Sharma Boy "Lefti Negaa" (Official Reaction Video) FT Muniir Reactions 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Komentáře • 293

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 6 měsíci +77

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 6 měsíci +59

    Ilahey heesah hanag madoobeeyo amiin yarabi❤❤❤

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Před 6 měsíci +31

    Sharma boy is 👑👑👑👑⭐⭐⭐

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 6 měsíci +23

    Big legend always muniir official another's levels reactions sharmo boy 🇸🇴🇸🇴💑💯❤

  • @NanayJey01
    @NanayJey01 Před 6 měsíci +14

    GOAT OF RAP SHARMA BOY ❤

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy Před 6 měsíci +3

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BalwaanYare-dd6rg
    @BalwaanYare-dd6rg Před 6 měsíci +107

    Lkn big dabo nagada plz😂

  • @Maanyare37042
    @Maanyare37042 Před 6 měsíci +18

    #sharma boy 🔥🔥🔥🥶🥶🎙🎶🎧☝️

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 6 měsíci +7

    SHARMABOY WAA LEGEND.
    WUU DHAAFAY FANAANIINTA AMERIKA❤❤❤

  • @Hazu98
    @Hazu98 Před 6 měsíci +16

    Sharma k sharma 🐐🦁

  • @muuqbaahiyechannel6527
    @muuqbaahiyechannel6527 Před 6 měsíci +20

    Reer comment 1aad like ii saara

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Před 6 měsíci +57

    Sharma is very talented 😂🙌🐐

  • @user-pn9ih8jy7y
    @user-pn9ih8jy7y Před 6 měsíci +9

    Respect big legend 💞💯

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 Před 6 měsíci +5

    Muniir legend always keep going ❤❤

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před 6 měsíci +13

    sharma boy miyaa adi kuu baahan kulaha ma buusin caqli xumaa kkkk

  • @user-ew1kv5sw1n
    @user-ew1kv5sw1n Před 6 měsíci +9

    Waryaa hoydaa yo nafti nagaba wase sharma hangusoooo gaban eee badheeedh sida raga hyada wase dawarsigiii ba kaso galyyyy somaliand sharma shacabkisuu dhiri falinyaa eee anga wadana ee edi so badheedh sida sida sharma ka sharma🥱🦁

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 Před 6 měsíci +1

      Mr No Name Adiga Hooyo Macaan Ma Ku Dhalin Miyaa?? Tan Kale Ogow in Aad Hooyadaa Macaan Cayneysid Marka Aad Qof kale Hooyadiis Caaysid!! Ka Fogow Hooyo Macaan Caaydeeda Mida Kale Muniir Maxuu Kaa Haleeyey !! Without any Reason Lama caayo ama lamana Aflagaadeeyo??? Bani Adam ka aan Waxba Kuu Dhimin??? have some Manners!!

  • @Alleyesonrafa10
    @Alleyesonrafa10 Před 6 měsíci +3

    Maya ma jiro qof saas leh team munir💪👊💪👊👊👊👊

  • @WARSAME_yare
    @WARSAME_yare Před 6 měsíci +11

    Muniir aqaa pin kaaga fadhiyaa maanta🫡

  • @ibraahimMaxamed-rg2qk
    @ibraahimMaxamed-rg2qk Před 6 měsíci +11

    Marna cay marna heesihiisa reaction ka soo samee😂😂❤

    • @halimaomar6179
      @halimaomar6179 Před 6 měsíci

      Ma argtey😂😂

    • @sharmaboy9676
      @sharmaboy9676 Před 6 měsíci +1

      Views La aantu Waa abaar

    • @Zaamkii
      @Zaamkii Před 6 měsíci

      Shimu caayey?😂copy right suu uga baqooyA layabana 😁😁 sharma ilmahan asa biilo . haku jizarina abihin ee sasabta youtubeleey in copy right laidinku dhuftana saas uga baqa 😂😂😂 sharma it’s not easy walhi! xaasid dhan iyo kii afka kuso taago aso kawalin copy right dhab weeeweee

    • @ibraahimMaxamed-rg2qk
      @ibraahimMaxamed-rg2qk Před 6 měsíci +1

      @@Zaamkii beryihii sharmo boy reer xamarka is hayeen ayuu u tuubo raaci jirey isagoo sharma caayaya, mantana waka hesihiisii views ka soo raadiyay.😂

