ADEEGA NOCAN AH WUXU II DHAQALEYAY LACAGTA WALIYBA LACAG BAA ISO HARTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 02. 2024

Komentáře • 29

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před 5 měsíci +1

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah macanto illahey haku barakeyo Yaa Rabi Ciyalka bari illahey ha kaga dhigo yaa Rabi illaheyow sharta niiga xijab Yaa Rabi Yaa Allah

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 5 měsíci +8

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @user-hq5se8nw5u
    @user-hq5se8nw5u Před 5 měsíci +1

    Ruumi xaaji lacag away ilahay hakuxifdiyo awlada

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Před 5 měsíci

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před 5 měsíci

    Mashallah Mashallah

  • @naimo33
    @naimo33 Před 5 měsíci

    Manshlh waa video qurux badan ilaahy xoogaga iyo aqligaaga ha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @aaaaaaaa7928
    @aaaaaaaa7928 Před 5 měsíci

    Mashallah abayo illahay janadi xaa kuu busharaiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 5 měsíci

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubarakeyo mashallh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 5 měsíci

    Manshaallah hooyo mcn lagama dhamo Allah daayo Aabo waa magaca guriga kaliya 😍🥰

  • @marwodumar3093
    @marwodumar3093 Před 5 měsíci +1

    Abayo adi noo soo gali qaabka loogu dhaqdo dharka sabunaha yacni qiyasta larabo in lagu dhaqo dharka mahadsanid ❤

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 Před 5 měsíci

    Mashaa Allah

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 5 měsíci

    Maasha allah

  • @saabiriinmaxamed9256
    @saabiriinmaxamed9256 Před 5 měsíci

    Abayo alaabta aad khaanadahada hoose kugureysid meyza kaamataabanayso miyaa ani nafta iigukeenaye mid le eg ba ijoga meyza

  • @user-mi5lo9qq2d
    @user-mi5lo9qq2d Před 5 měsíci

    Aniga south africa kunolahay carurna malihi walahi inan shoping sameyo Ayan jeclahay every week waxan ubahnen Ayan sogada majogi karo maaqan 😂😂

  • @nooranoora4680
    @nooranoora4680 Před 5 měsíci

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @nooranoora4680
    @nooranoora4680 Před 5 měsíci

    صلي الله عليه وسلم

  • @fiicaneeyfarduus4331
    @fiicaneeyfarduus4331 Před 5 měsíci

    Asc ruumi, ogoow codka iyo ficilka Islamabad socdaan ogoow ku laabo codeynta.

  • @fam3573
    @fam3573 Před 5 měsíci

    Walalo subdada madama qabaw aad kasoo bixisay qabaw baa lagashaa sawdiga koelkast wayn haystaa

  • @shukriali6708
    @shukriali6708 Před 5 měsíci

    Waxba ha daalin qof walba siduu ilaahay ubarakeeyo ilaahay gacanteen gacan barKaleh hanooga dhigo

  • @fam3573
    @fam3573 Před 5 měsíci

    Ruumeey untada iyo javel ka laysma dhexdhigo gadhiga adeega hosta dhik

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn Před 5 měsíci

    Asc abaayo, kariga raashonka aad ilaa iyo guriga aad usoo jidatay mala ogolyahay mase lacag ayaa soo dhigtay

  • @user-kt2xe6yu8z
    @user-kt2xe6yu8z Před 5 měsíci

    M,a❤❤❤❤

  • @user-dt8ql8gy4w
    @user-dt8ql8gy4w Před 5 měsíci

    Aboyo gariga dukanka mayallo miyaa wadiga kor iyo bari uwadee

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 Před 5 měsíci

    Maaisa yar xafaayo maa uxertaa ani waa kareebay gabadheyda sanad iyo totobo bil jirtaa alx tuunji ay ii kortaa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 5 měsíci

      Tuunji waliygey ma ku fariisin ilamaheyga toosa u geeya suuliga qaboobka kadib ayan ka jariy dona in sha allah

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 Před 5 měsíci

    Gaariga la jiito ilaa guriga u soo qaadatey

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 5 měsíci

    Cunto xun bay cunaan somalidu. Caruurtooda mustaqbalka ma laha, waayo waxyaabo sonkor iyo fat ka buuxaan ayay ka dhergiyaan.
    Baastada iyo bariiska faraha ka qaada. Maalintii one meal keliya ayaa la cunaa

    • @safiaxusen5793
      @safiaxusen5793 Před 5 měsíci

      Ok wll maxa lagu badalan karnaaa bariiska iyo baastada

    • @Hornscope
      @Hornscope Před 5 měsíci

      @@safiaxusen5793 Roodi tayo leh ku xun chickenka iyo suqaarka. Marmarna waxaad cuntaa cadas, digir, Beanska waaweyn, iwm.
      Bal Malaysianku waxay cunaan iyadana u fiirso. Bal suuqa habeenkii ay wax ku iibiyaan soo eeg