsíci +3

    Waa wil aad ufican walhi allha ha udayo xaskisa iyo gabdiisa masallha hore usoco wll guleso wllo waan ka helay qisadan aad bay itabatay 😢😢

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před 2 měsíci +4

    Masha Allah❤❤

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c Před měsícem +1

    Ilahay iyadana qalbiga haudajiyo insha allah ilahayna wilwanagsan oo adokala hasiyo insha Allah

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c Před měsícem +1

    Oooo inantu niyad adaga adigu khalad kumalihid wllo ilahay gabadha hakaga dhigo gabadh kudacada insha Allah rerbarakaysana ilahayhakaga dhigo qaladna kuma lihid ilahayna ubadbarakaysan hakaga dhigo insha Allah

  • @user-ds5qm8tb5n
    @user-ds5qm8tb5n Před 2 měsíci +1

    Ilhoow rabiyoow nin saas oo kle igu faana oo xanuunka ila dareema 😢😢

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 Před 2 měsíci +5

    Maasha allaha tabarakallha allaha kuu barakeeyo xasakaaga

  • @user-ed8zp9ik7v
    @user-ed8zp9ik7v Před 2 měsíci +3

    Ilhi ha siiyo niin wangsan qald kuma ah uu ku saxn yahay wilka allha ha ku siiyadiyo wllo qald malhiid ee waxi kula saxana aya samesay 😢

  • @ismacilcabduwahab8822
    @ismacilcabduwahab8822 Před 2 měsíci +2

    Rijaal qowaleh masha allaah

  • @Sahrocalinur1243
    @Sahrocalinur1243 Před 2 měsíci +3

    Wx dhihi laha wilka maxuma gabadhand sdkle lkn. Gawadha maqan waxa ka qaldan lkn waxan leyehe wilka ilahey xaaskisa io cunugtisa ilahey ha ubarjeekeyo gawadhane wil kheyr bdn ilahey ha siiyo🥺

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Před 2 měsíci +4

    Amiin yaa rabi 🤲

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc Před 2 měsíci +2

    Wil 5sano dacat wlhi qofkasta laga mahelo runtii waad wanaajisey mashallah allah aku barakeeyo abawo

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h Před 2 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allaw caafi gabadhaas wlhi guurku waa nimco Allah biciyo aboowe adigu ninmatihid wlhi ninrageed ayaatahay ilahay waxaankagabaryaa in xaskaaga kuunoqoto gabadhaas jaceelkeeda tiikubadalilaheed adina sida daacad utahay xaaskaaga unoqo gabadhaasna markaste uducee in Allah qalbigeeda galiyo naxariista gurka

  • @Qaaliyey576
    @Qaaliyey576 Před 2 měsíci +5

    Xnn wye wlhi qalbiga alle haku qabojiyo abaayo mid ka wngsna heleysa I.a ❤😢

  • @hoodo8879
    @hoodo8879 Před 2 měsíci +5

    Allh qalibjiy wllo

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p Před 2 měsíci +4

    Masha allaH nio nag ad ka tagty haku noqon

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y Před 2 měsíci +5

    Alle Haku barakeyo xaaskaaga iyo ilmahaaga 5 Sano wax yar maha😢

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 2 měsíci +7

    Ax ax 😢😢😢 walhi waa xanun sorry wll 5 sano dacat walhi qofkasta laga mahelo runtii waad wanaajisey lkn ayaada ku fahmi weyse wll rerkaga alle haku barakeeyo rerkaaga m.a m.a m.a hamabliyo wlll isku wara abid ❤❤❤❤ alle ha usahlo guur qer qabo gabadhàs mya wll maqal danit ee qooskaaaga alle ha kuu barakeeeeyo horey usocda 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mustalifafarah-rh4xs
    @mustalifafarah-rh4xs Před 2 měsíci +3

    Xàskada dacad uu ahaaw gabadha kale wankashakiyay talow iney hadaneh kujilciso meyrabta lkn xaaskada lawadaag arinkaas hadey ogoshahay inalagursato gurso gabadas lakin hadey ogaleen block saar gabadhaas maskaxda yekagalin iyada janiska kudeshe iskuwara jeceyl naxaris kalsoni buxda adi iyo xaskada iyo awlaaddada ❤ awlaad bariyaal cafimàd qaba Allah kusiyyo inshallah jeceylkina hawaro wadajir noqda waligina kugelesta ilxun alle nimatuso inshallah

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před 2 měsíci +7

    Ax waaa xanuun runii😢

  • @zackhusein6393
    @zackhusein6393 Před 2 měsíci +3

    Qofkasta oo Wanagsan mxay bay tahy dhibta markasta la kulanto AlloW nolosha adiga iska leh iyo aduunkanba allow qofkasta oo wanagsan nolosha uwanaaji 😢😢

  • @farxiyoAbshir-mo2dh
    @farxiyoAbshir-mo2dh Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @xamaadayaasiin7390
    @xamaadayaasiin7390 Před 2 měsíci +8

    Wan ku salamay wllkie

  • @farhiamoha1533
    @farhiamoha1533 Před 2 měsíci +2

    wllkey waxa ku dhihi lahaa shaqadada hayada ku laabo waayo balanka ayada ayaa oofiwaaye wllshey qalbiga allah ha u dajiyo

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 2 měsíci +5

    M.a familkas cusub Allh habarkeeyo gabadhana qalbigeda Allh hau qabojiyo 🤲❤❤❤

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf Před 2 měsíci +5

    Ninkaan jaceyl dhab ah maheynin😅😅😅

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před 2 měsíci

      5 sano qof la daba joogo guur rabin muxu u jecelaan jecelka dhabta ah wuxu yimadaaa guurka ka dib 😂😂😂

  • @Muhudinmohamed-cs4bj
    @Muhudinmohamed-cs4bj Před 25 dny +1

    my aboowe

  • @zackhusein6393
    @zackhusein6393 Před 2 měsíci +2

    😢😢

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet Před 2 měsíci +9

    ᴡʟʟʜɪ ᴡɪɪʟ sᴀᴀɴ ᴅᴀᴀᴄᴀᴅ ᴜ ᴀʜ ʟᴀᴍᴀ ʜᴇʟᴏ 😢 ɪʟᴀʜᴀᴡ ᴋᴀɴ ᴀᴍʟ ᴄǫʟᴀғ ɴᴏᴏɢᴀ ᴅᴀʀ😢

  • @HaYaTAkader
    @HaYaTAkader Před 2 měsíci +4

    Yes huno shaqadaada haayada kunoqo ado familkaga kafikiraya iyo ubadkaga mustaqbalkoda wanad ku saxsantahay go’ankaga inaanad xaaskaga qalan ku labaysan gabadhan horana iska block noloshada katirtir.

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b Před měsícem +2

    Waxgaste waa qadar ale badal qarqabo hasiiyo gabadha

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Před 2 měsíci +3

    Oo asga edab daranaa muu haayada u shaqeeyo muxu camera man yhy war bal ma ahan shaqadaado raadso naagti waab kala yaacdeen maxaa balnteeeda ku faleeee 😂😂😂

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Před 2 měsíci +8

    Maxaad sheekooyin aad qortey