    • @ibraahimMaxamed-rg2qk
      @ibraahimMaxamed-rg2qk Před 6 měsíci

      @@Zaamkii youtope luuq layska soo qbto ma leyah.😂

  • @sagalfarah538
    @sagalfarah538 Před 6 měsíci +6

    Badda reerkaas gaar uma lahan muniir adi xataa ha is qaldin mise waa is gaabinosa eedo

  • @updishakur8954
    @updishakur8954 Před 6 měsíci +7

    Muniir cabsi cabsi reaction .keep up
    🔥🔥🔥🔥

  • @zarinaxly
    @zarinaxly Před 6 měsíci +6

    On fire🔥❤

  • @user-uh7lo9ms5p
    @user-uh7lo9ms5p Před 6 měsíci +3

    Muniir walahi Vedio yadada wan ku raxaystaa aboowe

  • @user-rk6ot5qx1h
    @user-rk6ot5qx1h Před 6 měsíci +3

    Sharma boy ❤❤

  • @siciidsiciid5247
    @siciidsiciid5247 Před 6 měsíci +3

    Sharma on fire and pest reaction mi poi Aqaa❤

  • @AbdiBashiir-tg8ie
    @AbdiBashiir-tg8ie Před 6 měsíci +3

    King of reaction muniir aqaa welcome back 🔙 pro ♥️

  • @sweetieadey2754
    @sweetieadey2754 Před 6 měsíci +1

    Ha uu joojin nacabka walalkey keep your head up we love you ❤❤❤❤❤

  • @MudalibAlcazal
    @MudalibAlcazal Před 6 měsíci +2

    Big Legend Waa. KU. wataa. ZHP Miniir Aqaa💪

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 Před 6 měsíci

    Masha Allah sharma Boy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @user-fb6gl4zb1v
    @user-fb6gl4zb1v Před 6 měsíci +3

    Sharma Ka sharma ❤

  • @URCristiano12346
    @URCristiano12346 Před 6 měsíci +3

    Waku raxeestay video gan soo badi w❤❤

  • @Basama__
    @Basama__ Před 6 měsíci +3

    Reaction waalo ah muniir aqaa😅🔥🔥

  • @mohamettomar9592
    @mohamettomar9592 Před 6 měsíci +2

    Am big fan for you muniir

  • @user-sb4pg3zz9k
    @user-sb4pg3zz9k Před 6 měsíci +2

    CZcamsrskoo dhan sharma iyagaa ku kala kicista chanaladooda mid aan reaction ka bixin ma jiro ee adigu ina adeer jareertaada bug bugta maad isaga koobnaato sharma inta heesihiisa bariiska ka heshaa ka badan 😂😂😂

  • @Ziyachka
    @Ziyachka Před 6 měsíci +6

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @JamalMohamed-c6y
    @JamalMohamed-c6y Před měsícem +1

    Sharma ka sharma

  • @user-gu4kz7eh8y
    @user-gu4kz7eh8y Před 6 měsíci +1

    @sharma boy

  • @kadarabdimohamed6944
    @kadarabdimohamed6944 Před 6 měsíci +2

    Sharma very talented

  • @abdullahidayib7992
    @abdullahidayib7992 Před 6 měsíci +2

    Sharma is a talenta man

  • @user-sy9gr8fg3l
    @user-sy9gr8fg3l Před 6 měsíci +3

    Sharma boy miyaaa kubahan adiga marka ileen ada ubaahan oo reactinkisa wax kuradiyee😂😂😂😂

