#farxiyotawakalfamily

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • ‪@FarxiyoTawakal‬

Komentáře • 82

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 3 měsíci +42

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫵

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 Před 3 měsíci +10

    Asc xbbti waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey wlhi waa iga qosliisay markad ku haadashid afkeyga an asalka uu leyahaay oo reer xamarka ahay hadertan waxan ahay walashada dhowr sano kugu xiran haben walbo anigo channel kaga anan arkin walahi ma sexdo ilmaheyga waxay Ii dhahan farxiyo tawakal away cawada waxayna ku dhashen kenya gaar ahan magalada Nairobi shukran xbbti albi xamar inan imado aya laga yaaba waa kuso radiina tell iso dir

  • @user-ce9kw8vn1r
    @user-ce9kw8vn1r Před 3 měsíci +7

    Allaha idininsiyo cafimaad adi ilmahaga ya Rabi inshallah

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Před 3 měsíci +6

    mashallah 🎉cafimad sariic dhamantiin❤maskiin wallah balqisa🎉🎉❤❤ team farxiya❤❤miss you more❤❤❤🎉🎉

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před 3 měsíci +10

    Sodhawow habo.mashalllah❤❤alaha.kuxafido cumri cafimadka alaha❤kusiyadiyo🎉abayasha qar waxa.amra.xalimoyinka❤team.farxiya Salan.sare😘😍😍❤💚💙💗💖

  • @suadsalaad1418
    @suadsalaad1418 Před 3 měsíci +5

    Asc faxiyo cadey we miss you welcome back ❤❤❤

  • @Adoontiale
    @Adoontiale Před 3 měsíci +5

    Habaryar farxiyo ilheey haidin caafiyo anaa uhoreeyo ❤❤❤

  • @ifraaxmaxamud1268
    @ifraaxmaxamud1268 Před 3 měsíci +3

    La'aanta abaar alle cimriga io cafimadka hku dhereyo🥰🤲

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 3 měsíci +3

    Masha Allah farxiyo ❤

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt Před 3 měsíci +2

    Ilaahay Haku caafiiyo I love qiisoyinka waan ku taabay inkasto baby iga xanuunsan

  • @msssuurobadan1548
    @msssuurobadan1548 Před 3 měsíci +4

    Habo wanku xiisnay walhi meshiiba cidlo nagu noqotey alx ilhey cafimadka cimriga haku dhereeyo❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 3 měsíci +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn Allha kucafyo cafimad taam inshallh

  • @Seynabcadey-t1t
    @Seynabcadey-t1t Před 3 měsíci +1

    Wcs farxiya xbbti Allah hakuu xafido cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macnto ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow Před měsícem

    Maasha alaah

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 Před 3 měsíci +3

    mahadsanid abaayo farxiyo ❤ 💓 💗

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 Před 3 měsíci +3

    Alhamdulilah marbo hadad cafimaad qabto❤😊

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 Před 3 měsíci +1

    Alhamdulillah ❤, its good to see u healthy qaali 💞💞💞

  • @fatimajelle6370
    @fatimajelle6370 Před 3 měsíci +2

    Wsc abayo mcn

  • @Khadartaagtishob
    @Khadartaagtishob Před 3 měsíci +1

    Masha allh abyo farhiya caday ❤❤

  • @XAMDIAXMED-im2pr
    @XAMDIAXMED-im2pr Před 3 měsíci +2

    Pls farxiyooy iso duceya murad ban leyahee io asxaabteena ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ce9kw8vn1r
    @user-ce9kw8vn1r Před 3 měsíci +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah shukrn guleso

  • @SeynabJibriil
    @SeynabJibriil Před 3 měsíci +2

    Cafimad alle hakusiyo mamo farxiyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 Před 3 měsíci +3

    SUBHAANA'ALLAAH waxaan intey ku noolaan jireen Deenta Islamka lama soo barin miyaa? Iney dhiman doonaan ma hilmaameen.

