Madaxda ugu ilaalada adag aduunka..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Madaxda ugu ilaalada adag aduunka..
    Ku soo biir janalkeena labaad: / @252-media
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 150

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +50

    Magaceygu waa abdiraxman waaberi halkanina waa waaberi media intaas aad ujeclayn Ustaad Muuqalada ka hormari insh allah 😍

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 Před 3 lety +4

    🌾🌷‏اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ فِي الْعَالَمِينَ،إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +6

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @joyman7026
    @joyman7026 Před 3 lety +15

    Caawa anaa ugu horsaray like ta mash Allah keep going my brother

    • @skyearth6344
      @skyearth6344 Před 3 lety

      Madaxweynaha dalka somaliyana maxd ugu soo dari weysay🇸🇴🇸🇴

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před 3 lety +11

    Asc ugu horeen waa ku salaame waxaa ku weydiin lahaa website ka aad macluumaadkaan kasoo xigato walaal iga soo jawaab hadii aad su'aashaas camal qabto like saar

  • @mohamedmohamoud4056
    @mohamedmohamoud4056 Před 3 lety +4

    It's a great program thanks

  • @drcumarmoalin3725
    @drcumarmoalin3725 Před 3 lety

    Nabi maxamed iyo casharatul mubasharin waligood lama wardiyeen

  • @abdallaibrahim8040
    @abdallaibrahim8040 Před 3 lety +31

    Always I'm the first one of your vedios

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 Před 3 lety +4

    Masha allah wll allaha ku barakeeyo

  • @user-ds5ru6dw4u
    @user-ds5ru6dw4u Před rokem

    Allahu akbar guuuuuul islaamka

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Před 3 lety +1

    Mahdsanid Wll

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Před 3 lety +3

    Maasha allaah

  • @IzitaRussian
    @IzitaRussian Před 11 měsíci +1

    2:04

  • @noisrael3019
    @noisrael3019 Před 3 lety

    Mcln Joseph Kony maclumad noga sodiyaari inshllh

  • @abdiqanicaano7608
    @abdiqanicaano7608 Před 3 lety +1

    Masha Allah, alle ha Ku barakeeyo wll

  • @salmaanmaxamed1417
    @salmaanmaxamed1417 Před 3 lety +1

    WAX BADAN AYAA KAA FAA IDAY MACALIN

  • @suhybmohamed3856
    @suhybmohamed3856 Před 3 lety +2

    Hore u soco bro wllhi bigg Respekt i from Germany

  • @hassannor4198
    @hassannor4198 Před 3 lety +7

    Muuqaal wngsn iyo hab Tabin xirfadeysan
    Shaqsiga:- Cabdiraxman waaberi
    Goobta:- waaberi media___hoyga tacliinta
    Mhdnsid sxb ❤👌❤

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 Před 3 lety

    Thnkz pro Taagero Buuxda

  • @Mohammud.19
    @Mohammud.19 Před 3 lety +3

    Intaan muqaladada dawanay waligay like kulama dhafin keep going sxb ❤️❤️❤️❤️

  • @skyearth6344
    @skyearth6344 Před 3 lety +2

    Madaxweynaha dalka somaliyana maxd ugu soo dari weysay🇸🇴🇸🇴

  • @captainmo77
    @captainmo77 Před 3 lety

    Mahadsanid bro
    ,
    Wax aan loo dhibtoon oo wakhti lagelin lama helo waad gaari doontaa meel sare dadaalka hajoojin inshllh

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 Před 3 lety +2

    Msha allh wlo🥰

  • @nolashaqarsoon2430
    @nolashaqarsoon2430 Před 3 lety +1

    waa kaasugeenaa madaxda africa

  • @kaptanbarbaroosa8907
    @kaptanbarbaroosa8907 Před 3 lety +1

    Macalin aan lawada haysan c/raxmaan waberi

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi

  • @cabdulaahimaalin6307
    @cabdulaahimaalin6307 Před 3 měsíci

    Butin legend legend dhaafay

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 Před 3 lety

    mahdsanid zaaxip imaamu shaafici barnaamij kasoo diyaari

  • @caananuug9082
    @caananuug9082 Před 3 lety +1

    Kusali nabiga scw hadaad
    Muslim tahy

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 Před 3 lety

    Xasan top na waa kan ugu ilaalada bdan Somalia taas baa ilowday

  • @azharzakeer1960
    @azharzakeer1960 Před 3 lety +4

    Anun daawan ayaan like ku saaray waayo wan kugu kalsoonahay sxb

    • @skyearth6344
      @skyearth6344 Před 3 lety +1

      Madaxweynaha dalka somaliyana maxd ugu soo dari weysay🇸🇴🇸🇴

  • @najibyare6841
    @najibyare6841 Před 2 měsíci

    4:24

  • @darveshsomali9307
    @darveshsomali9307 Před 3 lety

    Thanks ustaad

  • @hindahassan123
    @hindahassan123 Před 3 lety

    Masha Allah wll barnamujyadada aad ban ugafa iday insha allah kuwa kasificanana waan ka sugaya.

