Su'aashii Rw kuxigeenka Somalia wali lagama Jawaabin - Falanqayn Cajiib ah.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 06. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 117

  • @queency7943
    @queency7943 Před 6 dny +9

    Absolutely maanta ayuun Baad run u sheegtay 1960 reer Somaliland mabda bay lahaayeen maantana mabda ka duwan kii ayey leeyihiin meel ay usocdaan iyo meel ay ka socdaan ayey yaqaanaan guul iyo gobanimo Somaliland

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před 3 dny +1

    Waqoyi wxa ku nool dad waweyn malinkasta somalinimo malagu baryaa midkle si aad dad urali galiso dadkle ha ucayin adeer🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁

  • @mohammedhassen981
    @mohammedhassen981 Před 6 dny +3

    Allah haynoo sahlo arimaha jira

  • @simdachi
    @simdachi Před 5 dny

    For the 1st Jama you are talking. Asante

  • @MohamedAwil-b9s
    @MohamedAwil-b9s Před 5 dny

    Aad iyo aad

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Před 6 dny +1

    Waa hees run ah oo aad umacan

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 6 dny +1

    Somalia Somalia 🇸🇴🇸🇴✅✊✊💪💪

  • @MrAdamaa52
    @MrAdamaa52 Před 3 dny

    Jamac maanta run buu sheegay

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j Před 6 dny +1

    Jeer oo Xaqa lagu Umadda somaaliyeed Umadda Somaliland ay xaqooda iyo in ay Dal 26 juun xoriyadooda qaateen . Ee Dawladnimadoodi U sadqeeyay Raadinta 5tii somalieed.

  • @travelandnaturechannel5875

    Absolutely I agree with you

  • @deegohassan5598
    @deegohassan5598 Před 6 dny

    Faarha Galad he is through Taylor and Somali people you don’t Somali type type here is journalist hundred percent Somali real I say thank you Galette

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 Před 6 dny +2

    Maxay iyagu, waa Madaxda waqooyi kasoo jeeda iyagaa matala S Land wax isku soo celina ima ololeeyaan

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 4 dny

      Maaha sidaa madaxda waqooyi kasoojeeda reer waqooyi soomadiran manatagikaraan laakiin soomaali dhaqan ayay leeday hadii 500 oo qabiilkasta reer koonfur kakooban oo culimo iyo dhaqan kaooban udiraan waxan ubaa inay soodhawayn lahaayeen

  • @maxamedaadan5947
    @maxamedaadan5947 Před 6 dny +1

    Walla wasaxantahay

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp Před 6 dny +1

    Heesta jwbta ah absolutely waa qalad

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před 3 dny

      Amxaar wllky ah ma saxa marka⁉️

    • @AbdiOmar-gw6dp
      @AbdiOmar-gw6dp Před 2 dny

      @@Ladanabdii sax ma ahan lkn qalad qalad laguma saxa waxan dhahna haddan reer kufar nahay waxaan ilaalineyna midnimada ok kii diidana waxaan dhahnay ma go'eeysid baan dhahnay hees iska caadhifad ku dhisan ayuu soo qaaday inagana waxaan ugu jawaanay ma anaga cid u baahan meshaa su,aal ayaa ka dhalaneysa oo ah haddi aadan ii baahneyn hadaba maxaa igu dhagantahy marka in caadhifad lagu jawaabana ama caay wax dad raba in aay umad isku hayaan ku hadlaan ma ahan waxaana ka muhiimsan in hees laga qeyliya in marka hore anaga raba in mid la sii ahaada dhab naga ahaato mashruuc qaranna laga dhiga oo naga muuqata lkn haddi aan xanaaqa oo dhaha cadow ayaa igu tahay oo aad dhahda ma aniga awal kuu baahna wax dad isku hayn kara ama dad lagu soo celinkara m ahan waana sheey rabaani ah in qaladka aan qalad lagu sixin heesi loogu jwby kulli fasirkooda waa ayaa idin baahan oo socda gaalka u gala walaal caroodayna sidaa ma ahan sida lgu soo celin kara
      in aad i fahamtay ayaan fila ujeedkeyga

