😱CIYAALKII MAAMO DAHABO HOOYADEEN MAXKAMAD BAAN SAARAYNAA WAY NA TUURTAY SUBXANALLAH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 72

  • @user-hw5ou3rn3d
    @user-hw5ou3rn3d Před měsícem +6

    Mamo samir allahakusiiyyo ilmihii caasi ayuu kadhigey laakiin asagana waxkumadheefidoono wuxuurabo haku aqriyo

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Před měsícem +5

    SOMAALIYEEY NINKU WUU BAQAHAYA MAADAAMA UU MAAMADA XAQIRSAN YAHAY NINKAASI WAA DAALIM WAYIN EE SOMALIYEY MOMADA HALAGA QABTO NAFTIISU U BAQAHAYA, WUXUUNA OGAA INUU ILMAHA MASKAXDA KA DHAQAY OO UU SIXUN U GALAY WAA DAALIM WAYIN OO FAASID XIMAARAH OO DAALIM AH WAA CADOW AWOOD YEESHAY WAA KHAA'IN ABUUSER AH, ILAAHAY RAGA GABDHAHA DULMIYAH SIDA KAAS OO KALE WAX HAKA QABTO KALIGIIS KU KOOBAN OON CARUURTA IYO CIDKALE K7 DHICIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN NINKAAS OO KALE ILAAHAYO AANAN ILMO U DHALIN AAMIIN,

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem +11

    Waar in Holland 🇳🇱 laga Dacweeyaa kani waa Duli Acuudubilaah

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem +8

    Acuudubilaah bilaah
    Waxaa lagu leeyahay sidaa dheh Subxanallah ilaahay ka baqa

    • @wapiWas-bw8jl
      @wapiWas-bw8jl Před měsícem

      Haa waxay u eegtahay in ninku sheekada dhan loo soo sheegay ciyaalka

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před měsícem +3

      WALAAHI NINKAAN WAA DULLI. AABO CAASI AH IYO ILMO CAASI AH

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 Před měsícem +2

      Kuway iminka haysato ilahayba u barakaay abahan wakaa cruurtii waaiid inkaar kadhigay

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem

      @@Yusufxasann waa Jaahil fursad uu Holland ku galo helay 😢

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem

      @@afrahhussein3136Aamin

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +5

    Waa Nin micjiso ah Najeyna minanaar

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Před měsícem +3

    Ilmahaan hoyadood uu caasi uga dhigay asagana way ku caasiyi doonaan ,miyuusan ogayn aax aax hoyo mcn ,waan ilmeynayaa

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +4

    Illaahayoow Ninkaas oo kale Naga hay Acuudu billaahi

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Před měsícem +2

    Ilaaheye masiibo aduun Iyo Mid aakhiro yaan kaa magan galnaye aduunki wa murugo yaa rabi hooyadis qalanigeed u ilaali😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před měsícem +5

    Subxanalah hooyadiin 9 bilood calosha idin ku siday cuqubo hagalina waa walid abuhu inu calfan ma ilahay buu kula shurutamay ilahaka cabso ax ax waxan layabay ra

  • @wapiWas-bw8jl
    @wapiWas-bw8jl Před měsícem +7

    Walahi hoyadan dulmi buu ka galay waa midh subxaana leh tan ax sorry hooyo

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Před měsícem

    Ilmaha odayga ayaa caasiyaal kadhigay😢😢
    Wax uu asiguna kadheefi doonana malaha.
    Lagamayaabo ilmo hooyadood caasi ku ah ineey abohood baarri unoqdaan

  • @abidazizmaxamedwardhere5757
    @abidazizmaxamedwardhere5757 Před měsícem +2

    Dadka dhan waxey fiirinaayaan islaantaan is maskiinineyso lkn waxaa muuqdo in aydulmineyso caruurteeda iyo aabahood social madia waxba ma yaalaan faaiido ah lkn waxaa jirto qaabab kale oo ay ku hanaleheed quluubta caruurteeda lkn talada waa ka wareertay markey nin kaan taariku salaad ka ah ey soo maciin biday qalaas wax kasto oo wanaag ah ayada ayaa ku ciyaartay

