SHAADIYO SHARAF & SAYGEEDA CABDIFITAAX RAFAADKA AY KASOO MAREEN JACAYLKOODA TRUE STORY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 03. 2020
  • SHAADIYO SHARAF & SAYGEEDA CABDIFITAAX RAFAADKA AY KASOO MAREEN JACAYLKOODA TRUE STORY

Komentáře • 3K

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  Před 4 lety +3191

    Inta Jacel Inaan ka Shakayno Qaab aan isku baranay C/Fitaax Farta Taaga Hadii Codsigiina Uu Bato Waan Samaynaynaa Inshaa Allah Waan idiin Jeclhay Taageeryaashayda Qaaliga ah

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +357

    Wllhi Wan ku Sugayey Taariikhda Noloshiina Yaa ila mida like isaar...👏🏽
    Fav Couple. 🙏🏽
    Isku Waara oo ubad khyr qaba Hela ...❤❤

  • @yonisabdi3812
    @yonisabdi3812 Před 4 lety +86

    Maanta maalin ay ka faraxad bdntahay ma arkin shaadiyo inta ila argtay Like 😂

  • @Shamuuzfariis20
    @Shamuuzfariis20 Před 4 lety +336

    Weligega mafirsan chanalkan shaadiya lamanh isojitay Inta.lamaanh.tagersan.ani.cml❤❤

  • @nrdchannel3319
    @nrdchannel3319 Před 4 lety +180

    Shadiye sharaf intaa ilaa tagerta like ila dhaac

  • @moha4513
    @moha4513 Před 4 lety +429

    Sirta yutubka waa lamani hadi kale yutub iska dhaf inta ila qabto LIKE Like

    • @queenhikma6377
      @queenhikma6377 Před 4 lety +7

      Haa wllhi aniga iyo qofkeyga waan kubalan sanahay markaan isguursano CZcams sogaleyna inshllh

    • @rahmaliashoori3339
      @rahmaliashoori3339 Před 4 lety

      @@queenhikma6377 😂😅😅😂

    • @koososman292
      @koososman292 Před 4 lety

      Rahmali Ashoori masha allah heetan

    • @shukrideeriye774
      @shukrideeriye774 Před 4 lety

      Qofka Somali joogo oo CZcamsr ah wa qofka igu dajirsan

    • @nasragelle3668
      @nasragelle3668 Před 4 lety

      Keep qoing shacdiyo ❤❤❤🇸🇴

  • @honeymohamed5924
    @honeymohamed5924 Před 4 lety +47

    hadaan awoodo shadiyadeyda iyo seygeeda 1000 subscribe inaan siiyo waan siin lahaaa first day aan comment bixiyo calashaan farxadiina 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yonisabdi3812
    @yonisabdi3812 Před 4 lety +36

    2:48 😂😂😂 adaa naag isku sheege iska daji hee gacnta Isku waara lamaano qurux bdn 💓

  • @Susu-gy9sc
    @Susu-gy9sc Před 4 lety +163

    Shadiya iyo sxbkeeda inta ila aragtay iney isku Nuurayaan like isii Allah ha iskugiin barakeeyo

    • @albertoyahya
      @albertoyahya Před 4 lety

      Saaxiibkeed miyaa mise waa odaygeeda

    • @zerpwron8696
      @zerpwron8696 Před 4 lety

      Mooyaane wax mesha kuu qoraan kaa tixraac bro

    • @ikhlass5753
      @ikhlass5753 Před 4 lety

      Asc mash alash shadiya sharaf iyo seygeda famil quruxbadan mash alaah shadiyoy adiga waxanba kahel sheekoyinkaad sidii sheq jibiljaan noo kale 😂😅😍🤩

