Buug-dhegeysi ah 07|| Riyadii Doqonka || Qaybtii 1aad Hiil Press

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Taxanaha sheeko gaaban, oo tarjumaaddiisa iyo daabacaaddiisuba bilaameen 2020, ayay shirkadda daabacaadda Hiil Press jeclaysatay inay macaamiisha ama akhristayaasha ku xidhan waxsoosaarka Hiil Press, dhegaysi ahaan ama audiobook uga dhigto 10 taxane oo sheeko gaaban ah.
    Tobankan sheeko waxay noqon doonaan hormadii koobaad ee buugta dhegaysiga ah, waxayna noqon doonaan mashruuc horumarineed oo dhegsi ah qaybna ka noqda mashaariicda umadeed ee ay Hiil Press waddo.
    Na soo booqo, waxaan ka soo horjeednaa bangiga dhexe ee JSL, kuna xignaa masjidka Rusheeye ama Sh. Dirir, Hargeysa Soomaalilaan.

Komentáře • 7

  • @xudaydigraphics24
    @xudaydigraphics24 Před rokem +3

    buuggii siciid jaamac xuseen ee safar aan jiho lahayn noo codeeya fadlan.

  • @bahjaahmed936
    @bahjaahmed936 Před rokem +2

    Mahadsnid wllo dhmntinb saa'id baan ugu kifaaaxay

  • @nurabdi4969
    @nurabdi4969 Před rokem +1

    Mahadsanidiin Hiil Press. Runtii waa hawl adag, faa'iidadeedana wadata oo aad dhabarka u ridateen.

  • @axmedmuuse33
    @axmedmuuse33 Před rokem +1

    Aad iyo aad baad u mahadsanty makatabada

    • @caanonuug7739
      @caanonuug7739 Před rokem

      Saaxiibow maad noo dhaystirto buugan? Mahadsanid

  • @abdiqader5605
    @abdiqader5605 Před 4 měsíci

    Fyodor mikhail Dostoyevsky

  • @royou6648
    @royou6648 Před rokem +1

    Sheekooyinkii Cigaal shidaad noo coodeya