Madaxweyne Hassan - Somalia Anaga Iyo Xabashi nama dhex mari karto ee Dadka Waqooyi dhulkooda ha....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 102

  • @alimunyeofficialyoutub4742

    ❤❤❤❤that’s true ❤❤❤

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 Před 12 dny +3

    Mhadsanid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud qalbigaanu kaa ognahay, Ethiopian uraya oo aan nasabad laheyn oo ayaga dhexdooda is-adoonsada halkaa ku haay sidii badii Kenya aad ka soo dhicisay. Caqliga qabiilka Soomaalidu dan guud shaqa kuma laha ciribtiisuna ma dheera, ee ka yuree bada iyo dhulkaba , Togwajaale ayaan kaa soo salaamaya

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 Před 12 dny

      Chaos in Kenya as protesters storm parliament......😂😂😂😂 bankrupt kenyaa aku na matata😂😂😂😂

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023 Před 8 dny +1

    𝚂𝚎𝚢𝚕𝚊𝚌 𝚠𝚊𝚊 𝚑𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒 𝚡𝚊𝚋𝚜𝚑𝚒𝚍𝚞 𝚔𝚊𝚐𝚊𝚐 𝚍𝚞𝚞𝚞𝚕𝚊𝚢𝚜𝚎𝚢 𝚔𝚊𝚋𝚌𝚊𝚍𝚊 𝚕𝚔𝚗 𝚢𝚎𝚎𝚕𝚒𝚖𝚊𝚢𝚗𝚘❤❤❤❤

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 11 dny +1

    SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB HAAAAAA WAAAA RONTAA GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 11 dny +1

    WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Před 11 dny

    Intaas inaad ka aamustaan baa sabab u ah damacan hada jiro ma is tiri madaxweynow xasanow wlhi wax wayn baa qaldan waxna wuu soo socdaa tan kale waan ka xumahay inaad Afka ka qiratid adoo somali hogaan u ah tabar yari qalbigaa ku jaban somali hadaan nahay Ethopia waxbo uma aragno Ethopia 2006ki xoogeeda way keensatay baryana kumay laaban xoog baa Looga saaray ee Dadkag somaliyeed ku kalsoonow

  • @omarmohamed3292
    @omarmohamed3292 Před 12 dny +1

    Xasanow naga jooji:
    1. Carruurtaada aad dowladda ku mileyso.
    2. Dhulalka aad dhaceyso oo aad gadaneyso.
    3. Qabriyadda aad soo faqeyso.
    4. Diyaaradda aad sii saaran tahay oo malaayiinka dollar waddankan aan awoodin ku kalifaya.
    5. Wasiiradda aan macnaha laheyn ee aad adiga iyo carruurtaadu daaha gadaashiisa ka maamulaneysaan.
    6. Nimanka aad qaraabadda tihiin ee aad ialaha dhaqaalaha wadanka u gacan galisay.
    7. Parliament ka aad jeebka gashatay ee aan maalina kula xisaabtimin, maxaa yeelay waxaad ku laaluushtay dhulkii aad boobtay iyo qabriyaddii.
    Cigaal baa la hayaa:
    Ma waxaan ku mooday, mise waxaad noqotay, mise waxaan loo noqon doonin.
    Waxaaan ku mooday nin waddankaan samata bixin kara oo raba in uu magac ka tago oo ay ku filnaantay in uu ummadda ka xaday xilligii koowaad ee aad kursiga ku fariisatay,
    Waxaad noqotay ma dherge, saxaradiisa macdan ka raadinaya,
    Waxaan loo noqon doonin in haddii Alle idmo oo Alle na kaa dhaafiyo aynaan mar dambe kugu sirmin.
    Xasanoow, Muqdishu biyo ayaa qaaday, laamiyaddii shalay dadka lagu sanduleeyey in ay dhisaan waa kuwaa biyahu qaadeen. In aad la xisaabsanto kuwii jariimadan geystay qordhaha ma kuugu jirtaa?
    Nin baa laga sheegay:
    Ma anigaa waalan mise Cadan ayaa laga heesayaa!
    Hadda ninkani wuxuu masaajidda kaga qudbeynayaa war musuqa la haayo oo Alle ha laga cabsado, tii oo ay tahayna cunuga afar jirka ah ee Soomaaliya ku nooli wuu ogayhay in isha musuqu uu ka soo burqadaa ay tahay Xasan Shiiq.
    Talo:
    Waa in la helaa musharax madaxweyne oo yiraahda dadka dhulka dowladda dhistay waan ka soo celinaynaa. Xasan, ehelkiis, iyo asxaabtiisna intii uu madaxweynaha ahaa wixii ay hanti yeesheen meesha ay ka keeneen xisaabi-xil-ma-leh ayaan daba dhigayaa. Haddii uu musuq ku keeneena waa xarig iyo la wareehid hantiidii ay boobeen.

