Dayax Dalnuurshe

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • ******STAR CUSUB Dayax Maxamuud Dalnuurshe (Kooxda Xidigaha Muqdisho) & Dabaal daga Ciida @ Hotel Banaadir Beach Oo Kuyaaa xeebta Liido Ee Muqdisho

Komentáře • 1,2K

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Před 2 lety +1869

    Hello magan! Unforgettable night 😘

  • @GeeleMaajid
    @GeeleMaajid Před 8 měsíci +118

    Midka 2024 daa wanayaa waa ku salaamay ❤❤❤❤❤

  • @abdikaniosmaan2794
    @abdikaniosmaan2794 Před 2 lety +138

    Wlhi Heestan Hees Wey dhaafty 🥺 inta igu raacsan isoo raaca 🙏

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 Před 3 lety +212

    cawan dawanaya hestan xasus wlhi inta ila dawanaysa ismujiya👌👌👌

  • @SadaamSeerbiya-dr2hc
    @SadaamSeerbiya-dr2hc Před 7 měsíci +46

    2014 = 2024 all mostly 10 years still we are listening this song😢❤

  • @abukarali6787
    @abukarali6787 Před 3 lety +291

    2021 Haddi Aad Daawaneysid Like Ii Saar🤣

  • @warqaadmedia6051
    @warqaadmedia6051 Před 7 měsíci +14

    2024 Hada dawanaysa like haila daba marin😂😂😊

  • @marrisaquenofficial9299
    @marrisaquenofficial9299 Před rokem +117

    2023 inta dawaneysa 😢salama ilahey qalbiga heydin qabojiye 🤲🙈

  • @hanihussein3504
    @hanihussein3504 Před 9 lety +73

    Dayax ♥♥♥ best fanaan oo somali kasoo dhaxbaxay ree mugdisho best voice that I had ever heard

  • @maryanhassan5518
    @maryanhassan5518 Před 2 lety +61

    2022 haddaa daawanaysid wakusalame love ❤️ 🤚🏻😹

  • @Butterfly-dq5oh
    @Butterfly-dq5oh Před rokem +29

    Ruux ay laabtu muhatoo mudo aan sugaya mid kaleto iga racay😭🚶🏻‍♀️
    Muxibada kalgaclkuna kol haday kumaagta kama maganayside mel xun bay ku geysa😢
    Midkii aan mirtii dhaxe anagoo mataaana jacaylka ilaa maala mugdi igu cidleeye😭💔🙇🏻‍♀️
    Mowlow alahyow misigaga oo idil adiga u maciine midigtadi ban ahay😭🙌

    • @abdishakuur3992
      @abdishakuur3992 Před 4 měsíci

      Erayada hesta hakufsan Ee entad mel nagi ufadhiisatid Qalin iyo Bog
      Qadee kuqoro kadib la imow halkan

    • @ifrahmohamed6276
      @ifrahmohamed6276 Před měsícem

      @@abdishakuur3992😂😂😂

  • @paxsadofficial5313
    @paxsadofficial5313 Před 4 měsíci +15

    still listen 2024😂

  • @sacdiyomaxamuud3399
    @sacdiyomaxamuud3399 Před 10 měsíci +3

    Mowlow allhayow adigaa magantaa ahy 😭😭😭😭😭💔💔😭

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 Před 2 lety +35

    Hadaa dhagaysanaysid January 2022 like 👍 dayax wax kale waaye runtii
    Feeling jacayl jacayl

  • @ayoozaboy570
    @ayoozaboy570 Před 4 lety +35

    Shatiga Iyo Kabaha anigaa leh Jakada Iyo surwaalka Waan soo tabalsaday Sidaas waxaa yiri dayax 😂😂😂😂

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 Před 4 lety +87

    Weynade cadaada wakan 2020 yadawanaya like

  • @djiska1603
    @djiska1603 Před 9 lety +37

    Dayax fanaanka kaliya ee fanaaniinta dambe ku jiraa ilaa dilada bur burta somali wayn oo dhan lipAx aa tahay saan u hees ama iska aamus ♥♥

