XAQIIQDA WIILKI POLISKU DHULKA KU JIDJIIDEEN WAATAN🙊👈🏻

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 226

  • @rukiyaali2383
    @rukiyaali2383 Před 3 lety +11

    Walalayal waxan idika codsanaya in aad layka isartin balis mahadsanid 🤣🥰💯😭😭😭😭😭⚘🤣👍

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  Před 3 lety +12

    Xaqiiqdu Waa Taasaa

    • @haboonali3643
      @haboonali3643 Před 3 lety

      Xaqiiqatan war aadan hubsan Alle swt aadan ooga baqin baad ummada u sheegtay Wiilku wuu Xanuun san yahay Miskaxiyan dhakhtar ba na lageeyey Jaajuus na mahayn Somalia na uma socon ee wll ha DULMAN walaalka

  • @radiomarkabley1830
    @radiomarkabley1830 Před 3 lety +5

    wariye sare waan ku salaamay

  • @foos7330
    @foos7330 Před 3 lety +2

    Asc asxaabta walahi kanoo kalaa soomaalida wasaqeeyay dad badan uu jeel dhigay ilaahey asna ceebtiisa waa asturiwaayay💯👌👍

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 3 lety +3

    wiilkaan waxaan maqlay madaxa ayaa looga jiraa ilaahay ha caafiyo cabdullahi ha loo duceeyo hana faalaynina

  • @nimoabdi5878
    @nimoabdi5878 Před 3 lety +2

    Amin alle haka badbadiyo xaqana haku sugo

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 3 lety +12

    Wale Waxaan casuistry gabdho wiilka yar badbaadisay iyo faarax inci sidu ugu qoslay wiilka xiran wuu arkyaa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 3 lety +3

    Aamiin ilaahoow ka soo saar gacanta cadowga yaa rabi waxaa qaadey dhalinta yaranimo

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 Před 3 lety +3

    Wiilkaan waa wiil xanuunsan ha dagdagin khaladna hay sheegin Anagaa la dagan Minneapolis Minnesota so waa fahamkaaga wiilkaan waa xanuunsan yahay ha kudambaabin waana loo jeedaa in uu normal ahayn stop ✋ waxaadna ogayn ha sheegin 🤔🤔🤫

    • @hawaadan2715
      @hawaadan2715 Před 3 lety

      Abaaye waan ka xanuun aaday wiilka haduu xanuunsay ahay waxaa u dhibaayaan

  • @farxiyoosmaan7270
    @farxiyoosmaan7270 Před 3 lety +2

    Asc cabdulahi Allah haku xifdiyo walihi runtu wa lagamarman ilahayaw hana dulen yarabi

  • @nuraorganic4257
    @nuraorganic4257 Před 3 lety +8

    Asc walalayaal dadkayga soomaaliyeed Fadlan subscribe ii saara 👏 waa hooyo soomaaliyeed gabar soomaaliyeed ❤️❤️ mahadsanidiin ❤️ dhamantiin ❤️❤️

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 Před 3 lety +14

    Wllheega somaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aad igaarseen 1k waxaan iga hadhay 400 oo kaliya ee igu caawi allah dartiis igu caawi please please 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @muhammud2556
    @muhammud2556 Před 3 lety +1

    Hore u soco Abdulahi

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 Před 3 lety

    Everything you said is right

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 Před 3 lety +2

    Aad baad ugu mahadsantahay warbixintaa iyo xogtaa dhammaystiran.

  • @klii8971
    @klii8971 Před 3 lety +1

    Amuu xanuun sanyahay oo ey ka shakiyeen

  • @yaasmiinsaalax807
    @yaasmiinsaalax807 Před 3 lety +5

    Wll waad mahad santahay wiilka yar ee somaliga ah hadii uu waxa uu sheegayo run yihiin allaah ayaa xaqa dilaaciyay haduuna waxa uusheegay wax ka jirin oo uu xanuun sanyahay alle haka soo bixiyo

  • @fatmamahmoud8869
    @fatmamahmoud8869 Před 3 lety +5

    Xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 Před 3 lety +2

    war wiilkaan waa xanuunan sanyahay oo waadhaw ayuu xaga masksxda ka xanuunsan yahay oo waa layaqaanaa ilaahay ha caafiyo

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 Před 3 lety +2

    Horta adigu hadegdegiin adigu wayo wiilkani laqbtay waxa u egyahay qof xanuunsan .