  • @fahmomyasin6244
    @fahmomyasin6244 Před 4 lety +124

    Hal qof igama horeeso like waligeey 100 ma gaarin halay gaarsiiyo

    • @ilhaanahmed4715
      @ilhaanahmed4715 Před 4 lety +2

      Sida iskubaraten ina nogashekesin rabna quruxeye shadiyo

  • @fatuushahmed685
    @fatuushahmed685 Před 4 lety +11

    Masha allah weligey lamane kle matagerin labadan ka eheyn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💫💫💯👌👌👌👌👌👌👌👌 welcome lamaniyashii la aambahey xidig iyo xidigad farxad warta cadowgii cagta hoose keep going labadeyda fanan

  • @haryanharyan8210
    @haryanharyan8210 Před 4 lety +14

    Waad iga. Shexeysaa run wlhi labo is jecl isma egi karaa
    Liketa ha ila dhafin

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 Před 4 lety +43

    Ar shadiyo Iyo Xaajigeedi aha
    Pls shaadiyooy qisada jcylkina noso gliya 👏👏

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 Před 4 lety +20

    Wiilkeyga oo 11 bilood jiro wlhi markaa heesta qaadeesen oo sacbineyseen asigana wuu sacbiyay 👏👏

  • @abdirizakahmed290
    @abdirizakahmed290 Před 4 lety +6

    Ar ya wllhi igaarka cod uu le yhy m.a keep going sharaf iyo saygeda❤❤

  • @jamiilahusseinabuukar7794

    Masha alh shadiya iyo seygeda🤴👸🥰🥰🤲isku wara insha alh 3xeye alah idinka dhowro 🥰🤲🤲🤲🤲

  • @nasiibthebosslady5477
    @nasiibthebosslady5477 Před 4 lety +31

    Lamaane aad uqurux badan💑Masha Allaah❤❤❤
    Baaqi isku ahaadoo❤
    Boqol isla gaara❤❤❤🙏
    QUEEN SHADIYA❤❤

  • @najahhagio7712
    @najahhagio7712 Před 4 lety +39

    Labadaaan Lamaane Dar Illaahey U jeclaheY Rabi Haysku Kiin Daayo SHADIYA iyo AbdiFitah Wan Idin Jeclehy boqortooyo Nin iyi nagtisa Isku Farahsan jeclahey

  • @aishanoor4884
    @aishanoor4884 Před 4 lety +40

    Masha Allah hoyadeyba ba haly
    Nidawaty m.a walamanihi uguhoresy
    Kafarhiy oo ey jeclty manty dan
    M.a amantina ey waday
    Hambalyo ee hoyo MCN niledahy
    Iskuwara waligiin

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 Před 4 lety +4

    MashaAllah best lamano 😍♥️

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 Před 4 lety +161

    Duma
    Xajigaga isku magac nahy in an farxad ka sameysanahy Wa no ogthy like isar mgca cl fatah so funny 😂 Wlshy from jarmalka 🇩🇪

  • @hoodomaxamed4349
    @hoodomaxamed4349 Před 4 lety +33

    Hawaaro jaceylku shaadiyo sharaf iyo cabdifatax mansha allah alle idinma kala qaado 💋💕💕💕💕

  • @nastexacadey8875
    @nastexacadey8875 Před 4 lety +20

    Shaadiyo Ninkeda Qurxbdana msha alllh♥️♥️

    • @rockybwoy7884
      @rockybwoy7884 Před 4 lety +1

      Hayeey dooliga

    • @jinidiljooy9731
      @jinidiljooy9731 Před 4 lety

      Maashaa alaah quruxloow waaye wllhi beentaa maahan wiil walboo soomali sidaan ayuu uqurux bdn

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 Před 4 lety +96

    Naag nag rabto wala waye wlh ilahow Hana tusin wax xajiga Nala qeybsado🤣🤣🤣

  • @zamzammudei6562
    @zamzammudei6562 Před 4 lety +49

    Shaadiya Sheekadiina oo dhameystiran inoo soo diyaariya❤🙏

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 Před 4 lety +26

    Msha Allah ❤❤Farxad Ku Nolada ☺️☺️ Shadiyo kuu Tageraa 😍Markan ku Arkaba Waan farxa🥰🥰 Abyo Nolosha idiinma Xumeyzo 👑👑