  • @abdirizakabdilahijama6081
    @abdirizakabdilahijama6081 Před 2 lety +66

    2018 - 2022
    Still I listening 🎶 😌 ❤ 😳 😔 💕
    Dayax Dalnuurshe

  • @Fardowsolibaandesinger
    @Fardowsolibaandesinger Před 7 měsíci +13

    2024 inta dawanysa😅😊

  • @fartunabdullahi5166
    @fartunabdullahi5166 Před 3 lety +36

    Memories hit more than anything 😭 wilki isodirey hestan wudintey🥺😢😭

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 2 lety +18

    Ani ahaan wa heesti ugu ficnayd e’ uu qaado Dayax dalnurshe,, lkn midaas inu ila qabo asagu ma garanayo ani greetings from 🇺🇬 2022 👊🏻

  • @Anas_official-a
    @Anas_official-a Před 7 měsíci +11

    2024 still i whatch 😢

  • @cabdirahmanmutawakiL
    @cabdirahmanmutawakiL Před 2 měsíci +6

    malin Ciid 16/6/2024. inta dawaneysa salama ilhey amuurah idin sahlo❤

  • @taliso88
    @taliso88 Před měsícem +2

    7/26/2024 best song ❤

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge Před 2 měsíci +3

    im stiil listinng this song😢😢😢

  • @Mooskaxaaji
    @Mooskaxaaji Před 3 lety +63

    Dayax Dalnuurshe, one of the few new talents. I wish our musicians stepped up their game, I am so fed up with the lack of professional music, these so called "organ musicians" can only do so much. We need guitarists, drummers, saxophonist, violinist and more

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 Před 3 lety +17

    Amazing!!! I can't stop listenning this song. 3/sep/2021 8:32p.m

  • @ahmadjama6593
    @ahmadjama6593 Před 2 lety +23

    The best song ever i can't belive he didnt reached million views

  • @abrahammo497
    @abrahammo497 Před rokem +20

    Things were so good when this song dropped I remember wlhi, only Cyal xmar jadid le idaremi karo 😢😢❤

    • @gamerabdullahi8910
      @gamerabdullahi8910 Před rokem

      😂kk

    • @leylajeylaani7961
      @leylajeylaani7961 Před rokem

      😅om...............................................😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @leylaabdullahi1068
    @leylaabdullahi1068 Před 8 lety +23

    woooooow may Almighty Allah protect you from evil eyes........I like your songs

  • @awys2001
    @awys2001 Před 9 lety +13

    wooooooooooow waa heesta ugu macaan aan maqlo intii dagaalka uu dhicin ka hor waad kabaxsatay viva mogadishu from washington dc

  • @gutalegeedixordage108
    @gutalegeedixordage108 Před 10 lety +13

    waa axsan fanaan hadaan nahay reer yurub waxaan aad iyo aad uxiisaynaynaa heestaan iyo fanaankuma inaba caadi ma ahan 100/100. waa fanaanka sanadkan waa na diyaar bilada caalamka nice song iyo action ala waxbaa ka dhacay waligay ma anan arkin fanaan saan ah waxaa naga codsi ah heesta in gabar laku soo daraa meel fiicana laku qadaa fiyoore leh waa xasuus hees ah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw axsan fanaan dalnuurshe magacaba ka garo

    • @ahmadbilechannel8970
      @ahmadbilechannel8970 Před 2 lety +1

      Wll hada ma noshahay haa hade tahay ramadan kareem hade my tahay allh ku naxristo

    • @Dadirowww
      @Dadirowww Před měsícem

      Zhp adigu hda ma noshahy​@@ahmadbilechannel8970

  • @mohaadan7164
    @mohaadan7164 Před 4 lety +24

    Wow Dayax Dalnuurshe what a great song ❤❤😍😍😍😍❤❤

  • @adnanhusein1437
    @adnanhusein1437 Před rokem +9

    Wax ka xanuun badan male qof aad jecesho la guursado.sidan hadda ku suganhy oo kle insha allh ilahy waxan uga baryayaa awlad khayr qabta ana insha allh waxsan allh ka baryayaa😭😭

