KIISKI OGU WALNA IYO QOYS WIIL XANUUNDSN ISKU HEYSTO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok videos
    ●tik tok shactiro
    ●tik tok funny
    ●Tik tok challenge
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE
  • Komedie

Komentáře • 19

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 14 dny +2

    😂😂😂 maxkamaddaan cadaalad ma ahan waa hal qabiil ! Abgaal baa lagu maxkamadeeyaaa😂😂😂

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 14 dny +1

    Jinni aa duudka uga fadhaa 😂😂😂😂😂😂love that

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q Před 14 dny +2

    Abgaal again in court is crazy

  • @sharifaali3056
    @sharifaali3056 Před 14 dny +1

    Ninkan Dan gaar ah buu leeyahay yaan lagu qasbin in somalia aado walahi wuu ka qaadanayaa ilmaha.

  • @sharifaali3056
    @sharifaali3056 Před 14 dny +1

    Kambala ama keyya quranka halagu saaro

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 11 dny +1

    Hawiye luqada ayaa ku adag habarta Madaxweynaha habaryarteey

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 13 dny +1

    Nin hooyadaa caayo maba ku qabo!

  • @Wow-qk2rb
    @Wow-qk2rb Před 11 dny

    Igu soo Xir gabadhan

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 Před 12 dny

    Runta illaahey ayaa nagu jecel ninkaan waa nin wanaagsan nimanka naag ay fureen maba biilaan oo xaqa ilaahey saaray wey dayacaan ilaahey agtiisa ayaa xisaab u taal balse ninkaan waa nin wanaagsan macquul ah

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před 14 dny

    Dahiir calasow shaqa daada manta lee heshay hadiiba Maxkamad uu furtay 😂

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 Před 9 dny

    Ninku waaba doqon naa soomaalia ha isku aadin

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 Před 12 dny

    Tan kale ilmo aabahood ceynaayo bari ayada ayuu caasi ku noqonaa xataa haduusan biilan waa in aad wanaaga aabahood uga sheekeysaa oo aad qarisaa xumaantiisa ilaahey dartiisa ugu sabartaa bari markey koraan asagaa u soo baahanaayo markaasna waa iney aabahood waalidnimo u ixtiraamaan

  • @Wow-qk2rb
    @Wow-qk2rb Před 11 dny

    I soo qabo dahir is

  • @Wow-qk2rb
    @Wow-qk2rb Před 11 dny

    Ninka horan u arkay

  • @cabdikhafaarhussain8049

    Ninku wuuqal dayaha y eemada xa adeega dhaa fa ee gawa kadhi ya ninka xaasid ka ah waalugooy ni ram yaa qaraar haayo

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 14 dny

    Ninkan waa i dhibaateeyaa maxay tahay? Naagtan waxbaa ka qaldan

    • @darishore814
      @darishore814 Před 13 dny

      Waa naag af xun oo akhlaaq laheen caruurtii ayago 10 jir ah bee aabahooda caaynayaan

  • @sharifaali3056
    @sharifaali3056 Před 14 dny

    Kambala ama keyya quranka halagu saaro

  • @sharifaali3056
    @sharifaali3056 Před 14 dny

    Kambala ama keyya quranka halagu saaro