NABSIGU WAA XUN YAHAY WAA LA GUURSADAY OO FURAY CARUURTANA QASHINKA KU. DAR AYUU KU YIRI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 166

  • @ayanguled9293
    @ayanguled9293 Před 3 lety +7

    Walashey waxaan kula talinayaa in ilmaheeda ay isku waayin tii dhaley ee asaga eyxaga kubiisho dad ehelkiisa ay udhiibto anagoodhan weynawada heesataa arimahaas oo dhan alaahna qeerka hawaafijiyo aamiin walaashey

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride Před 3 lety +16

    Anigaba saaso kale waaye 4 baala dhuuntay alhamdulillah way iikoreen . Laakiin wali nooma soobaahan

  • @fatoumafoureh
    @fatoumafoureh Před 3 lety +15

    Aniga arinka camaal aya igu dhacay ninki aan gursadey anigo oo yar oo u dhaley labo carur ah kadib aan qaxoti iyo rafad aan lasomarey.hadana canada ayan ku nolahay.

  • @obahyabaal4998
    @obahyabaal4998 Před 3 lety +16

    La turaa la tuugsadaa baa hore loo yiri

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 Před 3 lety +5

    MASHA ALLAH BAARAKALLAH CANAB TAHLIIL WAAD MAHADSAN TAHAY BARNAAMIJYADAADA QIIMAHA LEH EE AAD NOOSOO GUDBISO. HAWEENEYDAAS CARUURTEEDA AYAA KASAXAN EE WAA INEY MAQASHAA OO ODEYGAAS SHALEY DAYACEY AYSAN CARUURTEEDA KADOORAN AMA AYSAN DHEX KEENIN EE WAXAA LOOQAATEY IN MEESHIISA AY WAX KUTARTO OO AANEY KEENIN.

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 Před 3 lety +2

    Wcs habo nabsigu waa xun yhy wan oganahy runtii nabsigu ma baaqdo ma fogaado ilaahey rageena alaha nooso hadeeyo ❤❤❤❤❤🤝

  • @ugaasoskitchen2158
    @ugaasoskitchen2158 Před 3 lety +13

    Sababta ragga soomaalidu u dayacayaan ilmahooda waa naagahaas oo kale, Uff naa biil uu ka dhiman waayo u dir iskana fogee waxa.Ilmahu waa sax san yihiin.

  • @angelaania_1
    @angelaania_1 Před 3 lety +2

    Ciyaalkiisa h baryo asagu oo raali galin haka bixiyo, adigu hooyo ahaan caruurtada h ku weyn qof aan mudneyn wanaagaga iyo naxariistada midna!

  • @rodaabdirahman1496
    @rodaabdirahman1496 Před 3 lety +2

    Meeshiisa Somalia ku celi Nairobi xitaa uma qalmo wareerkiisa haku daayo ku dheh ajanabi ayuu kaa yahay caruurta hadey rabaan ha raadsadaan iyagu dhiig ka dhaxeeyaa😑👌

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 Před 3 lety +7

    Africa bil ha ugu dirto balaayo asoo wadatee

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz Před 3 lety +6

    HADII AAN WALAL TALO KABIXIYO ARINKAS WAXAN DHIHI LAHA HAISKA CAFIYAAN ABOHOOD SABABTO AH YUUSAN GALAAFANIN NOLASHOODA CUSUB. Waxaa laga yabaa inuu illahay ku imtixanayo NIMCADA UU SIIYEY HOOYADAN IYO ILMAHEEDA BAARIYALKA AH.

  • @maariyaahmed1809
    @maariyaahmed1809 Před 3 lety +4

    Anigu horta alle waxaan uga baryayaa in alle sida xaqa iyo towfiiqda waafajiyo awlaadana alle howsaqiro ducada badi mamo qiyamu laylkana badi
    taladab hadii awlaadada aad ku kala tegaysaan
    awlaadada raaac isna meeshu joogo ku daryeeela alle sida xaqa Haku waafajiyo awlaadana naxariis alle qalbigooda how geliyo

  • @hamzayousuf627
    @hamzayousuf627 Před 3 lety +3

    Anuh waxaan odhan lahaa odeygaaz Canada 🇨🇦 uma qalmee Nairobi ha loogu qaloh indhaha bartaa halugu xananeeyo halo qabtoh shaqaale cleaning gareeya lkn ciyaal loma keni karo wayna zaxzanyhin hore loo yidhih (banaanka la dhige baa la baryaa oo baryo loo dhaxan)