    • @ilwaad682
      @ilwaad682 Před rokem +2

      Sory😔wllo

    • @adnanhusein1437
      @adnanhusein1437 Před rokem +1

      @@ilwaad682 wll waa aduunyo waxa la eegayaa samirkena i.a wanka bogsan ana

    • @hidan268
      @hidan268 Před 10 měsíci

      Horo usoco badal qeer leh bro adunkan ayaa saas iska eh

    • @user-pr8dy4rp7n
      @user-pr8dy4rp7n Před 9 měsíci

      😢😢 Amiin

    • @user-pe5nj8wo2g
      @user-pe5nj8wo2g Před 5 měsíci

      Abowe hada ma bogsatay 😢

  • @abdalazabuqoofficial7256
    @abdalazabuqoofficial7256 Před 2 lety +17

    Dayax legend 2022🥰

  • @casayryarechannel7909
    @casayryarechannel7909 Před rokem +6

    I am still listening to this song ❤️

  • @lopez-familylopez8770
    @lopez-familylopez8770 Před 3 lety +19

    Mashaallah heestaan gabar baan ku jeclaaday laakiin wili ma oga 🥺🥺🥺

  • @bowsi9
    @bowsi9 Před 2 lety +45

    The lyrics of this song is evoking a deep sense of sadness and regret yet the singer is blooming with happiness which is the opposite emotional expressions.The old folk would never do that.

    • @ahmedmali913
      @ahmedmali913 Před 2 lety +2

      İndeed may be he didn’t understood deeply

    • @nastehoosman7680
      @nastehoosman7680 Před 2 lety +1

      @@ahmedmali913 can you translate the song in English please It would be very helpful love to all Somalis out there.

    • @user-eb5je1qr6j
      @user-eb5je1qr6j Před 9 měsíci

  • @deeqozil2491
    @deeqozil2491 Před 9 lety +16

    Midi aan mirti dhexe inago mataana JaCeylka ilamaasha mugdi bay igu ilowde I swear this song it's really happened to my life and it's true history omg I like this song and he's talent keep going my nigga

  • @muhia10
    @muhia10 Před 3 lety +48

    Absolutly best song i have ever seen 😥

  • @mohamedahmed7746
    @mohamedahmed7746 Před 3 lety +12

    Heestaan waanladhacay asxaabeey laakiisaara saaxibayaal

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 Před 3 měsíci +2

    Still I Am Listening 2024💯

  • @Yussuf__11
    @Yussuf__11 Před rokem +4

    Masalooyin layabliyo waa mushaakil koniya waxa manta igu dhacay murugadan ibaday waxan dhageysanaya 5/9/2023 galab Talado ah abara 5:30 qof waliba waa murugeysan alaha farxad ugu badalo 🥺🤲

    • @NajmoAhmedAbdi
      @NajmoAhmedAbdi Před 11 měsíci +1

      Amin😢

    • @MariaMariaAbdi
      @MariaMariaAbdi Před měsícem

      Amiin yaa Rabii Qof walbo oo murug haysato ilhy wax qayr qawo ha ugu badalo 😢❤Sacan aya Ano Oynayo dhagaysanaya hestan 😭

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 Před 5 dny

      ​@@MariaMariaAbdi🤲🤦‍♂️🚶‍♂️

  • @user-qz1uc6np3f
    @user-qz1uc6np3f Před 7 měsíci +2

    My favorite songs....yaa ilaa dageysanayaa 2024

  • @NUNE144
    @NUNE144 Před 7 lety +7

    wow wow wow heesta caadi maha al fanaan dayax dalnuurshe
    best of dayax 2017

  • @hassanjillaye1355
    @hassanjillaye1355 Před 3 lety +11

    Ma hilmami dono abid hestan wyo qofan said ujecalhy markan so xasusuto ayan niyada iskaga dagsan jiray ayadana way i cidlayzay adun 😥💔

  • @caliyarechenell8996
    @caliyarechenell8996 Před 3 lety +9

    Yaa daawanaya 2021 hees iyo bar😭😭😭😭😭🤕🤕🤕

  • @najiipyusuf5966
    @najiipyusuf5966 Před 2 lety +12

    Wax kaLe still listen heestana inta xasuus udhagaysanay like isaara 2022/03/15 Habeen arbaco ah sacadu tahay 10:31 next time inshallah🤕☺️