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb Před 12 dny

    Asc anaga oo hargaysa joogna ayaa og in Ethiopia ay doonayso bad ay iyadu iska leedahay mana doonayso kiro

  • @Kismayo2007
    @Kismayo2007 Před 12 dny

    MaashaaAllah, run ayuu dheegay Madaxwaynaha

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od Před 12 dny +1

    😂😂😂😂😂XASAN WAA WAASHEY EE SOMASLIYEY ODEYGA HALA FADHISIIYO😢😢

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i Před 12 dny

    Xasan sheikh iyo Somali oo dhan waxa ka maqan yaa gaadhsiiyey arinka in aanu xabashi noqono, waa Somali
    Oo dhan, af xumadiina, caddaawadiinaa xabashi Naga dhigaysa,Hana filan inaan dib
    Kuula midoobo laas caanood
    Uma baah,non EE baybay
    Aboowe xabashaan ku biirayaa?

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 11 dny

    AXMAAARO QUSHAAASH QUSHAAASH IS A KHAS CALEEG QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @mahmedmahmudboobe6489
    @mahmedmahmudboobe6489 Před 11 dny

    KHAAIN ILAHAY KA GO AY HASANOW MAANTA DALKA ADAA HALKAA DHIGAY WAA JILEECAAGA WAXAASI

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr Před 12 dny +2

    Tuug tuug dhalay!

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 Před 12 dny

    Kanu nin Dag ma aha

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Před 12 dny

    Badana xasanoow ana le intoo la rarana ithopia loo rari maayo waa nad sheegaysaa waanad shareersysaa dhulna ma guuro sxb ee cabaadka jooji

  • @HadalSame0
    @HadalSame0 Před 12 dny

    Ninkaan dhagihiisa iyo afkiisa isma maqlaan miyaaa

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 madax weeyna sanadkaan waa aykaa go.ontahay inaad dalkeena waxbadan kusoo kordhisid lkn mucaaradka kagubanaayo hurmarkaaga afka lugta kasaar adigana guuleyso

  • @shiineabdullahguure8640

    madaxweyne waxaa tahay wadani Guul Somaliya

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 12 dny +2

    Wuqooyi wey tageen adigana sagootiyay aa iska dayi bal mogdisho dafteda ban degnahey aa dowlad ma wada dhisana mise wey nu kala tagnaa taas inaad kahadasho baa ila haboon

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 12 dny +1

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 12 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuuseAden-w6n
    @MuuseAden-w6n Před 12 dny

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa sax ha badalin hadhow hadalkaaga isburinaya?

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 Před 12 dny

    Dalxoreeye noolow ❤❤

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 Před 11 dny

    Xasan shiiq run mayaqan dadka dhegesanaya ban la yabanahay mel

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 12 dny +1

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @user-zy2mu2iw5e
    @user-zy2mu2iw5e Před 12 dny

    Xabaalaha lacagtooda yaa qaadana xasanow

  • @CadeCabdi-ee7ll
    @CadeCabdi-ee7ll Před 12 dny

    Madaxwynaha waxan kacodsana daahir calasw soqabo sona xir

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 11 dny

    SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUD HAAAAAAAAAAA WAAAAA RONTAAA CADOWGA ITOOBYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA 🇪🇹

  • @ShabibSk-go7ks
    @ShabibSk-go7ks Před 12 dny

    M.a

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 Před 12 dny

    U qora warkaas bari ayuu ka gadaal ka noqon doonaa.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Před 12 dny

    Sana rabnaa madaxweyne marna aby Ahmad hadal dabacsan ha kula hadlin is ticmal xitaa ina ku amino mahan ninkas xabashka

  • @Beru700
    @Beru700 Před 11 dny

    Xasan sheikh.
    Yaa amini karo ?
    Jalalaqsi iska aad

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před 9 dny

    Dekeda Xamar iyo madaarka Xanar bowolkiiba imisuu turkeygu leeyahay car sheeg beenaalow.

