DEG DEG NAAGTII SIXIRTAY OMAAR BARBAR OO LASOO BANDHIGAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Komentáře • 41

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  Před měsícem +5

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem +2

    Allah hacaafiyo Omaar barbar iyo intii
    Bugta

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Před měsícem

    Rabigayow Raxmaankayow caawi adaa caadilee miskiinka waan ka naxay biniaadanka waa xaasidin walaahay soomaalida waa sunta hargaha walaahay rabigayow naga qabo adaa caadilee soomaali uun baa Dadka waasha walaahay

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem

    Allaha cfiyo yac allaha kadhahp saxirinta iyo shayarinta pyo cadowgisaba rbi hakaxijabo😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Saxee ilaahowo caawi yaa rabii 🤲🤲🤲

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před měsícem

    6:56 xassid wuu jiraa dadka imaanka ka tagey sixir iyo ballaayey u isticmaalaan allaha caafiyo walalkeen omaar

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    QURBAHA AAD IYO AAD AYA LA ISUGU SIXRA, WIILAL BADAN OO IYAGOO NABAD QABA GABDHO AY U HEESTEN IN UU JECELYAHAY, LAKIIN, SIXIR LAGU GUURSADAY, SHAQADOODI WEY LIIDATA, LACAG WAXEY HEESTEN WEY KA QAATEE, REERKOODA SIDA HOOYO WALAALO KULLI WA LAGA JARAY.

  • @KaadCabdinuur
    @KaadCabdinuur Před měsícem +1

    Alaha
    Caafiyo❤❤❤

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Před měsícem

    Allaha caafiyo maskinka

  • @xalimomaxamed2555
    @xalimomaxamed2555 Před měsícem +1

    ilahow cafi amiin❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem +1

    ilaahay halagaboqo wiilka maskiinka ah yaan lacaayin o ladhihin darooguu isticmaley hadii daroogo san lagu noqonayo
    dhalinyarda somaayeey ba istimal wiilka haloduceyo🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @maryanahmed2040
    @maryanahmed2040 Před měsícem +1

    ilaahow caafi

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz Před měsícem +2

    Amiin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Qofoku markuu runta ka hadalo waxay yiraahada wuu waalan yahaya soomaaliye waxa fahama🥹

  • @user-zf4dp9rp4u
    @user-zf4dp9rp4u Před měsícem

    Run miyaa waxan sheeko Lee umalynaaye 😢😢😢😢😢😢

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Před měsícem

    Acuudu billahi midaas isha kuusa weji la jeclaadaba malaha

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před měsícem

    Allah u gargaaro dadka la dulmiyo🤲😭

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem +1

    allaha caafiyo

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem +1

    aamiin

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před měsícem

    Subxanallah War omar barbar dad baa balaayo cabsiyay wu ka dhacsan yahay allah kasaaro jirkiisa daroogada lasiiyay , daroogo iyo sixir aya lasiiyay.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak subxanllh subxanllh allhhh ha caafiyo

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před měsícem

    DHULKII hooyo ku noqdda 👀🚙🛏️

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Před měsícem

    wiilku wuu Jiranyahay sixir ma aha. daawo ayuu u baahanyahay. norwayna sixir qof lagu dacweey karo, aduunyada wax baratay ee hor martatay six ma jiro taagaanyihiin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    OMAAR WA 3HLU JANO HADUU KU DHINTO ISAGO SAAN U ASHAHADANAYO😢😢😢

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    WAR CANADA 🍁 HALAGU CESHO. HALLUCINATIONS BAA KA MUUQDA. KINIINO LA SIIYEY BAA JIDHKIISA KU MAQAN.HALA BAADHO DHIIGIISA. WAAYO MA UU WAALNA

  • @aweesnuur1058
    @aweesnuur1058 Před měsícem

    Haye hadane jarer aya nasixirtay Miya kenten

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Gabadhan maahe hawa gefin norwwy majogoto naga norwey joogota iyo niman baa sirixaya showo. Baa loogu yeedhaya beena kadibina wakana😢

  • @aweesnuur1058
    @aweesnuur1058 Před měsícem

    nagaqaleya warya

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před měsícem

    Qof sixirtay ma jirtee zaki gabadha ha u gefin daroogaa la siiyay

  • @YerrowAbdille-rc4vz
    @YerrowAbdille-rc4vz Před měsícem

    Sorry

  • @NuurHasan-jn7jr
    @NuurHasan-jn7jr Před měsícem +1

    Sorry 😊😊😊😊

  • @user-fk6fl9ho5h
    @user-fk6fl9ho5h Před měsícem

    Oomaar waa uu xanùun sadey waa isku buuqay ilaah ha caafiyo quraan hala saaro

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Před měsícem

    Sixirba hadaad maqashaan maxaa Afgooye kagalay Norway ayaa lagu sixraye Afgooye maxaad karabtaa, war cudurkan afgooye idinkudhacay waa inaad iskadaaweysaan faraha nagalabaxa deegaanadiina waxba kamasheegnee nadaaya dulmi badnidiina maraad noosoo qaxdaan raashiinkeena soodoonataan ayaad na aflagaadeyneysaa ceebtiina ordaha wax iskutara afgooyana noo daayoo dhulkiina ku ekaada

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 Před měsícem

    Aloow dhibka kaqaad

  • @NawaalAbdi-cf6oq
    @NawaalAbdi-cf6oq Před měsícem

    Sorry 😞

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    Isaga muxuu shaah uga cabaa naag jareer o awal jeclayd

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Před měsícem

    Halo duceeyo dhaaheese benta maficno

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem

    waar beenta dhaafa saara been haka sheeginina dulmiga iyo daniga fhaafa

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před měsícem

    Sixir wax layidhaahdo ma jidho ee ninku daroogo ayuu liqay ama wuu waswaasay😂. Waddanada reer galbeeka ma yaqaaniin sixir balse waxay garan karaan qof lasumeeyay. Somaliyeey waalidda meel lafadhiista😂

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      INKASTO AY HESUHU XAARAN YIHIIN WIILKAN SIXIRKA MADOW UEG YAHAY ANIGAA LAYGU SAMEEYAY OU ALE IGA CAAFIYAY SIXIR WU JIRAA RASULKA LA SIXRAY