MAGAALADEE UGU XUN || UFF AMA WOW || KING CEYDA FT MUNIIR AQAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Komentáře • 545

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 Před rokem +79

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @vardybwoy4524
    @vardybwoy4524 Před rokem +118

    IAMK SOO QABO INTA IGURACSAAN LOVE SAAR❤

  • @hayti8085
    @hayti8085 Před rokem +17

    Ceyda walhi nin rageed thanks huno from hargaysa❤ we love you😊😘

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před rokem +286

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤

  • @sihamyusuf6291
    @sihamyusuf6291 Před rokem +68

    King cayda ❤arday yaroo dadaalaya ka leexda wakhtiga haka cunine xoogso wll Allah hakula qabto waxbarashadaadee ❤

  • @qweenfatush2023
    @qweenfatush2023 Před 4 měsíci +5

    Koko wey kaquruxsantahay king ceyda doqon followgan kalanoqona wallah😂😂😂❤

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Před rokem +125

    Kusali nabigeyna Mohamed scw..❤

  • @xamdihuseen2448
    @xamdihuseen2448 Před rokem +69

    The last prophet Muhammad peace be obuon him❤😢

    • @seniornajka
      @seniornajka Před rokem

      لله اكبر 🕋🕌🌙☀️⭐
      الحمد لله🕋🕌🤲🙏🥰
      ما شا الله 🥰🤲🙏🕋🕌
      سبحان الله🥰❣️🤲🕌🕋
      اللهم صل وسلم علي نبينا محمد 🕋🕌🤲🙏🥰❤
      امين🥰🤲🤲🤲🙏🕋🕌

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Před rokem +42

    King cayda is not easy next big fan I.a wllky muniir aqaa❤❤

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 Před rokem +9

    Cayda waa boqor👑 wllhi labada caasimadood hakala dooran

  • @cabdullahbihi1902
    @cabdullahbihi1902 Před rokem +52

    King ceyda nin akhlaaq leh mansha'allaah❤❤

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Před rokem +25

    King ceyda is legend wlhi ❤️❤️❤️

  • @hindacabdi3671
    @hindacabdi3671 Před rokem +7

    Queen qawan ka reeb barnamijyadada wll waayo waa gabadh illahay waxanu rali ka ahayn samaysa

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 Před rokem +10

    Ceyda walal sharaf iyo karamo aya ku heena we love you from hargeisa ❤

  • @NastehoIsmail-co8gx
    @NastehoIsmail-co8gx Před rokem +6

    Reer hargysa nahy wn idin jeclhy❤

  • @mankacade6545
    @mankacade6545 Před rokem +20

    Arimaheena kusoo xijji muniirow🥰

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Před rokem +5

    Reality ga waa run koko iyo amiira Amiira ayaa qurux badan wlhi asadna amiira ayu dorty 😂❤️ta age kana amiira ugu wayn najmiita way iska laf waynte wa 23

  • @AxlamAbuukarcusman-ul1ef
    @AxlamAbuukarcusman-ul1ef Před rokem +11

    Waww barnaamijkaan wanba kahelyy amaan Malaysia 🇲🇾 imaadaa hee

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před rokem +38

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @hothoqaniismail7823
    @hothoqaniismail7823 Před rokem +6

