ISRAIII oo Iclaamisay DAGAAL Cusub & Saraakiisha Guutada Nahal oo Layaab ku arkay Marinka RAFAX |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 06. 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
  • Zábava

Komentáře • 144

  • @mohmedkhaliif5639
    @mohmedkhaliif5639 Před 8 dny +6

    Yuhuuda hadaa gabalkoodudhacy marhady xusbula iskudayayaan inay dagaal lagalaan ilaahyna waxaan kabaryanaa hadaa muslinahy yuhuuda inaalatiryiro amiiin❤❤❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 8 dny +9

    Wlhi Yemen Somalia way dhaantaa ❤

  • @sahrabilan9298
    @sahrabilan9298 Před 7 dny +1

    Israaiil qariirada laga tirtiray illahayow na tus🤲

  • @Sacdiya82
    @Sacdiya82 Před 8 dny +10

    Alle ha ugargaaro walahen reer falastiin 😢😢😢

  • @SaalimAliYoussuf
    @SaalimAliYoussuf Před 8 dny +5

    Insha allah

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před 7 dny +2

    اللهُمَّ يا من لا يُهزم جُنده و لا يخلف وعدُه و لا إله غيره كُن لأحبابنا بفلسطين عونًا ونصيرًا.
    ‏اللهم انقطع الرجاء إلا منك، وخابت الآمال إلا فيك، وانسدت الطرق إلا إليك، وأُغلقت الأبواب إلا بابك، فلا تكلنا إلى أحدٍ سواك !!
    رُحماك بأهلنا في غزة يا رحيم ،اللهم أبدل ضعفهم قوة ، وخوفهم أمنا ، وعجزهم قدرة يارب 💔

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg Před 8 dny +1

    Hadii yuhuuda furimaha isku badiyaan waxa soo dhamaaday xiligoodi iyo goortay ugu yeedhi jireen Nacdsha 80tan guurada .Alle SWT ha baabiyo Yuhuud

  • @CashoShaxmed
    @CashoShaxmed Před 8 dny +22

    Guusha Islamka iskaleh l.a

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w Před 7 dny

    اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداءهم واشف جريحهم واطعم جائعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واستر عوراتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والاهم

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Před 8 dny +1

    illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbulaah aamiin illaahow burburi yahuud mareykan aamiin carabeey dufow

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o Před 8 dny +1

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Před 8 dny +1

    Alahayaw reer qasa dhibatada ha ku firsan yaarabi yaarabi Ada wayn owaxide❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gk8gc8hh1p
    @user-gk8gc8hh1p Před 8 dny +1

    Allaha guul seeyo Reer Qaza muslimka dantiisa Allaha uguuyseya

  • @SaadaqSoomoow
    @SaadaqSoomoow Před 8 dny +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 Před 8 dny +2

    Israel waqtigeda waa damadey illahey hajibiyo Amin tuma amin

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf Před 8 dny

    Mahadsanid maxamad ciise warkooban ootafatiran alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Před 8 dny

    Alle SWT inta uu ugu tala galay way dhimanayaan rer qasa inta soo hadhana nabad ayay ku waari doonan insha allaaah yuhuudna way jabtay way u dhamatay insha allaaah

  • @abdulkadirmohamed1706
    @abdulkadirmohamed1706 Před 8 dny +10

    Maracade ciida mubaarakta like haloo siiyo ❤

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf Před 8 dny

    Asc ciid wanagsan inshaa allah ciid mubarak ismaa dhamaan shicada iyo yuhuda iyo mareykanka waa cadaawgaa islaamkaa Allah ha ugargaroo

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 7 dny

    Xamaas guul iyo gobnimo
    Waxa ay tusty madaxda islamka doqonimadooda m.allaah

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 8 dny +7

    Israaiil haday dagaal lagasho Xisbulah waxa so dhaw dhamaad keda😂

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Před 8 dny +2

    ❤❤❤ Maracade Shuruucda Aad Sheegeyso xagee ka jirtaa?