  • @captainsharmaa5260
    @captainsharmaa5260 Před rokem +4

    2023. Dawanaayaa alx anoo yar beeey heestan soo baxday 😯💞

  • @safiaelmi4595
    @safiaelmi4595 Před rokem +4

    Sida Dayax dalnuurshe horumarka waa loo soo jabaa keep going

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 Před 2 lety +7

    Ilaa Hada 2022🔥🔥🔥✅👏🏾👏🏾

  • @ahmedqorane8418
    @ahmedqorane8418 Před 11 měsíci +7

    I have been listening to this song until now. The moon was in the east. He had a voice for this song. I used to listen to it very much. ❤❤❤❤❤❤

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 Před 11 měsíci

      Even me after two hours after your post i am watching this song is one my favourite songs 😢and i feel alone 😔 from Mogadishu

  • @intermilan5138
    @intermilan5138 Před 10 lety +7

    Eesh caleek intaan hees maqlayay sanad yaashaan dambe waxaan.oran karaa waa tii ugu.macna badaneyad waxaan mahad gaara u dirayaa abwaanka heesta miraheeda sameeyay iyo magan oo cod macaan kuu qaaday aad iyo aad ayaan ula dhacay heestaan miro khatara ayaa ku jira mulaxan iyo musicna way ku darsatay thank you guys

  • @Bellaxaax1
    @Bellaxaax1 Před 9 lety +45

    Wow he got voice, action n one sexy smile that kills the whole room mashallah.... I can't wait to see his next song....

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 Před 2 lety +4

      Ma nooshahay?!

    • @namu7010
      @namu7010 Před 2 lety +3

      @@xaarithcabdullaahi116 what kinda question is that 💀

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 Před 2 lety

      @@namu7010 HAA ama MYA Ka bdn miYaa Jiri Laheed! Waa Su'aaL Caadi

    • @mahadgeedijalawle3538
      @mahadgeedijalawle3538 Před 2 lety

      @@xaarithcabdullaahi116 legendna thy sxb 😁😁😁😆😆😆😆 adunyo waa maalin iyo badh waxwalba dhici kara 😅😅😅😅😅

    • @zamashh9414
      @zamashh9414 Před 2 lety

      @@xaarithcabdullaahi116 hee dayax yn ahay miya ku dhihi rabta gabdha ninka amanty wa dayax Masha Allah

  • @sabirinainatakar3568
    @sabirinainatakar3568 Před 9 lety +14

    Mash allaaah wlhi waaa wiil shidan wanbo ka helay ka waramo #dayax dalnuushe alllaha ku daysto waad ka baxsataye

  • @KaafiArnold66-hh5yz
    @KaafiArnold66-hh5yz Před měsícem +1

    Still i`m listenng this song 2024😢

  • @Facebook-ol2ww
    @Facebook-ol2ww Před rokem +1

    Erayada iyo laxanka aderkyga ba leh allah unaxaristo 😢

  • @UstaadGolcad
    @UstaadGolcad Před 2 měsíci +1

    11:00 at night 1/7/2024 😢 Still watching for memories

  • @ismacildictionary5394
    @ismacildictionary5394 Před 3 lety +21

    Unbelievable song ♥️

  • @salmacdy83
    @salmacdy83 Před 5 lety +13

    Markaan aad u qurux badneyd inaad is cadeeyzo ma heyn wlhi

  • @mssdimple925
    @mssdimple925 Před 2 lety +3

    Ruuxay laabtu muhato mudo aaan sugaaya mid kaleeto raacee meehr uu ku dhacay still 2022 its so emotional song wlhi 😭

  • @sheikhabdiqanisheikh7439
    @sheikhabdiqanisheikh7439 Před 7 měsíci +5

    Team 2024🎉

  • @SaalahApdilaahi
    @SaalahApdilaahi Před 9 měsíci +4

    Masalooyin yaabliyo waa mushaakil gooniya waxa maanta igu dhcy😢😢💔

  • @bosslady4954
    @bosslady4954 Před 2 lety +9

    😭this song is painful 😭😭💔heart touching 😭😭😭

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 Před 2 lety +15

    2022 time flies 🥹🥲

  • @mohacabdi8865
    @mohacabdi8865 Před rokem +4

    Wllhi fanaankan waxaan daawan jiriy ani oo yar dayax wan wataa 💪❤

  • @rahmahamdi3127
    @rahmahamdi3127 Před 8 lety +38

    I've listen to this song millions of time! Amazing

    • @zakariyaahmed8286
      @zakariyaahmed8286 Před 3 lety

      Woooow The world is the same as it was yesterday and today is not the same as 👏❤️❤️🥰🥰🥰😂😂🔥From spain HA NOOLAATO 🇸🇴❤️ SOMALIA 🤙 KU SALAAME MI QUEN 👑💫🔥❤️

