SHAADIYO SHARAF & SAYGEEDA CABDIFITAAX YARE BILOWGA JACAYLKOODA QISO DHAB AH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 07. 2024
  • Subscribe Saara Waa Chanel Qosol & Madaalo aad ka heli karto
    • Video

Komentáře • 1K

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter Před 4 lety +95

    Lamaano iga cilmi badan 😂 C/fitax yare Iyo shaadiya..

  • @qeyspoi7107
    @qeyspoi7107 Před 4 lety +431

    Lamaanahan jaceylkoda cida ku faraxzan Like haiga xazdina waligey 20 magaarin

  • @wardojoofle2156
    @wardojoofle2156 Před 4 lety +90

    Kkkkkk wllhi kuwaan maanin kasta waa fiiriya maxeey so giliyeen markan arko hori waan ka qusla wajiyadoda aaba farxad laga qaada shaadiyo naag farxan ah😂bilaahi manin kasta wax un noso dubo😂😂

  • @zahraabukar4382
    @zahraabukar4382 Před 4 lety +127

    Dhalin foolke kutala shadiyo ine yartahy we iska muqata team shadiyo gabdhan waba iska jeclahy dadkana wa isku eg tihin e idhahn ❤️❤️😍

  • @afnaanabdul98
    @afnaanabdul98 Před 4 lety +232

    Dadka sideydo kale ah Stay home ila ah like dhac😉

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 Před 4 lety +66

    Shadiyina ❤️❤️❤️❤️👌👌👌 ManshaALLAH hadad sideydo kale sarirta kudul dawaneyso like ii sar 😂😂😂😂😂 guri joog cml

  • @abukarcarab4453
    @abukarcarab4453 Před 4 lety +234

    Hadad kaba la aan dawaneeso like haila dhafin😂🙏

  • @shiinehappy5204
    @shiinehappy5204 Před 4 lety +50

    Qufac iyo jacel maqarsamo inta ku raacsan lek sara❤❤

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 4 lety +297

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin👍👈

  • @fardowzabdy5921
    @fardowzabdy5921 Před 4 lety +49

    ShadiYo sharaf waa gabar Yar wlahi fitaah weY ka YartahaY in badaN walibo ❤🙏

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 Před 4 lety +46

    illahaY NaBad QaB kuGu GaadHsii Hadaad RaMaDaaN Hadaad 𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 isaarTo

  • @ayanmxumed8845
    @ayanmxumed8845 Před 4 lety +41

    Mncha alla naag nool shaadiya sharaf Allah ha idin daysto aamiin

  • @sagalsagaldhaqane1823
    @sagalsagaldhaqane1823 Před 4 lety +27

    Illahow shadiya allow ku barakey wllhi nagta keliya een ku qoslo weeyee 😘😘😋🥂❤👏

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před 4 lety +80

    Shaadiyi dhibadana horta ani way iga qoslisaye😂😂😂😂😂

  • @deeqoibraahim3181
    @deeqoibraahim3181 Před 4 lety +61

    Shaadiyo runta ku jecelahay naagaha qaar ani jecel ima karo iyo is micmicneys igoo beerta ku jiraan lkn gabadhaan ani cml wye runta ayee sheegee

  • @soomanemedia114
    @soomanemedia114 Před 4 lety +24

    Shaadiyo hadaad kaftan keeda jeceshahay
    Waxaan kacodsanaa subscribe plz
    Waa iga codsi asxabey❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏✔

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 Před 4 lety +31

    Waagaa waan idin xantaye icafiya in kastoo xantii rumowdey😂

  • @sumayamohamed2373
    @sumayamohamed2373 Před 4 lety +12

    Gabdhaha you tubarada gabadha galiya ee ika qosliso🤣🤣❤🥰

  • @YT-MAQUUSTE
    @YT-MAQUUSTE Před 4 lety +69

    Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢

  • @jawaahirsujaac7278
    @jawaahirsujaac7278 Před 4 lety +18

    Rabiyow heesaha naga madoway 🤲🤲

  • @abshiroibrahim7077
    @abshiroibrahim7077 Před 4 lety +6

    Mansha allah gusha aad radineesin waa garteen mohamed yare na maacmac isee allaha idin xafido ❤️❤️🌹🌹

  • @farhiodeer8992
    @farhiodeer8992 Před 4 lety +6

    Mnsha alaah shadiya waaqof wanaagsan wayqaadatay taladi wallaheed alle hakubarakeyo is astur marwalba