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg Před 12 dny

    Dalxoreeye cabsi kama oo waxaan xusuista sidii uu uhuru kenyatta badda uga guuleystay isagoo u qoslaaya

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Před 12 dny

    Intaas dishay muu dilin intaad xadayna muu xadin ale iyo tusale ma hayside dadka ka xishood ale kama xishoonayside

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Před 12 dny +1

    Ninkaan isaga mar ba ma wuxuu doono ayuu isaga jadlayaa sida wax waalan

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f Před 12 dny +2

      Oromo dawarasato 👉🏾🌮☕️Oromo tuugsato 👉🏾🌮☕️Oromo injireey 👉🏾🦟

    • @amalhope42
      @amalhope42 Před 12 dny

      Haa wlhi waa kolba hadal shaley wey qeylinayeen markii wdd world yimaadeen xasanow maad huruudey

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Před 12 dny

    Mid kaa xuni nama soo marin walee siyaad barene wali ilahay soomaali u soodiray buu ahaa boobaye cunaaye ma dherge ale kama baqe waa adi madkiisaa ku magac dhamo isma maqle god baad ku rigay intana Farmaajaa keenay cunaye mastawahaagu waa dameer wadid

    • @leymoonl4297
      @leymoonl4297 Před 12 dny

      Siyaad bare Afweyne asagaa dhibtan horseeday oo Diyaarado shacab kulaayey Culumada laayey Soomali godkaan kuriday ...

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Před 12 dny +1

    Luuqada uu abiye axmed ku hadlayo markaad fahanto ee aad kula hadasho markaasaan ku fahmaynaa

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f Před 12 dny +1

      Luuqadaanadaan ku karbaasheetanaa abiye 👉🏾🐜Abiye waa xasharaad xasharaadkaasan waa la buufinaayaa nijaasta nijaastu dhashay ee damaaciga badan

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f Před 12 dny +2

      Adiguse ma oromadii afsoomaaliga dawarasiga ku barataa tahay mise kuwa oromada kabaha u qaada kuma fahmin ee si cadee

    • @isseyare837
      @isseyare837 Před 12 dny

      Aamus oromyahow oromku dhalay

  • @MuuseAden-w6n
    @MuuseAden-w6n Před 12 dny

    Qosalka igu sida nin Rag,ah uhadal qadiyad Adag kadal Afkaga Etayo cadowgu kanaxo Hadda waxaga walagaa qadankaraa Hadadan ficil last,imaan?

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb Před 12 dny

    Somaliyi hana aqoonsaro anaguna aanu joojino bad la wareejiyo

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Před 12 dny

    Dadka ku dhagaysanayo dhiig kar bay kaa qadayaan runtii xigmad ma lihid adaa ugu xun intaan madax arkay runtii god bay ku dhacdaa markaad timaado han ma lihid asalinimo

  • @samaalesomaali8664
    @samaalesomaali8664 Před 12 dny

    Chaos in Kenya as protesters storm parliament......😂😂😂😂 bankrupt kenyaa aku na matata😂😂😂😂

  • @user-pz9yy4ym1k
    @user-pz9yy4ym1k Před 12 dny

    😂😂😂XASAN WAA WAASHEY EE SOMASLIYEY ODEYGA HALA FADHISIIYO😂😂😂

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 12 dny

    Maxa ka galay waxan Waa niin washay war muqdiisho ka waran

  • @user-zy2mu2iw5e
    @user-zy2mu2iw5e Před 12 dny

    Yaa kula walaala

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 12 dny

    Hassan Sheikh Mohamud dow Wuqooyi iska daaye anaga reer konfur galbeed ah horta maxaan kula lenahey war maxay qabatey somaliland xilibanada sanatar ka wasirka kasojedo miyey kashaqeyan dadka ay matalan sidii ay midnimo usolaab taan mise kala fogenta ayey kashaqeeyaan

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c Před 12 dny

    Qoowdhan iyo reer marqaan mafahmayaan cuqdad ayaa dishay

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f Před 12 dny

    Hassan tuugow adigoo dabajawaanleh faaiido malihid qabuuraha adsofageeysa kahadal afka hamacaneyne

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Před 12 dny

    Ethiopia way ka goantahay inay Saylac qaadato. Markii hore Gadabursey iyo Ugaaskooda iyo Gala Dagaalka ooy ku xoojisay ayay rabtay inay woxoogaa u tuurto
    Kadibna waxay u aragtay in muuse ka miisaan culuayahay. Go aankeeduse waa inay qaadato