  • @albahussein5115
    @albahussein5115 Před 4 lety +2

    Shaadiyo Xaraabadeeda Jeclahay Keep going Lamaanaha qarniga❤️

  • @asuudimohamed1983
    @asuudimohamed1983 Před 4 lety +2

    Vediowga xitaa inoo dhmaad leyhy xitaa waa ilowe wllhi. Keep going lamanahyga🥰🥰🥰🌹🌹❣

  • @loulaabdillahi5279
    @loulaabdillahi5279 Před 4 lety +24

    Maasha allah shaadiya iyo xaajiigeda iyo wilkina yaar allah iskuukin daayo amiin hoore uu soocda🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹

  • @hajarabm2400
    @hajarabm2400 Před 4 lety +121

    Ilaahey amarkiis ha daan arko shadiyo sharaf qosolka ma isku cilin karo😂 shadiyo sharaf guuleyso abyo macnto❤❤❤.

  • @fariixaguutale6923
    @fariixaguutale6923 Před 4 lety +1

    Shaadiya sharaf shactaradeeda waa u xiisne keep going sister ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maryamoruuun2308
    @maryamoruuun2308 Před 4 lety +7

    Hhhhh sweden tukan uga furan saasaan lga bilaayo shadiyo io xajigeeda ONR LOVE ❤

  • @Qu681
    @Qu681 Před 4 lety +21

    Masha Allah shadiyo iyo seygeda isku wara farxad ku nolada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤adan idin tagera❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsomohamedsheikh5755
    @shamsomohamedsheikh5755 Před 4 lety +17

    Aduunka wxa ujclhy lapo qof izjcl lamane kazto taageero u ahy♥️☘❤💖

  • @halimahussien1668
    @halimahussien1668 Před 4 lety +2

    Shadiyo cabdi fatax waa funny walhi family qurux badan isku wara 😍

  • @mxaigagalay3393
    @mxaigagalay3393 Před 4 lety +6

    Keep going one love ❤ no no two love ilee meesha lamaano ayaa joogo 🙏

  • @deeqofaarah6329
    @deeqofaarah6329 Před 4 lety +9

    Ilahow isku daa saa urabayaa inay Isla soo fadhiistaan😭💚💚🤲🤲🥰

  • @amiiratashnaa8611
    @amiiratashnaa8611 Před 4 lety +32

    😂Labo qofo fanana marke is arosan haben kaste hes leba lisku sexina allo ya ogaado maser leba igalisene🙃 Farxadina allaha nila garab istago marwalbo ❤amin🙇‍♀️ yarab

  • @polatalemdar829
    @polatalemdar829 Před 4 lety

    New subee xabibti love u illahey ha idin xafido

  • @sagalabdi2095
    @sagalabdi2095 Před 4 lety +1

    Shaadia qurux wlh abyo qosol miiran tahay❤👏😂😂😂😂😂

  • @mosaalim9996
    @mosaalim9996 Před 4 lety +18

    Mnsha allah famil qrxoon weye lamanahan lagama hysn karo subscribe iyo comments ba halagu yaaciyo fmlka farxdoda la wadaga intas le u awodnaye ❤️🙏🏻

  • @maryamobotan8112
    @maryamobotan8112 Před 4 lety +15

    Masha Allah Duma alle ha idin daayo dadkeyga🤲❤

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 Před 4 lety +13

    Masha Allah 😍 Beautiful 👌 family 👪 ❤️😚♥️alle ha idin kahayo il xadida🙏😍

  • @safiyamahmedhasansafiyamah5298

    Kkkkkkkk funny aaa tihiin wlhy maa Sha alllah ❤❤❤❤❤xbti sidaa isku barteen no so geliya

