"Dawladdu Awood Ayay Kula Wareegtay Diyaaradaha, Nin Muwaadin Ah Ayaa Lahaa"XisbigaWaddani

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Zábava

Komentáře • 113

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny +3

    Muuse ayay ku waasheen
    Ummadda illaahay ha idinka qabto
    Guul muuse buxi

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny +3

    Dayuurad buu ka hadlayaa
    Wadankiina waa lagu soo duulay dadkNi nay waalan yihiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 18 dny +3

    KUTAAFADAN MAXUU AHAA AFKA XUN WAAR JA MA SALAMIN

  • @suberh8985
    @suberh8985 Před 19 dny +6

    Dad qarankoodii iyo dalkoodii dagaal kula jira oo ay kaga soo ururtay ku xumee. Waar ummada ka xishooda oo wararka beenta ah ee soda fudud lagu soo helayo ummada ka daaya. Imika ninka aad leedehay diyaaradaha waa laga qaaday ma afkaa la hayaa mee isagii miyuu hadlo. Waar ma bilaa caqli ayaa noo haysataan. Wallee dadku way idin arkaan oo inaydaan sidaa ku heleyn cod ee ku socda

    • @fdama
      @fdama Před 19 dny

      Aabahaa was yaa kalab

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 18 dny +2

    DAWAKADU WAAY LA WAREEGI KARTAA DIYARAFO MARAAKIIB IYO SHULBA HADEY U BAAHTO ADDUNKA DHAN WAA CAAYNKAA

  • @اهلان
    @اهلان Před 18 dny +2

    Subhaanalaa codawga soomaaliland walaahi waadadkan

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d Před 19 dny +2

    Maasha Allaah, walee waa run,
    Madaxwaynuhu waa nin gaajo ka baqaya wadankiiba hal company ayuu ka dhigay, Illaahay ha I'm dhaafiyo aamiin

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před 19 dny +2

    WAA SAX IN LAGALA WAREEGO IDINKU FAQASH AYAAD TIHIIN
    CADAWGA DEBEDA AYAA IDINKA IIBSADEEN WADANKIINI
    XILI DHAW MAXAKAMAD LAYDIN SOO TAAGAYA

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 Před 19 dny +2

    Dalkan Ninka ugu aragtid dheer baa ugu ayaan Daran. Well said dude

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před 19 dny +3

    Kani waa kii xamar tagay haday dadka noocani mamul ka wadanku gacanta u galo Somaliland ilahay bay ledahay

    • @mohamadhamza837
      @mohamadhamza837 Před 19 dny

      Oo xamar ma bahalaa joogo in la tago miyaan laga soo noqon kareyn

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Před 19 dny +3

    Waar wax aanu kaa dhegaysano noomaad sheegin waxaagu waa Ana aan miidiyaha kahadlo ee waxaa haku meeraysaninee caddeeya mawqifkiina kuwajahan dalkan cadawgu isusoo bahaystay mise waxaad kuadkaysanaysaan inaasooraacdaan oohawlahooda ufududaysaan cadawga somaliland hadaa siyaasiyiinta wadani tihiin

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Před 18 dny +2

    Ninkani Xamar ayuu school lagu barto duulimaadka ku lahaaye, goormuu Somaliland soo galay, waliba barigii dhalin yarada SOMALILAND lagu qashay xamar ayuu hawlahan hawada isna wataye, muxuu noqon karaa xidhiidhka ka dhexeeya isaga iyo caruurtaa la inaga qashay qaarna imika la haysto ee la jidh dilo, ninkani shaki ayuu leeyahay

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 19 dny +1

    Masha Allah Wadani run sheege. Jeegaanta boob iyo been ku nool Allah ha ka qabto umada.

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před 19 dny +3

    Beenale kadaab ilahay ka goay South Africa ayaa 400 oo pound ayaa lagu tagayaa ayuu leyahay orod muqdisho tag cadawga la is hayo Kanaa ka daran

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před 18 dny +1

    Isagaa adiga iyo wadaniba uga aqoon badan aviationka

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 19 dny +1

    Saab tv wa xaleh cumar geele.