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud1981 Před 3 lety

    Masha Allah keep going brother

  • @sidestarzfc6405
    @sidestarzfc6405 Před 3 lety +1

    Keep going bro

  • @libaanhassanjamahassan5

    🙏

  • @abdirashiidmoha4060
    @abdirashiidmoha4060 Před 3 lety +1

    Keep going

  • @zakimoha8165
    @zakimoha8165 Před 3 lety

    Haa

  • @hinowet7069
    @hinowet7069 Před 3 lety

    Wcs aad ayaa u mahad santahay sida qurux badan aad muqalka qurux da badan nososameysay

  • @carafadofficial8777
    @carafadofficial8777 Před 3 lety

    Asc walal ad ban ku salamay

  • @umalkheirapdi5129
    @umalkheirapdi5129 Před 3 lety +1

    Waberi media karaaman kuu haya🙋‍♀️

  • @abdirisackmoha4380
    @abdirisackmoha4380 Před 3 lety

    Aad baad inoo fahan,siisay dhabtii waan ku taageeraa

  • @najkaofficial6852
    @najkaofficial6852 Před 3 lety +1

    M.a qof an ku tashto waye👍👍

  • @Mohamud12
    @Mohamud12 Před 3 lety +3

    Frst view

  • @bilanalidiiriye2439
    @bilanalidiiriye2439 Před 3 lety

    Masha alha wabariii

  • @dalmarsheikhabdi728
    @dalmarsheikhabdi728 Před 3 lety

    Sxb horay u soco waxaan jeclaan lahaa inaa ka hor mariso sidaa ohey u isticmaali jiray halkani waa Waaberi Media

  • @shakaislegend7151
    @shakaislegend7151 Před 3 lety +1

    Sxb waku tagera lkin nolashada niga sheke ❤

  • @cabdarasaq6969
    @cabdarasaq6969 Před 3 lety

    Parti 2

  • @dhaqanerk134
    @dhaqanerk134 Před 3 lety

    Pro dalka canda ka soo hadal fadlan

  • @updimalik1976
    @updimalik1976 Před 3 lety +1

    M. A pro ❤ ku tagerA wlhi ❤

  • @abdinorkhalif3165
    @abdinorkhalif3165 Před 5 měsíci

    Silicon valley

  • @axmedkalluun2912
    @axmedkalluun2912 Před 3 lety +1

    Qalad baa ii muuqda sxp eljabo si faahfaahsan uma sheegin gaar ahaan in uu xabsiga mareekanka ka baxsaday iyo in kale mida kale eljabo kaligiisa barnaamij ka sameey sxp

  • @abdiqaniabdi3134
    @abdiqaniabdi3134 Před 3 lety +1

    El chapo barnamij kaso samey c.raxman waaberi fadlan mahadsanid

  • @gikraan
    @gikraan Před 3 lety

    Keep going brother

  • @umumeyzxuseen5884
    @umumeyzxuseen5884 Před 3 lety

    Masha Allah huno

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 Před 3 lety

    Al ustad c raxman waberi
    Xiizaha videos kaga igu bdn

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 Před 3 lety

    Wllkeen C.rxman Cumar

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Před 3 lety

    Wlhi Erdogan markan maqlo magiciisa waan farxa Alle ha ilasho geesi weeye

  • @abdinasirgadhle8502
    @abdinasirgadhle8502 Před 3 lety

    El jabo nooga ka soo waran shp

  • @sheikabdiwahab7881
    @sheikabdiwahab7881 Před 3 lety +1

    keep going

  • @bilaaldaahir4402
    @bilaaldaahir4402 Před 3 lety

    Wiligaa love mala helay ❤❤ waaberi media

  • @ismaaciiladam5040
    @ismaaciiladam5040 Před 3 lety

    Wllkey wllhi wan ku jeclahy keep going

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 Před 3 lety +1

    7 000 Kun ayaa inaga dhiman 100.000 week gan aan gaadhno

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 Před 3 lety +1

    Vatican waa talyaaniga saaxiib iska sax

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 Před 3 lety +1

    First

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 Před 3 lety +3

    Waaberi Army fadlan subscribe isaara🙏🙏🙏

  • @faraxhusein9931
    @faraxhusein9931 Před 2 lety

    Madaxweenaha.ugu.ilaalada

  • @daudiquotes0978
    @daudiquotes0978 Před 3 lety

    Walal waxan kaacodanaya inad noosobadisid sheekoyin kusaabsan guulaha

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 Před 3 lety

    Marki ay so gashay heesta Ololiho doorashada ee Erdogan in u yhy walal muslim ah ee dunida cadowtinimadeda sii kordheeda la jaan qaadaya wiliba quwas muslim alle cadowga haka hayo wlalken🤲

  • @ibnumohamed33
    @ibnumohamed33 Před 3 lety

    waxaaba anigu waan dili karaa .. xitaa muuse biixi hadii kay diro..