    • @rocmcm9578
      @rocmcm9578 Před rokem

      @@zakariyaahmed8286 maxa ka sameynaysa Spain

    • @zakariyaahmed8286
      @zakariyaahmed8286 Před rokem

      @@rocmcm9578 🤣🤣🤣🥰🙈

    • @zakariyaahmed8286
      @zakariyaahmed8286 Před rokem

      @@rocmcm9578 Wxan Joogaa Barcelona Waana Daganhy👋abyo or Abwe

    • @rocmcm9578
      @rocmcm9578 Před rokem

      @@zakariyaahmed8286 tahtiib miyaad ku aaday wll

  • @fadumomaxamed9617
    @fadumomaxamed9617 Před 9 lety +12

    `waaaaaw hes mcn waye dayax mahad sanid fanankena dada yar cod fasiix iyo mcn aa igu deeqdee masha alaah

  • @hayatabdi8398
    @hayatabdi8398 Před 2 lety +8

    Dayax is a legend! Keep going!

  • @cadeycali6723
    @cadeycali6723 Před 2 lety +3

    Farxiyo inkaar kugu dhacday wiilkaan sidaan u eg ayey cadayso u marisay. Allah u soo celi midabkiisa quruxda badan.

  • @abdallaabdirahman2873
    @abdallaabdirahman2873 Před 9 lety +2

    Ik haat muziek maar deze muziek echt leuk viva fanaanka cusub 😍😍😍😍😲😲😲

  • @Deeqo-pr7lw
    @Deeqo-pr7lw Před 3 lety +5

    2022 hadii aad daawaneyso like Saar wiil iyo gabar wn idin salaamay

  • @ulqaaofficial8177
    @ulqaaofficial8177 Před 3 lety +5

    Still listening 2021

  • @QuenIlhaam
    @QuenIlhaam Před 4 měsíci +3

    2024 still ❤🎉😢

  • @amalali976
    @amalali976 Před 9 lety +12

    Dance music voice and video all amazing masha allah very nice

    • @ugbaadhasan2959
      @ugbaadhasan2959 Před 2 lety

      6 sano ka dib ma nooshahay wllo

    • @fahmaali5923
      @fahmaali5923 Před 7 měsíci

      ​@@ugbaadhasan29592sano kadib adne ma nooshahy wll ❤

  • @saamiyadagan7133
    @saamiyadagan7133 Před 9 lety +6

    Waaaaaaaaaw Fanaankena Qaaliga aha Afkaga Malab Lagu Qabay XiiDiigaha Geeska Afriika E Muqdisho

  • @yonisidiris489
    @yonisidiris489 Před 9 lety +11

    Maansha Allah codka musiga iyo miraha waa kala daran yihiin ,

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 Před 3 lety +3

    Hhhhhhhh aduunyo waa tan oo kle Ninkaaan Dayax eh maanta siduu yhy Io shaly siduu ahaaa Deference weyn 😁😂 u dhexeeeyo wllhi 2021 yaa dawanooyo

  • @Mohamed_Nazri
    @Mohamed_Nazri Před 3 měsíci +1

    Heestan Musicgeeda 🎵 Love So Much ❤

  • @mohandek
    @mohandek Před 2 lety +7

    Xasus ayey igutahay heestan😢 farxad single nimada maahan Allah nagasaro😂

  • @mohamedabukar5725
    @mohamedabukar5725 Před 4 lety +10

    Yajooga sister or brother 2019

  • @Ibraahim.63
    @Ibraahim.63 Před 6 měsíci +8

    2024 inta dawaneeso salaman🙌

  • @dekamohamed9769
    @dekamohamed9769 Před rokem +2

    Noloshyda jacyl bn unebchy runtii 😭
    Waxn sugyey mudo 3sano ah hal malin ayaan hadal isdhafsany anoo isleh wukula sohadlin sidisi ama lahadl ayaan duhur fecbook ooka galy ano mudo galin wxn argy meherkiisa kuargy /8/202022 bani aadn baan na hee gafkeenu wuu bdanyhy rabi ishyda iyo nafsigyga kumatuso😢😢

