MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KUDBAD KA JEEDIYAY MUNAASABADDA 26-KA JUUN MAALINTA XORRIYADDA :

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2024
  • MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KUDBAD KA JEEDIYAY MUNAASABADDA 26-KA JUUN MAALINTA XORRIYADDA :
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 42

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq Před 8 dny

    How are you going to stop it.

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před 9 dny +1

    Somali Italiana (Maffia)

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Před 8 dny +1

    Xoor ma naahiiin wlh 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hirsidaud9504
    @hirsidaud9504 Před 9 dny

    Hambalyo ❤ somali weyn guul hanoolato somalia 🇸🇴 ♥️

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o Před 7 dny +1

    Hadal raqiis ah oo aan waxba kabadaleyn diinta dalka iyo dadka kaliya xalka waa dhiig i.a waana lis dhiig bixinaa

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq Před 8 dny

    Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @siciidsalaam3856
    @siciidsalaam3856 Před 5 dny

    Sax 🇸🇴🇸🇴

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 Před 9 dny +1

    tiisaba dar-yeelaa tukale dudara!!! Xassan Sheekh koonfur baanu kawada talin markaa suu dad tashaday oo dalkoodii dhistay ka daba qaylinayaa CAJIIB!

  • @AbdirahmaanqaasimCabdi

    Ninkaan wllhi ma isma maqlo

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o Před 9 dny

    Xoriyo nin geyaaaa há guursado xasan dameeer maya 1:08

  • @MohamedHassan-wh8ph
    @MohamedHassan-wh8ph Před 9 dny

    Mujrim munaafaq ah

  • @abdulqadirmohamed4429

    Waa kubaranay tuug kawaran xitaa xarun boolis lama gayn iskool

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Před 8 dny

    Waa Madaxweyne DOQON ah 🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm Před 8 dny

    Somalida laba qolo baa cadawga ujabisay.
    (1)Qabiil jaahila oo baadiye isku laynaya iyo kuwa taageersan
    (2) Kuwa kursi isku dilaayaa 30sano iyo kuwa taageersan.
    Dawadu waa Kurisiga oo gudi cadaalada oo doorashada maamula la sameeyo.
    Iyo islaamka oo lagu dhaqmo.
    Axmaar Markaas baa udanbaysa

  • @BULHANGROUP
    @BULHANGROUP Před 9 dny

    Meel kasta oo Soomaali joogto waa ogtahay 26 jun iyo 1da july, balse maanta Soomaali baa halkaa is dhigtay. Illaah dantooda ha tuso.

  • @msom352
    @msom352 Před 8 dny

    Maro caabud waxan waa shirki

  • @somalilandchessfederation9356

    FIŔDHIYE MA CADHADA AQOONSIGA SOMALILAND BAA IDI8N KEENTEY . VIVA SOMALILAND 🇮🇹 🇮🇹 🇮🇹 🇮🇹 🇮🇹 VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 KAALAYA NAGU SOO XAARA

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Před 9 dny

      Ethiopia anaga dagana! Nacdal ha ku taalo! Somalinimo hadad diido goder iyo gojam ayaad adeesaa! From jojiga

    • @D-izzy00
      @D-izzy00 Před 9 dny

      Nimankii barida waynaa. Dulmi madaayaan iyo Edabdaro, ragna iskama dhicinkaraan. SSC baa dhagaha idinka garaacday ma somali waynbaa iska celinkartaan? Mise eithopia ayaad hoos galaysaan oo dabada ujeedinaysaan?

    • @D-izzy00
      @D-izzy00 Před 9 dny

      Dulmi iyo afxumo madaysaan, Ragna iskama dhicin taqaanaa. Ma eithopiaa Dabada lagalaysaan oo moodaan inay wax idinka dhicinayso? Baryaweeney.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 9 dny +1

    miyaan dhibyaraan ku dhiibi karaa ? ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa !!!!!!!!!!! midnimo dhimatay kusii dhaganyahee dhagaaha ugu ridaa inaanay dhacayn

    • @ajm13131
      @ajm13131 Před 8 dny

      33 sano ayaad cidlo taagneyd ilaa hada jigjiga xitaa kuma ictiraafin iska dhaaf meel dheere , 33 sano ka dib in aad dawlada ugu faqiirsan East Africa aad maciin biddo waxay ka tusaale tahay meesha aad taagan tihiin iyo wixii aad sheegeyseen in ay socon weysay. 2024 laasacaano imticaanki somalia ayaa laga galay 2025 burco ayaa ku xigta isha allah .

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 8 dny

      @@ajm13131 horta isaaq ayaad taa ku jabsataane ninka aad la hadli waa ciise . Shalay dowlad maad ahaynee adigoo mayd ah ayaan carta waadhka gurmadka degdega gacantayda kugusoo noleeyay iyadoo iska dhaaf citiraafe dunidu kaa qusatay oo xaarku cuno kuu yahay maanta inaad somaliland ugu faanta waa inaanti hoyadeed dhalmada bartay !!!!!!!!!! from saylac city

  • @AbaadirAxmad-gl9cb
    @AbaadirAxmad-gl9cb Před 9 dny

    Aynu isdilno markale ayaad ka wadaa miyaa ?waad ceebaysantahay

  • @diiriyexusein7005
    @diiriyexusein7005 Před 9 dny

    Will iyo adeerkii ayaa is garabtaagan

  • @ismailaadan9940
    @ismailaadan9940 Před 8 dny

    Meel aan iskuul ka furneyn, sey arday imtaaxan ugu fariisanayaan, !! Ma askartii ayaa ardey ka dhigtey.😂

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi Před 9 dny

    Dal nin jilicsan hogaamiyo daman daabo kama baxo wallahi sorry somaliya

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 9 dny

    Ethiopia way burburtay!!! Sidaa u ogow.

  • @AbaadirAxmad-gl9cb
    @AbaadirAxmad-gl9cb Před 9 dny

    Barbara dakad somaliyeed waaye muqdishona waa dakad xamar

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 Před 9 dny

    Xasan tuug

  • @SiyaadAskar
    @SiyaadAskar Před 9 dny

    Waxn u dabaldageena in badeena lo saxiixay

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 Před 9 dny

    Happy independence day 🇸🇴 👏👏👏👏

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 9 dny

    26-KA JUUN ma hoyadiba xorowday kuwii laaba ufuufbay idhaydeen oo calankalay samayteene !!!!!!!!!!!! from saylac

    • @D-izzy00
      @D-izzy00 Před 9 dny +1

      Maya kuwii ingiriiska dusha kuqaadijiray, baa xorowday. Oo calankaanu samaysanay nalaqaatay.

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 9 dny

      @@D-izzy00 ma hoyadaaba salaanta qaadatay kolkii calanka lalaha kanasiib kana saar oo baarlamaankii iyo dowladnimadii lagu wareejiyay ina firdhiyaay !!!!!!!!! from saylac city

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 9 dny

    Ethlopia dowlad kama jirto jabhadaa ka jiro. Sidaa u hadal.

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 9 dny

    Mapka 7 somalia 1 maxadwayne. Sidaa u hadal. Iyo18 gudoomiye gobol. Sidaa u hadal.!!

  • @shuay0987
    @shuay0987 Před 9 dny

    Thanks Mr president Dalxureeye Hassan sheikh Mohamoud