Video není dostupné.
Omlouváme se.

Farah Ali-Shire Noloshii xabsiga ee dheerayd iyo tuhunkii sir-siinta SSDF.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 08. 2024
  • Farah Ali-Shire Af-ballaar
    (Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland)
    Noloshii xabsiga ee dheerayd iyo tuhunkii sir-siinta SSDF.
    Qaybtii 2-aad,

Komentáře • 7

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 Před rokem +2

    Walee waa soo halgamay

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 3 měsíci

    Somalidu dawlad la'aan bay ku fiican tahay, dawladda kasta ninka haysta iyo reerkiisa hoose iyo afar ay ku shaqaystaan bay siday doonaan kaa yeelaya, qabiilkeeda hayska ahaato kaasi baan dulmi iska dhacayn,

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Před 2 měsíci

    Mohamed Siyad wuxuu aad u yaqaaney sida loola dhaqmo Siyaasiyiinta danleyda ah oo hadda madaxa naga qabsatay

  • @shamsoahmed8779
    @shamsoahmed8779 Před 3 lety +2

    Meeshu ma jeel ugaadiinmiyaaa

    • @abdiqanifaysalabdiqadir5490
      @abdiqanifaysalabdiqadir5490 Před rokem

      Maya abayo jeelashii dawladii Afweyne

    • @husseimali1139
      @husseimali1139 Před rokem +2

      @@abdiqanifaysalabdiqadir5490 adeerow allah ka baq,,, S. Barre 28 sano ka hor ayuu dhintay,,, magaca aflagaadada ah waa laga fiican yahay, mar danbe ha isticmaalin,, danbi si sahlan ha ku galin.

    • @Xaabsade_
      @Xaabsade_ Před rokem

      Siyaad Barre hadduu ku xiray qalaas adaa qaldanaa in lagu toogto ayeey weliba aheyd. Niicda 2023 inoo sheegaya iyo been la dhoodhoobay