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 18 dny

    Allow Cadowga umada kaqabo Subxanllah gull sland

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny +1

    Guul muuse bixi ❤❤❤❤❤❤

  • @user-sq2hg8fo6d
    @user-sq2hg8fo6d Před 18 dny +1

    Waxad ka mid xubnaha dheeradka ku ah muwadininta Somaliland isla markana cadaw ku ah xubiga wadani ee raba in aanuu soo bixin xusbiga wadani laxay foqol laxay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 18 dny +1

    EHOPIA WAA LIO XODHAYAA WAA SAXIIBKA KOWAAD MIDA KALE DIYARADA ETHOOIA WAAA KUWII UGU HOREYEY EE ADDUNKA INAGU XIDHEY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 18 dny +2

    XISBAIGA BUURA FUILKA KALA QAYBINTA ISAAQ CADAWAGA GUDAHA WALAAHI IN AAN CIRO ISAAQ DOORANEYN QAABILDA KALE MOOJI

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 18 dny +1

    MADAXWEYNHA WADANKUU DIFACYAA NABADIISA CID AAN PASSPORT WADAN LAMA OGLAA

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před 19 dny +1

    Waa Yaab kuwajoga ee madhan kuwasosocda kadaran oo kaliida, waar maxa dadka caqligi kaqaaday

  • @HussenAbdirahman
    @HussenAbdirahman Před 18 dny +1

    Nin kani waaa cadowga gudsha. Maxaa xiliggan ku soo beegay inuu horimarka dalka cambaareeyo. Shicibku waa inay isla qabtaan dadkan cadawga u shaqaynaaaya

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 19 dny +2

    Nin inaderkii Ciilay wax walba ka fulo

  • @arabsiyolivetv5831
    @arabsiyolivetv5831 Před 18 dny +1

    Kkk oo ninki lahaaa aaway muxuu uhadliwaayay ee wadani uugu hadlayaa waa yaab waar markasta dhalishiinu ma muusa waar barta meeshee shaqadiinu kabanantahay marba gidaar ha iskuqaadinee

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Před 19 dny +2

    Kor uqaad hinaasaha hakaa majoogto maanta.e muruq iyomaal ula midooba umada difaaca dalka

  • @HussenAbdirahman
    @HussenAbdirahman Před 19 dny +1

    Nin Kansas ayaaa huna in navigation ka. Soo bartay. Miqdisho ayuu mar u carratay markaaa nin kani dad ayuu u shaqeeyaa. Midakale. Dalka waaa lagu soo duulay muxui cafawga jabuiti iyo somaliya eletariyal huwan ugu jawaabi waaayey

    • @azoozali9198
      @azoozali9198 Před 19 dny

      Markuu cararay hoyadaa buu la cararay dee 😂

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny +1

    Wadani xaasid muuse atay ku washeen.

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 Před 19 dny +1

    MEE BEENTA ISSAQLAND EE QARAAN AYA SO IBSADAY DIYARAAD 😂😂😂 FROM JABUUTI

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 Před 18 dny

      Adigu beenta ku nool oo baada lagu macaneeya 😂😂si ciyaalka aya lagu ma weeliya.

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640

    😂😂😂😂 waa waalida aan la qiyaasi karim hhhhh waar wax kale ka hadal

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny +1

    Waxad qabanayso sheeg inraad daba galayso muuse
    Muuse ayay ku waasheen
    Kuwana ka daran cadawga dibada

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 Před 18 dny +1

    kuwaaan ceeeb iyo caybay la taaagaaanyihiiin arimahaaa dibadaaa kalmaaad kamaaa odhan karaaan😂😂

  • @mahadahmed5252
    @mahadahmed5252 Před 19 dny +1

    Imisa biloodbaad daba socotay si aad burushkan umariso waxqabadka iyo horumarka dalka. Huwan ilaa huwan hurumarka dalka ayaa cudur idinku ah. Hoostiina la hela waxaad huursanaysaan.

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 Před 19 dny +2

    Waxba noo aad sheegin. Xisbiga Wadani maaha xisbi Somaliland leedahay. Waa xisbi ay Huwantu leedahay. Inta aanad madaxweynaha ku odhan waa beenaale, horta edinku wadanka ka daaya dagaalka foosha xun ee aad ku daafacaysaan cadawga Somaliland. Cadaw ayaad tihiin,. Xukunku waa idinka xaaraan!!!!

