Waqti Adag Allah No Fududeyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • ‪@ruumichannel‬#ruumikitchen ##subscribe #share #subscribe

Komentáře • 39

  • @Bilan-vt9yq
    @Bilan-vt9yq Před rokem

    safarka alle ha idiin fudaydiyo in.shaallaah safar salaam

  • @umumohhamed2021
    @umumohhamed2021 Před rokem

    Safarka allaha udiinfududeeyo caruurtane allaha kuucaafiyo

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před rokem

    Illaahay. Ha Kuuu caafiyo

  • @ilhanmohasuleyman4568

    masha allah sxb safarkaga waxan umaleynaye somalia.cafimad quruxey ❤❤❤

  • @ashkanqube3024
    @ashkanqube3024 Před rokem

    Safar salaama wll caruurta allahakucaafiyo

  • @farxiyoibrahimali7475

    Alle haku caafiyo caruurta wllo Nabadna kutaga meshad usocoto

  • @maimunhassan4640
    @maimunhassan4640 Před rokem +1

    Amiin amiin

  • @liyaomars
    @liyaomars Před rokem +3

    Hooyo daalan Makaan arkay waxaan soo xasuustay waagii aad dhihi jirtay hooyo caajisley bustaha kasoo hoos Bax shaqeyso 🤣 😂. Kuleelaha iyo fasaxyadaba waa muhiim in ciyaalka la wado oo loosoo jawi badalo Maashaa’allaah 👍💯💯rabi haidiin fududeeyo aamiin

  • @-farhia
    @-farhia Před rokem

    Ruumu safar salama

  • @fosiyacawil727
    @fosiyacawil727 Před rokem +1

    Ilaahay hakuu caafiyo xanuunkana haka dul qaado caruurta

  • @samsamduale7721
    @samsamduale7721 Před rokem +1

    Dukaanka Germany Iska leh kiki baa la dhehaa safar wangsan ruuun ❤❤❤

  • @hooyocooking
    @hooyocooking Před rokem

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti mid dhib yar allaha idinkaga dhigo ❤❤❤

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 Před rokem

    Ilahay hakucafiyo caruurta

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Před rokem

    Masha alaah dhiri galin aad ufican❤❤❤

  • @SalmaJama-qg4on
    @SalmaJama-qg4on Před rokem

    illaahay.ha.ku.cafiiyo

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk

    Safar
    Salaama abaayo allah ku caafiyo caruurta

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr Před rokem

    Allaha idin caafiyo abaayo

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 Před rokem

    Ilaah hakuuu caafiyo

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 Před rokem

    Safar allaah ku fuduudeyo abaayo dukankan 2 week ka hor baa laga furay zuidplein anaga 7 sano buu ka furanyahay magaladeena anigaba ka shaqeya

  • @khadracali334
    @khadracali334 Před rokem

    Ilaahay haku caafiyo carurta

  • @sacdiyaaxmed3653
    @sacdiyaaxmed3653 Před rokem

    Asc ruumi setahay abaayo adiga iyo ciyaalkaga alah kuxifdiyo

    • @sacdiyaaxmed3653
      @sacdiyaaxmed3653 Před rokem +1

      Waxn rabaa adiga iyo asxaabtaa in talo sax ah oo at naftaada aat siilaheyt abaayo aniga waxn ucilanahay ciyaalkega abahoot taasoo ah in waxwaliba aanraboodo in uu yiraahdo mahaayo hadey qar tahay sadqo hadeytah iyo wax shoobin ahmalahan nafteedi wax Uma ogala biilk kaaruurso eeisdibir ayudhaha aniga iyo families na wax ixtiram malahan hooyadeey ay ugu Wan tahay in tags kadi wax walla ay ci ciyaalka ubaahanyiin wow ogal yahay Lakin aniga iima ogal marka Intan iyo in kabadan ayaa iheysato maxat talo igu Dardanelle abaayo

    • @sacdiyaaxmed3653
      @sacdiyaaxmed3653 Před rokem

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před rokem +1

    Abayo wajigada beykamuqata

  • @fowshirsi2340
    @fowshirsi2340 Před rokem

  • @queensaafi
    @queensaafi Před rokem

    Safara salama alllah ku fududeyo abayo

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Před rokem

    Safar salaamo

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Před rokem

    Ilahay haydin fufudeyo❤❤

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Před rokem

    Ahan kaligin anagaba dhakhtar ka ayaan lagalay laba isbuc ayuu nagu jiray❤❤❤

  • @MrNilii
    @MrNilii Před rokem

    Xamar mat usocota Alahaku fututeyo

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 Před rokem

    Turkiya ma ka tageysa 😅 xabiibti

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 Před rokem

    Wadankee u safreee

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman Před rokem

    My sister ilahay nabad haa iden ku geeyo ❤

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před rokem

    Allaha ku nabad geeyo

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 Před rokem

    الله يساعدك حيثما كنت

  • @asadyarre7608
    @asadyarre7608 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂29 iyo😂29 uero qosolka iga dhamaaday

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před rokem

    Stomach flu way is qaadsiiyaan laba sadex cisho way ladnaan doonaan Ruun Ilaahay ha sahlo

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Před rokem

    Abaaayo shyban iyo Matag ayaa nahayo jarmalka sasway fariska ukajira

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 Před rokem

    Allah ha ku caafiyo