HOYO SOMALIYED 12 CARUUR HAYSAT OO PROGRAMKENA DHAQALAHA KA FAIDAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Dhirigalinta dhaqlaha kalsonidi ad ku shaeysan lahayd

Komentáře • 45

  • @user-sk6gj9mx1z
    @user-sk6gj9mx1z Před 9 dny

    Abaaya wakafaiday jazak allah khaire ❤

  • @user-hh8us4vj8j
    @user-hh8us4vj8j Před 16 dny +1

    Alx ani kuhor barnamijaka wax arorsiga inta adn bilabin ayanba ani mid igara siwaty on wax arorsiwty mrkad bilowdyna dhirigalin ban kasi qady halki iyo tukabdn ban dhigay ❤thnks to my self thnks to u sis❤❤

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 Před 16 dny +3

    Ruumi ilahay akhiro iyo aduun ha ku barakeeyo ani baa iska yaaban lacagta aan sanadkaan aruuriyey Alxamdulillah ❤

  • @faraxbirinbir5958
    @faraxbirinbir5958 Před 15 dny

    Masha allah walal hore u soco

  • @Xananaxme
    @Xananaxme Před 16 dny +1

    Mashaa Allah Ishaa Alaa wandaadalayna waxan hasta 9 caruura bilkuna waa 450 guriguna waa kiiro waaxan uruuriyay 2700 wanna wadaaya Ishaa alaah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 16 dny +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td Před 16 dny +3

    Masha Allah ❤

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu Před 16 dny +1

    Abaayo.masha.alaaha❤❤❤

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r Před 15 dny

    Mashaallah ❤❤❤❤❤

  • @hodonabdimaxamed8273
    @hodonabdimaxamed8273 Před 14 dny

    Thanks you sister❤❤❤

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud Před 16 dny +1

    maasha allaah sax wa talo fican❤❤

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 Před 16 dny +3

    Hooyo 12 caruur heesatid ganacsi magali kartid ee waxaan sameesaa boosas kugado ama dahab markay ilmaha kuwada koraan baad shaqeesan Insha Allah waliba waxaan kuugula talin lahaa dhul gali lacagtaada 😊

  • @user-vz8xj7gr9h
    @user-vz8xj7gr9h Před 16 dny +1

    Masha Allaha

  • @foreverlivingwithfaduma
    @foreverlivingwithfaduma Před 16 dny +1

    thank you ruunay

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 16 dny

    Manshaallah 😍

  • @AlNb-df9wj
    @AlNb-df9wj Před 16 dny +1

    Scw ❤❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 14 dny

    AF SOMAALIGA GOGOL KA WUU QALDAAN YAHEEY AF SOMAALI SAAX MAA AHAA ANAA IS TIICMALEY DHOOR JEER

  • @xafsacali6837
    @xafsacali6837 Před 5 dny +1

    Asc

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 16 dny +1

    M.A.WALAAL ❤WCS SCW🎉❤

  • @AymanAbdoulkadir-tt1lp

    Mashalaah houno

  • @IskuFilan-xx3pd
    @IskuFilan-xx3pd Před 16 dny +1

    Sax waye

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu Před 16 dny

    Abaayo.ruuney.wakafaaiday.dhaqaladhigatay.marka.kubaratay❤❤❤❤

  • @salmaaraale8743
    @salmaaraale8743 Před 16 dny

    thanks walaal ruume marka hore sida at noo dhiri gilineysid hooyo guri jook ah ayn ahy ciyaal yaryarna wan hesta alxm abayo marka is dhoho wax Mel dhig wan kunoqda hadan maxat ugla talin lehed?

