Daawo Digniin Xiliga Suxuurta Iyo Qalad Wayn Oo Dhaca

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 04. 2020
  • Qalad Dhaca Xiliga Suxuurta Iyo Cuntada Sareenka Muqaalkan Kaga Bogo
    Lana Sii Wadaag Bulshadeena Kale

Komentáře • 76

  • @abdiwahabismaaciil9283
    @abdiwahabismaaciil9283 Před 4 lety +9

    mansha Allah jasaakalaah arin dhaba ah ayuu dictoorku kahadlay .

  • @wow9317
    @wow9317 Před 4 lety +4

    Sax sax waa runtaa oo calool majiirkaasi wuxuu isu bedelaa sintiriyo,
    Shuban axalo wato,
    Walaahi dhaqtar wax garad ah ayaad tahay illaahay ha ku xafido horay u soco walaal.

  • @faysasheekhxasan1916
    @faysasheekhxasan1916 Před 3 lety +3

    Mansha allaah mahadsanid wll waa runtaa waxaan ahay dadka ay ku xanuunto calooshu jazakallaah

  • @hyassin4276
    @hyassin4276 Před 4 lety +7

    masha Allah Almuhiim in aad lo kariyo sax talada dr wa muhiim ....

  • @queenofmay9435
    @queenofmay9435 Před 4 lety +5

    Dr aniga hbnki waxn ku saxurta qamadigan oo si fcn ikariye io cano dhanan wna ku hysta malinti oo dhana gaajo ima qabato oona ima qabto wan ka heley

  • @laylalayla1377
    @laylalayla1377 Před 4 lety +6

    Asc Dr mantay aniga dhinceyga waxa ka maqan codka waxbo kama maqlin kilibkan mahdsanid

  • @mashahiryoutube5139
    @mashahiryoutube5139 Před 4 lety +11

    Dr. qofka gaastarida le maxaad kula talinaysaa

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 Před 4 lety +2

    Thanks DR. Waa faiidi wayn

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali Před 4 lety +9

    Rijaaal Aad Baad U Mahadsantahay wll
    Waxaanan Kamid Ahay Dadka Sida Aadka Ah kuugu xidhan

  • @shamsasharafchannel9406
    @shamsasharafchannel9406 Před 4 lety +9

    Mansha allah hore u soco wllo insha

  • @ahmeddaalo1056
    @ahmeddaalo1056 Před 4 lety +2

    Mahadsanid Dr

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +2

    Dr thank you

  • @xalimaali19
    @xalimaali19 Před 4 lety +4

    Thanks Dr

  • @umucaaisha5790
    @umucaaisha5790 Před 4 lety +8

    Mash allah Dr❤👍👏

  • @maryamacabdinaasr2303
    @maryamacabdinaasr2303 Před 3 lety +2

    Dr tor markaan saxurto waxaan dareemaa daal fara badan maxaa keenaya

  • @xafsosalaad635
    @xafsosalaad635 Před 4 lety +5

    Alle haku xifdiyo

  • @umuomarfaaruuq5732
    @umuomarfaaruuq5732 Před 4 lety +3

    Calosha igu xanuunta markaan cuno mahadsanid dr ilahay hku xafido

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +2

    Masha Allah tabaraka llaah Dr 😎😍😎🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @maxamedfadal5938
    @maxamedfadal5938 Před 4 lety +2

    Wadmahad santhay,Alla mahadle
    Halkaa kasii wad,Dr toor

  • @AhmedAli-bf7bi
    @AhmedAli-bf7bi Před 4 lety +4

    Mahadsanid

  • @aragsan11axmed79
    @aragsan11axmed79 Před 4 lety +1

    masha Allah

  • @munamaxamed6950
    @munamaxamed6950 Před 3 lety +2

    Dr mahasanid wxn ku weydiin caano la.aan hadaa cuno ma dhin bey ii keenin kartaa sificn waa u kariyaa gaas wan qabaa lkn igu ma kiciyo oo jileec ban ka dhigaa

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před 4 lety +3

    Thanks

  • @awilabdi4352
    @awilabdi4352 Před 4 lety +2

    Allaaah ku sharfo dr mahaddsnid

  • @juweriyosahal1943
    @juweriyosahal1943 Před 3 lety +2

    Mashallah

  • @tismoonnagaad688
    @tismoonnagaad688 Před 4 lety +4

    Asc Dr cafimadka si fcn anoo u kariyay buu gaska igu kiciya maxan ta kaga hor tagi karaa mhdsnid

  • @hanimoha3013
    @hanimoha3013 Před 4 lety +5

    💖💖💖💖💖

  • @abdishakurkayse5022
    @abdishakurkayse5022 Před 4 lety +2

    Ramadaan mubarag dr

  • @jamamohamudnuh521
    @jamamohamudnuh521 Před 4 lety +2

    Waxa ku taliyaa marka aad wac dharxeyso soogaabi si Laguu dhesysto ee lgaaga faaiideysto

  • @ayshawabar79
    @ayshawabar79 Před 4 lety +8

    😍💕❤❤❤❤💕❤❤💕❤💕❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
    Ilhay haka abal mariyo

