Cali Cismaan Cige - Saxiibtinimadii cuudka iyo noloshi Qurbaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 04. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 63

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F Před měsícem +12

    Halyey fanneed baa inoo keentay Cali C Cigge Allaah Cimri dheer ha siiyo Norway 🇳🇴 inaan kula kulmo rajeynayaa oo aan ka dhaxlo Kabanka garaacistiis aad baan u jeclahay mar un barre kaban waa inoo noqon hadduu Allaah idmo 🎸🎻❤🙏🏽
    Ayaanle aad baan u mahadsan tahay addiga iyo bahda Hanoolato aad baan kaaga codsanaynaa in aad inoo soo badiso waraysiga iyo barnaamijyada Fanka soomaaliyeed aab baan u xiiseeyaa Fankeennii hore ee Qaraamiga ama heesaha hore marka annoo ku hadlaayo afka dhalinyarada 20 jirada ah ee Soomaaliyeed ku leeyahay jaalle xoogga inoo saar fankeennii hore ee qiimaha badnaa mahadsanid Ayaanle.🙏🏽

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +6

    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba
    ❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Před měsícem +4

    Masha Allah, Alle ha ku xifdiyo Cali Cusman Cige, waxaan kula ahay Qurba joog Anna mudda,ayaan ka so shaqeeyay Janacada Libiya ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 Před měsícem +5

    Ayaanlow sxb aad baad u mahadsantahay. Fannaankana waan salaamayaa.

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před měsícem +3

    Afka hooyo wa Hodan caruurta qurbaah ku dhashay haal baro. Ayaanle mahadsaniid 👍🏾

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před měsícem +1

    Well done Osman. Technical Schools of Somalia like Burco, Af Gooye and Industriale Mogadishu were excellent Students like Osman

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 Před měsícem +8

    Xaggay kaa martay diintii aad ku takhasustay,
    Hadda retired baad tahaye Ilaahay usoo noqo

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem +1

      Maxa adiga kaa galey isaga iyo Allah bey ka dhexeysa.

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Před měsícem +3

    Waan idin slmy adiga iyoh abwaanka iyoh bahda daawadayaasha

  • @anissaelmi2713
    @anissaelmi2713 Před měsícem +2

    Mashalah ya inabti Ali Hawrar Ilahey cimri dherer iyo cafimad

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy Před měsícem +3

    Maasha,allah Rugcadaa. 30,kii sanno udanbeysay. Dadkii Afkii wey sii ddaayeen. Qaladbadan baa kujira Qoritaankooda. Illaahoow Waalidken unaxariiso
    Maxey inoo dadaaleen. Mahadsnid ayaanle. Taariikh baad inoo reebeysaa.❤❤❤

  • @FC-go9tp
    @FC-go9tp Před měsícem +2

    Waaw nin culus waaye cali Somali

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Před měsícem +1

    Masha allh waa barnaamij qurux badan Cali Soomaali adigiyo Kabankaagaba Waan idin salaamin.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Před měsícem +3

    Xasan shiikh muumin allah unaxariisto cabqri philosophy ummadda soomaaliyeed.

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 Před měsícem +20

    Wax lala saaxibo kitaabka Allahaa ugu sharaf badan 👍

  • @subeer284
    @subeer284 Před měsícem +2

    Waw!

  • @user-gm3bp7ef5y
    @user-gm3bp7ef5y Před měsícem +2

    Ali somali Ad iyo Aad ayaad umahadsantahay Halkaas katagnaw Somalinimada jir oo jog Ayaan kuleyahay mahadsanidiin magaca Somali Ayaad kor uqaaday Gobanimo iyo guul Waa laguyaqaanaa Rer Awdal.thanks

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 Před měsícem +2

    Waah waah cajiib Macalin weeye .

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Před měsícem +1

    macalinkay englishka

  • @bulbulwaberi
    @bulbulwaberi Před měsícem

    listening to these songs make you feel young again classic and it's sill good TY

  • @faizam523
    @faizam523 Před měsícem

    Masha Allah❤❤❤❤❤ waa aqoon yahan Soomaaliyeed ilaahow ku xafid. Amin🎉🎉

  • @abdiyousf21
    @abdiyousf21 Před měsícem

    🎉🎉🎉

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t Před měsícem

    Maaaha,ilaaah cimriga ha u daayo aamiin❤

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 Před měsícem +4

    Ilaahay haw too bad keeno ninkan ma joogo waqti kaman

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před měsícem

      Kabanka ama cuudka waa aabaha kitaabka waxba kamaad dhihin axb

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před měsícem +1

      Muxuu ka tawbad keenaa ma isagaa dembi galay? Dhiig muslim ma gelin, cidna ma dhicin.