  • @salmaabdulkadirmohamuudmoh7926

    Mashallah ilahay idin deesto I love you guys 💖💖💖shaadiyo you're so funny 🤣💖

  • @maisammohamed9282
    @maisammohamed9282 Před 4 lety +6

    Horey usoco abayo shadiyo 😘😘 Inshaallah ilxun kumaargto abid 💕💕

  • @siidcaliateera7302
    @siidcaliateera7302 Před 4 lety +9

    Masha allah hormar wangsan Abdifatah yare iyo shaadiya sharaf Allah ha ina dhowro 🤲🤲🤲🤲

  • @nasriinqurux7830
    @nasriinqurux7830 Před 4 lety +42

    Shahaadiyo sharaf malin kasto waa kudaawada lkn comment kaama bixiyo😂😂dar allaa kujeclhy abaayo mcny adi io xaajigaga❤️❤️

  • @anisayubafnan.squadultimat1716

    mashaallah 😂😂😂😂stay home aniga ciidan an ku dhamaystay 🌹🌹 yaqay wanii duceyay wlh jiira oo joga wiligin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @queenlailalucky2239
    @queenlailalucky2239 Před 4 lety +9

    Masha allah beautiful family isha xun ale ha idinka haayo lkn challenge noo keena

  • @omarmohamedhilawle5149
    @omarmohamedhilawle5149 Před 4 lety +30

    Fitaaxow zhaadiyoH prenk ku zameey nio 😂😂😂😂

  • @roodomohamed1418
    @roodomohamed1418 Před 4 lety +8

    M.n Lamane An taageero hory usocda❤

  • @luulcawaale6209
    @luulcawaale6209 Před 4 lety

    Shadiyo wlh waa qof ladawada ku habon masha alah gabar sar fican no soxira dhahnay wey noo yeshay codsigen shukran xabibti hore u socda lamane

  • @sacidocadeey5376
    @sacidocadeey5376 Před 4 lety

    Maasha Allah 😍😍💘💘💋lamaanaha qarniga one love keep going ♥️💙👌🙏

  • @nadiya078
    @nadiya078 Před 4 lety +5

    Heestan ku celis waye😍❤️Wey Macan tahe music fican hala saro

    • @omarw5124
      @omarw5124 Před 4 lety

      Najla Mo 😁😁👍👍

  • @Anabsulieman4
    @Anabsulieman4 Před 4 lety +39

    Cabdifatax wlhi wa xarabo waagi hore maskin moodi jirey jah waxkasta 😂😂😂

  • @najmacali9110
    @najmacali9110 Před 4 lety +1

    Ar shadiyaaa inaan kuu ekada kuu malaynaa wllhi idin jeclahay abay iyo abow love wllhi heestan hdaa dhageesaye labadiina siiba shaadiyo istakiiin aaad ahayd xbbti mansha allah waan ku jeclahay xbbti sidkle wllkey fitax yare inaan idin arkaa ka jeclaaan lahaaa i.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋

  • @SomaliTime
    @SomaliTime Před 4 lety +1

    MASHALLAH TABARAKALLAH ALLAH IDIN BARAKEEYO😍😍😍

  • @najmaahmed4602
    @najmaahmed4602 Před 4 lety +4

    Heestaan markaad isguursateen aan soo raadiyaya warjecli iigeeday majirtooo 😂😂😂😂 lamaanaha aan taageero keep going family qurux bdn❤❤❤❤❤❤💯

  • @isxaqbinuosman.8267
    @isxaqbinuosman.8267 Před 4 lety +10

    15ka shacbaan inta soman allow ka aqbal i.n😍

  • @fs5830
    @fs5830 Před 4 lety

    Masha alaah shadiyo cadeey iyo jaceelkeda cabdifataax shadiyo gabar farxaan ah mar walbo aad ayaan idinku faraxsanahay waxanba ka hela saad iskugu faraxsantihiin gulesta mar walbo

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 Před 4 lety +1

    Markaan Shaadiya cod malahyn weyna yareed maskiinta CFATAX aadbuu uga WEYN yahay lakin waisku qalmaan Alahaisku kiin xafido AAMIIN YAA rabbi abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @munacawilcawil3009
    @munacawilcawil3009 Před 4 lety +8

    Masha Allah masha allAh 😍💝❤️😘💓💞💕🇸🇴💯🌷👏👍

  • @nazlysyrine9890
    @nazlysyrine9890 Před 4 lety +7

    Allah amarki wan iskaga kiin farxaa lamaano jira allah haydin xifdiyo loveka hayla dhaafina yaa...