  • @CkaremMaxamed
    @CkaremMaxamed Před 6 měsíci

    Zxp nagadaa big dabo waa macankamadago

  • @user-gn5lb6df2l
    @user-gn5lb6df2l Před 6 měsíci

    Sharma ka Sharma is legend big rapper

  • @user-xv4qf6ji8s
    @user-xv4qf6ji8s Před 6 měsíci +2

    The real King ❤ty

  • @MohammedJamall
    @MohammedJamall Před 6 měsíci

    Abowe best reaction ayadh so sarte ...keep going bro...sky is the limit❤

  • @xaawo1
    @xaawo1 Před 6 měsíci

    Sharna it's legend take the minit

  • @user-qn1xd6md6h
    @user-qn1xd6md6h Před 6 měsíci +1

    Muniir qosolkaaga another level waaye I aamin 😂❤😂😂

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. Před 6 měsíci

    Big daboo nagadaa zxp bes😊

  • @fagaaromedia3558
    @fagaaromedia3558 Před 6 měsíci +5

    Sharma wuu dame ciyaal xmar maro hore eyey dhigeen

    • @CabdiraxmaaanKhabiirka
      @CabdiraxmaaanKhabiirka Před 6 měsíci +1

      Kkk zxp ninkaan wushaqaysanyaa nin hurda maaha sida ilkacase shumacna gacmaha lagumaqarinkaro ciyaalxamarna waywataan taada wagooni😂😂😂❤

  • @user-me1cd8yj7v
    @user-me1cd8yj7v Před 6 měsíci

    Sxa shx. Sharma boy👍🫶 💕💕💕

  • @yasmincdey9048
    @yasmincdey9048 Před 6 měsíci +3

    Sharma on fire lkn big moha naagda 😊lpxow😊😂

  • @user-yd4sj6vk8c
    @user-yd4sj6vk8c Před 6 měsíci +2

    fire

  • @sundussaid7583
    @sundussaid7583 Před 6 měsíci +2

    Ninka ha isku dhajin hdhow adu ku busaYa wlhi😂 eber ba thy

  • @maxamedcali7369
    @maxamedcali7369 Před 6 měsíci +4

    Sharma k sharma ina inbadan reaction kaso bixiso ayan jeclan laha sxb

  • @user-jw7ht5ug9p
    @user-jw7ht5ug9p Před 6 měsíci +2

    Qarabooo sxp😊

  • @user-qv2ri9nn6g
    @user-qv2ri9nn6g Před 6 měsíci

    Munir Masha Allah habo

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 Před 6 měsíci +15

    3 sano kabadan kuma dawan manta sharm dartiis ku dawaday qabyalad darted 😂😂

    • @fahmadhagane6340
      @fahmadhagane6340 Před 6 měsíci

      😂😂😂❤

    • @Zaamkii
      @Zaamkii Před 6 měsíci

      Me too walhi wilkan waligey mafirsan sharma boy leba kaso racay 😂😂😂

  • @QadarMahad
    @QadarMahad Před 6 měsíci +1

    Niyow sharma wanwadanaa jadii aanahay dhalinta maanta

  • @xasanmaxamadmaxamuud8141
    @xasanmaxamadmaxamuud8141 Před 6 měsíci +1

    Team sharma boy dad uma baahno asiigaa loo baahan yahy Maanka ku hayaa zhp 😂

    • @Zaamkii
      @Zaamkii Před 6 měsíci

      So maha sxb 😅 hade no dabo dhaqayan 😂 sharma inu talent leyahay umadan dhan waku fadhidaa ee so wada baxa dheh nio 😎 qabsada tiishka no titira kabaha 😁😁😁😁

  • @AbdikaniBinHassan
    @AbdikaniBinHassan Před 6 měsíci +2

    Fire garee song

  • @Shskzkskska1423
    @Shskzkskska1423 Před 6 měsíci +1

    So quick you dropped this reaction😂😂😂

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 Před 6 měsíci +10

    Fire 🔥

  • @saidabdihassan6850
    @saidabdihassan6850 Před 6 měsíci +1

    @Munirow *brother am your top fan but waxa jira hadal halkan aad kasheegte o an qoonsade fadlan correct it at the right time before it destroys you buildings up*

  • @hawamahamed9649
    @hawamahamed9649 Před 6 měsíci +1

    Sharmabo❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 6 měsíci +1

    😁😁😁Sharma caadi Maaha👆👆👆👆👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil Před 6 měsíci

    Sharma boy legend jeelka Ku heesihisa one Ku fahmayan

  • @yarrowjamal5308
    @yarrowjamal5308 Před 6 měsíci +1

    Well come back my bloody

  • @user-uw6lg1gs7u
    @user-uw6lg1gs7u Před 6 měsíci

    Good viva mj thank you ❤

  • @DekowHusseinAden-ld4ft
    @DekowHusseinAden-ld4ft Před 6 měsíci +1

    Sharma k Sharma 🔥🔥

  • @AbdixakinMaxamed
    @AbdixakinMaxamed Před 6 měsíci +1

    Lakin big Dabo nagada plz bro

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 Před 6 měsíci +1

    Yes yes

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 6 měsíci

    Ar epow muqaga waba ku farxna ...hanaga cajisin ..bro ...video kaliya ma dawanee ..funny nimadada ru raxaysana bro ....ee Allah kama cajisiye yutupe ka gulayso abwe❤ 🎉