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před 3 lety

    Mashalak walal cadulh wanku salamay wad kumahdsanthy sida aad aqbaaraha noogusoo gudbineysid mahad sanid asc

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 Před 3 lety +4

    Fadlan subscrib igu caawiya please somaaley ilaahey ha idin barakeeye

  • @seynabshire8105
    @seynabshire8105 Před 3 lety

    Walaal wuxuu eg yahay qof xanuunsan anagaa aragnay kuwa xanuunsanaya oo la qabtay waad aragtaa in uu canuun sanayaa
    Ee ha ku dambaabin waxadan ogeyn

  • @Iweeydiiwaxaadrabdid
    @Iweeydiiwaxaadrabdid Před 3 lety +2

    Mash allah Waa run walo thanks 😭💯👌

  • @fowsiaismail7408
    @fowsiaismail7408 Před 3 lety

    Ilaheey ayaa fashilay ee Allaha kasoo badbaadiyo

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 Před 3 lety

    Cabdillahiyoow Illahay swt u noqo waxa aadan hubsana Ummada Illahay ha u sheegin Subxaana Allah Wll Wiilkan wuu Xanuun san yahay Somalia 🇸🇴 uma socon ee Maraykan dhexdiisa uu iskaga safraayey Lamana Xirin ee dhakhtar bay police ku geeyeen dadkiisa na way u tageen ee PLS WAX HUBSADA

  • @deqaabdulsalam591
    @deqaabdulsalam591 Před 3 lety

    Xaqiiqna ma hayside madame ilaahay ha danbaajin Adna su.aal aakhiro baqan oo naftaada badbaadaso ma adaa la jooga mise ehel u ah xanuunkiisaa walwal la qabnay markaasaa intaad wax fasiryo ku diiganaysa jooji fadlan hadii anagaa kugu marqaati funayna aduun aakhiro maanta ka dib mindhaa wax baro bulsho la soo dhigay ma rumaysto ilaa aan ogaado xaqiiqdooda waa cashar lama iloobaan ah sida aad afka hadalka ugu buuxsanayso dadkuna kuu rumaysteen xasbuna allah wanicmal wakiil .ilaahoow qoolkeena iyo ficilkeena dhawr labadaba
    Aamiin

  • @amiinzadik1092
    @amiinzadik1092 Před 3 lety +4

    Ninka kaliyah xaqiiqda ka hadla tahay hore usoco

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113

    Ha ku danbaabin Qof Jaajuus ah saas uma hadlo, ee inuu jiran yahay. Wiilkii kale gabadha dardeed looma sii daayin ee Wax bay ku waayeen Police wax kugu helay Cidna kaaga ganbanaayo.

  • @nimoaden2763
    @nimoaden2763 Před 3 lety

    Subaxaanalaah wuxuu u egyahay qof xanuusanaya maskaxda ka jiran qofkaa wuxuu ku hadlo lama rumayto waaba qof jiran ilaahay ka baqa

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Před 7 měsíci

    😱😱😱😱😱
    Walle qabashada ilahay wawentahay .
    Qofki dadkisa dadkisa io diintisana xaasid kunoqday isagana marbay kadabo imaandonta ogada sidaas😢😢

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Před 3 lety

    Yaaa alaaaaah waayaaabanaaa laakiin wuutowbadkeenay alaah ayaaaa mahad leh alaha xafido mahadsanid cabdulaaahi saaa noogu faham siisay 😔

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 Před 3 lety +1

    Okey goed. Heya. Saxa.

  • @AhmadAli-gl6mv
    @AhmadAli-gl6mv Před 3 lety

    Ninka kaliya youteber ah oo runta ka hadla tahay bro keep goning

  • @maryammohamed102
    @maryammohamed102 Před 3 lety

    Qofka ugu horeyo oo Somali 🇸🇴 ah oo runta kuhadlay batahay video 📹 da kale aan arkay kuligood excuse bey radinayan lakin adiga point yada ugu fican bad kahadashay well done 👏

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    True you said brother

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    dalka sweden ayay jaajuusiin ka buuxaan oo soomaali ah dadkana jaajuusa sidaasi in ay ku dhacdo aamiin dhaha aamiin

  • @iglamisshow574
    @iglamisshow574 Před 3 lety +1

    Wllhi somali waa halowday ilaahay ha u gargaaro aamiiin

  • @fatxiyafatxiya8828
    @fatxiyafatxiya8828 Před 3 lety

    Subxanalaah xaqii wuu dadka muslimata ah kagalay ayaa hada kasoobaxay lkn madaama u hada katowbad keenay waxan alle uga baryaa inuu xuriyadisa dib uhelo