  • @user-hu9nv8bp4d
    @user-hu9nv8bp4d Před 6 dny

    7❤❤❤

  • @bigie2264
    @bigie2264 Před 6 dny +3

    Runta ka yar gubaysa jaamac runtu ka hadlay anago reer kunfara saa leh

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j Před 6 dny +1

    Anigu Waxaan idiin Cadaynayaa in aan Midnimo Danbe dhex marayn Somalia iyo Somaliland . R/wasare ku xigeen iyo kuwa Xamar joogaa . Waa Xoogsato. Ee hayska xoogsado ayaanu leenahay

  • @MaryanManka-r1r
    @MaryanManka-r1r Před 6 dny +1

    jaamac galad maanta war sax ah ayuuu ka hadlay

  • @somalimedianetwork5602

    The cook became a broadcaster. what an insult for Somali people

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před 6 dny +1

    Shanta inay xorowda, xamarta iigeysoo, xoriyadi uu tuuraye, ma in layxasuuqiyo, xiniyo xaasid banrabay?

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před 6 dny +1

    Suldaan hooleey ayaaba tagey😂😂😂😂

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 Před 6 dny +2

    Guuleed alifle masuul salaan sare ninkaan jamac isku dey inaat xakameysid

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 Před 5 dny +1

      Xaqa ilahay ba ma qarin SOMALILAND na wax tariikhdeedu lumayso maha wllka hdad xaqisa diido adna ilahay ba ku arko libaani maysid wlhi taa ogow aduun wa dhamada lkn dhalasho ma dhamato inta ogow

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 4 dny

      Jaamac waa nin weyn oo dawladii waxkusoo bartay waxbadana og guuleed waawiilyar oo dawladlaan intaa kuleegaaday

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 Před 6 dny +1

    Jaamac gallad waa wariye xor ah oo bilaa cuqdada oo run sheega waa soomaali dhaba oo aragti dheer

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny +1

    waxa ugu yaab ban qof an aaminsaneyn qaranimada soomaali inu xilka qabto qaranka soomaaliyed oo cadeystay inu cadow kuyahay koonfur oo reysal wasaare kuxeenku lagu sheego

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 6 dny +1

    saxib ma ha wada gubataad leedahay oo meel waliba ha oloshaad leedahay oo meel nabad ahiba yaanay jirin ayaad leedahay saxib jaamac galad ayaa runta kaaga dhow

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 6 dny

    🤔

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny +1

    Soomali hawi ha iska qabato

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 6 dny

    Xaqiiq

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 5 dny

    Adiiga oo ayo ah mado ethiopio ah

  • @mohameddirshe6031
    @mohameddirshe6031 Před 5 dny

    Jaamac Galad Maxaa la soo cabsiiyey caawa

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny

    Waxay isku dilayaan hawi Ayaa Dhul haysan

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 6 dny

    Warkaaga reer waqooyi igama daadagin saangurta ceelka iga daadagtay

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 3 dny

    Reer koonfur waa adoon aan garaad laheyn,sidaa jamac sheegay weeye walhi.

  • @mohamedkhaliif5081
    @mohamedkhaliif5081 Před 6 dny

    czcams.com/video/OKSppNF8038/video.html war wayn

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 3 dny

    Waligeed midnimo somaliland iyo gafuur culusta dhex marta ma dhacaysee iska illooba reer koonfuruu.from garxajis

  • @runsheegxaqaani4742
    @runsheegxaqaani4742 Před 6 dny

    1. ISAAQ WAA WAA LA DULMEY OO REER KOONFUR BAA NA DULMEY.
    2. REER XAMAR WAA LA DULMEY OO LABA GOODLAA (DIR,DAROD, HAWIYE,RAXANWEYN) DULMEY.
    3. HAWIYE WAA LA DULMEY OO DAAROOD AA DULMEY.
    4. RAXANWEYN WAA LA DULMEY OO MAXAA TIRI(DIR DAROD ,HAWIYE) AYAA DULMEY.
    5. DAAROOD WAA LA DULMEY OO HAWIYAA DULMEY.
    6. DIR KOOFUREED WAA LA DULMEY OO HAWIYE IYO DAROD AYAA DULMEY
    7. INTA KALE WAA LA DULMEY OO HAWIYE,DAAROD,IYO ISAAQ BAA DULMEY
    HADDII SIDA REER MUDUG XALEY DHALEY AAN LAGA NOQON WIXII DHACEY NIN WALBA WAA DULMANE, YAA WAX XALLINAYA.
    ALLAHA U NAXARIISTO DADKII SOO DHOODHOOBEY XUKUUMADDII KU MEEL GAARKA AHEYD, WAA IN AAN KU FARA ADEYGNAA IN AAN LA BURBURIN XUKUUMADDA HADDA DHISAN OO LA GARAB QABTAA, LAYSKA INDHO TIRO QALADAADKEEDA TIRO BEELKA AH, SIDAAS OO KELIYA AYAAN DUNIDA UGA MID NOQON KARNAA.