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx Před 4 lety +7

    Wlhi shadiyo fani xaajigana kasii daran waad isku nuureeysaan masha ALLAH ❤💖💋💙💚

  • @hodanshirecabdi3425
    @hodanshirecabdi3425 Před 4 lety +12

    Waaw masha allah shadiyo iyo sayigeeda isku waara 😍😍😍 tagero lambar one

  • @sadiyamohamoudali9838
    @sadiyamohamoudali9838 Před 4 lety +5

    Masha Allaha Allaha isku kiin barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤🙏

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 Před 4 lety +4

    Masha allah waa isku nuureysan isku waara ✌✌💙💙💙💙💙❤❤❤

  • @suweysabdalla7234
    @suweysabdalla7234 Před 4 lety +48

    Shaadiyo prank rabnaa noo soo sameey 😂😂😂😂

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 Před 4 lety +13

    Mash Allah my beautiful sister congratulations and your handsome husband may Allah proctor you and your family and your son ♥️🇸🇴♥️

  • @haruunapdullahimedia3667
    @haruunapdullahimedia3667 Před 4 lety +3

    Alle ha idin dhowro shadiyo io Apdifatah❤

  • @halimahamut8551
    @halimahamut8551 Před 4 lety +4

    Masha Allah family qurux 🥰🥰🥰🌹🌹👌 markan arkay lamano baan ini soo boqday isku waara

  • @Farxiyabarako
    @Farxiyabarako Před 4 lety +9

    Masha allah farxad igu noolada family qurux badan ❤❤👏👏

  • @deeqaluulalifestyle3224
    @deeqaluulalifestyle3224 Před 4 lety +56

    Sweden aa tukaan iga furan kulaha 😂😂😂 i love you baby girl ilahy haydiin barakeeyo

  • @nalkaa
    @nalkaa Před 4 lety +2

    Heestani hore uma maqlin wlh hadane idinka ku bartay waana ka helay aad iyo aad❤️ best couple masha Allah

  • @quruxcabdi2925
    @quruxcabdi2925 Před 4 lety

    Hada caawa idin soo raacey wana idinka heley masha allah daacadnimadiina iyo kasloonida from norway aadan idinka soo slaama allaha idin barakeyo 🤩🤩😘😘😘😘😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 Před 4 lety +27

    Mash allah isku waar abid ❤️😍😍😍😍😍😍😍😍❤️😍😍❤️❤️❤️

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani9565 Před 4 lety +83

    Inta shaadiyo sharaf taageero u ah is muujiya oo liketa saara halkan

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 Před 4 lety

    Masha alh alha idn xfido dhmn geep going1😍😍❤👌👌👌👌👌👌👌👌🇸🇴

  • @fattycaddey4337
    @fattycaddey4337 Před 4 lety +1

    Wlhi shaadiyo qosolkaaga io shactiradaada Iska jeclahay wlhi mcnt❤❤❤❤

  • @ubaxjaamacmaxamedgaylan8397

    Masha allah nuur calaa nuur

  • @bushroqurux7244
    @bushroqurux7244 Před 4 lety +18

    Maasha allh horumar wacan walalehen tageero buuxdo❤❤❤

  • @manchesterunitedfan5252

    Macha Allah clvataH waa cod viican yhy alle haku barakeeYo ✌🔥

  • @ifrahabdirahman4906
    @ifrahabdirahman4906 Před 4 lety

    Mashaallah Mashaallah horay usocdo shaadiyo sharaf wlhi waa qosol miiran she is so funny wlhi isku waara ❤️💕

  • @hamdaabdirahmaan6507
    @hamdaabdirahmaan6507 Před 4 lety +16

    Soo dhawaaw dumaashigeen gabadheena shaadiyo qurux noo ilaali🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤❤❤❤