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před 18 dny +1

    XISBIGII KALA QAYBINTA UMADA SLAND
    XISBIGII BAABIINTA SLAND
    XISBIGII KALA FURFURIDA CIIDAMADII SLAND
    XISBIGII NOOCAA AHAA AYAA INALA HAFLAAYA SI AYNU DAD WAALAN NAHAY

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 18 dny +1

    Xusbiga duminta dalka iyo buuro fuulka cadow naaxiye Ayaan u aqaanaa XWadani

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 Před 19 dny +1

    Xoolahaso miidhaan baa dalkan jooga
    Muxuu uhadli waayay ninkii laga dhacay diyaaradaha bal wakaase haka hadlaan xaaladaha taagan maanta ee dalka
    Dhinac walba lagaga soo duulayo
    Muuse ayuunba umuuqda nio muse iyo dalka kala garta

  • @اهلان
    @اهلان Před 18 dny +1

    Subhaanalaa dalkoodoo lagusooduulay ayay cadowga lolba usoo horkacayaan

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 Před 19 dny +1

    Uf uf wadani

  • @KawsaribrahinDahir-tx2kq
    @KawsaribrahinDahir-tx2kq Před 19 dny +1

    Akhas iyo wadani

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před 18 dny +1

    Huuro

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Před 18 dny +3

    Ilahay amarkii xisbigii wadani inta umadii kale difaaca wadnkooda ku mashquulsanyihiin iyagu waxay mashquul ku yihiin ceebaha qaranka somaliland walahi waxn Kaga ciil laanay inay bulshadii ogaatay wadani iyo tiimkiisu unay khaa imiin yihiin oon Cid dooranaysaa aanay jirin taasaa hubaala bal ninkaas wayni wuxu meesha lasoo fadhiistay eeg tii yoo wadankiisii intaasoo cadowi mudiyaha ulisanayaan bal intuu muuse kuxumee u xiiqsanyay muyuu u jawaabo nin qayrkiiya ayaa maalin kasta soo caayaya oo qarankiisii wax ka sheegaya oo jabhadao u samaynaya isna dalka gudihiisii ayuu dhabarjabin kawadaa oo intaa hadal xun oo xiqdiya iyo qarkoodii oo ay maalinkasta cagaha hayaan cadowgana ujabiyaan anagoo ogayn inay ciidankii oo cdaow ladagalamaya ay jabhad buur saareen taasinay ay sababtay inay ciidankii jabo maantana maalinkasta inay hadal dhabar jab halkaa lafadhiyaan ilaahi somaliland idinka qabay tuug iyo khaaimiin wadankii waalaya

  • @ciiseadan4123
    @ciiseadan4123 Před 19 dny +1

    Intaad canoga aad signalka aad sineyso

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před 19 dny +2

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn Před 19 dny +1

    Waa qoladii hawada iibisay.....

  • @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums

    Doorashada cidii ale uqoray ayaa ku guulaysan doonta.
    Balse waxa jira cadee hubso
    siday wax u jireen?
    Mala laga yaabaa
    Inaad wax qaldan ku dahdagto .
    (Marbaa gafka loo liqaa inaan danta guud murgacan)

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 19 dny +5

    Reer wadani xalkiinu ma inad madax waynaha cebaysan uunba war ilahay ha laga qo cadceed sacab laguma qariyo xukuumada muuse Biixi waxay qabatay wanu arkaynaa idinkuna waxaa tihiin iyo waxad umada ku haysan wa la arkayaa ilahay waxanu ka baryaynaa inuu doorashada kuguuleyo Xusbiga Kulmiye inshalah dadka iyo xukuumada inad isku dirtan ka kora oo noo sheega waxanu idunku dorano dadka in la niyad jobiyo in niyada loo dhiso ayaa ka khayr badan markanu tadaba kuracno waxan aad sheegaysaa wax namiim ah weyi ilahay ha laga baqo

    • @user-yq9bl3gk1q
      @user-yq9bl3gk1q Před 19 dny

      Maxay qabatay bal noo sheeg. Mida kale Kan dhurmayaa ee Ina biixi ka daba qaaqle isna yaa soo diray

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 Před 18 dny +1

      Ilaaahay bari oo bal kursi ku sii fadhi dhaarbaan ku marayaa halcod ba uma baahine ee

    • @user-yq9bl3gk1q
      @user-yq9bl3gk1q Před 18 dny

      @@calicabditokiyo9692 waar saaxiib dadkii iyo dalkiiba way halaabeene in illahay la barye waa waajib waxaase aan la yaabanahay inta ay qaadan doonto in umada la walaaleeyo ileen waxaa ku socota shaqo aad uyaable kala dir isku dir qoqob qaybin intaas iyo inkale oo badan waxaa umada kuwada waa kulmiye kabaalkii jaboow kulmiye hdh. kadeedkii dadkoow kulmiye hadh. kabtii go dayoow kulmiye hadh. kilaal oodan kii galoow kulmiye hadh.