  • @meykalmadaxey2264
    @meykalmadaxey2264 Před 6 dny

    Jamac galad nucee cabsanyahay manta

  • @hawamohamed1119
    @hawamohamed1119 Před 5 dny

    Asc maanta waxaan layaabey hadalka Galad ma isku diree walalahaa waan jeclaa in aan ku dhageysto laakiin CZcamsrada kale ayaan gugu daray waan ka xuma hay hadaladaada maanta 😭

  • @alidahir467
    @alidahir467 Před 6 dny

    Isaga maxaa kagalay soomaaliya
    Waa itooboyaane

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 Před 6 dny +1

    Jamac galad wax isku har koonfur waxaat ku tilmaamtey weey ka weyntahay adiguna mustawaheeda iyo aqoonteedaba ma la hid ee soo reebo jamac galad shika adabu

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Před 6 dny

    Jamac waa runti wax somaliya nabad raba majogan

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy Před 6 dny

    Waryawakiyiri farmaajo kursigan iinkakici aanwalaalo noqono

  • @dulmidiidrunsheege2487

    Hadalkii bad nag badhjartay ma dhameystirna

  • @AhmedFidhin-px4kb
    @AhmedFidhin-px4kb Před 6 dny

    Aniga ayaa kaaga jawaabi hadalka Rsw kucigen waa boodh isku qarin saan aragno2 laba jeer oo lootanaasulay ayaa lalakulmey wayna kabexeen ee ethopia ayaa xukumta Somaliland heshiid ma qaadan karto qore s fdhin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny

    nimanka idoor ee dowlada kujira waxay wadan khiyaano oo ah hadi dhulbahante iyo isaaq wadatan muqdisho waxay noqon labo dowladodi oo midoobay wana waxay ssc ugu dheganyihin taasna reer ssc ba soo afjarey

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel Před 6 dny

    1991kii

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 Před 6 dny

    jamacow hana cayanin nin waybaa tahaye

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz Před 6 dny

    War anagaa yaabnay dadku mawaalan yihiin kolay lama fiyoobee dadku naac badanaa nooyo badanaa😂😂😂😂

  • @abdoulkaderomaribrahim913

    😂😂😂😂 « Meeshan in baniaadan ku… »

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 6 dny

    🤬

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 4 dny

    Heestay maha jawab Waa Khalaad kale wale xamar kuma bahna ku lahaa hhhhh Hada Maxa laa raabaaa

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Před 6 dny

    Jaamac waa ceytamey, ee sidhaba oo cilmiyeysan wax ha ufalanqeeyo!.

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Před 6 dny

    Hooyada fadarada ayaa somali dhiib kuhiisah ayanah kkkkkkk somalinimo yaalagu barayayaah koofur mahaween qoor siino lagu qabo ayey baryaan ayaku is dili mayaan waalagu hayaah dhiibka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny

    wallay midnimada waxa hortaagan wa ninka isaaq ee dowlada kujira weliba saalax maba qarsado waxayna ubadantahay inu alshabaab lashaqeyo ee laga eryo xilka waxas wa nacsnime

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 6 dny

    Kkkk reer muqdisho abwniin wax sameeya ma lehe ma isaaq iyo daarood ayaa u sameeyey

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed Před 6 dny

    Jamacow hana caayin duliyahow jaahilka inaka xiisho koonfur baad kuwalatay

  • @Osmanissa
    @Osmanissa Před 6 dny

    😂😂😂 waad riyoonaysaa shuubooy

  • @user-qn1qm7xl4p
    @user-qn1qm7xl4p Před 6 dny

    Wuu sax san haha jaamac

  • @axmedxasan3437
    @axmedxasan3437 Před 6 dny

    Waarun

  • @AbdifatahMahamedaidid

    Waar reer koonfureed cidna uma baahna ee idinka ithiopan ka ah ee dadka is daba wada ayaa somaliya ku daalay hargeesa iyo muqdisho midna ma tihiin dadkiina waad wareeriseen