  • @maxamedafyare3120
    @maxamedafyare3120 Před 3 lety +2

    Anigu waxaan Qabaa ninkaas waa thaalim " ilmaha waa ilmo koray dhul Gaalo Diintoodana waa yartahay yeysan Habartu meel cidlo ah ku soo dhicn ee odyga soomaaliya ha ku celiso waxey u tari kartana ha u tarto mahadsanid

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 Před 3 lety +5

    Asc.waa aduun iyo waayahii ragga soomaaliyed waa sidas markey dhaqaale helaan.balse markey arkaan inaad ka maarantona maskiinsanaa

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 3 lety

      Haa habo hooyada talo ayey i soo waydiisay

  • @nimcobeauty2074
    @nimcobeauty2074 Před 3 lety +1

    Mansha allah keep going wll

  • @simanyariise9977
    @simanyariise9977 Před 3 lety +2

    Yaalasoowadin asigoo afrca jooga haku biisho indhihiisana africa hagufiiqdo ilmeheedana haheesato duqda asoo waayeela dibad umaba fiicno ee islaanta yeesan isdhibin ilmeheedana yeesan iska burinin

    • @aasiyaaadan8841
      @aasiyaaadan8841 Před 3 lety +1

      Waaka hadalku hasoo qaadin maxay ku falaysaa shalayba sida la arkat buu yele calool jilicsanaa ilowsha dhiwaa

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 3 lety +7

    Yeeysan keenin meeshey joogan meeshiisa biil haloogu diro intaasa ciil ugu filan.Ciilka xooga ha dhadhamiyee yaan la keenin.

  • @neeha12
    @neeha12 Před 3 lety +1

    kaas inaa soo dhoofiso iska daaye Africa kadiisa ha joogo nabsigii uu galay buu guranayaa

  • @saido-247
    @saido-247 Před 3 lety +3

    Mama Somali please watch badbaado chan nel. He is the only sheikh that addresses men and calls them out on their lies. His last video he talks about the guy who married 4 ladies, claiming to be happy. Please check his channel, he is unique. By the way habo I love watching you, wallah your amazing and your advice helps me alot. Keep going habo

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před 3 lety +1

    لاحول ولا قوة إلا بالله

  • @CabdirisaqCabdilaahi
    @CabdirisaqCabdilaahi Před 29 dny

    Waa run taa nafsigu waa wax jira somalidu ku maahmaahdaa latuuraaba la tuugaa waa ta odayga haysata odaygu sinaba ma yeelin lkn hooyodu waa qof alle sharaf ka badiyey iyadu intii karaanka keeda ah way dadaashay waana hooyo dahab ah wax kasta aabo lama dhehee wuxu ahaa qof aan caqli iyo garaadtoono ku duugnayn isagoo kaliyana maaha ee ragbadan somaliyeed sidaa u dhaqma sidaas waliba xisaabtii allena ugu danbeysaa wadada kaliya ufurani maanta waa isagoo caruurtiisa xidhiidhiya cafisna weydiista hooyada iyadu wajibaadkeedi way kaso baxday

  • @fatoumafoureh
    @fatoumafoureh Před 3 lety +2

    Asc walashey waan ku salamaya illahay ha udeyso oo carurteda ha dhageysato oo wixi ay ku tarigarto halkisa ha ku tarto.dumarnimada iyo beer jileeca ha dharagto.

    • @standalone2112
      @standalone2112 Před 3 lety

      Abaayo mawqif adagidaa!
      Meeshan imtixaan rabaaniya ayaa ka muuqda wllhi😔😔

  • @hawonassir6663
    @hawonassir6663 Před 3 lety +2

    ASC. walaal hadaan taladayda kadhiibto caruurta ayada oo lakaashanaysa culimada soomaaliyeed ha u caqli celiso hadayse noqoto in caruurtu ku adkaysato gu aan kooda ha lajoogto ilmeheeda

    • @hawonassir6663
      @hawonassir6663 Před 3 lety

      midakale kuwa hada qaylinaya ee udoodahaya odayga xagay joogeen marki udayacay caruurta

    • @hawonassir6663
      @hawonassir6663 Před 3 lety

      horey baa looyidhi xaar haduu xoolo leehay oday jiljilicaw baa ladhahaa
      gabadha ilmaha dhashay waxaan kula talin lahaa in ay ilmeheeda uducayso bal Allah naxariis ugaliyo Aabahood

  • @maimunmohamed291
    @maimunmohamed291 Před 3 lety +1

    Asc afrika ha ku biisho,haddii kale dawoco ayuu ku noqon markuu yimaado, ilmaheeda yeey dayici rabtaa ee ilmaheeda awalba agoon aabo leh ayeey ahaayeen.Ilmahaaga ha dayicin gabareey.