  • @qadramahamud4651
    @qadramahamud4651 Před 4 lety

    Masha'allah you make me laugh jecelka ha jiro qofan jecelka noocyadisa kala duwan arkin saan camal ma u qosli leheen love you ❤❤❤❤

  • @fartuntunish1970
    @fartuntunish1970 Před 4 lety +1

    Maasha Allah wallashey shaadiyo aaad ku tageeraaa MP keyga adi leee qabo from Kenya hore u soco

  • @paayalofficial6799
    @paayalofficial6799 Před 4 lety +3

    Fatax yare sa uguursatay balbalaarka noqotay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Masha Allah Abaayo Allah haidin xafido ❤❤❤❤

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 Před 4 lety +25

    Muxu dhahay kulahaa isagu miyusan qadin heestaa😋🤣🤣🤣alla apdifatahow wlhy wad iga qoslisey🤣

  • @randacadeyofficial6273

    MashaALLAH lamanaha qarniga 2020 keep going bro and sister guul wacan

  • @falisgacal9261
    @falisgacal9261 Před 4 lety +7

    Wlhi cashada karinaaye xate wan kaso orde ku jecliya shaadiyo mcny❤❤❤

  • @missnawalchannel1933
    @missnawalchannel1933 Před 4 lety +3

    illahay shaadiyo iyo abdifatax illahay isku daaaaaaaa ❤❤❤❤💋💋💋💋💋 from growe bn idinkaga so dirayaaaa jaceyl xad aan lahayn my family ❤❤❤❤❤❤👏👏👏

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 4 lety +4

    Msha allah lamaane qrx bdn farxadiinu ha wartoo shaadiya sharaf Iyo cfataax yare

  • @Daganteyda
    @Daganteyda Před 4 lety

    Masha allah my queen adn duma waan ku sagaya video ata so dhigeso

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 Před 4 lety

    Masha alah shadiyo iyo abdi fitax iyo wiikeyga maxamad yare alaha isku kiin daayo halkan waxan ka arkaa inu jecelku sadkiisa waayin ❤🥰❤🥰❤🥰❤

  • @saafihassan2300
    @saafihassan2300 Před 4 lety +3

    Lkn shadiya way yarayd xiligaa
    Shaadiyay midhii waad haysaa
    Waa maxamed Allena hysu kiin daayo from hargeisa

  • @ayaanmohamed6883
    @ayaanmohamed6883 Před 4 lety +3

    Ilahay ha isku kiindaayo nolashiina inta kadhiman farxad ku dhamaysta ilahay we love you 😍 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayaanbadan3122
    @ayaanbadan3122 Před 4 lety +2

    Si daacada iga qoslisaan😂😂my favourite couple keep going❤

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 Před 4 lety

    Woooow
    Farxadii ayaan aad ugu farxsanahy mcney shadiyo iyo dumashigay abdifatax yare allaha isku kiin dhowro❤❤❤❤❤❤❤

  • @sagaliinaqorane3811
    @sagaliinaqorane3811 Před 4 lety +15

    Masha Allah 💋💋❤❤💓❣👌🙏

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 Před 4 lety +4

    Ma sh allha ❤️ lamaanha ana jecalhy la aantiin 😔😅😅😅abaar 💟💯💯❤️❤️🔥☑️💋💋👈🤚

  • @xayatt1319
    @xayatt1319 Před 4 lety

    I'm first yees rabi yaxfidkum shadiya Nd Dumo😍

  • @hayaat8176
    @hayaat8176 Před 4 lety

    Macha allh wlhi lamaane quruxbadan tihiin alle farxada haydin siyaadsho dhib iyo xaasid odhana haydinka hayo 😍😍

  • @nourahmohamedmuse8104
    @nourahmohamedmuse8104 Před 4 lety +6

    Masha Allah Allah ha isku kiin dayo❤❤

  • @maryamaisak8824
    @maryamaisak8824 Před 4 lety +26

    🤣🤣🤣shadiyo farxadeyda barkeda iyo dumashi wada jiree nabad gala

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před 4 lety +2

    MASHA ALLAH MASHA ALLAH CAADEEY IYO CABD FATAX MAXAMED YARE MAC MAC MAC

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 Před 4 lety

    Maasha alaah Abaayo IYO aboowe waad isgaadgaaseeseen heestA waa dhageestey

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 Před 4 lety +3

    I love this beautiful couple . ManshAllah.