  • @abukaribraim7524
    @abukaribraim7524 Před 6 dny

    Jaamacow waad ka badisay

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 Před 6 dny

    Cciddi hadal kaa maqlayso ayaa lala hadlaa umaleyn maayo haddii dad isxilqaamay aay waqooyi tagaan in aysan nabad uga Soo noqonayn sidee arrinkaa ku suurtageli kartaa waa in uu raisulwasaare ku xiggeenka isweydiiyo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před 6 dny

    Cawaan weeye jaamac galladku waar qofkii taga hargeysa waa laxirayaa.
    Muuse bixii iyo kooxdiisu koonfur marabaan.
    Rasfare kuxigeenku asagaa matalee muu hargeysa tago wuxuu rabana sheegto qorshahiisa.

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 Před 5 dny

      Ma iman kata horta isga oo Somalia ka socda lkn u iman kara hsdu cafis fidisto😂

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před 6 dny

    😂😂😂😂 ninkii jaamac ahaa caawa horta nafar duriyadiiyabaa rubuc uureyte ah soo liqsiiyey ana biyo raacisku waa iga diyaar jaamacaw 😂

    • @abu-faasfalluulle6943
      @abu-faasfalluulle6943 Před 6 dny

      uureyte maxaya wa maxay

    • @goojacade4325
      @goojacade4325 Před 6 dny

      @@abu-faasfalluulle6943 waa nooc qaadka ka mida fujisna waa laydhaa weligaa faladh jebisana lafahaaga umaad burbursan miyaa sxb

  • @user-qj3mn1xp2o
    @user-qj3mn1xp2o Před 6 dny

    Xageen ka goobnaa hadii eeysanba ogaleen inee yimaadan hargeesa reer koofur sxb iga jawab

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 Před 5 dny

      Mxd soo dooni wxd ku samayseen baa qorane naac loona baahnee meel ad u soctaan ma leh dadkina dhibatada ka saara nabad noqdo nabad galyo

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j Před 6 dny

    Waqooyi waa xagee. Jaahilka aan Taariikhda aqoon ayaa Waqooyi iyo gobol ku sheega Somaliland ..kkk

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny +1

    dhibka koonfur kajira waxa sheegtay isaaq weliba muuse marka hadi snm laso afjaro ee jaamacow adiga iyo soomaali diidkaba munaafiqin matihin ee been haka sheegin koonfur

  • @alidahir467
    @alidahir467 Před 6 dny

    Jaamacoow aqoontaadii iyo aqligaagii wuxuu kusoo aruuray caay. Ookeliya saxaafada caaydaad kubaratay
    Aliflow customerkaaga yaankani ladegin.
    Midnimada wxaa raadinaaya cida isaga hada raiisulwaasaaraha uuyahay kadhigtay
    Isaga iyo kuwa kasoojeeda
    Gobolada waqooyi ee dowlada soomaaliya kujira

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Před 6 dny

    WAR DAMEER KAN ISAGAABA KAXUN KUWA XABASHIDA RAACAY TV 📺 HANA NACSIIN

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny

    soomaali oodhan nabad iyo midnimo way rabta oo xata awdal midnimaday soomaaliyed bay utaagnaayen weligod ssc na weliged midnimay utaagnaayen ee isaaq oo fallagobay wa laso afjari

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 6 dny

    Cali Khaliif Galeyr marku ra'iisul wasaaraha ahaa miyusan waqooyi mataleen 😊 isasq aay diideen dawladda Abdi qasin.
    Isaaq darood iyo harti waqooyi uu naceeb yhy.
    In kursi lo xiiro raba😊
    One man iyo one vote haqaato

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny

    Waxay isku dilayaan hawi Ayaa Dhul haysan 20:12

  • @SheikhMuhumedHussein
    @SheikhMuhumedHussein Před 6 dny

    Galadow miyaadan dhegeysan khodbadi madaxweye xasan ee uu York waxwalba ayan u hureynaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny

    soomaali waxay mareysa xili midnimo ay u oomantahay oo ssc iyo awdal ba way soo laabten laakin waxa hortaagan midnimada wa nimanka isaaq ee mudisho jooga