    • @cabdirahman4885
      @cabdirahman4885 Před 5 měsíci

      Amiin sorry 😢 Abayo

    • @Bwalde
      @Bwalde Před 4 měsíci

      4 baa loo baneeyay haddii aad dhab u jeceshahay. Waan ogahay kuwaa dhihi doona taasi waa guri dumin, laakiin xaqiiq qof aad jeceshahay oo lab (nin ah) loogama haro hal, labo, iyo saddex xaas buu leeyahay midna, marba haddii aad isfahmi kadhaan.
      Wax aan adkayn lama adkeeyo!

  • @naciimomohamed1396
    @naciimomohamed1396 Před rokem +4

    Markaan murugo dareemo inta imadaa si aan wx bdan u ooyo jcyl aan lagula wadin mrkuu kugu dhoco dhibkee ledahy qof soo maray bis ayaa kahadli karo🥺😭😭😭😭😭😭

  • @fariidayusuf9207
    @fariidayusuf9207 Před rokem +3

    13/1/2023 habeen Jumce si baxayo sabti so galayso💔

  • @barlinali3350
    @barlinali3350 Před 9 lety +13

    Big talent....lovely song

  • @hooyolivemom
    @hooyolivemom Před 11 měsíci +2

    19....23 still l listening 😢😢😢😢 why😢

  • @mohaismaan9116
    @mohaismaan9116 Před 2 lety +3

    2022 bee ii shidanthy heesta yqy 😂

  • @zuzunalka9724
    @zuzunalka9724 Před 2 lety +1

    2015 mugdiisho aya joqey subax 9:00 aya magley xestan wlhi ila hada waa jeclahay 2022 old is gold 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 Před 2 lety +6

    Muxibada galgacalkuna kol haday kumaagto kama maadanayside meel xunbay kugeysaa😭❤

  • @ilhaanaxmed1928
    @ilhaanaxmed1928 Před rokem +2

    intada 2023 dawaneyso wa idin salaman allaha ha idinka ralli noqdo😍

  • @gudoonwcn1856
    @gudoonwcn1856 Před 2 lety +3

    strong voice good action nice song and very sweet song dayah you are top

  • @ICE_BOY_001
    @ICE_BOY_001 Před 11 měsíci +1

    Who still watch this song 😢

  • @Xarfanozzz10
    @Xarfanozzz10 Před 5 měsíci +1

    2024 Inta iGa Dambeysa Love Ku Dhooba ✌🏻👋🏻

  • @shantinaidhoocil6052
    @shantinaidhoocil6052 Před 9 lety +8

    waaaaw waaaaaaaaw innaba caadi maaha yarka cod macal ciyaar reeer muqdishu waaad tilaabo qaaadeen i wsh u guuuul

    • @faruunali9071
      @faruunali9071 Před 8 lety +2

      midbaa isku dayday ine copy kusameedo heestani imikee balse wee keeni weyday ....viva dayax dalnurshe

    • @faruunali9071
      @faruunali9071 Před 8 lety +3

      si dabiici buu ilaahay cod usiiye nolow fananka rer mugadisha

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 Před rokem +1

    Never get old when dayax begun journey of lighting 2023,6sep ..xasusaha

  • @khalidisack145
    @khalidisack145 Před 2 lety +5

    Unforgettable 2022😪😪

  • @CayshoMarwoteejo-bx3ej
    @CayshoMarwoteejo-bx3ej Před 3 měsíci +2

    2024 hadaa dawaneso 👍

  • @lamajbintijimalejimale477

    2022 still listening 🎧

  • @zaluumiyousuf
    @zaluumiyousuf Před 7 měsíci +1

    Mawloow Allah awoow muslimkoo idil adigaaa umaciineee Magantaadii baan ahay ilaahay cadowga soo qabo insha allaah insha allaah