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 Před 11 dny

      Ha qaataan sida falastiin unbay u ooyi doonaan

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Před 12 dny

    Mid kaa xuni nama soo marin walee siyaad barene wali ilahay soomaali u soodiray buu ahaa boobaye cunaaye ma dherge ale kama baqe waa adi madkiisaa ku magac dhamo isma maqle

  • @idirisxaashi8965
    @idirisxaashi8965 Před 9 dny

    Horta kani muu riyoonayaa

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f Před 12 dny

    Yowmal qiyaama afigaa eh cidkale majirta tuug yowmalqiyaama eh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 12 dny

    xasan sheekh hadalka ficil kudara oo itoobiya meel saar oo kasaar wadanka maamulka ssc na maamul buuxa halo aqoonsado awdal na maamul halo aqoonsado hargeysana way kukhasbantahay inay beenta iskadeyso oo soomaali soo raacdo

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Před 10 dny

    Neef 😂😂fooqal neef ninkan hadalkiisa waa hadal gole kaga kac weeye malinba meel ayuu ayuu hadal ka sheega isaga is duqeeya
    Kalana hadla

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Před 12 dny

    Maxaa ku tabar dareeye cunaqabateyntii hubka wadanka waaba laga qaade ? Ma adigaa lacagtii hubka lagu soo iibin lahaa cunaya ?

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth Před 12 dny

    Xasan tuuug tuug dhalay xabalahi kwrn😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 12 dny

    awdal maamul muuxa halo aqoonsado si snm looso afjaro ileen wa dhibka haysta soomaali oo kadhaqaaqiweydaye

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 Před 12 dny

    Abdi nuur beenta mad madax weynaha kadeysid

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 Před 9 dny

    Yoomil qiyaamaad tahay adigu

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Před 12 dny

    Qabigii baa kaa amaar wayey waxba maad soo kordhin aan qabyaalad ahayn afarta qalbadood dagaal baa ka socda wadanka adna baho baad ku jirta diyaarad baad sarantahay shame on you

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 9 dny

    Wallaahi Xasanow adiga dulli iyo damac nasakhan baa ku hayo. Waa la iska kaa celinayaa wallaahi wallaahi wallaahi. Adigaa ka daran Siyaad Barre adigaa milyan jeer ka xun. Wax xidhiidha oo innaga dhexeeyaa ma jirto. 100% Ethiopia ayaa naga kiin xigta. Halkaa kaga hay. Waa innoo dagaal illaa qiyaamaha. Nacas.

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi Před 12 dny

    Tuug tuug dhalay

  • @shucaybmaxamed2868
    @shucaybmaxamed2868 Před 11 dny

    😂 hadalkaagu wuu is dhex marayaa dhiiqo ayaad lugaha lagashay sxb

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Před 12 dny

    Adiga oo aan magaalada xamar maamulin maxaa kaa galay somaliland nacdal yohow inan gumeed caloosha hooyadii lagu soo dhex gumaystay baad tahay somaliland xaq bay u leedahay

    • @isseyare837
      @isseyare837 Před 12 dny

      Xaq uma laha waa reer yar oo gobol iyo badh dega
      Bada soomaali oo dhan baa leh
      Yaa duli

  • @user-zy2mu2iw5e
    @user-zy2mu2iw5e Před 12 dny

    Xabaalaha ayaad ka leexan lahad adigaa doonaya inaad qaato

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 12 dny

    So diga shalay laha itopiya wan so dhawynaya haday bad rabto imikna wax leedhy dhulka lama bexin karo 😂😂😂

  • @medbalayah5495
    @medbalayah5495 Před 12 dny

    Xasan kuwaa aabahood ayaadtey Adaa lugta haya Somaliland adaana u loogay oo ku kalifay inay shisheeye la heshiiyaan.

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před 12 dny

    MD XASANOW hub iyo askar, ka dhadhici zaylac, Lughaya, awdal maxad sugi.

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f Před 12 dny

    Adiga waxaad bixisay kahadal tuug yowmalqiyaamow

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 12 dny

    Niyow nedka ka hadal waxa didan thy waa jaritanka somaliland inay wadan madax banan thy bada iyo dhulka ku meerysnysid waxba kama jiran 😂😂😂

    • @isseyare837
      @isseyare837 Před 12 dny

      Xagee wadanki joogaa???😂😂😂
      Sool iyo sanaag aaway?
      Awdalna inaad xoog ku haysato adiga iyo islaamkuba way ogyihiin
      Reer dawlad ma noqdo walaal
      Hadii reer dawlad noqonayo 800 oo wadan baynu noqonaynaa
      Aamin isaaqnimo lkn dawladi waa soomaalia 🇸🇴
      Calana waa kaa bluuga ah 🇸🇴
      Marooyinka yar ee kale waa local walaao

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 Před 7 dny

    Said Somaliland Miyay ku dhibaysaa aahahahahah horaa loo yiri ninkii tiisaba daryeela tukale ku dara! goormaa tagay ama xukunkaaga ka shaqeeyay.