    • @dhamecabdi357
      @dhamecabdi357 Před 6 dny +1

      Boorama laascaanod midnimo ma keeni karaan ee hargeisa kaliya ayaa keeni karta diidina karta tuuloyinku saamayn malaha

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 Před 5 dny

      Dhulbahante waa joga xamar hadu wax soo kordhiyay samaroona qalbigay ka jogan marka dadka loo bahan yay waa isaaq beesha dhexe ee Somaliland iska leh labadan reer waa minority

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny

    reysalwasaare kuxigeenku beenti weye ee wuuxu rabaa inu marin habaabiyo dad soomaaliyed waayo ssc oo midnimadi uso laabtay bu dagaal iyo colaad kulajira ee jaamacow soomaali miyad kucusubtahay mise wa iskayel yeel

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 Před 6 dny +1

    Puntland waa waqooyi Bari ee ma aha koonfur.

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před 6 dny +1

    Qaraxland isxoreeeya

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 Před 6 dny

    Waryaa wariye Jaamac galad wuu soo laabtay..

  • @user-xp9ub1wy8b
    @user-xp9ub1wy8b Před 5 dny

    Jaamac suaasha aadna weydiisay waa qalad. Bal adiga aan ku weydiinu si aan jawaabta afkaaga ugu soo saarno bal noo sheek yaa u diiday beesha isaaq in ey doolad madax banaan noqoto? cida u diiday baa rabta in ey midnamadaa ku sii jiraan.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 6 dny

    Jaamac galad maxaa ka qaldan maanta shacabka soomaaliyed ee reer koonfur ee midnimada dalka somalia iyo ummada soomaaliyed doonaya ayuu beeyn iyo caay in ay yihiin ku sheeygay lkn kuwa dagan hargesia iyo borco ee somali diidka ah ee argagixisada ah ee maantana u galay isirkoodi saxda ahaa ee cadowga ummada soomaaliyed ee xawashida Etiopia ayuu ka fadilayaa shacabka soomaaliyed ee reer koonfurta somalia hadaba jaamac galad nin miir qawa ma ahan ee fadlan reer ss tv ninkaani qur aan halla saaro inta goori goori tahay wuu soo yara waalan rawaa ninkaasi mida kale shacab soomaaliyed wax ma doortaan mise awood kuma lahan villa somalia ee waxaa doorta mooryaanta villa somalia jookta maanta waa reer galbeeydka ugu weeyn yahay USA yurub carab Etiopia keyna iyo waxii soo raaca ee cadowga ummada soomaaliyed ah taasi ilaahey ha fahan siyo ninkaani waalan maanta ee jaamac galad la yiraahdo

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 Před 5 dny

      Dadku shegayo ayad kow ka tahay animal wxba ma dhantid ee adi oo kle somali haka baxo marka miirvay yelane

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t Před 6 dny

    Jaamacow been ka hadal waa ku noolyihiin dad kawanaagsan ma jirto dhul aad is kuhubto oo saamaaliyeed lagu noolaankaro midnimo waan heysanaa ee adiga iyo saalax raasada

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 6 dny

    Dadka Banaadir weey barteen been iyo boob In la rabo in dadka koonfurta lagu xukumo weeyna iska diideen in mar danbe lagu xukumo

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 6 dny

    Wanku dawajiray lakin wan ogaday sinji nacab in uu kugujiro sorry wan qanaeyn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 5 dny

    Ka yarna wa nacaas kawayna wa basaaas

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 5 dny

    Doofaar doofaar dhalay oo basaas ah Maxa ka galay somaliya

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 Před 6 dny

    Waryaa Jaamac galad maanta runta ayaad sheegaysaaye

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny

    Waxay isku dilayaan hawi Ayaa Dhul haysan

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny

    Soomali hawi ha iska qabato

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny

    Waxay isku dilayaan hawi Ayaa Dhul haysan

  • @AdenRoblehRoblehissa
    @AdenRoblehRoblehissa Před 6 dny

    Soomali hawi ha iska qabato