  • @bahjaquruxsan7206
    @bahjaquruxsan7206 Před 4 lety +12

    Masha Allah family qurux bdn farxad ku noolada ❤

  • @hamdimohhamed3052
    @hamdimohhamed3052 Před 4 lety

    Jah garbka gacnta iga daji naaga la shege😅😅 funny waye tollhi zhaadiyo sharaf 💋❣

  • @abdirahmaannur1905
    @abdirahmaannur1905 Před 4 lety +1

    Shaadiyo sxbkaaga funny waayay wllhi markasta soo jeed xoog ku soo waD haduu diiDo xataaa

  • @engineerhanad4237
    @engineerhanad4237 Před 4 lety +45

    Saxaaf iyo adna ayaaba nafta nagaqaadee noo imaada wlh dad isjecel waan jeclahy shaadiyo hakacaajisina ee waan idinsugeynaa

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Před 4 lety

      engineer hanad
      Waliba kuwaas prank aan dhamaanee nagu dileen wlhi 😂😂😂.

    • @Dunida
      @Dunida Před 4 lety

      Yu

    • @umuamaalchannelumuamaal2743
      @umuamaalchannelumuamaal2743 Před 4 lety

      Jacyl la antii wa abar

    • @adnamohamed147
      @adnamohamed147 Před 4 lety

      kkkkkkkkkkkk beenta ma aha aniga waa iska dhaafay adna iyo saxaaf waa ku daalay cml wixi cusub caalam ka jecel

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 Před 4 lety +31

    masha allah abaayo iyo aboowe allah isku dhaaqo wllheyga 😂😂😂😂😍😍❤❤❤❤

  • @queenblackberryaan4931
    @queenblackberryaan4931 Před 4 lety +5

    Masha Allah family Qurux badan ❤️❤️ waan soo dahy Lkn new tagero😁🥰

  • @shukriainamohamoud5987

    🤣🤣🤣🤣🤣 Mnsha allah mi fav beautiful couple
    Shadia & a/fatah hawaro jecelku 🥰♥️♥️🥰♥️♥️♥️♥️🥰all the way Minnesota

  • @kawtherataash945
    @kawtherataash945 Před 4 lety +19

    wadba isku ilko tihin❤
    Isku Barakoba isku Bata❤

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 Před 4 lety +10

    Masha allah farxada allaha idiin siyaadiyo❤

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 Před 4 lety

    Shaadiya sharaf wan jeclahay wajigaaga farxadu Ka muuqato markasta waligay adoo xanaaqsan kuma arag inta xaflad kugu arkaayay good xbbt nolol raaxa leh 🙏❤️💋

  • @hamdadiiriye7379
    @hamdadiiriye7379 Před 4 lety

    Wlhi sida zaxiibkay ayuu dhiblow yahay saasan u wlanahay xidhidhkaygu wa xarabo hore u socoda walalo shadiya👏👑

  • @ahanaomar3290
    @ahanaomar3290 Před 4 lety +7

    Masha allah mudo lo xayirna zeedi so dhawoow lamaanayasha naka Barejeya ❤️❤️

  • @maqzuudqueenchannel5301
    @maqzuudqueenchannel5301 Před 4 lety +6

    Shaadiyo funny wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @haboonmahad3386
    @haboonmahad3386 Před 4 lety +8

    Masha Allah isku waara❤❤❤❤❤💋💯

  • @mayuunsharf3722
    @mayuunsharf3722 Před 4 lety

    Wwwwww lamane nolshod ku faraxsan shadiyo sharaf iyo seyged abdifatax faraxada kunolad♥♥♥♥♥

  • @aishamohamudcodey6196
    @aishamohamudcodey6196 Před 4 lety +13

    Xidigta mogdisho wan ku jeclnahay 100k wad dhaftay aaway mahad celinta mcnto😁

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Před 4 lety +5

    Maasha Allah beautiful couple keep going never end please inshallah love you guys jacaylku ha waaro 😍😍😍💝💝💝❤❤❤💗💗💗👌👌👌🤴👸

