Mama saafi marqaati wax walbo kashifay maxkamada daahir calasow

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 36

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f Před měsícem +4

    Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +8

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před měsícem +7

    War baadiye inteey ka wada yimaadeen ayay gabdhihii Muqdisho kufsan jireen oo Dili jireen. SubxaanAllaah

    • @AhmedMohamed-vm7oj
      @AhmedMohamed-vm7oj Před měsícem

      Kkkkk armaad adigee lee adoo xaar dabada hoosteeda kaaga daadsan yahay aad 1991-kii soo gasheen muqdisho oo tihiin oo hadana guryihii iyo hantidii umada ilaa maanta bililiqo ku heeysto, ilaa maantana kufsi ku heysto gabdhihii cad cadka iyo kuwa Raxanweyn ee ilaa maanta biyaha webiga ka gadeeysiin

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Před měsícem

      ​@@AhmedMohamed-vm7ojdad xun meel kasta waa joogaan 😮

  • @user-gp9oq4sd5q
    @user-gp9oq4sd5q Před měsícem +3

    Thank you Dahir you are a great Somalian stay in life

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 Před měsícem +1

    daahir calasow gacanaan utaagay maansha allah

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 Před měsícem

    Walle Saafi xaqeedii si toos ah ayuu ooga soo baxay nimankii dhibey macsokor Ilaahey mucjiso haku salado kuligood

  • @Beingme541
    @Beingme541 Před měsícem +2

    Fanjaha wa xaqi saafi show

  • @hawosalad9148
    @hawosalad9148 Před měsícem +3

    Duniya ayada sidey ku badbaaday saafina lagu kufsaday waxa cad in ayada sowaday ragana la ogeed

    • @FatumaHassan-m7n
      @FatumaHassan-m7n Před měsícem

      Iyada mafiyo aheyd oo gabdhaha soo dabeysay iyada 0/Z waa ogeyd

  • @user-gp9oq4sd5q
    @user-gp9oq4sd5q Před měsícem +3

    Cuqubatii gabdhaha kudacaday candhada iyo qalbiga cansar Haifa dhaco

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před měsícem

    Wixii xamar Gabdho Daarood eh iyo cad cadkii reer xamarka ahaa ay hawiye xamar inta ku qabsadeen eey labada sano guryaha inta gashadeen ku dhex kufsanaayeen. Maa hada lagu soo koobey gabar hawiye ah aa labo nin oo daaraada aa naga kufsadey. Dameer calasoow shar iyo iska horkeenkiisii luu wadaa

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Dhalinyaro ha odhan bilaa damiir ayuu ahaa inuu geeriyoodo ayay ahayd oo ilaahay aduunka dhaafiyo bahalka hablaha masaakiinta ah kusanaya inshaalaah cudur ayaa hoosta kaga dhici doona
    Aakhirana ilaahay ha ka jaro isaga iyo inta inan miskiina kufsatay Amin ya rabi

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Před měsícem +4

    gabadhii la gubay case keedi shaley ahaa waxba kama jiraan aya tiri limo rajay ah imo agoon gabar cafimaad qabtana waxuu oran wa dulmane

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem +1

      Xaqeda Allah so ifiyo saafina maskaxiyan U xanunsan tahay xaqeda Allah siyo

    • @safiomar6903
      @safiomar6903 Před měsícem

      ​@@Beingme541masksxda lagaa gal ifimka eebe 😢

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Před měsícem +2

    Walaahi yaab ninkan gabdhii masakinta lagu bey oo ilmaheda agoon&Rajo noqdey ninkii qabiil ayuu KU difacey aawey cadalada uu Radinayo islan 49sano ka hor la kufsadey oo cafimad qabto leyahay cadalad u radina yaa loo sheega war alle ka cabso qabiilkii KU qadey kuma dhigo🥺🥺🥺🥺

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 Před měsícem +2

      Af Hadley ninkiisoow ku yaal, Hadii adi 5 nin saf kaa mari lahayd ama gabadhaada la Kufsan maha sidaan Uma daacdaacsateen

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 Před měsícem +1

      Gabadha la gubay xaqeeda allaha uga jaro ninka gubay, kolleey qof dilaa ninkii qabiil ku difaaco ilaahaa ka jaraayo inshaAllah

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před měsícem

      Kufsadayaasha xaaraamiyiinta waa in la fashilaa alle ha ka qabto

  • @fooskatkat3044
    @fooskatkat3044 Před měsícem

    daahir mawatada daa cali mareekan gaangistar Maaheen xishoo

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před měsícem

    1991 dumarkii la kufsaday magac qabiil haday nool yahiin ha isa soo xaadariyaan kuli inda dhimaday alayaaraxma

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v Před měsícem

    Dahir gudomiye waa ku salamay

  • @user-pr6ju2nk3c
    @user-pr6ju2nk3c Před měsícem

    Cassoulet ilmi calas waan aqaan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Faankanaan ka yaabay aniga lee xariif ahaa 😂😂😂😂

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 Před měsícem

    Walee Arinta Safi banaka ayey timi

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Adiga lagumo waydiin shaqadaada 😂

  • @user-mn2nq6he1z
    @user-mn2nq6he1z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @anabali3897
    @anabali3897 Před měsícem

    😂😂 reer xanar dacad waye Waxkasto so sameyen wa shekayan

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před měsícem

    Kkkkkk waa nin dhahaaua ninka wax kufsadey lacagteydii uu dhacay, see loo aamini karaa inuu runsheegaa.
    Waaba la dagaalsanyahee.

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Před měsícem +1

    Dhalin yara la ahaa hadana wa odayal adun xalkisa waye

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před měsícem +2

      Umusamsan aduunku qiime malaha waa laga gaboobi , laakiin waa tuug dadka kufsan jiray

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem +1

      Qarkood baa 28jiro wa niman weyn dhakinyaro Gangs ahaayen kufsadayal ine Dil gesten lagayaba

    • @Khadra-e8w
      @Khadra-e8w Před měsícem

      Waa runtaa xasbunalaah