    Suaasha Iga Dhac Ku Laha😂😂😂😂😂😂 Somalilandars ❤ From Berbera

  • @Saaba17
    @Saaba17 Před rokem +12

    Muniir markuu Malaysia aaday Viewkiisa cirkuu galay 😅😅 war Malaysia iska joog

  • @amranupdirahman3772
    @amranupdirahman3772 Před rokem +9

    Masha allah King ceyda labadi hore wuu ka xaraarad bdn yhy😂😂😂❤

  • @mohamed-ed1jl
    @mohamed-ed1jl Před rokem +20

    Cumeer big fan soo qabo❤❤

  • @nuuramaxamedyuusuf7494
    @nuuramaxamedyuusuf7494 Před rokem +49

    ᴄᴀʏᴅᴀ ʟᴇɢᴇɴᴅ❤😊

  • @user-lg4td8dy1r
    @user-lg4td8dy1r Před rokem +11

    Yeeeeezzzz ceyda waaa sugaaye legen muniir 😂😂😂😂OMG CEYSA😅😅😅

  • @user-hm5de2tu4j
    @user-hm5de2tu4j Před rokem +9

    Cayda waan ku gu raacsanaha in aad kala dooran labada magaalo yes ❤❤❤

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna Před rokem +58

    Prophet❤ Muhammad ❤is the greatest person ever in the world 🌎

  • @qaaliosman6555
    @qaaliosman6555 Před rokem +21

    King ceyda is not easy 🙈😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 Před rokem +10

    Maasha allaah caydaruus wa rijaaal nooloow mamo ❤

  • @jdhdjdhdhh4543
    @jdhdjdhdhh4543 Před rokem +8

    king Cayda iyo Asad Hagio Foolxumada mxaa Loo Siiyey Koko
    Koko Wey qurux badan thy mxaa niga Qaldan koko love You

    • @manQalbi24
      @manQalbi24 Před rokem

      Waxan waa game cadhi iska dhig

    • @jdhdjdhdhh4543
      @jdhdjdhdhh4543 Před rokem

      @@manQalbi24 Wlly Koko ma lagu dhahaa Mise ana ilmo kula ekaadey Oon Ogeyn inuu Game yhy Wah

    • @Kingramesh11
      @Kingramesh11 Před rokem

      Dad qaar waxa jira kaftanka ka xanaaqo waxa laka yabaa koko inay isfahansan yihiin oo eey ka xanaqeen waxay saa u dahayan

    • @jdhdjdhdhh4543
      @jdhdjdhdhh4543 Před rokem

      @@Kingramesh11 Abowe ma diidan tas Waan ognhy Waxaan Game leyba Waayy Lkn ma aqaan qoftaan Meesha laga Hysto

  • @xilgute5795
    @xilgute5795 Před rokem +1

    Ciyaalka hawiyaha ah waa bilaa dameer waraa waligaa hargeysa maad tagin Mogadishu ayaa intaan Kula ekaatay ee side meel kale ula meel dhigeee

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +36

    King ceyda is not Easy ❤

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Před rokem +11

    600ka congratulations bro🎉❤❤

  • @CaamirMuuse-ph7wm
    @CaamirMuuse-ph7wm Před rokem +3

    Cumeer soo qabo saaxip big fun soo qabo waan kusalaamy muniir aqaa salamaysaaxip keep going

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 Před rokem +1

    Talo soo jeedin qeybta waw iyo uf ka dhig qeyb ka mid in uf la doorto si barnhmka u macaato hadii kale kuli waw ayaa la dhahaa

  • @abubakarcabdichennal3318

    Uf oyo woow labo qof bes maa ka dhidtig

  • @-dj9mj
    @-dj9mj Před rokem +25

    Muniir waa ku taageeraa walaahi

    • @-dj9mj
      @-dj9mj Před rokem +1

      @mubaarakmoha1927 taas shaqadaada ma ah 👹 👹

  • @AsedMaxamed-q5w
    @AsedMaxamed-q5w Před 14 dny

    Brank kusameey king ceyda ❤

  • @qweenfatush2023
    @qweenfatush2023 Před 4 měsíci +1

    Koko soqawo😊😮❤❤❤

  • @MaryanYsuf-fh5pp
    @MaryanYsuf-fh5pp Před 4 měsíci +1

    oo my amiiro qurux door tay❤

  • @craxmaanxasanysk5639
    @craxmaanxasanysk5639 Před rokem +6

    Cayda xiita hdii Aad Hargysa way Xuntahy Odhan Layd Wn ku Wdnaa Akhi 👍

  • @user-qc9bz4ql9w
    @user-qc9bz4ql9w Před rokem +4

    Koko noo so qabo munirow❤❤❤❤❤❤

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Před rokem +10

    Keep going muniir aqaa my pro

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +42

    Two legends always muniir and king ceyda another's levels program's hard work 💪💯👍😍❤❤