  • @mohamedahakinmao2447
    @mohamedahakinmao2447 Před 3 lety

    keep going bro
    waan ku wadanaa📲

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 Před 3 lety

    Waad Ku Mahdsn Tahy Inad Muqaladan Okle Nala Wadaagto

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh Před 3 lety

    Noi zaaxib barnaamijyadan
    Xagee ka keentaa
    ma afklaad taqaanaa oo soo tarjumtaa

  • @nasramohammedhersi9485

    War chanalkan ha loo Ka co 100k ayuu u dhaw yahay dadka waa la garab qabt taye🙏🙏❤️❤️👌🙏

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 Před 3 lety

    Wcs

  • @variidofficial
    @variidofficial Před 3 lety

    Intii nabiga scw jecel subscreb iisaara

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Před 3 lety +1

    Waan ku baryaa ka so hadal elchapo

  • @zack4g270
    @zack4g270 Před 3 lety

    Shaqsi lagu dayan karo wllakay hormarkaga allah ku siyaadiyo

  • @faysalahmed1772
    @faysalahmed1772 Před 3 lety

    walal cabdi raxman hore usoco

  • @momustafe5370
    @momustafe5370 Před 3 lety

    wcs

  • @saahindarajo184
    @saahindarajo184 Před 3 lety

    ASC macalin,Manta waxad ilowday halkan waxad ilowday Halkan waa Wabari media
    Hadad igu racday Like

  • @axmedaaden5442
    @axmedaaden5442 Před 3 lety

    Waxanahy qofkii ugu hor dawaday veido eee like ta ha ila dhfin

  • @mohamudali6349
    @mohamudali6349 Před 3 lety

    234

  • @fuaadxaaji4273
    @fuaadxaaji4273 Před 3 lety +1

    Asc wall c/raxmaan wll waxan kaa cudsan aa inaad nuso galiso channel scholarship 2021 🇹🇷turkey ah wll waana cudse wll mahadsaniid 🤲🤲🤲

  • @nimcociise8305
    @nimcociise8305 Před 3 lety +1

    Kuliyadihii aad sharixi jirtay xgee ku ilawday laba kuliyadood oo kaliya mrkaad sharaxday farahaad ka qaaday wll halkodi kasiiwad oo waxa kasoo hadasha kuliyadaha kala ah sida loo sameeyo nukriyeerka, moobeela, diyaaradaha casriga iyo hadii ay ku jiraan scholarship ka ay bixiyaan turkiga iyo Malaysia iyo intasano ee lagu dhigto hadii aanay ku jirina scholarship ka ay bixiyaan labada dal qiimaha sanadkii lagu dhigto iyo Shuruudaha lagaga baahanyahay inaad soo buu xiso fadalan ka soo hadal hadaad aragto commentigaygan ii soo jawaab Allan kugu dhaarshee

  • @maxamedcayngal8918
    @maxamedcayngal8918 Před 3 lety

    Zxp nin kaa vedio kasoosamee zxp please

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 Před 3 lety

    diyaaradaha qumaantiga ukaca ma helicopter baa?

  • @anishmoha9809
    @anishmoha9809 Před 3 lety

    Walal tell me about Osama Bin Laden

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 Před 3 lety

    Waaberi media

  • @jamayusuf9343
    @jamayusuf9343 Před 3 lety

    EL CHABO NET WORTH 3 BILLION MA AHAN 14 BILLION

  • @jibrill6065
    @jibrill6065 Před 3 lety

    Muuse biixi ayd ka tgtay😂🥶

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 Před 3 lety

    Ha sxb lkn ciyartoda iyo atoraysha iyo ilalo msleyihin bro

  • @abdirizzakamerico1435
    @abdirizzakamerico1435 Před 3 lety

    Maanta waxaad ilowdaY ustad
    MagacaYgu :A/Rahman Omar Halkani waa waberi media kuso dhawada dawadaYaal muqaalkena maanta halaha kliYa aan jeclahY ustad ha ilowin pleaz🙏

  • @abdurhmanadam1992
    @abdurhmanadam1992 Před 3 lety

    M first please pin ❤️

  • @abdirisackmoha4380
    @abdirisackmoha4380 Před 3 lety

    Codsi maad halmar barnaamij noogu sameesid madaxda afrika

  • @gaanishow9650
    @gaanishow9650 Před 3 lety +2

    ᴡʟʟᴏ ɪʟᴀᴀʜᴀy ꜱᴜʙꜱᴄʀɪʙᴇ ɪɪɢᴜ ꜱᴀᴀʀ ᴍᴀʜᴀᴅꜱᴀɴɪᴅ ɪɢᴀᴀᴅʜꜱɪ 3 00

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 Před 3 lety

    Muuqalada ad ayey u xiizo badan yihiin plz noso Badi

  • @khaalidyare2919
    @khaalidyare2919 Před 3 lety

    Kasoohadal muuqaal kusaabsan tecknologyada

  • @wll__dc1856
    @wll__dc1856 Před 3 lety

    Qofkii 23 comments