Xaaji Lacag Sababtisa Miyaan U Dhumay Mise Dhaqalaha Ann so Baxshay Iska Garta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 01. 2024

Komentáře • 38

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Před 6 měsíci +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤

  • @naimo33
    @naimo33 Před 6 měsíci +5

    Walaly mareykan ilma lacag lama siiya 😢 adeega aroorti wax ka fiican malaha tukamadi oo cidi isku qasin baad tagi mashquul lahyn wan jeclahy aroorti

  • @nimcomowliid6107
    @nimcomowliid6107 Před 6 měsíci +4

    Mansha allaah alle ha ku barakeeyo wllo qali Ana muraad ayaan leyahaye ii soo duce adiga iyo Asaxaabtaaduba

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 Před 6 měsíci +2

    Yaa ku dhahay abyo marekan ayaa lacag dhar dad siiyo 😢

  • @hoodomashchannel8353
    @hoodomashchannel8353 Před 6 měsíci +2

    Scw warbal rer rumiyow iso boqda allaha idiin barakeyo dhamantin rumi waxa tahay hooyo anku daydo❤❤🎉🎉

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 Před 6 měsíci +1

    Maanshaa allaah tabarakallaah horay u socoo walaal qaali

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b Před 6 měsíci +1

    Mashallah walal

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 6 měsíci +1

    Manshaallah ✌️

  • @cawoismail3724
    @cawoismail3724 Před 6 měsíci +1

    America lacag masiiso caruur

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 6 měsíci +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Před 6 měsíci +2

    Nederland waa raqis waxeedu Europa oodhan isku mid mahan waa kala duwan tahay.
    Mida labad Gaalo haugu ciwin dad ka aad iyo ilmahu kunoshiin waa eray qalafsan pleace. Wa iga talo uun❤

  • @deeqamohamed675
    @deeqamohamed675 Před 6 měsíci +1

    Masha allah ❤❤ hooyo wanagsan

  • @user-xf4yd4ws9i
    @user-xf4yd4ws9i Před 6 měsíci +1

    Abaayo.ruumiyey.nosobadi.dhaqalaha❤❤❤❤

  • @tkidzzz2913
    @tkidzzz2913 Před 6 měsíci +1

    Baayo guulayso ❤🎉❤🎉

  • @som1
    @som1 Před 6 měsíci +1

    Mashallah enjoy your date with Maisa cadey allahuma baarik ❤

  • @user-hz3xl3wg5h
    @user-hz3xl3wg5h Před 6 měsíci +2

    Walaloy ruumi dadka qaar yay ku warerin wayo sida aad nogu faaiidaynaysid xitaa ruxa dhagolaha ayaa u dhaw inay KY fahmaan😂

  • @user-du2ij3fu4c
    @user-du2ij3fu4c Před 6 měsíci

    RUMIYEY ALAHA KUU barakeyo mcnto lkn waxan kugula taalin laaha dharka carurta inaad shein ugaa dalabto sababto ah meshana Haada kaaso gadey aad ayeey qaali ugaa yihin lacagta haada kuso adegtey 1 year ayeey ugu adeegi karta

  • @user-or4zf7dh5t
    @user-or4zf7dh5t Před 6 měsíci

    Asc walalo

  • @bintisulldaan5367
    @bintisulldaan5367 Před 6 měsíci +1

    ruumi si wacan baad u dhigtay oo la fahmi karo

  • @user-zv2ig8ti4o
    @user-zv2ig8ti4o Před 6 měsíci +1

    Hedhe shekadii xaaji lacag noga dhac q

  • @aishaabdishakuur2352
    @aishaabdishakuur2352 Před 6 měsíci

    Holland it look like badiye

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Před 6 měsíci

    Waa runtaa lacag gooni ah ayeey leeyihiin ilmaha .
    Aniga Austria joogaa bil walbo nala siiya ilmaha lacagtooda.
    Sanadkaan 200€ iyo kasii badan laga dhigay.

    • @mushtaaq1824
      @mushtaaq1824 Před 6 měsíci

      Abaayo anaga nalama siiyo wax biilka dheer swiska ayan joga

  • @Hinda2024
    @Hinda2024 Před 6 měsíci

    Wan cusubahu 😂

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Před 6 měsíci

    Wllo anagaaba idinka wax qaalisan shanladaaso kale 6$

  • @dekamohamed6218
    @dekamohamed6218 Před 6 měsíci

    Asc ruumiyay maraykan lacag laidkama siiyo ilmo waxhubso walaal anigaa ilmokuhaysto lacagna laigumasiiyee.

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 6 měsíci

      Sanadki bad ledihin caanshuur celin somaha 10.0000 dad baa ku xisaabtama
      Teeda kale aniga habar yartey baa dagan wala siiya kaarar caruurta ugu adeegto

    • @marwodumar3093
      @marwodumar3093 Před 6 měsíci

      ​@@ruumichannelsax wayo abayo qaar xitaa sanadki 16k iyo kabadan ku xisabtama sanad kii

    • @dekamohamed6218
      @dekamohamed6218 Před 6 měsíci

      ​@@ruumichannel abaayo waaruntaa canshuur celinta qofkii shaqayya oo illmo kuxarayeta sanadku markuudhamaado buu waxfiican helayaa kaarcunto logu iibiyana waxaalasiiyaa dadka lacagta yar kushaqeeya ilmanahaysa , ee walaal macan ruunay waxan kawaday lacagta aad sheegatsay ee bilwalba soodhacaysay ee yurubta iyo Canada lagasheego.amaamba yurub usooguuraa.kkk hooray usoco ruunay waankahelaa dhiiragalintaada.❤

    • @bahja2377
      @bahja2377 Před 6 měsíci

      @@ruumichannelRuumi caanshuurta dadka qaar baa Celiya oo dowlada u celiya Sanadkii lacag badan sameeyo

    • @xamdibeautychannel
      @xamdibeautychannel Před 6 měsíci

      @@ruumichannelqofkii shaqeeya baa canshuurta loo celiya wax lacag bilaash ah laismasiiyo

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Před 6 měsíci

    Waa loo baahnyahay in la lumo mararka qaarkood waayo wax baad ka bar. Ilmaha lacagtooda yaan laga qadin iyaga dhar, cunto, iyo wax loo laabo u baahan. Ilmaha waa masaakiin ee da’doow ka taxadara waala idin weeydiin masuuliyadooda.

    • @nasriinadow3298
      @nasriinadow3298 Před 6 měsíci

      Lacagta ilmaha laga qadinaayo halke taala cunuga 125$ ba la siiyaa o caanahoda iyo xafaayadooda ka badneen waxi dharkooda iyo dheeri ah adiga u gadanaayo

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před 6 měsíci

      ​@@nasriinadow3298Afkaaga Caano lagu Qabayey Runleey👍👍👍👍❤❤❤🤲🤲🤲😘 Tan labaad Holland Ne Waabo Meesha Caruurta Ugu Lacag Yar 3dii Billoodba mar Aa La Siyaa E Bilkasta Lama Siiyo 🤲😘 Caruurta Dadka Dhaly Waa Ineey Badi U Kabaan: Yuuba Wax Ka Soo Garaa🤲🤲🤲 Hadane Waabo Laga Daray Ariga Dhan Waa khaalli❤😊😊😊🤲🤲🤲🫢🫢🫢🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před 6 měsíci

      ​@@nasriinadow3298 --- Runleey❤🤲👏👏👏 Abaayo Intee jogtaa ????

  • @msshami4228
    @msshami4228 Před 6 měsíci

    Naa rumiyeey soo digaan intii yareed eed aruurisey restaurant ka la fadhiya😂