Waayojoog:- Noloshii Halgamaa Yuusuf Ganaje Qaybtii 6aad & Dagaaladii SNM.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waayojoog:- yuusuf ganaje oo ka waraaya xogo Aad u muhiim ah (qaybtii 6aad)
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 33

  • @abdirahmanibrahimmuse5534

    Mansh allh mujaid aad uqalbi fiican weyaan ilahy cafimad iyo cimriga ha ku dhereyo amiin wariye Nasir aadbaan kuu salamayaa noo soo badi Tarikhda mujahidinta SNM intii dhimatyna ilahy ha unxriisto inta nolna ilahy waxaan uuga beryayaa cafimaad iyo cimri dherer Nabadaa aanu maanta ku joogno iyagaa inoo keenay ilahy ka soko

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +3

    intii dhimatay ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin

  • @omerabdillahi5996
    @omerabdillahi5996 Před 2 lety +1

    Sc mujaahid Gannag
    Ja ilaahay Cimriga Iyo Aqligaba hakuu ilaasho.Inankaa Ethiopia ka soo Qalinjabiyeyna insha Allaha waa hogaamiyaha Soomaliland ee Berriyo. Waan ku salaamayaa Mujaahid. WAA MUJAAHID Omar-miino

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw Před 2 lety +1

    Masha Allah adeero qof qalbi wanaagsan ayaad tahay wadanka abaal wayn ayaad usoo gashay illahay jano hakuugu abaal gudo
    Aad ayaan ugu farxay nolosha quruxda badan ee halgankii ka dib aad yeelatay illahay ubadka iyo cafiimadka haku barakeeyo❤

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před 2 lety +1

    Mashaballaah Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo allaw ku xafid adeero aamin aamin aamin aamin

  • @aboobackersomal9874
    @aboobackersomal9874 Před 2 lety +2

    Taariikhda waan kugu tageersanahay inoosoobadi sxb

  • @awshan571
    @awshan571 Před 2 lety +2

    Mujaahid ganaje halkuu ku qarsoona ❤️waa libaax 💯🙏

  • @dhimbiilyareofficial4157
    @dhimbiilyareofficial4157 Před 2 lety +1

    Masha allah Alle cimriga haku dheereeyo mujaahid

  • @abdirahmanmohamed593
    @abdirahmanmohamed593 Před 2 lety +2

    Maasha Allah record taariikhda wax wayn ayaad KA qabatay wariye naasir waxaad waraysi ja qadaa muj maxamud fast

  • @abdulkadirismailismail9591

    This is the best tv

  • @indahirshire2719
    @indahirshire2719 Před 2 lety +1

    Allh hau naxariisto dhamaan mujaahidiintii snm

  • @dhudimaxamed3274
    @dhudimaxamed3274 Před 2 lety +4

    Suxufi taariikhda snm kuma koobna ina guuxa ee balaadhi bari ila galbeed koonfur ila waqooyi

    • @dacarabdi726
      @dacarabdi726 Před 2 lety

      Raga uu waraystaa waa Hal guuto oo kaliya ninkan

    • @jamalwarsame5587
      @jamalwarsame5587 Před 2 lety

      @@dacarabdi726 fuly iyo benaale, tariikh maleh. Geesina hooyadii ma gublanto. Ee hinaasiga joojina.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +2

    halgankii xalasha ahaa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 2 lety +2

    RAG NADAN BAA IS QARINAYA OO MARKII AY CIIDII XOREEYEEN UMMADDA DHINAC KA RAACAY OON SOOBA HADAL QAADIN HALGANKII HAMBALYO CBA TV WELK DONE

  • @khalidhusein8410
    @khalidhusein8410 Před 2 lety +1

    yuusuf ganaje

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 2 lety +1

    Ahn ilkacase

  • @axmedcalimacawi9815
    @axmedcalimacawi9815 Před 2 lety +1

    Wry sare kolobiya

  • @mustafeyousuf2842
    @mustafeyousuf2842 Před 2 lety +1

    Asc

  • @mustafemaxamedxuseen7666

    Kelmadan wadanka,ayaa laynaga,saaray,waxa weeye,wadanka kamaynu bixin sidii,1988kii u soo galay e magaalooyinka,ayaynu ka baxnay

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před 2 lety +2

    Nin Arab dhalay oo libaax ahayn lama Arag🦁

    • @jamalwarsame5587
      @jamalwarsame5587 Před 2 lety

      Arabko arabkii hure maha. Mosa bixi oo digtayrar ayay musqisha kildhiga u dhigaan.

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před 2 lety +1

    odaygu waa run sheeg lkn maxaad uga warysiyadii hore qofkasta qabiilkisu sheegi jiray kkkkkk fariid dadkan wuuu kala yaqanay

  • @mustafecabdi550
    @mustafecabdi550 Před 2 lety

    Mee cabdiraxmaan caynaanshe q5 iyo qaybihii kale

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 2 lety

    Ilkacase xeeb bari baa miino kula kacday AHN

  • @mahadjamac5771
    @mahadjamac5771 Před rokem

    E

  • @abdirahmanibrahimmuse5534

    Mansh allh mujaid aad uqalbi fiican weyaan ilahy cafimad iyo cimriga ha ku dhereyo amiin wariye Nasir aadbaan kuu salamayaa noo soo badi Tarikhda mujahidinta SNM intii dhimatyna ilahy ha unxriisto inta nolna ilahy waxaan uuga beryayaa cafimaad iyo cimri dherer Nabadaa aanu maanta ku joogno iyagaa inoo keenay ilahy ka soko

  • @axmedcalimacawi9815
    @axmedcalimacawi9815 Před 2 lety +1

    Wry sare kolobiya