  • @user-xu7jc6sk2n
    @user-xu7jc6sk2n Před rokem +2

    Arimaheena I can't wait

  • @Casho-fn9og
    @Casho-fn9og Před rokem

    War illahey ka baqa uf maxay tahay wa cadi iyo waw ma ka dhigto imanka allah kaa qad xishod

  • @ciisemuqtaarmohamed3518
    @ciisemuqtaarmohamed3518 Před rokem +2

    Arimaheena aawey

  • @mutaascabdi1628
    @mutaascabdi1628 Před rokem +11

    King❤ceyda,waa,wiil,aqlaaq,leh❤hore,uso,wllky❤❤from,burco

  • @user-xl8rj9xo6q
    @user-xl8rj9xo6q Před rokem +2

    Wllhi cayda waa ku tlaageeraa wll moniiroow cumeer meesha keen❤❤❤

  • @user-wm7xt1qq3i
    @user-wm7xt1qq3i Před 5 měsíci

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579

  • @muscab-leo
    @muscab-leo Před rokem +4

    Walaahi bilaahi love kuusaaray

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před rokem +4

    Legend ceyda ❤😂. Coming soon 600K I.a

  • @nuuraomer7324
    @nuuraomer7324 Před rokem +1

    Big legend 🎉❤😂🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fuadalliomer6891
    @fuadalliomer6891 Před rokem +1

    Arimaheena next

  • @Drifraah
    @Drifraah Před rokem +12

    Asxaabta muniir waan idin salamay😊 youtubkeyga hala soo boqdo iso dhaweyya❤❤

  • @saromaxamuud-hx1ez
    @saromaxamuud-hx1ez Před rokem +1

    King ceyda indha bil dhin ❤ 😍

  • @amranaxmed3469
    @amranaxmed3469 Před rokem +2

    King ceyda nin akhlaaq leh manshaalllaah❤❤❤❤

  • @user-gj3yg8wy1c
    @user-gj3yg8wy1c Před rokem +5

    Kookoo yaa rabo in lasoo dafo😅

  • @Queenhafsa-ih8ju
    @Queenhafsa-ih8ju Před rokem +3

    king ceyda is not easy🥰

  • @zakiita
    @zakiita Před rokem +11

    Keep going king ceyda❤

  • @shiinemohamed1596
    @shiinemohamed1596 Před rokem +2

    Cayda haduu hargeysa odhan lahaa subiskarabayka ayaan kala noqon lahaa 😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 Před rokem

    Lkn Uf iyo Woow waa in aad qasab ka dhigtaa in uf uu isticmaalo qofku sidaas ayaa caadiya

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102 Před rokem

    Barnaamijka qeebta uf iyo waw qaraaxadii weey ka guurtay xeeytahay waaw daan iska socoto munir ku adkeey dadka

  • @UpdilaaHiMukHtaar-qq2lq
    @UpdilaaHiMukHtaar-qq2lq Před rokem +1

    King cayda mashalh akhlaaq ayuu leeyhy gabadhii heshaa nasiib le

  • @samsamcaabi7763
    @samsamcaabi7763 Před rokem

    Next koko

  • @sahraIbrahim-zc1gm
    @sahraIbrahim-zc1gm Před rokem

    Keep going king ceyda

  • @umuelias
    @umuelias Před rokem +1

    Muniir gbdha koko waku foganosa ceeb waye kada mararkel haso qadan hada soqadaneysidna qaabkale