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 Před 3 lety +4

    Tii idarteed ufaray oudayacay ocudiradu ugu soo booden beday may kaxaysato

  • @NaemaJanoofficial
    @NaemaJanoofficial Před 3 lety +1

    Walahi wa xajo adag odayl badan ba sas smeya runti aniga waxan dhihi laha mamada way scantahaysikastoy ahataba ha iska dayan ha u gargarte nabsigo ba godohoda krnaye

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 Před 3 lety

    Scar ilaahay Wuxu islaax halasameeyo laakin ninku waxa kusoo baxay doqontu waxajooga mooyee waxasoo socda magarato
    Talowaxaan usiinayaa hakeento awlaada wuxuu ugu toosiyey waa sabirkeedii iyo xaqdaradii Uu ugalay
    Markaacashar ha unoqotee keen
    Siragakalena ugutusaale qaataan
    Waayo waa 60 meeluuusocdo maleh
    Janadaad insha allah iscalfan oo raaxo idiindanbayn ❤️❤️❤️

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 3 lety +1

    Talo waa tii rabiye waxaan hadda ka hor arkay gabar 14jir ah hoyadeed lagu furay iyadoo caloosha ku jirta ayeey hoyadeedo meel aadeysa ku tiri kaalay lasii jog carurta hoyaday ban soo eegayaaye odagi haye makuu yiri tii 16 jirka ahayd baa tiri maya ima dhalin mana rabo ninkaan ano caloosha ku jiroo kufuray naag kale kaa raacay nalama joogayo odagiyo maqlaya ilmahan qurbaha ku dhasha wey ga,aan adagyihin wil 25 jira ayaan abihiso 5 jir kaga tegey weydiyey war aabe mays maqashaan mays xiriirisaan wuxu yiri maya hadhinto waan naxay marka ragow ilmaha xiriiriya ama ka samra

  • @youtubefarah6584
    @youtubefarah6584 Před 2 lety

    Walahi anigu ma keenest waan is ka ilaawe lahaa

  • @qadanahmed5450
    @qadanahmed5450 Před 3 lety +3

    Caruurta waa waalid cuquba hka galina hooyadiina maqla waay idin soo samirtay warkeeda maqla idin odhan lahaa

  • @bisharowehliye9649
    @bisharowehliye9649 Před 3 lety +2

    Alla mamay maxaaa run shegtay nabsi aaduu u xun yahay ha so daho ama ha soo dagdago waa ki yimada raga qaarna waala yaba gabr yarooo u dhaldhaleso ayaay dumar kale ceeraanayaan xaqna ma simayo nin somalj ooo waaa la wada og yahay ala wadanki somaliya maxaaa hoyo lagu silciyay oo ilmo lagu dayacay aaqiro waraaa jiro gabadha cnada timi iyo cuqubadoo ka galaa ku dhacday somali hore u tiri la tuura la tuuge caruurta ka saxsan mamamada shaluuu carurta dayacay mantana umay bahna wey koren

    • @aminaali4566
      @aminaali4566 Před 3 lety +1

      Scw xamar ha ku celiso hana ku biisho iyada hada ma qabee maxaa u saarshay ilmaheeda ma qasbi karto haday diideen wax u sheeg bay ku leedahay

    • @aminaali4566
      @aminaali4566 Před 3 lety +2

      Way dhacdaa in badan wayna ku badan tahay soomaalida

  • @halimomohamed1790
    @halimomohamed1790 Před 3 lety +1

    Anigu. Waxan. Oranlahaa nin kaas. No canada because. Caruurtaada marabaan

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Před rokem

    Masha.Allah waykusax santahay mamada waligaa qof nafsikaa galay laguma daysado wale waa gabar gob ah