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 Před 3 měsíci +5

    Labo qof aa iga horaysa kaliya 😂😂

  • @leilasehel6326
    @leilasehel6326 Před 3 měsíci +1

    Wcs abayo mcn Allah hakusiyado cafimadaka abayo ❤

  • @user-gn4op6ny8e
    @user-gn4op6ny8e Před 3 měsíci +7

    Eya hbo waxn kugu riyoday Ado Xajka Aady Alla ha ku Aqplo

  • @nasrocabdilahi7747
    @nasrocabdilahi7747 Před 3 měsíci +5

    farxiyo Ale hani cafiyo quruxey Adiga iyo ilmaha wllshay cafimad dhiga iyo dhimirga galo quruxey

  • @MaqsuudFaarah
    @MaqsuudFaarah Před 14 dny

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 Před 3 měsíci +2

    Kan nin maahan!!!!!!!

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo Před 3 měsíci +8

    Walal ayaal farxiya meel fog hala gadh siiyo layk haloo soo ro

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 Před 3 měsíci

    Farxiyo xanuun kaa muuqdo sethy cafimadka kwrn Allaha ku caafiyo abayo

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 Před 3 měsíci +4

    Alle cfmdka hakuu siyaadiyo farxiyaay ubadkana Alle hakuu caafiyo Habo

  • @QamarUgaaso
    @QamarUgaaso Před 3 měsíci +2

    Cawa sheko ma jirto miya waba la.ahye😢😢😢

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 3 měsíci +1

    Wcs abaayo macan

  • @faisaibrahim3853
    @faisaibrahim3853 Před 3 měsíci +1

    Farxiyo qebta 2 nosodaay abyo

  • @SeynabTusmo
    @SeynabTusmo Před 3 měsíci +5

    Asc sheekadan waxay u eegtahay sheekada walaashay oo balqiis isku magac yihiin oo gabadh kali dhashay ninkii way kala tageen in u kaqaato oo waligeed tusin ayuu rabaa

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal Před 3 měsíci +2

      Ha kala dhuumato abyo haduusan wali ka qaadan😢

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s Před 2 měsíci

    🎉🎉❤❤❤

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 Před 3 měsíci +2

    Wsc

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 3 měsíci +5

    Sheeko horena gabr baa dumaashided u shqynysey mxaa ka faaidan inad asaagin u shaysan yaabe

  • @user-zs4dv9jy1e
    @user-zs4dv9jy1e Před 3 měsíci +1

    😊😊😊

  • @user-rj9ym9dq1x
    @user-rj9ym9dq1x Před 3 měsíci +1

    Wcs abaayo 😢😢😢😢

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Před 3 měsíci

    Kkkkk subxanallah ninka kaa dhalay magiciisa ma taqaaan kulahaaa

  • @Asldhalad
    @Asldhalad Před 3 měsíci +1

    Wanku salmay farxiyo qurux🎉❤

  • @user-gn4op6ny8e
    @user-gn4op6ny8e Před 3 měsíci +4

    Naaaa doqonimada iska dayaaa naag ushaqy maxy tahy markaga hore pananka kamar. Naag ushaqy maxy tahy

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 3 měsíci +4

    Naagta dumaashidaa indha adgaa ma caruurteedii bay cunto u karsan wayday waa yaab mana yara laakiin Balqiisa baa khaladka lahayd marka horaba inay ka yeesho maahayn guriga hooyaday baan ku laaban lahaa tan kale reerkii bayba fidna ka dhex abuurtay markii quraac loo karin waayey