  • @koshinn1122
    @koshinn1122 Před 19 dny +1

    Maada donayay inaad keen to dalka iska daaa xaasid nimada

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op Před 19 dny +2

    Xisbikushega.wadani.waburbuka.s.maalilaan.

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před 19 dny +1

    Waar ma cadawgaad uwaramaysa? Waxay umuuqataa in aad cadawga u sheegayso diyaaradaha noocoda

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 Před 19 dny +5

    Wax yaabaha qaar dalka laga sheego, iyada oo ay somaliland leedahay cadaw badn, waa ayaan daro in aynu isku muuqano

    • @mohamadhamza837
      @mohamadhamza837 Před 19 dny

      wll malaha waad xanuunsaneysaa. waa maxay cadawga keligaa kuu muuqda ee aan lagula arkeyn

    • @bulshawishow7865
      @bulshawishow7865 Před 19 dny

      @@mohamadhamza837 walal maxaad cadaw arki xisbi baa iga kaa dhex muuqdee, cadawga aaan ka hadlayo *Nin Raggi waa garanaya , Doqona loo sheegi maayo. Brother. Wax soo ogow Horta inta aanad iso jawabin hyE dheh

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před 18 dny +1

    Cuqdad fadhida

  • @ciiseadan4123
    @ciiseadan4123 Před 19 dny +1

    Adigu maxaad wax u sheegi weyday

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 19 dny +1

    Mar hadu yidhi wadani ayaan ahey wuxu sheegaya waa been

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před 18 dny +1

    Kan weyka khaldantey muxuu sheegayaa

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 18 dny +1

    Maxaad tidhaa???
    New face i barta aaa

  • @user-pt6xc3hp8u
    @user-pt6xc3hp8u Před 18 dny

    Garbagy talk who needs it

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 19 dny +1

    Bal muxu ka hadlayaaa , waxan miyaa xisbi sheeganaya😏

  • @user-ww1sf9ir4q
    @user-ww1sf9ir4q Před 19 dny +1

    Tolow wadani wadankeebuu wax la leeyahay ?
    Tani ma dhaawacid muusaa mise waa tu qaran

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před 19 dny

      Muuse maxaa beenta iyo boobka ugu wacan

  • @اهلان
    @اهلان Před 18 dny +1

    Muuse kuwaasheen

  • @ciiseadan4123
    @ciiseadan4123 Před 19 dny +2

    Waar qudbadii firdheye kasheekee

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Před 19 dny +4

    warka hadaad soo cadayn waydo danbi qaran baad ku galaysaa waana in maxkamad lagugu soo taago waayo eed culus iyo been abuur aan sahlanayn

  • @Cabdile5196
    @Cabdile5196 Před 18 dny +1

    Dadka laisticmaalo ayuu kani kamid yahay e sheekadada ah waxaa layidhi gus ayaa iskala kuray o diyaar garoow sameeyay
    Markaasay futo buuq samaysay
    Markaasuu guskii ku yidhi futoow
    Yoolku wuukaasareeya wadani wuxuu ahaaa kuna cadaaday futatii laku yidhi yoolku wukaa sareeyaa runtiii maan da gulmiye
    Ayaa dalka laku aaaaamiinikaraa
    😂e lakuma aaminikaro kuwii ciidanka jabiyay cire iyo xirsi wa in dalka laka qabdaa waliba qayb da siyaasada balaas lakaka dhufdaa sida uku dhakhsaha badanna ha lookashiro

  • @اهلان
    @اهلان Před 18 dny +1

    Walaahi muuse ayaad wadaniyow kuwaalateen

  • @walaaxowla10jasberwalaax90

    waa nin kii ugu maquulsanaa isaaq

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před 19 dny +1

    Brushxaar leh

  • @Wista140
    @Wista140 Před 18 dny

    Nin wax bartay😮

  • @اهلان
    @اهلان Před 18 dny +1

    Waar hishooda dowlad haceebeenay

  • @saidroble4969
    @saidroble4969 Před 18 dny +1

    Xusbiga huwanta wixi dalka u so kordha ma ogal

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l Před 19 dny +1

    Anuwaxanofhankara.ninkan.macaridmaha.wayohorumakadalka.marhaduweraray.ooxibinaiskushabdeeyay.waxanumalaynaya.xisbiga.iyodadka.ayuuisnacsinaya.wayo.mucarid.waxsokordha.macmbariiyo.edhliilokale.ayuusherga.ninki.waxaumalynaya.inuucidkaleushqaynayo.kada xisbiga.shabda