  • @SOMALIBoy-tl6bo
    @SOMALIBoy-tl6bo Před 8 dny +4

    Waxan rajeynaa insha allah dagaalka qaza in ey soo gasho ma laa ik 100 kiibo 100 burburiso yahuud meel kastooy joogto

  • @ahmadsudi606
    @ahmadsudi606 Před 8 dny

    Ha kabaanaraykan iyo yuhuud iyo kuwa islaamka dahaalka qarsoon iyo daahirka ah

  • @user-ik9ck2ui3g
    @user-ik9ck2ui3g Před 8 dny +3

    iyadoo.dhacdaa.xanuunka.badan.aysameynayaan.mareykanka.iyo.isreil.hadana.aycadaadiyaan.madaxda.carabtu.waa.damiirxumada.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Před 8 dny +1

    Ilaah baa weyn waa dad la xasuuqayo😢😢😢

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf Před 8 dny +1

    يارب يا كريم يا الله يا رب كل شيء كله يا ذل الجلال والإكرام يا حي يا قيوم يارب السماوات والأرض يا عالم الغيب والشهادة يا قوي يا خبار اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم يا رب يا كريم يا الله يا رب العالمين اللهم امين اللهم امين

  • @SahroCabbase
    @SahroCabbase Před 8 dny +2

    Sxb wadkumahadsantahay

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim Před 8 dny +1

    Illaahaybaa.aawoodkaamila.siiyay.wayaqiinta.hakuhadsamin

  • @hussienhassan114
    @hussienhassan114 Před 8 dny +1

    Waad umahadsan tahay tabintaada sxb waxaan kuu rajaynayaa in aad ku biirto millionairada TUBE ka sanadkan insha allah🎉

  • @suldaanxasanwadani4672

    Xuutiyiinta waa dad dhiig leh oo walalahooda falastiiin u huraayo naftooda guuul muslimiinta oo idil siiiba walalaheena gasa❤

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Před 8 dny +4

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Před 8 dny +1

    Noolada xutiyinta yaman guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedcabdiYasin
    @AxmedcabdiYasin Před 8 dny

    Alle ha guuleeyo walaalahayn reer falasetiin iyo dhaaman muslimiinta ba soomaalida alle qalbigooda burcad ha iskumariyo

  • @sawdacumar-yw1sh
    @sawdacumar-yw1sh Před 8 dny +1

    Allah ha u gargaro reer falastiin

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 7 dny

    يارب أنصر عبادك المستضعفين 😭😭😭😭😭😭

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w Před 7 dny

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين

  • @XawaCige
    @XawaCige Před 8 dny

    Allow ugargaar xamas Allow ugargaar rer farastin Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan rer farastin Allaw gulaystaan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Před 8 dny

    Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa
    Yaa allaah yaa duntiqaam yaa allaah yaa casiis yaa allaah yaa shadiidul ciqaab Allaahumma calayka bilyahuud Allaahumma aamiin

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali Před 8 dny +6

    Anaa uhoreeeyo maanta 😂

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 Před 8 dny

    ilahey dhibta iyo cadowga ha ka dul qaado reer falastin amin ya rabi

  • @Daawasho1
    @Daawasho1 Před 8 dny +3

    Sxb aad baad u mahad san tahay

  • @SaalimAliYoussuf
    @SaalimAliYoussuf Před 8 dny +3

    Guul iyo gobanimo

  • @user-gk8gc8hh1p
    @user-gk8gc8hh1p Před 8 dny

    Allaha nasirka allaha seeyo reer qasaza Halaag allaha kuredo yahuuda xulufada sheydanka

  • @habaneibrahim1404
    @habaneibrahim1404 Před 8 dny +2

    Asc sxb maracade show waxaa ka fiican wacanoo wanaagsan inaad nagu salaanto salaankta islamka ee ah asc waayo waa ducu intaas oo qofa ayaa kaa qaadi waxaa laga yaabaa in qaat kamida ducadooda alle swt kuu aqbalo waayo waxaa fadli badan ASC

  • @Aseloahmed
    @Aseloahmed Před 7 dny

    waa si fiican in ay ruushku soo dego bada cas wyo wax taagero iyo caawimaad heli doonadhamaan kooxaha ay eeraan tageerto waa sxbada xuutiyiinta. mida kale xms waay guulaysan doonaan.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před 8 dny +15

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 Před 8 dny +2

    Allr weyne ha iska horkeenu israaiil iyo xisbullaah aamiin aamiin aamiin oo ay israaiil holocdaa aamiin