  • @Zahrah-qe1zt
    @Zahrah-qe1zt Před 6 měsíci

    Mashaa Allah ❤️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @sundusmahamed-gv9ui
    @sundusmahamed-gv9ui Před 6 měsíci +2

    Sharma subscribe maxa usinweyday lkn adna kuma sinayo kawarn😂

  • @user-me1cd8yj7v
    @user-me1cd8yj7v Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @mariomohamed3728
    @mariomohamed3728 Před 6 měsíci

    Sharma boy🔥

  • @Urmaym
    @Urmaym Před 6 měsíci +2

    Sharma dartis ku dawna😂

  • @MaxamadDj
    @MaxamadDj Před 4 měsíci

  • @CabdirisaaqCali-vs8op
    @CabdirisaaqCali-vs8op Před 6 měsíci +1

    The gaut.. cam back 😢

  • @sulaymanmahamudlegendzalo
    @sulaymanmahamudlegendzalo Před 6 měsíci +3

    Horuu kuugu sharma boy oo uu kuyidhi qabyaalada kama helo lakin way igu qasban marka adiga ciyal xamar noqoto ee isna ciyal garoowu noqonyaa marka waxayga maxaa iila ahaanwaysay calamka kama jirto siwalba waxan waa just music ku raaxayso marka

  • @user-me1cd8yj7v
    @user-me1cd8yj7v Před 6 měsíci

    Sharma boy king calsahn followers wan kudacy ok. s

  • @user-te1ny2cq5n
    @user-te1ny2cq5n Před 6 měsíci

    Muniir wa ku farxa❤

  • @user-ql9jy9vp7g
    @user-ql9jy9vp7g Před 6 měsíci

    Muniir mxa fanka ma kabaxde

  • @maanrosh4392
    @maanrosh4392 Před 6 měsíci +1

    Garac weeye sharma boy iyo muniirba 😂😂😂

  • @user-kd2vy4pd7p
    @user-kd2vy4pd7p Před 6 měsíci

    Asc

  • @walaljarbaa2034
    @walaljarbaa2034 Před 6 měsíci +1

    Big legend 😅

  • @disgustedHoipoloi
    @disgustedHoipoloi Před 6 měsíci

    LAKIN HEESTAN WAA NAGA, SHARMA BOY WAA NAGA, EVERYTHING WAA NAGA

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 Před 6 měsíci

    Munirow big dabo ha nagu soo dhisin apti ❤😂

  • @cabdicabsiwaa694
    @cabdicabsiwaa694 Před 6 měsíci

    5:04 5:04

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Před 6 měsíci +2

    Muniir aqaaa

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Před 6 měsíci +1

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @qalbisaliimmedia6715
    @qalbisaliimmedia6715 Před 6 měsíci +1

    First one plz reply keep going

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 6 měsíci +1

    Ha biibiibin badana ha iibin😂

  • @ubah555
    @ubah555 Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @aymanofficial6006
    @aymanofficial6006 Před 6 měsíci +1

    CZcams VIEWS MALEH ANI LAA ANTEY ANI MADIHIN 😂🎉

  • @MaxamadDj
    @MaxamadDj Před 4 měsíci

    Somali gool❤❤

  • @Ibrahim_mabio
    @Ibrahim_mabio Před 6 měsíci

    Sharma boy fananeka sanaadka oo adunko dhan🤑🤑😎

  • @user-zc4ph3qv2g
    @user-zc4ph3qv2g Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 6 měsíci

    Wa run❤
    AAR IYO YAANYUURO MEEL MA WADA DEGAAN😂😂❤❤❤

  • @abdullahidayib7992
    @abdullahidayib7992 Před 6 měsíci +1

    Sharma boy is not easy😂

  • @MohamoudHaaji
    @MohamoudHaaji Před 6 měsíci

    Muniiroow hal hees xitaa lagaama haayo bee