  • @Enisa_channel
    @Enisa_channel Před 16 dny

    CZcams keyga soboqo walal❤

  • @NimcoNimco-r8h
    @NimcoNimco-r8h Před 16 dny

    Asc wallo ruumi qurux mahad sanid

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Před 16 dny +1

    qoraalka ayada screan ka so qaadey miyaa abaayo muhiimada waad mahadsantahay qurux badaneey qofka aan dadaka ku mahadin Alla kuma mahadiyo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 16 dny +1

      @@bilicdawadanka4199 qoralka wuu iska dhib badan yahay wuu iska tirmaya mararaka qaar

  • @AyaaaJama
    @AyaaaJama Před 16 dny +2

    Aniga 1 sano waxan kuu orosaday 10 000 dollar hadana hagbad ban qalaya waxan gadanaya gacanta 1 iyo labad waa 10 000 dollar kale

  • @MileySuheyr
    @MileySuheyr Před 16 dny +2

    2iyo bar ilmo jira ito mid 1iyo bar jira xanaano ma gaynkaraa ilataliya

    • @marwaadan7906
      @marwaadan7906 Před 16 dny

      Haaa lakiin guriga markay kusoo labtaan wakhti gali oo adigana tarbiyeeso

    • @MileySuheyr
      @MileySuheyr Před 16 dny

      @@marwaadan7906 waa ka cabsanya baqdin baa igu jirta abyo

    • @FardosodiiriyeJamac
      @FardosodiiriyeJamac Před 16 dny

      Ani rayigayga maya wayo ad bay u yaryaryihiin wax kudhacay magankartid ayaguna wax kumasheegikaraan

    • @MileySuheyr
      @MileySuheyr Před 15 dny

      @@FardosodiiriyeJamac abyo ma iska haysta waxybo badan baa dartood ujojiyey

    • @FardosodiiriyeJamac
      @FardosodiiriyeJamac Před 15 dny

      @@MileySuheyr wax walba ayagaa kaqalisan o aduunka yala dad badan baa manta dahab iyo diinar sisan lahaa hal cunug aydhalaan marka hayso baan kudhihilaa intii aysuurto galtahay

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w Před 15 dny

    Anigabo lacag ayuto ankugalay ahada demankane iskaga bixiyay hada deenlayguma lahan 9boqol odolar ayaigaso hartay dabakaayo yar ama dukan xafaded yar ayankufurtay waliba gurigeyga banankiisa ajingad kadistay alaabtane habenkii wankagura san laygaxadin gabaryar ayaicawisa on week giilacagyar siya alabta habenkii iqaada ilmahane cunada meshaugukarsada akar caruur oo 9jir uwen yahay ayaijoogto alx maalinki taban iyo shan dolar labaatan dolar wankagadaa shan dolar faido melkadiga every day markay gabadaas wadshaqaysan kartaa deh

  • @user-el1uz9ru1b
    @user-el1uz9ru1b Před 16 dny +1

    440🇧🇪🥰

  • @nimcohodan3281
    @nimcohodan3281 Před 16 dny +1

    Wan ku salaamay room
    Manshallah aniga 3sano ee ugu danbaysay degree ban qadanya inshaallah waxan ku daadalay in jamacada ka dhigtay bil ka la isiyo ilaa Ana haysto qalinjabinta lacagteeda aan bixin laha
    Roomiyey aad baad u fican tahay wayo kAlsoni leh waxan haysta 4caruur ah iyo ur bugii qoraya ee thesiska roomi waa dhirigaliyaha dumarka hore u soco

    • @MileySuheyr
      @MileySuheyr Před 16 dny

      Mshalah abyo qof adag baathy alha ku garab istago 2 ihogta uurki 3ba leyhy wayna igu adagthy jmcdi sanadki 3ba bilbya ina sandka iska dhafo Aya Raba iyo ina iska bilabo ilatali qli

  • @user-gf6ro3cy2u
    @user-gf6ro3cy2u Před 14 dny

    Wll anigu 730 ayaan qaadan jiray laba caruura haystay 500 dollar account dhigan jiray mudo 30 bilood ah waxaan faiiday 15000 dollar

    • @nimcosagal1044
      @nimcosagal1044 Před 13 dny

      Account sida losameyo iyo shuruda laga rabo qli isheeg