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Před 7 dny

    8 kadiba ma sii jirayso yuhudu INSH allah

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf Před 8 dny

    ALLAH HAYOOW FALASTIIN Xor ka dhig

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs Před 8 dny +3

    Way u dhamate yahuuda xisbulahi hadii dagalka kuso dartay jahwarerka yahuuda afarka gees 1.xamas gaza 🇵🇸konfurta telaviiv hadii gantalo kaso turto 2.xisbulahi🇱🇧 waqoyiga talaviiv hadii gantaallo kasoo tuurto kuwa siiriya 🇸🇾 iyo kuwa ciraaq 🇮🇶 hadii kasoo weeraran dhanka kale xutiyiinta🇾🇪oo badda ah masha allah allow guulee kooxa haas muslimiinta ah intas nidaam difaaceedkooda in uu wareero ayuu wax qaban waye israiil burbur halag u dhanbeeyn xaqa Palestine 🇵🇸 kagashay kasoo baxaayo insha allah 🎉❤

  • @abdifatahibnu-sheikh4644

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXAD CIDEED MALMAHAN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @Sayidabdirahmannurhirsi

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Před 8 dny

    Ilaahey shahaadadooda ha aqbalo shacabka rergaza iyo muqaawamada ilaahey ha guuleeyo mujaahidiinta muqaawamadaa taatikadoodana ha barakeeyo quwad ito awoodna ha siiyo ay isaga dhacshaan gaalada isbaheysatay laynta shacabka rerfalastiin gaar ahaan rer rafax gaza xaafadaheeda kala duwan gaalada yahuudaa allaha jebiyo baabi,iyo burburiyo hoojiyo halaago eber allahaka dhigo ciidankooda iyo dabaabadahooda xuuti guul allaha siiyo inta ay taageerayaan rerfalastiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Před 8 dny +1

    Kibirkii yuhuuda ilaahay baa jabiyey alxamdulilaah

  • @user-ph6lo1no3u
    @user-ph6lo1no3u Před 8 dny

    Jaliilkoow la jir jabbaarbaad tahee.صبرا ياغزة ،ان الله معكم

  • @CabdirashiidCabdilaahi-ql1gf

    Asc dhaman umada muslimiinta ah
    Khaasatan daawada yaasha maracade
    Yimaado bada cas

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před 8 dny

    Mashaakil wuxuu imaandoonaa markii lasoosaaro Diyaarado aan duuliye lahayn oo xammuul ah ama Kargoo ah.

  • @DayibShakul
    @DayibShakul Před 8 dny

    Guusha islaamkaa iska leh Allahbaana lajira

  • @user-gc4ni9lk2i
    @user-gc4ni9lk2i Před 8 dny

    Ilaahayoo ugar gaara❤❤walaala hen

  • @MustafAbdiIbrahim
    @MustafAbdiIbrahim Před 8 dny

    Ilahy haku qalqaaliyo inay ladagalaman xisbulaah
    Hadii laba dhinac lagala dalamao way gubanaysaa

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Před 7 dny

    ilaahay cadowga ha uga gargaaro reer falastiin

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 Před 7 dny

    Allaahu Akbar

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Před 7 dny

    Alaah baa siiyey dee, dad nool dheh

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v Před 8 dny +2

    Mareykaka iya uqu talaqaley xasuuqa gaza qa socda maadama Biden assaasaq soojedistisi la diidey

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Před 8 dny +2

    😊😊

  • @Cabdilahicawilcali
    @Cabdilahicawilcali Před 7 dny

    Guul umada islaamka

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 Před 8 dny

    Xisbullahidii hore ma aha tan maanta.