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️❤️🇸🇴

  • @nafizaadan6668
    @nafizaadan6668 Před rokem +3

    Arimaheena soo qabo pls sidu dhiiqo u necebyhy lee😂😂😂😂

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 Před rokem

    😂😂ayan wuu ka cabsaday cayda😂😂inuu hargaysa caayana waa ka baqay only legend umbaa fahmi kara sababta😂😂😂

  • @hamdiabdullahi2424
    @hamdiabdullahi2424 Před rokem

    Barnamishka uf waaw ugu hestaa ani iyo

  • @mujaahid27
    @mujaahid27 Před rokem +1

    Muniroow taliye malesia markii aad aday horay ayay u shidmatay kusalaami lpx my poi

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Před rokem +5

    Nio waxaga is ku dirid cadiya io Balamis wye😂

  • @qalbiuroonizmail2495
    @qalbiuroonizmail2495 Před rokem +3

    Keep going brothers

  • @maankadaud7590
    @maankadaud7590 Před rokem +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo abti mcn 600k Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🍰🍰🍰

  • @MideeyeUp
    @MideeyeUp Před rokem +1

    Next time ayaaniita😅

  • @user-cc5tc6nd4b
    @user-cc5tc6nd4b Před 9 měsíci

    King ceyda legend ❤ 😊

  • @saciidmacallin8149
    @saciidmacallin8149 Před rokem

    Ceyda waa lgn

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 Před rokem +1

    Next arimaheena

  • @marwa-yv6ez
    @marwa-yv6ez Před 7 měsíci

    Kusoo celi wll ceyda

  • @nagskwwy1qeuwacqg38
    @nagskwwy1qeuwacqg38 Před rokem +3

    Koko wa gabdha ugu qurxon alll dunida dadka oo dhana jecl lkn adiga maxn ku dhaha

  • @adenyarrowyankowaden-qp6tz

    CEYDA DE LEGEND

  • @mrd8503
    @mrd8503 Před rokem

    From Team 27 i have subscribed this channel

  • @monajee2528
    @monajee2528 Před rokem +1

    koko noo soo qawo pliz muniir

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 Před rokem

    Najmti wuu babadysye😂😂😂

  • @sahalmohamed2253
    @sahalmohamed2253 Před rokem +1

    Qosolka bdn yarey muniirow

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 Před rokem +5

    Amiira qurux waa ugu darnaatay prank ku sameysay dartiis muniir 😂😂😂😂waka aarsatay

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 Před rokem +2

    Ceyda qof ka caqli bdn weli kuma arkin CZcams-ka muniir m’a🥰

  • @umalkhairmaxamed-dk5tz
    @umalkhairmaxamed-dk5tz Před rokem +1

    I AMK soo qabo sxp😊😊😊

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Před rokem +2

    Walaahi views kaaga waa kacay markaad utimid team 27

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 Před 4 měsíci +1

    Team king ceyda ❤ like 🎉

  • @m.besti9lyrics814
    @m.besti9lyrics814 Před rokem +3

    Legend Muriir Zhp Soo Qabo Kooko

  • @Rajowan-zt8wz
    @Rajowan-zt8wz Před rokem

    Viva reer hargeisa❤

  • @kilaasyar8378
    @kilaasyar8378 Před rokem

    From hargaysa cayda

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Před rokem +1

    Muniir aqaa is not easyyyyy

  • @hadawuxumadayjaljiguwalisx1546

    Naasaha mahaysatid kkkkk blumeaykab

  • @user-qc9bz4ql9w
    @user-qc9bz4ql9w Před rokem

    Waaa xudsii❤❣️❣️🤍 waan Ku haysata walalkay

  • @Ismailkhaatumo199
    @Ismailkhaatumo199 Před rokem +2

    Ko ko Qac 💔 badan kaa yertay 😂😂

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest Před rokem +1

    Hampalyo muniir 600k🎉🎉🎉🎉

  • @cabdullahimooto1337
    @cabdullahimooto1337 Před rokem +1

    Lagend