    • @khaderabdi5574
      @khaderabdi5574 Před měsícem +1

      Alaha nawada hanuuniyo lakin kuwa dadka dilo oo qaxooti naga dhigay halo shegi hanuun

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Před měsícem +1

      Waar Buaalaa Lagaa Sugayaa. Jaakeedadii Aad janada ku Tagi la hayna Waadiyaar, Ciyaal Arsenal 😮😮😮😮

  • @ANRDR-iv6lb
    @ANRDR-iv6lb Před měsícem

    🥰

  • @Mohamedabdullahi725
    @Mohamedabdullahi725 Před měsícem +2

    Ali Cismaan Cige- AliSoomaali Aqoon yahayn io fan jacayl Cajiib cimri dheer io caafimaad.

  • @nuradinduqow1826
    @nuradinduqow1826 Před měsícem +2

    Waa nin culus ninkaan, waxaan kula talin lahaa inuu dalka ku noqdo oo uu aqoontiisa uga faaiideeyo dadkiisa

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Před měsícem +1

    Hadii Allah idmo inoo heeso miyaaad lee dahay ayaanle sxb xishoo Adeer oo Kalimada Allah idmo iska dhaaf 🆗

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 Před měsícem +1

    Somali national theatre waxa la furey dhamad kii 1964 & bilowgii 1965!
    Ahn pm sharmake bana furey.
    China baa noo dhistey oo nagu deeqdey walow wixi nalahu deeqey aynu u iibiney as scrup.

  • @awil8055
    @awil8055 Před měsícem

    Legend. Dastuurka iyo xeerka haddii la daboolo, dawo bukootay weeyee.

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl Před měsícem

    Waa shaxaari waynaaday

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 Před měsícem +1

    Aqoon yahay kaan xaqiiqdii heesta dabka maxaa lagu diri yaa waan dhageesan jiray xitaa waanku luuqeen jiray balse macnaha igama dhaa dhac saneen. Cimri dheer iyo caafimaad taam iyo Cibado San ALLAH siiyee aqoon yahankan ayaa si Macalinimo ah ii fahan siiyay waxaan leeyahay wuu ku mahad San yahay.

  • @ifk02
    @ifk02 Před měsícem

    Ruuxa duunyo heesto dahabka barkanayee waxiisi deeqi waayaan durdur ooman weyee
    Waa suaal daweeyno madaxa daalineese darkii laga waraabin dadweynaha laweeydiiin
    Kuwaas ooman oo waxoodu deeqin waa somaali ❤❤❤❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před měsícem

    U fiirsada

  • @dudubqaraammusic731
    @dudubqaraammusic731 Před měsícem

    Qor ujeed way ku baahantahay caliyow

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Před měsícem +2

    Heestaas u dambaysuu keenay aqoonyahanku hambalyo

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před měsícem

    Nin baa laga qoray “gabaygaygii oo dawaco cunaysaan arkay”

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 Před měsícem +1

    Samaronku aqoon kama hadhaan xataa haday musical yihiin

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Před měsícem +1

    CODKA AYAA KU CIILAY ,MACALINIMO DADII HORE AYAA KUU DHAANTAY OO AAD AJAR KA HELI LAHAYD.

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 Před měsícem +2

    Cali aqoon iyo abwasnimo isku darsaday

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws Před měsícem +7

    War waad gaboowdaye maa ilaahay isagalaabatid 😢

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před měsícem +3

      Ma isagaa ilaahey ka tegay? Sow Nin muslim ah ma aha. Jaahilnimada ka kor

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws Před měsícem

      @@baashaal6778 oo yaakuyiri hees baa ajar laguhelaa

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni Před měsícem

      Ilahay kama xigtid waa adoon khalad ku jira ee ilahay kaama tagin ilahay haso hadey9

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Před měsícem +1

      Buaale Ayaa lagaa Sugayaaa, Iyo Jaakeedadii aad Janada u xidhan la Hayd, 😮😮

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Před měsícem

      ​@@baashaal6778Waa Ciyaal Arsenal ogow ,Hadaad Aratid Dad noocaa wax u Qora

  • @mawjama831
    @mawjama831 Před měsícem

    Cimrigee buu gitaar garaacayaa?! Oo waaba isla sii quman yahay !!😮😢

  • @user-iu4sj9ed4m
    @user-iu4sj9ed4m Před měsícem

    Waa oday doqon aakhira seeg

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 Před měsícem

    Sory Ninkan muu helin weriye mihnadiisa si fiican uga waraysta oo la fahmaya Aqoon fan inuu wariyuhu yeesho ayay ahayd

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +2

    Kabanka waa aabaha kitaabka quraanka waa hadal jaahila ah oo hadii jaahilnimo loogucudurdareyn waa hadal diinta loogabaxo .
    نعوذ بالله من كفر

    • @hyusuf2207
      @hyusuf2207 Před měsícem

      Soomaaliga mataqaanaa mise saanaa kaa dhaba

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 Před měsícem

      ​@@hyusuf2207😂😂😂😂😂

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni Před měsícem

      Gitaar buu leyahay kitaapkaad ka hadlayso waxay😂

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Před měsícem

      Kitaab ma dhihin ee naga aamus kitaar ka aabihiis waa kabanka ama cuudka anagaba na waalaysaa

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 Před měsícem

      Waad dhego beeshay dhakhtar tag