  • @salmanshukri7455
    @salmanshukri7455 Před 12 dny

    Ethiopia 🇪🇹 lions

    • @leymoonl4297
      @leymoonl4297 Před 12 dny

      Itoobiya rats

    • @user-lg3ry8ut1q
      @user-lg3ry8ut1q Před 12 dny

      If ethopia lions somali are elephants we know each other. Ethopia is our enemy number one.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 12 dny

    Bal ninka afkisa dawada somaliland sheegnya hhhh waar reer konfurow isku luqad xita ma nihin waxad no sheegtan waa khalad 😂😂😂

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 Před 12 dny

      Chaos in Kenya as protesters storm parliament......😂😂😂😂 bankrupt kenyaa aku na matata😂😂😂😂

    • @isseyare837
      @isseyare837 Před 12 dny

      Hadaad isaaq tihiin
      Anaa reer waqooyi ah
      Madaxweyne jir oo joog
      Hadalkaagu waa cadyhy
      Reer yari bada somalia 🇸🇴 ma beeci karo

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 12 dny

    😂😂😂

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr Před 12 dny

    Xasanoow, adigaa beenloow ah, nin aan xaabaalaha dhaafin oo maytada faqday miyaa run ii sheegi?

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Před 12 dny

    U not leader walallalow
    Isfahan oo iscasil

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb Před 12 dny

    Asc anaga oo hargaysa joogna ayaa og in Ethiopia ay doonayso bad ay iyadu iska leedahay mana doonayso kiro

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 9 dny

    Wallaahi Xasanow adiga dulli iyo damac nasakhan baa ku hayo. Waa la iska kaa celinayaa wallaahi wallaahi wallaahi. Adigaa ka daran Siyaad Barre adigaa milyan jeer ka xun. Wax xidhiidha oo innaga dhexeeyaa ma jirto. 100% Ethiopia ayaa naga kiin xigta. Halkaa kaga hay. Waa innoo dagaal illaa qiyaamaha. Nacas.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 9 dny

    Wallaahi Xasanow adiga dulli iyo damac nasakhan baa ku hayo. Waa la iska kaa celinayaa wallaahi wallaahi wallaahi. Adigaa ka daran Siyaad Barre adigaa milyan jeer ka xun. Wax xidhiidha oo innaga dhexeeyaa ma jirto. 100% Ethiopia ayaa naga kiin xigta. Halkaa kaga hay. Waa innoo dagaal illaa qiyaamaha. Nacas.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 9 dny

    Wallaahi Xasanow adiga dulli iyo damac nasakhan baa ku hayo. Waa la iska kaa celinayaa wallaahi wallaahi wallaahi. Adigaa ka daran Siyaad Barre adigaa milyan jeer ka xun. Wax xidhiidha oo innaga dhexeeyaa ma jirto. 100% Ethiopia ayaa naga kiin xigta. Halkaa kaga hay. Waa innoo dagaal illaa qiyaamaha. Nacas.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 9 dny

    Wallaahi Xasanow adiga dulli iyo damac nasakhan baa ku hayo. Waa la iska kaa celinayaa wallaahi wallaahi wallaahi. Adigaa ka daran Siyaad Barre adigaa milyan jeer ka xun. Wax xidhiidha oo innaga dhexeeyaa ma jirto. 100% Ethiopia ayaa naga kiin xigta. Halkaa kaga hay. Waa innoo dagaal illaa qiyaamaha. Nacas.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 9 dny

    Wallaahi Xasanow adiga dulli iyo damac nasakhan baa ku hayo. Waa la iska kaa celinayaa wallaahi wallaahi wallaahi. Adigaa ka daran Siyaad Barre adigaa milyan jeer ka xun. Wax xidhiidha oo innaga dhexeeyaa ma jirto. 100% Ethiopia ayaa naga kiin xigta. Halkaa kaga hay. Waa innoo dagaal illaa qiyaamaha. Nacas.