  • @dekahorouze1294
    @dekahorouze1294 Před 4 lety +3

    رمضان مبارك
    Dr. Qofka gasteria qabaaa maku suxuuran karo bedelkeed mxd odhan lahyd🤔

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety +2

      Hadii gaasku qofka ku xumaaday Maya. lakin hadii uu sahlan yahay oo caano lo'na uu helaayo oo sifiican loo kariyey baalkana looga saaray Haa
      Lkn waa in baalka laga saaraa intaan la kalarin marka qof gaas le loo diyaarinaayo

  • @xaawocadey2524
    @xaawocadey2524 Před rokem

    Almuhiim dr sax waye caano laa aan yaan ligu suxuean

  • @iqromaxamad2513
    @iqromaxamad2513 Před 3 lety +1

    Walaal qof gaas awgii boga iyo caloosha aad u xanuubeeso kuux iyo dabiryo saxaradana jilcsantahay ma cuni karaa

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 Před 4 lety +2

    Mhdsanid doctor

  • @maan732
    @maan732 Před 4 lety +5

    Sareenkaba cuno Dr waxan ku suxuurtaa sooor oo ah shay fiiiicn

  • @ahmeddaalo1056
    @ahmeddaalo1056 Před 4 lety +2

    Sareen ka waxaan ahynba kuma suxuufo

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 Před 4 lety +1

    Asc sxb wankusalamy waxankuwaydiraby side isaga daweya ilel jiga kudhaco inaha

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +1

    Dr digirta malagu darikaraa mise digirla AANTA ayaa fiican💕💕💕💕

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety

      Waa lagu dari karaa wll lakin sareenka saafika ah ee si fiican loo kariyaa fiican

  • @sacdiyoshaxmed2461
    @sacdiyoshaxmed2461 Před 4 lety +6

    Asc dr gaastariig ayaan leeyahay xanuun dhinac midigta ah iyo dibiro talo waa tii allee talo ayaan kaa rabaa

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety

      Wll waxa ka qayb qaadankara in cunto aysiidh leh ad cuntay markaa waxad ad iskaga ilaalindontaa waxa gaaska kugu kicinaaya
      Cabista biyaha cad oo ad la saaxiibtaa waa fursada ugu wayn ee aad kula dagaalami karto naxuunka gaaska

    • @abdiabdi7872
      @abdiabdi7872 Před 4 lety

      Wlle aniba waan leyahay ee waxaa iska ilaalisaa waxii markaas ku dhibay sida cunto saliid badan, basbaaska filfisha,hilibka baruurta leh iyo waxii leh aysiid inshallaha allah nawada caafiyo amen

    • @ibraahimmahamed5334
      @ibraahimmahamed5334 Před 4 lety

      Walal dhinaca midig haday kuxanuunayso waa beerka gadalan dhakhtar aad insha Allah anigaa lahaan jiray dhinaca midig ayaa i xanuuni jirtay dhakhtarbaan aaday gaastari badana waan lahaa waxaa layga helay cagarshaw wana layga daweeyay insha allah

  • @maxamedasta588
    @maxamedasta588 Před 4 lety

    Mshlllh ilaahy hakaa abaal mariyo

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 Před 4 lety +3

    Asc dr waxan maqla adigo kulul hamaydhan se adigo kulul hadad biyo cabto kawarn yad

  • @goonibare6608
    @goonibare6608 Před 2 lety

    sareenta maxaa enlish lagu yiraa?

  • @abdishakurkayse5022
    @abdishakurkayse5022 Před 4 lety +4

    Asc doctorka cafimadaka qoyska magacaygu waa clshakuur waxaan ka cabanaya dhabar xanuun si dabiiciya ayuuu igu soo gacay doctor waxaan ka codsanayaa inaad dawadisa ila tacasho inhlah ilahy khayr haku siiyo doctor si dhokhsaa iga soo jawaab 🙏

  • @luulali1873
    @luulali1873 Před 4 lety +1

    Masha Allah jzkl qeeyr

  • @nimcolove1528
    @nimcolove1528 Před 2 lety +1

    Ok😇😊🤩😷

  • @Aishaabdirisaqkhalif-jj2dg

    Mnshllh

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +1

    Wcs

  • @nuuriyestudio
    @nuuriyestudio Před 4 lety +1

    Dadka sonkorta qaba ma cuni karaaan mana u fiicanyahay

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety

      Wll marxalada uu marayo xanuunkoodu ayey ku xidhantahay
      Lakin iyakoo badeeci ah haduu helo Oo dhakhtarka Xanuunka ka helayna kala talo qaado waa isticmaalikaraa

  • @samiirahussein3439
    @samiirahussein3439 Před 2 lety +3

    Thank you

  • @aadanxasanmuxumd4834
    @aadanxasanmuxumd4834 Před 2 lety +1

    Dr sareen ma famin magacas magac kle ma leeya

  • @sacdiyaali833
    @sacdiyaali833 Před 4 lety +1

    Sareenka English maxa lagu yirahda dr mahadsanid

  • @Ridwaan
    @Ridwaan Před 4 lety +1

    Mahadsanid

  • @nastehamohamed8068
    @nastehamohamed8068 Před 4 lety

    Wcs