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR Před 3 lety

    Subxanallaah somali allaha ukalmeyo allahana haka sobad badiyo gacanta cadawga uu galay waa wiil somaliyede

  • @abdallagullwarsame2464

    Dhulka laguma jiidin bro, waa la fariisiyey ka dibna sariir ayaa la saaray

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Před 6 měsíci

    SubxanaAllah wayaab inalillahi waina ileyhi rajicuun

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 3 lety

    Armuu xanuunsan yahay ninku subxanalah

  • @samaxmahad8977
    @samaxmahad8977 Před 3 lety

    That is true

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 Před 3 lety +3

    Hadu jajuus ahaa maxa polis u qabteen? Ileen ayagu la shaqeeynaya wax aanan ogeey baa jiro sidey il tahay

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 Před 3 lety

    Waryaa wiil yar weeye oon ingriis fiicana garanayn buu ahaa inuu jiran yahay way muuqataa.takale haduu ciyaalka ashayaadiin guranayso uu sheego waa sax

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před 3 lety

    cabdullaahi wiilasha wey kiu mahadsan yihiin wiilka xanuunsan yahay wiilka sida aan maqley waana la arkayaa siduu yahay

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa Před 3 lety +2

    Allaahu maa amiin yarabi amiin

  • @maxamedjanalkajacelkalooga7331

    Keep going 💯💯💯

  • @Loml-chi
    @Loml-chi Před 3 lety +2

    My family lovely aanjecleen seetahiin

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Před 3 lety

    Runtaan kugu jeclahay illaahay haku xafido 🙏😍😍

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Thank you 🙏

  • @haawodoore6985
    @haawodoore6985 Před 3 lety

    Warwiilkaa wuu waasha markii horeysa maha uu waasho hadana isbitaalbaa lahuyaa anagaa naqaan

  • @deqaabdulsalam591
    @deqaabdulsalam591 Před 3 lety

    ولا تقف ما ليس لك به أن السمع والبصر واالفؤاد كل أولئك كا ن عنه مسؤولا
    Asc walaal xaqiiqda wilks soomaali waa tan inta aadan wax hubsan ha soo gudbin hadii kale su,aal aakhiraa la danbaysa

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Před 3 lety

    Aamin

  • @zumayazuldan8000
    @zumayazuldan8000 Před 3 lety +4

    Boraan hadimo ha qodin hadii qodana ha dheerayn ku dhici doonta moyee hhh
    Dhagartii uu muslimka uu ku hayay ayaa alle ku abaal mariyay
    muslim isaga dartii hadii lo dhibateeyay isagana alle waxn ugu baryaynaa inu dhadhan siiyo tu sameyay tu lamida

  • @salmaabdi8991
    @salmaabdi8991 Před 3 lety

    سبحان الله 😢😢😢somli wedayacantahy walhi ilahay wadankena haino hagajiyo

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Před 3 lety

    Cabdullahi amaa ku danbaabnaa oo uu jirranyahay anigaba markii hore waan ka xumaaday markuu yiri jaajuus baan ahay laakiin waxaa layiri wiilkaan waa jiranyahay

  • @boqorkaraabka1874
    @boqorkaraabka1874 Před 3 lety +4

    Walle si wacnbaa uga hadashay zxb guul ayaan kuu rajeeyay ninkaas jaajuus inuyahay isaga sheegay wana saqajaan hala dilo kaas

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 Před 3 lety

    Walaalow ilaahay kabaq waxa aad sheegayso aad bay oga fogtahay xaqiiqda war aadan hubina hafalan qayn hadiiba aytay waxa CZcams laydu ku shekeeyaan been intaan leg warkooda waan daayay.

  • @shukriaxmed4930
    @shukriaxmed4930 Před rokem

    Cabdullah asc Wan kusalm

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 Před měsícem

    Subxaanallah

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 Před 3 lety

    Allaah ayaa ku mahadsan inuu ksshifay alxdullaah

  • @fulfunymygrateful8954
    @fulfunymygrateful8954 Před 3 lety

    Kkkk waa siyaasiyiinta wadankeena jooga ee duminaya waa caruurtoodii

  • @kalay9083
    @kalay9083 Před 3 lety

    Keep going on brother

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před rokem

    Way dilaan qofka u shaqeeya ee haddana ka baxa maraykanku way dilaan maxaayeelay wuxuu ogyahay sirtoodda oo wuu fakinayaa.

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 11 měsíci

    Allaahu Akbar

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 3 lety +7

    Markaa maxay ku qabsadeen haduu basaas ahaa takale laga yabaa in uu iska kaftamayo

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 3 lety

    Allah kasoo saaro gacanta jailka lagaliyey.