  • @user-io6lc7ww9i
    @user-io6lc7ww9i Před 3 měsíci +1

    😢😢

  • @NajaxAwalexasan
    @NajaxAwalexasan Před 3 měsíci +1

    Thanks ❤❤❤❤

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 Před 3 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 3 měsíci +1

    anigo 18 jir ah ayan diday in aan sodohday gurigeda ado

  • @user-ci2dc7sc9d
    @user-ci2dc7sc9d Před 3 měsíci

    M.a byo

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 Před 3 měsíci +4

    Lamiyeri mxa lagawada horto

  • @laylaahmed2534
    @laylaahmed2534 Před 3 měsíci

    Bargo xaytahy

  • @SeynabJibriil
    @SeynabJibriil Před 3 měsíci +1

    Adiya iyo carurta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mwluhzaysalt
    @mwluhzaysalt Před 3 měsíci +1

    Waaaaaw Farxiya Cadey l miss you my sister ❤❤❤❤❤welcome back❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hk8ju8mf1k
    @user-hk8ju8mf1k Před 3 měsíci +1

    Alla mhd leh alhm hda no cfmd qbto hapo🥺🫶❤️

  • @MaqsuudFaarah
    @MaqsuudFaarah Před 14 dny

    114t

  • @nastehoabukar
    @nastehoabukar Před 3 měsíci +1

    Dadka waxan kalayaabay hadee kuu ekaadan waxbaa lashegaa hadee kuu ekaanin waxbe shegayan mel looga baxsanaayo malahan

  • @deqoisse7302
    @deqoisse7302 Před 3 měsíci

    Subxaa nallh

  • @saqiqa
    @saqiqa Před 3 měsíci

    Aniga marka yarey timaheyga brown ay ahay malas biyo ah wan caday hooyadey waxa la dhihi jiray gabdhan paskistan maka dhalay 😂😂

  • @SahraCali-vb2fr
    @SahraCali-vb2fr Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maryanYussuf-jn6zr
    @maryanYussuf-jn6zr Před 3 měsíci +2

    وعليكم السلام

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 3 měsíci

    GABDHOOW WALIGIIN HAYELIINA IN AALAA DAGTAAN REER XIDIIDKIINA IS KAASTO UU GAJEESAN TIHIIN

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 3 měsíci +1

    Sorry balqiis

  • @KheyroAbdihaashi
    @KheyroAbdihaashi Před 3 měsíci +1

    Asc

  • @queensafa438
    @queensafa438 Před 3 měsíci +2

    Ane igu dhacday ano umul ah cida ila so dagtay 4bil marke jirtay cunugteydi uur kale yeeshay maalinta dhalay sarirti isbitaalka ano jifo o arkay cunugti Shaki ah adi ma dhalin oo qaaday ninkii wax ima shegin ano 25 malin cml dhalan idhahay gabadhan ani ma dhalin niman maalin walbo iga so hor baxe u egtahay
    Wlhi ana shaki i galay makuso badalantay adi ma dhalin miya is dhahay isku buqi galnay waku kala tagnay hada 7bil e jirta asago inta tagan waye asna hado leyahay ane i egtahay aabe aduun dulmi kama dhamado😢

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 Před 3 měsíci

      SubXanallah abyo adI naftigaa se kushakinee😂

  • @cabdirisaaqaxmed-l8v
    @cabdirisaaqaxmed-l8v Před 3 měsíci

    Areey warya miya laga wada hoera 😂

  • @Adoontiale
    @Adoontiale Před 3 měsíci +1

    HabRyar farxiyo maxaakugu dhacy aaway baarti 2kii qusadii balqiis😢😢😢😢

  • @maryanmohamed-er8em
    @maryanmohamed-er8em Před 3 měsíci

    Jafitan no so gali mana isho

  • @rahmajamac7669
    @rahmajamac7669 Před 3 měsíci

    😂

  • @NasteehaMuhammad-dg6kb
    @NasteehaMuhammad-dg6kb Před 3 měsíci

    hbo gabdha dhan aa ka soo shekeyso 17 sano 16 sano 15sano mee ku gursadaan 😂

  • @MaqsuudFaarah
    @MaqsuudFaarah Před 14 dny