  • @rimazabdalla900
    @rimazabdalla900 Před 4 lety

    Shadiya sharaf gabar aan tagero u Ahay horay usoco

  • @malyuuncabdulle7232
    @malyuuncabdulle7232 Před 4 lety

    M.a shaadiyo abaaayo adiga iyo saygaaga waad isu nuuraysaan cadawgiina cagta hoose m.a alle haa idiiin xafido💖💚💖💚💜❤💕💙🧡🖤💓💛💖💖🖤💜💜💕🧡🧡🧡💛💛💚💚❤❤💙💙💙

  • @nimcobuuro4946
    @nimcobuuro4946 Před 4 lety +7

    Masha allah allah saan idiinjecelahy shaaDiyoo nolow walshy macan❤❤❤❤❤❤🌹

  • @Quluud1166
    @Quluud1166 Před 4 lety +4

    Walaakey cabdi fitaax yare and duma shaadiyo qalbi wanaag💞💞💞💯idiin jecliyaa isku waara🤩

  • @enghkhaji5044
    @enghkhaji5044 Před 9 měsíci

    Farxadda ugu quruxda badneyd ayey idiin eheyd waqtigaas.
    Balse waxaan idiin kula dardaarmaa in dhexdiina uusan 3 xeeyo soo galin ❤
    Waqti badan jooga oo sidaan u farxa

  • @deqoabdibare882
    @deqoabdibare882 Před 4 lety +1

    Masha allah xabiibti aad ayaan idin jacelnahay anagane famil qurux badan❤❤❤

  • @zaliimhaashi5740
    @zaliimhaashi5740 Před 4 lety +7

    masha Allah ilh ha idn xafido family wanagsan ❤❤❤🤲

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 4 lety +11

    MANSHA ALLAH DAY SIDEY ISUGU NUURAYAN ALLE IDINMA KALA KAXEEYO 👋👑😔 SHADIYA IYO ODAYGEEDA

  • @princesa9676
    @princesa9676 Před 4 lety

    Masha allah hooyo kasto wexeey jeceshay caruurta eey dhasho❤ ilaahoow hooyooyinka noo xafid❤🙏

  • @nastehamireahmed1049
    @nastehamireahmed1049 Před 4 lety +43

    Mashalh iskuwaara 🤣❤👦🤦‍♀️

  • @nasriitaabdisalam8801
    @nasriitaabdisalam8801 Před 4 lety +6

    Haduu channel shidnanday boqol mar lamanahayga mash ALLAH Alle ha idin xifdiyo

  • @salmoabdirisaqfarah2945

    Shaadiyo sharaf markan ku arko horaa kaqoslaa wlhi ilahay ha idin xifdiyo adiyo dumashi ❤️❤️❤️

  • @raaxomclnaxmed929
    @raaxomclnaxmed929 Před 3 lety

    keeb goin pro

  • @munodhaqane5786
    @munodhaqane5786 Před 4 lety +4

    shaadiya hadalkeeda iga qosliyo wlhi waxaaa jeceshahy ilhey haku sahlo wll❤️❤️❤️

  • @farxiyaabdullahdajiya5847

    Mns allah isku wrn 💪💪shaadiyo cabdifaxta 💋💋😘😘😘iyo wiilkna habo uu haya soo kor soo bar bar 💋💋🖤😍💑

  • @caraalemaxamed3577
    @caraalemaxamed3577 Před 3 lety

    Shaadiyo sharaf iyo Cabdi Faatax ayaa ugu shidan youtubeka maan shaalaah

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 Před 4 lety +6

    Masha allah lamaani qarni ah ❤️💋😍

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 Před 4 lety +11

    Saas laga rabaa xaajiga haka soo tagin yaaqey 😂😂😂😂 wan idiin jeclahay ❤❤❤❤