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 Před 3 lety

    Dadka markay jiranyihiin waxay rabaan ayay ku hadlaan

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 lety

    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
    Ilaahay ha ina xifdiyo dhamaanteen

  • @kaltunsaxansaxochannel6650

    Subxanallah walala abdulahi runta hadaan kuu sheego cidna dadka is kama qabsado lakiin somalidu khaladkooda marna ma qataan wuxu geystey baa laga goynayaa tolow imisa qof buu xidhay allahaxaa dad afkiisa xabsi ugu jira yaa allah somaliya wuxu ugu socdaa in uu qarxiyo gabadhna ka soo guursado hadhowna uu qurbaha ku gumeysto takale in labaadho muxuu udiidey ma diyarada buu qarxin lahaa?

  • @aminoaden9876
    @aminoaden9876 Před 3 lety

    Subxann Allah

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Před 6 měsíci

    Amiin

  • @khadramohmed1565
    @khadramohmed1565 Před 3 lety

    Aamiin yaa rabi

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 Před 3 lety

    Xaraam wllihis ayu jaajus ku aha,muhiimadu wxy thy ilaahay cadawga ha ka soo daayo,wlhi calosha aya i oloshay,wn u soo duceynaya waa wiil somaliyed.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 3 lety

    Subxaanallah Ana waxaan islahaa been baa laga sheegayaa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Před 3 lety +4

    Jaajuusu saan u danbeesa 🤔

  • @faraxasannuur9667
    @faraxasannuur9667 Před 3 lety +1

    aamin aamin Allah kasoobixiyo

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 3 lety

    DUF KU BAXA: NINKII AMERICANKA AH WAXAA KALIGII LOO DILAY IYO MALAAYIIN KALE: MA WADA QALDANAAYEEN:

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 Před 3 lety

    Afkiisa ayuu isu qiray dadbadan ayuu qiyaanay

  • @munahaji7753
    @munahaji7753 Před 3 lety +1

    ilaahey baa naga qabtay

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian2144 Před 3 lety

    AMEEN

  • @salaadmahad9849
    @salaadmahad9849 Před 3 lety

    Asc waa salaad Mahad oo kunool South Africa waxaa layiri doolad Kaa IL dheer

  • @naftamacalindheere9708

    Youtubliyda naxarees malaha qufkasto wlahadlay maisojawabin dhamaantoot plz isooboqo isaar

  • @shamhadahmed8124
    @shamhadahmed8124 Před 3 lety

    Ilahay kacabso waxadan xaqiiqadoda han ha sheegin been dab ushegtay bulshada malin an manta ahan badna lagu suali dona ilahay wa nacladay qof xuman iyo been fafiya xaran bad shaqaysanaysa ilahay hakugu ibtileeyo been bad kasheegatay wilkas

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 Před 10 měsíci

    Subxnaal allah allah akbaar sax

  • @marworunley4472
    @marworunley4472 Před 3 lety +3

    Abowe runtaada wAye kaas warkiis markaan maqlay waanba kaqanaasay

  • @kaltunyusuf1727
    @kaltunyusuf1727 Před 3 lety

    Subxaana laah naftiisi iyo dadkiisiibu khiyaamay illahayba qabtay
    Somali Hadan nahay waxwalba waynu faragalin hadhowna meelxunbad taala

  • @sahramahamud8789
    @sahramahamud8789 Před 3 lety

    Subxanallah

  • @farhitamoha7368
    @farhitamoha7368 Před 3 lety

    Walaahi wayab

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 Před 3 lety

    ABDULAHI WAXADAN OGEEY HAKA HADLI XAQEDA MAHEYSID HAFUDANI

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 Před 3 lety

    Waa doqon hala xero

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Před 3 lety

    Subxanallah subxanallah illahoo muslinka kaqaabo yaraabi 😢😢

  • @caashogabooye8764
    @caashogabooye8764 Před 3 lety

    Waxaad sheedo weysay Ninka xanuunsan boon buuninee hadalkiisa War orod shaqo yeelo

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 Před 3 lety

    Soomali haday mareykan tageen Jaajuus. Subxanalaah subxanalaah

  • @asiaismail7461
    @asiaismail7461 Před 3 lety

    Haye cadulaahi Maryam nagusalan

  • @deqaabdulsalam591
    @deqaabdulsalam591 Před 3 lety

    Here is xaqiiqah wiilkaan wuu xanuunsan yahay xage maskaxda ah he is truck driver in badan oo iyaga