BAHWEYNTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024
  • Probeer de gratis video-editor CapCut om video's te maken! www.capcut.com/t/ZmFbe4wW9/

Komentáře • 49

  • @user-zn9ck4wk5l
    @user-zn9ck4wk5l Před 23 dny

    Asc Masha allahi alle ha ku xifdiyo xafidullahi Cadey qurux badan Awladad🤲❤️.

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 Před 22 dny

    Mansha allah

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 23 dny +1

    Subaxalaahay ilaaheey ha natusin nucaan waxa gabaran barnamijo qurux badan iskadheef nucaan waa istubi nin mahan ninka ragah San mahan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂

  • @dhibyarinolowdhulka7697

    Masha Aallah Masha Aallah Masha Aallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 Před 23 dny

    Mansha Allah tabarakallah qali dumar waxa tahay gabadh runta sheegata dadaka maraban runta❤❤🎉hormar wacan insha Allah qali

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před 23 dny

    Masha Allah 🥰 🥰

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 Před 23 dny

    Mansha allh ❤❤❤

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Před 23 dny +1

    Wiilkaan qadar ayaa laga tarxiiley xaala nafsi ayaa heysta oo qadar ayuu ku dhashey reerkoodu qadar ayey degan yihiin

    • @Daganhajji2022
      @Daganhajji2022 Před 22 dny

      Wuu u egyahay inaanu somalia ku korin, nin dhib badan uma muuqdo.

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 23 dny +1

    Apyo rumi islmhn wrersn wrkoda iska daa anagaa runta kgu jcel cidaa donto blaha ka rif cidy dhiptna hory ha usii scoto ❤

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 Před 23 dny +1

    😂😂 wll inanku wuu naga xnuunsanayaa nuumiyeey

  • @11naa44
    @11naa44 Před 23 dny +2

    Wiilka wa ciyaal casiir carabiga yaqan carabta ayu kuso koray hargeysa ayu muddo jogay wxa ficn hadu xamar la qabsan waayey inu hargeysa ku noqdo

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Před 22 dny

    Ninkaan daahir wxu u adeegsanaya ushiii uu isaaq u lagu garaaci lahaa😊

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 23 dny

    Dadkiisa waa Maqli waayay

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 23 dny +1

    MARWO RUUMI DADKAN WAA BILAA DHAQAN WAAN LA YAABAA 😂😂😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 dny

    Ceeb Alle Kuudil Dheh Kaasiwaanindhintay

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 Před 23 dny +1

    Abo daahir 😂😂😂😂😂😂

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 23 dny

    Wuu xanuusanaya walaal

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 Před 23 dny

    😂😂😂aabo dahir

  • @user-ed4wk3hv9l
    @user-ed4wk3hv9l Před 21 dnem

    Ninkaan mafiyoobo abaayo

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 Před 16 dny

    😂😂😂😂😂😂😮

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 Před 22 dny

    Ina adeerka ugurmo deee 😂😂😂

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před 23 dny

    Walaal nalasoo wadaag caloosha waxaa kunadeefiso

  • @DeeqoMohamed-w3p
    @DeeqoMohamed-w3p Před 23 dny

    😅😅😅

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 dny

    Wixii Uukasoohjeedey Maxayu
    qabsanlayihiin Qeedhen Cunka😕

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 23 dny

    Ruuneey labaduba ma Dhama waa dad buka

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 23 dny

    Naagtu waa doqon
    Heshay nin doqon buka naa waan ka matagayaa iga daa

    • @user-bw4rp3ih7w
      @user-bw4rp3ih7w Před 23 dny

      Qofku haduu xanuunsanayo doqon miyaa Subxaanallah

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 Před 23 dny

    Ruumiyey mar horaan layaavay wiilkan rafaadka heysta iyo bahdilka lagu hayo aaway reerkiisi

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před 23 dny

    ❤Scw scw scw scw ❤️ ❤

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv Před 23 dny

    Hadii aadan soogelidoonin adoooqaawan waxankuleeyahy welcome

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Před 23 dny

    abyo runtada waaye

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 Před 23 dny

    Kkkkkk

  • @fatxiya8881
    @fatxiya8881 Před 23 dny

    Mee ninkan rer kisi al jabanye😂😂😂

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 Před 23 dny

    Sax weye ninkan ma cafimd qabo wn u baqaa wlhi dadkii dhalay ha qabsadaan

  • @shaymashafici1691
    @shaymashafici1691 Před 23 dny

    Kkkkkkkk al ruumi sariirta ku tee wlaahy wan qoslay illahy ha cawiiyo wllo ninku waa dooqon horta dooqon walba wuu walyahayba la dheeha😢

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 23 dny

    Kan wuu xanuunsanayaa ama way saxirtay. Qof sidaan loo bahdilayo oo ku nool dulinimadan. Ma fayooba

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 23 dny

    😅😅😅😅😅😅😂😂😂

  • @kifaayoali5164
    @kifaayoali5164 Před 23 dny

    Ķkķk

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Před 23 dny

    Abyo maxa ku baxay???

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol Před 23 dny

    Hhhh

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh Před 23 dny

    Ruumiyeey naagahan wareersan maxaa uqiimeenee waano ayeey diidan yihiin

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 23 dny

    Ruuneey ninkani waa nin xanuunsanaya dadkooda ma maqlayo

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i Před 23 dny

    Reer lasta nacas Wii leeyahay kana was Farax qashaare

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 23 dny +2

    HABARYAHAY RUUMI DALIMAD YAHAY ADIGABA VIEWS BAA U SOO GASHA LACAG JACEEL YOTUBE ADIGOO HOLAND DAGAN NINKAGA IYO NAAGTISA WAA SHAQEYSANAYANEH SIDA OO KALE HABARYAHAY KA FUQ REERKA

    • @xamdiapdi2646
      @xamdiapdi2646 Před 23 dny

      Bilaa dhaqan yahay ma gabadha yar baa habar ledahay runta ku gubtay waayo munafaqbaa tahay ninkaan dugsiga iyo gumaysiga ku Jira haw hiiliso

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 Před 23 dny

    😅😅😅