"8 Sanadood Ayaanu Gabay Ku Colownay Muuse Iyo Maxamed Kaahin Oo Aanan Wada Hadal“Abwaan Muse Q.1AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

Komentáře • 11

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Před měsícem

    Caafimaadka Ilaahay ha kuu daayo, Abwaan Ali ,Abwaan qaaliya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +3

    Abwaan Muuse Cali Faruur cimri dheer iyo cibaado suuban baan kuu rajaynayaa mid ka mid ah astaamaha Somaliland

  • @FarhanMohamed-Dawlad
    @FarhanMohamed-Dawlad Před měsícem

    Shaqo wacan Sagal Guure❤

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 Před měsícem +1

    Sagal guure walal saxafiyad mushtak Abdi naano soo qabo barnaamijka xiga walaal ❤

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Aad buunbuunisid macsidii iyada iyo Barkhad, dadka yaan la xasuusin dhaqan xumadii iyo ilmihii gudaafada dhigeen wasakhdu

  • @AliAhmed-k8o
    @AliAhmed-k8o Před měsícem

    Muuse wuu ka horeeyaa kooxdaa indhaha iyo dhegehaba la (calancastii xukumiga u dalacday). Waxuu ka hadlayaa wax aanay garoodkoodu fahmayn oo markaa jiray. Maanta ayay caruurta social miidhiyaha ugu wareejinayaan si ay markhaati uga dhigtaan khiyaanada qaran ee ay gacanta kula jiraan.

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 Před měsícem

    Inantan saxaafada ha la dhaho waraysiyada aanad fahmayn iska daa dhaha.

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Před měsícem

    sagalaleey inaabti ama indr inga sax gooni u goosad ma nihid , 1960 ki bynu helnay aqoonsigee , dheh Jam Somaliland .

  • @khadarismail3541
    @khadarismail3541 Před měsícem +1

    Jamhuuriyada Somaliland maaha gooni goosad ee iska sax hadalka Sagaleey.

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz Před měsícem

    Waxa la weydiiyey sorta da'diisu aanay uga muuqan, isna bad kaluu iska galay. Hadal badnaantu mushkiladaasay leedahay

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    Waxaan ka xasuustaa heesihiisa hadaan caawaba joogno saw warkeenii ma dhamaanin aan wadaagno ciyaartee iwadaari gacmaha sahra axmed iyo maxamed yuusuf 2 kabane kabane maxamed yuusuf iyo harawo