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Před 8 dny

    Masha allaah

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před 8 dny

    Yuhuud ilaahay ha u siyaadiyo jabka iyo rafaadka haysta,mar labaad ilaahay meel xun ha dhigo,cadaw ka xun walluusan u jirin

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 7 dny

    Ruuka iyo shiinahaba wan soodhaweyneynaa

  • @XayaadAbdi-qx8pl
    @XayaadAbdi-qx8pl Před 8 dny

    Ilahay koldhaw jàwaabtooďa ayuu siin doonaa

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 7 dny

    Guud guul ciyaartu waa 7 goo ooxamaas iyo 1 waxeyna kudgamaneysaa 10 1

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 Před 8 dny

    Ilaahow dhibka ka dulqaad reer qaza yaa allah awoodaadana ugu hiil muslimiinta
    Maalinkasta yahuuddu waxay xasuuqaysa dad shacaba oo aan waxba galabsan
    Ilaahow masiibo degdega ku rid yahuudda

  • @Yasmin-zo7wp
    @Yasmin-zo7wp Před 7 dny

    Alahayow war farxad leh

  • @Waris668
    @Waris668 Před 8 dny

    😢😢😢 Allaha ugargaaro falastiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před 8 dny +6

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 Před 8 dny

    Gedigood waa shadaadiin rush America kuuriya

  • @Wllabdirahman
    @Wllabdirahman Před 8 dny

    Ustaadi xayesiinata kalasigi

  • @user-gf1wt3op2b
    @user-gf1wt3op2b Před 8 dny +2

    ❤❤

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Před 7 dny

    Allow u garagaar ree falastiin

  • @abdiqadirhusseinmohamud219

    ASC MARACE WALAAL MAAD KAHADASHID DHIBAATADA KUSOO SOCOTO DALKEYNA IYO UMADA SOOMAALIEED OO AH ITOPIA OO DALKEYNA QEEB KAMID AH QAADATAY HADANE DOONEESA INEEY QABSATO QEEBA KALE ???

  • @user-mn4gv4mr2k
    @user-mn4gv4mr2k Před 8 dny

    Xisbullah tagaalkeedu ma dhabbaa

  • @wizzshagga302
    @wizzshagga302 Před 8 dny +2

    Free Palestine Insha Allah

  • @BashiirWaadaacad
    @BashiirWaadaacad Před 8 dny +1

    ❤❤❤❤

  • @KhadarMaxamad-wb1iy
    @KhadarMaxamad-wb1iy Před 8 dny

    Waxay ilatay wa sifiican mahadsanid

  • @zamuqueen6294
    @zamuqueen6294 Před 8 dny

    Ilahy hala.karap kalo 😢

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 8 dny

    Qadar waa dawlad Yar oo tamar daran lkn waa daacad sidaa darteed in yuhuudigan bariga warwareegaya ee blinkin in ay runta u sheegaan iyo in faraha kala baxaan dhexdhexaadinta xamaas iyo yuhuuda iskagana wareejiso turkey Iran ruushka ama yemen

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn Před 8 dny

    Sidaweye

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Před 8 dny

    Maraykanku heshiisna waa wadaan hadana hubkii lagu xasuuqayey reer falastiin😮

  • @RodaAli-tk5fy
    @RodaAli-tk5fy Před 8 dny +2

    Wajos

  • @user-se8it2mr2k
    @user-se8it2mr2k Před 8 dny

    Marcade show

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o Před 7 dny

    Qada waayahuud nacalatulaah

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 Před 8 dny

    Alahu akbar alxamdulih yahuud wajeben😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg

    .iĺahay..ha.ugargaaro.walaalaha.reer.falastiin.rabiyow.guu..waarta.kumanayso.muslimiinta.rabiyow.yuuhuuda.iyo..inta.taageerta.cuqubo.iyo.halaag.ku.asiib.rabiyow.dukum.daakum.kadhig.yaarabi.yaa.raxmaan

  • @user-wx7eg6ve5o
    @user-wx7eg6ve5o Před 7 dny

    Antony Blinkin is not sincere in his initiatives in bringing peace in Middle East because of biasedness.But the Almighty is there to judge the responsibility of leadership.

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 Před 8 dny

    Yunis 46

  • @user-se8it2mr2k
    @user-se8it2mr2k Před 8 dny

    Weelkom

  • @axmedxirsi-ff2il
    @axmedxirsi-ff2il Před 7 dny

    Xuuthi hubka iiraan Uma soo dhoofiso ee waxay Ku sameeyaan yaman iiraan ayaana naqshada iyo injineero usoo dirtay yaman

  • @AyubMohamed-bp3mc
    @AyubMohamed-bp3mc Před 7 dny

    KEB gowin