  • @zaaraabdallaomar3879
    @zaaraabdallaomar3879 Před 4 lety +7

    Shadiyo :Maku so qabana ado suud jilpaha ku joogo😂😂😂😂
    Abdifitax: maya ha iso qapan Abaa 😂😂😂😂😂😭

  • @farhiyaaden104
    @farhiyaaden104 Před 4 lety

    Masha Allah daaha waan jeclaaday intee laga helaa somaliyaa isoo usheek abaayo walac aanku ahay thanks

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 Před 4 lety +1

    Tifey tuxow maba is yaseyso kulaha shadiyo wlhi wad iga qos lisay 😂😂😂😂axmadey madax barar wuxu is adkeyo wa la jilciyay 😂😂shadiyo nag adag aya tahay horay u soco dumashiyey adiga iyo walalkey I love you ❤️❤️👈farxada allaha idin siyadiyo ❤️👫💍❤️💉

  • @hoothoahmeth7246
    @hoothoahmeth7246 Před 4 lety +10

    Mnch allaha lamano qurux badaN💓💋

  • @caashocilmi766
    @caashocilmi766 Před 4 lety +7

    Prank idinka sugaynaa c.fitx iyo shaadiyo Allah isku kiin barakeeyo

  • @najaaxnalka5741
    @najaaxnalka5741 Před 4 lety

    Thanks lamaneheyga wax bdn sugaayay heskan aad u jeclehee❤

  • @zamaarasalahzamaarasalah6106

    M.a wllshy mcn shaadiyo sharaf and dum weligiina farxad ayaa idin rajeyna insha allah wx tihiin famil qurux bdn m.a keep going

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 Před 4 lety +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @xafsahassan8734
    @xafsahassan8734 Před 4 lety +6

    Hhhhhhhh wlhy waan qosaly kulah shaadiya gacanta maxaa Ku saaray ❤❤❤❤❤

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 Před 4 lety

    masha allh farxda waa badaas ilhy ha idin siyadiyo noso badiya qosolka😍

  • @ikranabdi8125
    @ikranabdi8125 Před 4 lety

    MashAllah huno keep going qali keep going 😍😍😍😍🤗🤗😇😇😗😗😘😘😋😙😙

  • @samiiranor2166
    @samiiranor2166 Před 4 lety +3

    Anaa uku horeeyo comments one love shadia💖

  • @umunajma2909
    @umunajma2909 Před 4 lety +12

    C.fitax. marku shadiya guursadu shactaroole noqday

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 Před 4 lety +1

    Ayyy Varxd waarta hppiyal kal iyo laab waan idin taagera wlhi ♥️♥️
    Shaadiyo Yariisey 🤣🤣

  • @xalimomohammed4292
    @xalimomohammed4292 Před 4 lety

    Masha allah allah ikin xafido waan jecelahày lamano iskecel ❤🙏

  • @ayaanhassan893
    @ayaanhassan893 Před 4 lety +3

    Waan idiin waye familyga qurux badan love you

  • @ayanahennaofficial9216
    @ayanahennaofficial9216 Před 4 lety +10

    Naa shaadiyo horta maalmahan mansha alah CZcams waad kala kicisay lkn daahyadan Iska badal wlaley waa ku sidee guriga kala kici xamar daahyada way jaban yihiin iska badal thanks

    • @naciimomaxamuud5725
      @naciimomaxamuud5725 Před 4 lety +2

      Adi wax fiirsaa lagu dhahaye guryaha dadka indhaha ka leexi subxaanallah mashquul somaali unhy

    • @siradm
      @siradm Před 4 lety

      Goormad adna daaheeda aragtay iimbay

    • @ayanahennaofficial9216
      @ayanahennaofficial9216 Před 4 lety +2

      @@naciimomaxamuud5725 in aan fiirsado iyadaa ugu talagashay sida aad comentgayga u aragtay ayan ana u arkay hadad adigu dadka ku mashquushana ana sidoo kale anigu ma caayin lkn waxan naftayda la jecelahay uunban la jeclaaday waana xaqiiq madama ay xaas tahay CZcams kuna u kala kacay in ay iska badasho just xarago uun ban la jeclaaday

    • @ayanahennaofficial9216
      @ayanahennaofficial9216 Před 4 lety

      @@siradm haa wlley ma ceebaa

    • @naciimomaxamuud5725
      @naciimomaxamuud5725 Před 4 lety +1

      @@ayanahennaofficial9216 abayo horta iga raali noqo kaliya waxa ixanunjoyay qofkoo lagu mashquulo marka iyadaa kaa jcl xaragad iyo gurigeeda qurxan waxan ku doodno meesha ma yaalo 🙏🙏cafio quruxey