  • @guuleedflower6071
    @guuleedflower6071 Před 3 lety

    Mama alle aqonta ha ku siyadiyo qisoyinka nooso abadi

  • @wanagsansidahoyaded3296
    @wanagsansidahoyaded3296 Před 3 lety +1

    Kkkkkk nabsi haka galin baa igu daran edo eygas danaystaha dib ha ufirin asxana yaanu kaahelin tan manta haysata ee midhuhu beertay un

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem

    Waa. Xanuun. Qokagii. Oo. Nool. Waxaaga teen. Oo. Sidaa. Loogalo. Waa. Aduun Iyo. Maali. Kaake

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 Před 3 lety +2

    War qashinka tuur siduu shalay kuu tuuray baqtiga snake always is snake ma dhalin haduu dhalay maxuu u korin waayey shalay markuu hantida lahaa nacay maxuu maanta u soo doontay

  • @youtubefarah6584
    @youtubefarah6584 Před 2 lety

    Caruur tayda baan qal bi good baan ilaalin lahaa nin kaan mar kaan ubaah naa but iga taga

  • @shukridyrie1067
    @shukridyrie1067 Před 3 lety +1

    Asc horta waa arin xanuunan baden lkn ilmaha ha maqasho sababta kuli fidna abahu wanaag muusen dhigen ee ilmaha qalbigooda ha dhowrto

  • @rukiyagedi7443
    @rukiyagedi7443 Před 3 lety +2

    Good story she should not bring him

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 Před 3 lety +6

    Waxan dhihi laha iska dhaaf yadan ilmahaga wayine ninkas waxba kama geline

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 Před 3 lety +1

    Subxaanaallah illaah ha u gargaaro dadka sidaas sameeya

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 Před 3 lety +5

    Ninkaasi ha isku keeni

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 Před 3 lety +2

    Wasaxan yihin carurta

  • @faarxmahamud8778
    @faarxmahamud8778 Před 3 lety +1

    Hi

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Thank you 🙏

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Před 3 lety +2

    Cidiisa Ha u geeyso ,iska ilaaw dheh ninkii shalay saa kuu galay ,ehelkisa ha daa wees taan

  • @rukiasamow411
    @rukiasamow411 Před 3 lety

    Masha Allah gabada waxaan kula salini odayga badu emadin .meshing hakuna dawes yey sokaxeynin elmahan ABA uma mahna ninka hagursasa. Nairobi hakudaweysa

  • @maxamedcabdiraxman3767
    @maxamedcabdiraxman3767 Před 3 lety +1

    Kolba sidaad iskaga fogayso ama ulasaaxiibto uunbay ahaan xidhiidhka adiga iyo caruurtada markaas waxan leehay haku degdegin horta Kenya guri uga kiree indhaha ugu qal ilaa xal lagu wada waaro aad helayso adiga iyo curuurtaaduna horta hakala dhimanina ee alla barigana badi hadii alle idmo

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @hodanyusuf9743
    @hodanyusuf9743 Před 3 lety +2

    Waxan kula talin lahaa maamada ninka inay so dhawysan o awuladeeda qalbigoda ilaaliso duqaana waxy tari karto hadarto lkn hakeensan ayanku odhanlaha

    • @nastehoabdi4487
      @nastehoabdi4487 Před 3 lety

      Hakesan carurtada warkoda yel asga is dhigay mesha e ku bil qalbiga carurta ayuu dha wacay wana dhibka hesta dumarka somaliyed odhan wa runtod carurta

  • @safiya8016
    @safiya8016 Před 3 lety +1

    Keep your children leave the man alone

  • @abdirahmanaboole2969
    @abdirahmanaboole2969 Před 2 lety

    Caruurt a ayaa halisku jirtee ha gurmato walaahi halis ayey ku jirasn aabuhu hadii uu qaldamay iyaguna haday doonayaa liibaan AAKHIRO iyo mid aduun masnta aabahood hadii uu jilicsan yahay ha u gargaaraan

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 Před 3 lety

    Mama Somali wanjacelahay aniga19nin guurday ilmo4bilod igasodilmay kala tagnah nin guursaday kalatagay ilmanah.umadhalin nin hore wacay aniga laydhalay adiga ilmo dhalaysid xanun ayaan dareemay Allah mid guur ubad igasiyo allhuma ameeeen ilmo laygufaano kaxumahay

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Před rokem

    Walee waa niman raga odaygaas tacbaanka ah ee markay ubahnayd sidaan ugalay biil Le haudirto ninka Lena haiska guursato