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 Před měsícem

      @@abidazizmaxamedwardhere5757 ninkan uguma horeeyo rag badan baa waxaas sameey mid buu ku qaldanyahay caruurta haduu fayuujar ka sugayo sidan u may hadlen
      Wax badan ban arkay hooyo caruur soo kaxaysatay caruurta ku tirahada. Abihiin lahdala waxa ka baqataa dhibka ciyalak so gadha

  • @jiijoabuukar374
    @jiijoabuukar374 Před měsícem +1

    Waa caasi waalidiin ayaa thy

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 Před měsícem +1

    Waa sax daahir qof baa ka hoos hadlaya caruurta war loo soo dhiibey hadalka caruurta qurbaha waxaa ku wanaagsan in lahor fariisto ama dad gaar u wareesta loodiro sharciga Yurub lamaro inshaalaah daahir halamaro sharciga yurub, Soomali sharci ma leh

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Před měsícem +2

    Hooyadan Alle ha uga dacwooto .Sallaatul leyl ha dukato ,gacmahaaga kor u taag oo dheh Allow xaqayga hooyonimada adigaa kaa sugayaa ee Awlaadayda Quluubtooda ka buuxi Jaceyl hoyo.
    Iyo haka daalin inaad Alle waydiisato sida aad jeceshahay.
    Alle waa midka Quluubta gedgediya , adkaarta raaci.
    Waana aad farxi doontaa bidni Llaah.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

    HOYOYINKAAN ILMAHODA CAASI AYAD UGAGA DHIGTAY WADNA KU DIRTAY KA GOYSAYE ADIGANA XASANIOOW ALE IDANKII HA CALFAN
    SOMALIYEY UKACA HOYADAN DHIBAN WAA 2 HOYO

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    Labo ilmood oo dhan Waa qaar an hooyadaas Waxa haysta ayadoo gaajo ku Joris aa u dhaafiyay lahayd Waxa maanta haysta

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    Waa ilmo la ag fadhiyo magaca aabohood badashay xasan bay ku guursatay

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Před měsícem +2

    Warkaan waa war loo soo qorey Ilmahan xoog ayaa lagu heystaa abahaas na waa abo xun oo rabo in uu kala gooyo . War halaga soo badbaadiyo ilmahaas. Been ayuu hoos ugu sheegaa

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Před měsícem +1

    Ninkaas caruurtaa wuu upuse casi buuna ka dhigay rajna ma leh intey gacantiisa ku Koran سبحان الله

  • @user-wj9mj4yf4l
    @user-wj9mj4yf4l Před měsícem

    Subxanalaaah waa hooyo dul qaad badan

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +2

    Waa ciyaala suuq aabo ma ahan war kuwaan katag xaadsidka ilamaha waa dabaalo hooyo macan diidaayo inkaar ayaa ku dhaceeso ee iska dhaaf kuwaas waa kuwo in kaaran❤❤❤❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Jaa all ready ilmaha iyo Hooyadaa wuu isku diray

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    In la inkaarey ilmaha buu ka shaqaynayaa haday hooyadood habaarto Maxamuud ka faaiidayaa

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm Před měsícem

    Waailmo habaaran iskadhaay

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Před měsícem +1

    NAAGTA DHAHAYSAY LACAG HADEEYSAN RABIN AMA WAX KALE YAAN KIISKAN LAGU AAMININ WAA BAHAL KALEE 😢

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    Wax la bixinaya ama leh ninkii awal a wac ii Leeds u diiday baa ag fadhiyo

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u Před měsícem +1

    ILMAHA WAA UU KU DIRAY . ASAGUNA WAXBA KAMA DHEEFAYO WAA CASIYAAL

  • @user-wj9mj4yf4l
    @user-wj9mj4yf4l Před měsícem

    Daahir caadi maahan sow kumaqlay codka

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Aabahanilmaha caasi buukadhigey

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 Před měsícem

    Tan allaha kaakaalo waayo waa gabar xumaan laga buuxiyay

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Před měsícem

    Waxay hooyadood ka weysay isaguna ka heli maayo ee waa is daalinayaa weliba isaga ayeey si zun u geli doonaan aakhirka oo waxayba u dhowdahay ineey qaladkooda kasoo noqdaan oo dib usoo raadiyaan aakhirka mase dhowa taasi

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před měsícem +2

    Aabaha ayaa ilmaha hoos uga sheegayo in la dacweeyo ayuu ka baqayaa. Ilaahay ninkaas xaqa uu dumarka ka galay Rabbi ha ka soo saaro.