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 Před 4 lety

    Masha allah isku wara abayo shadiyo iyo dumashigey abdi fitax yare maxamed yare allaha inosoo bar bariyo allahana inoo xafidoh🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 Před 4 lety +2

    Wwww walhi Qisadiina Waxay Shabahda qisoo aniga igu dhacday 😥😥😥😥
    MASH ALLH HAA WAARO JCLKIINA❤❤❤

  • @Amirajamac
    @Amirajamac Před 4 lety +4

    Ayantaas wadaad ahayd mais dheheysaa shadia xabad ka ciyar xittaa ma aqoonin 😹😅 jacaylka ha waaro 💕

  • @farhiyohusseinabdi6579
    @farhiyohusseinabdi6579 Před 4 lety +4

    Jaceyl kaaga wa ku gulesatay shaadiyo 🥰🥰🥰🥰

  • @iiiiiiiiiiiiiii8987
    @iiiiiiiiiiiiiii8987 Před 4 lety

    Shaadiyo love 3in1 family mashaa Allaah horey usiiwad xabiibati my little sis

  • @roodaaxmed6559
    @roodaaxmed6559 Před 4 lety

    Masha allh lamane aad u quruxbdn dhigin ugu sharafbdnda kalsoonidu waa cajiibe shadiya qof yaro isku kalsoon❤🇸🇴💋

  • @faadumomaxamad3396
    @faadumomaxamad3396 Před 4 lety +3

    wayo wayo wlh ilahey sadexeyo haifinka ilaaliyo ❤❤

  • @safiyamahmedhasansafiyamah5298

    ❤❤maaa shaa allah alle ha isku kiin daaayo wash idinku ahy ceeb miiiiii
    Sln boqortooyo from bosaso gclka

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 Před 4 lety

    Sheekadiina la anteed abaar dheh my beautiful family....shadiyo qurux xaraabo miran waye jecliyaa👌💖💖😁😍😍😘😘😘

  • @naimamohammed467
    @naimamohammed467 Před 4 lety +4

    Family aan jclhy jir oo joooga shadiya cadeeeeeey♥️♥️🙏🙏

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 Před 4 lety +20

    First one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤team shaadiyo like dhac

    • @duniyamaxamed2233
      @duniyamaxamed2233 Před 4 lety

      Waaw abayo wad kumahadsantahay sida ad uqadatay hadalkena aankusohedinay oo ahaa is astur macanto mahadsanid adiga iyo dumadhi

  • @nafiso7959
    @nafiso7959 Před 4 lety +4

    shaadiya xiligas cato ahed ilen qoftu markey cato tahay ma qurxana hd qurxan tahy my queen fitaxna xiligas bow shidnay alle ha isku kiin dayo lamanaha qurux badan♥️♥️♥️♥️

  • @faminahhh282
    @faminahhh282 Před 4 lety

    MashAllah huno keep going qali keep going nice qali 😍😍😍😍🤗🤗😇😇😘😘😗😗😗

  • @sharifmaha3515
    @sharifmaha3515 Před 4 lety

    Shadiya sharaf waad iska faraxsantahy maasha allh aad ayaad uqurux badneed labadiina waad yareedeen fataax yare reer magaal waaye woow kaftan badanyahy isku duubnaada

  • @edabsanaadam1608
    @edabsanaadam1608 Před 4 lety +8

    Xiligaan caato aheyd
    😘😘😘😘😘😘😘😘
    Farxada kunolda shadiya iyo sayigeeda

    • @zainabyusuf1036
      @zainabyusuf1036 Před 4 lety

      Farxad kunoolad shadiyo iyo sayiged💋💋💋💋😍😍😍

  • @anisamohamed7380
    @anisamohamed7380 Před 4 lety +8

    Shadiyo iyo dumashi horay u socda ❤️❤️

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 Před 4 lety +2

    Lamanaha An ka marmin Mar walba iga Qosliya ❤❤ Farxad ku Nolada inta Noloshina ka dhiman 🙏🙏🙏👑👑👑🥰

  • @nastehaislow407
    @nastehaislow407 Před 4 lety

    Mnsha allah Shaadiya sidan idhahday abayo cududahaga qari waxay soo xeratay galabasar ween mnsha allah qof markii uu dadkisa maqlo buu Sharaf leyahay ilahay haku sharfo abayo