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před 19 dny +1

    Waar idinku waxad qabandoontaan noosheeg

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 18 dny +1

    Aaaaaaaa. Uuuuuuu. Bacaaaaac bacaaaaaaaaac

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 Před 18 dny

    Ceebta heego ilaahy baa fashilaya Dhul boobkii waxuu ku darsaday inuu sidii ina cumar geele uu boobo hantidii shacab ee wadanka maal gashan lahaa waxa u dhiman inuu dadka guryahooda uu yidhaahdo sheer iga siinaan koodan yar ee heeego alle haka soo gaadho dalka

  • @tooshkadhalaaliye-gu8eb

    Kkkkkkk waar waddani waxa ku bahoobay wixii garac iyo darbi jiif dalka joogay ilaa dawladdii afwayne
    Ilma zinuhu afmiishaarsanaa

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před 19 dny +1

    Waar waxqabad noosheeg

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l Před 19 dny +1

    Warninka.wayaraxasid.waninkiishalay.kacabanayay.waxbantababara.oowalaygjojiyay.mantanadiyarado.ayuuinoguwaramaya waxsidnimo.calmtulsual.waxsokrdhi.amafgagahayso

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi Před 18 dny

    abiihi wasahan doqonka ah eeg wuxu la shir yimid wadani waa cadowga la sheego bal xoolahan eg

  • @koshinn1122
    @koshinn1122 Před 19 dny +1

    Beenalla horu marka dalka ayaad ka xunthy

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 18 dny

    Wad isku cadeysen waxad tihiinba madama nocas sida uhadlya e umada la horyimi xoghaye Culusta war umada kaxishood ninba leh bad ledahay ninka adshegeyso meyey anaga hanagula mereysane afleyshin iyo waxadan shaqo kulaheyne kahadal diyanada Han adledahay ninba lah cadet ninow walagasugya cid leh diyanada Han hakumereysane meyey ninkii xasidbad tahay warmiyad xanunsaneysa iminka balwaxas aya umada ladohorfadhistay Warya kudirsaday hawshan adkahadleyso i reer Somali laney waka wadani nocas umada horkenay umada caqligi da. Inkuciyaro donya subxanllah

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 Před 18 dny +1

    War xiidha waa dead cebays

  • @Wista140
    @Wista140 Před 18 dny

    Ma birlibaax ba

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před 19 dny +3

    ALAH. IDIINMA GUULEEYO

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před 19 dny +1

    uf Wadani and SAABTV HUWANTA

  • @guutoxadro706
    @guutoxadro706 Před 18 dny

    waaar yaa ree wadani inaga qabta duulimaadkan gudaha ka socda ILAAHAY haynaga qabto wadani. waar cidii dalka s/land jecel xisbiga wadani ha laynaga qabto. magaca wadani halaynoo fasiro sirta ka danbaysa

  • @ShabcaabShancaan
    @ShabcaabShancaan Před 19 dny +1

    Beenaladtah

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Před 18 dny

    Rubaad sheegtay halyey baatahay

  • @abdurahmanhassan-ov1dk

    Nacas nacas dhalay oo qorona waa habeen xalay tagay inad kursi timadan

  • @اهلان
    @اهلان Před 18 dny +2

    Doorkan ucid iyo kulmiye walaahi halasoosaaro no wadani dadxun oodalkoodii oolagusooduulay sooraacaya no wadani

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před 19 dny +2

    Cadawga Somaliland u tashanaya ka difaac muuse ha ku mashquulin

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před 18 dny

    War madaxwene maaxa waa dhibjir munaafaqa oo tuuga waa jaahil nagargabe oo ciil qhaba

  • @caalamicable2881
    @caalamicable2881 Před 17 dny

    Hhhhh codoowga gudaha

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před 18 dny

    Muuse waa beenale tuuga oo nacaasa jaahil nagargaba oo caaba

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před 19 dny +1

    You are not in position to criticise the president. This is the job of Cirro not you.

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 Před 19 dny +1

    Kkk adiga Maxa Ka galay war ileen Anaga yaab aragnay Nin aya Soo Gatay kulaha Awey Ninki war Wixi Mucaradnimo Ma ahane waa doqonimo iyo Dad Durban kale Loo Tumayo watada Reer Somaliland Kuwan Ha isku Dooranina Muuse Ha Loo Codeeyo wabilaahi Tawfiiq

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 19 dny

    100% waa run xukuumadani waa mid fashilantay dhinac walba

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 Před 19 dny

    Dalkan Ninka ugu aragtid dheer baa ugu ayaan Daran. Well said dude