  • @saadiahussein1507
    @saadiahussein1507 Před měsícem

    Allaah kusiiqaada waa midi habaara qabo waxaa korosadaya dada xunu uf

  • @jiijoabuukar374
    @jiijoabuukar374 Před měsícem +1

    Aabaha iĺaah ka cabso

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk Před měsícem +2

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Dahabo walaashey kuwaan ka sabar waa ilmo maskaxdooda la badalay

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před měsícem +1

    Alla caruurta waa lagu direy.

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před měsícem

    Gabadhu waa in ay aaminta odaygeegii hore waxa uu Lee yahay iyo caruurtu waxay ka raalida yihiin ninka odayga ahna waxaa ku qaajib ah in uu caruurta iyo hoyodood xidhiidhkood ja shaqeeyo oo ay wada xidhiidhan

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    Ilmaha asagaa wax u sheegayaa

  • @ahlaamgass4761
    @ahlaamgass4761 Před měsícem +1

    Subxaana laah tan oo kale il ma maah

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm Před měsícem

    Ninkaan washaydhan

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Před měsícem +2

    Koor dhow isageey casi ku doqon

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 Před měsícem

    Hoyo maxakabad lama saare tii alle yaa idinka idiin saarayo

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Před měsícem

    Subxana Allah 😢😢😢😢

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Dulmi badanaa waa ragii Naaga Abayuusi jirey

  • @amalquule84
    @amalquule84 Před měsícem +1

    subaxaana haraaligalina

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Allaa yaa la taliya Ninkaas

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Před měsícem

      Yaab hos baa lagala hadalayaa caasi walidka allah soo hanoniyo ee Mammo iska samir hana Kasarin Mammo lagu caasiyay uma hore sid ninkani mahin abbo wanagasan kasabar waxa u tari mayan

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn Před měsícem +1

    WAR WAXAAN HALA DACWEYO DULIGAAN

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před měsícem +1

    War maxay kufalaysaa cajiib😎😎

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před měsícem +1

    Daacawe faatalka haadu doono waaxu dheehay waa dhiimatay hooyadode

  • @user-il1oy2wm6f
    @user-il1oy2wm6f Před měsícem +1

    😢😢😢

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm Před měsícem

    Waacaasi

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem +2

    Cajiib belaayo idin raad datey

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Caasi waalideen ayuu ka dhigay

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    Xasan layma dhoho muu dhoho

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Wallee Waxba kuma dheefaayo

  • @sahrasaid8779
    @sahrasaid8779 Před měsícem

    Mabixin kartaa horta mental abuse ayuu ku sameeyey ha dacweyso waa soo xaday ilmaha caasi ayuu ka dhigay

  • @LeilaHilal-ui9hw
    @LeilaHilal-ui9hw Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢😮

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem +1

    Abuse ayuu ku samaynayaa mamada iyo ciyaalkaba 😢😮

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před měsícem +1

    Awlada rajada lagarabo maxay tahay ilahay agtisa xisaab baatalah

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm Před měsícem +1

    Waxa nwalaguyaqaana

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem +3

    Mamada ha iska Sabirto ninkan waa masiibo uma ogola Caruurta inta ay ka waynaanayaan ⛔️

    • @wapiWas-bw8jl
      @wapiWas-bw8jl Před měsícem +3

      Walaal waa dad 23 jira maha ciyaal hada aqliguu ka badalay waa lagu koriyay hooyo nacaybka

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm Před měsícem

    Hhhh

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Caadi waalieen ayuu ka dhigay Ilmahaas