GUURKA MA SAHALANA 17.SANO OO GURI LEYAHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 30

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Před měsícem +14

    waaxaan so xasuusta ayaada quraanka ah taas oo ka hadaleysa dada aduunka joga ilaahey ma badalo qoom ilaa ay badalaan naftooda ayada dumarow dhirigilin quraanka ka dhikta ❤

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 Před měsícem +2

    Guurku sas maha lkn dhaqanka xun un bn ku dhaqana oo ah in xaran laysku wanajiyo nin gabar an xalal u ahayn been ku aqriyo wa ku dhiman la aanta ma jogi karo bla bla markay xaas xalal u. Noqoto naaya maxa karisay iyo ad adayg la so tagan iyo caawin la aan diintu intaasba nama farin mawada iyo raxma bay na fartay bal fiiri sidu nabi maxamed scw u u cawin jiray xasaskisa rc wax kasta oo ay qabanayan bu la qaban jiray asago ah nabiyullah scw marka aan diinta ku dhaqano. Oo hadalka wanag san aan ka dhigno nikax ka dib Thanks 🙏🏿

  • @AnisaSaciid-p3w
    @AnisaSaciid-p3w Před měsícem +4

    Mshllh ruun family guul isku duban baa idin rajaynaya❤❤❤❤

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤masha allaah abaayo macaanto allaah ha ku amaansado ruuneey

  • @cartoonxasan5020
    @cartoonxasan5020 Před měsícem +4

    Ruumiyey kujacliyah yaqey❤😊

  • @SugraCadey
    @SugraCadey Před měsícem +3

    Manshallah

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 Před měsícem

    You right my dear sister ❤❤❤❤❤

  • @susuusiman256
    @susuusiman256 Před měsícem

    Shukran xppty ❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před měsícem +2

    Masha Allah xabiibti ❤❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před měsícem +1

    Masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @user-hi1hq4nb7r
    @user-hi1hq4nb7r Před měsícem +1

    Mansha alh

  • @IqroSiciid-tl1uk
    @IqroSiciid-tl1uk Před měsícem

    Masha Allah mar horay igu ficned inaa helo khibradas abyo ruumi waa gabadhi shalay jawaab baa ka sugayaaa😊😊😊😊

  • @fardosaaweys4421
    @fardosaaweys4421 Před měsícem +1

    Waad igala soo daahday abayo😢

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před měsícem +1

    Habo guurka maanta jiro waa cabsi cabsi walaahi 😂😂

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před měsícem +1

    ❤❤Scw scw scw scw ❤️ ❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem

    MashAllah 🎉abayo 🎉

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i Před měsícem +1

    Masuliyad iyo dulqaad iyo ba mesha yaala ubaxyo la issiinayo kaliya ma ahan

  • @SacdiyoAruf
    @SacdiyoAruf Před měsícem +1

    Abaayo anigu waxaan guri leyahay 17 sano lakiin ila iyo hada ninkeyga dabecadisa mafahmin sababtu waa dadka an waxba warahu kabixiin allxamdulillah wana bila lakiin aniga ahaan waxba iima ogola

  • @ks-xe1be
    @ks-xe1be Před měsícem +3

    Yaa uqtii hadee waxii isbadaleen intaas sano kadib maxaa fiyuus loogu raasan , markaa fiyuus waa say

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před měsícem +2

    Manshaallah 😍

  • @Maymuun330
    @Maymuun330 Před měsícem +5

    Abyo kwrn nimanka inaa shaqeesato ku ogoleen bahiyagaaga dabooli karim iyo kuwa aaladaha social media kuu ogoleen adoo hdana qof dagan xumaan looga baran

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 Před 28 dny +1

      Wakula qabna sxby dhaqtarkaga xitaa mahayo lagu dhihi ilmihisa bas buu kafakari

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 Před měsícem +1

    😂😂😂😂 wli beentaa maahan ruumiyey sheekada banaanka waa qiyaali runtu waaba mrka guri leysla tago waliba owlaad imaadaan

  • @xafsoxuseen7781
    @xafsoxuseen7781 Před měsícem +2

    Waala badali karaa ninku waa qof insaana l

    • @anfacmc5871
      @anfacmc5871 Před měsícem +4

      Ma aaminsani aniga qof allahii abuuray badeli waayi bani aadam mabadali karo

    • @user-qv8wg4tn4b
      @user-qv8wg4tn4b Před měsícem

      @@anfacmc5871Allah wax ma badali waayo ee qof gaal ahaa buu muslim kadhigaa isagana waa qof adoomada Allah kamida hal mar oo aad ducaysato oo Allah kaa aqbalo bay ku xiran thy

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Před měsícem

      ​@@anfacmc5871waan kuugu raacsanahay qof asaga isbadli waaye adiga maba dalikartid

    • @xafsoxuseen7781
      @xafsoxuseen7781 Před měsícem +1

      Adiga bal isku laabo khaladaadkaaga fiiri iska sax ilaahay talo saaro cibaadada hagaaji ogowna xanaaq iyo dagaal wax laguma badalo qofki kujecel waa badali kartaa