  • @fatimaguleid5724
    @fatimaguleid5724 Před 3 lety +1

    Ha isku sookaxan habara qabaha aa maqala caruuratada lana raga soomaliyad mayaqaana mid aydayacaan iyo mida ay koriyan ,aa hanoqan adoontii hadhuudha riqidaa aamidhikii ugudanbaaya kadhaqday,🖐️🖐️🖐️😂

  • @lavieestbelle-neutre3431

    I am very interested in this video , I would watch another inch'Allah💚(شكرا جزيلا هابو خالي) 😍😘😘😘🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼✌🤞❤❤❤❤❤❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 2 lety

    Sheekadu dib by qurun ka noqotay
    Mamadas waxa dhihi lahaa wanaag kuma uusan sameene bartiisi somalia ku celi hada aad caawiye thy qof ehelkiina ama somali kale ah caawi kaasi si xun xun buu ku galay 😕 ilmaha kaa saxan wyo waxay ku soo koreen ciiL aaabe la,aan hadana dunida joga hadana marka aragto carruro aabahod wata xanaaq baad ka sii qaadin😌

  • @halimabile5956
    @halimabile5956 Před 3 lety

    Waa aduun iyo hadhka labadiisa gelin.. Caruurtii haday diideen, Wadan uu ku noolaankaro oo dawo fiican leh ha keento, hana kaga warhayso, shaqaale haw samayso, maba hasoo booqato. Caruurtana aabahood. Xaqiisa u sheeg. Wbt.

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 Před 3 lety

    Caruurtisa hakadalbado raali galin

  • @user-dw4bv9hz8w
    @user-dw4bv9hz8w Před měsícem

    Isaga lee utal nin idayacay uma naxo lkn mamo rajeykaqabta umaleyna

  • @Abdulrahman-oi6xe
    @Abdulrahman-oi6xe Před 3 lety

    CARURTA.YEY.MURAYADA.KA.JEEBIN.HADEY.DOONEYSO.INEY.NINKA.RABTO.HAA.CADEYSATO.CARURTUNAA.HAA.KALAYACDO.HADII.KALE.CARUURTEDAA.HAA.KASHAQEYSO.SIDAY.UU.GUURSAN.LAHAYEN.ODAYGANAA.INDHAHAA.HAA.LO.QAALO..WAXAY.AWODANAA.HAA.UGU.DEEQDOO

  • @farduusabdillahi1333
    @farduusabdillahi1333 Před 3 lety +1

    Anigu waxaan odhan lahaa kenya ha ku biilaan shaqaala ha u qabtaan

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 Před 3 lety +2

    Calosha xiro dheh inti kabadnayd bad sonolayde

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 Před 3 lety

    Canabey waxaan ahay samidaa walaahi waan ooyey qisadaan marka aad sheegay ee I soo wac

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před 3 lety

    Asc warhma xbbti jasakallaah kheeyr intee arimo kuso dhiga dhacda kuhaya xbbti

  • @shadiyamoh7566
    @shadiyamoh7566 Před 3 lety +1

    Carurteeda yanay isnacsinin oo cidlaa isdhigiin wayo bari carurtedu way gursanayan reray yelanay Ubad bay dhalay rer baldhan ayey noqonayan. Lakiin ninka yaneey keenin haku biliso Kiniya shaqlan ha uqbato, haday doneso ha soboqato oo kiniyaa ha ugu tagto , lakii caruurted yanay isku diriin.

  • @hargaysaburco5328
    @hargaysaburco5328 Před 3 lety

    Ubadkaga ugo kani nafkagamategine oo ubadkaga niyada haka xumayn ubad wanagsan ba ale kusiiye hadad ledahy nabsankaduwayana hakuujogo kubiili hos ahan hadikale dhibtad somartay midkadaran bad ku bilamayso adiyo idholahasa cidla laydinkagategaya wll calool jileca iskadaa oo waxad lacg udirikarto udir kuxanani oo ubadkaga nabsiga kagadu nayrobina hajogo waxalgayaba in ilayba usakhiro oo ay udebcan abahod markay arkan ado xidhidhinaye lkn hasamyn inadkento waygatalo ubadko karalinoqon hadad kento ogow ubadkaga iyo indholaa idholahad doratay ubadkagu makhaldana isaga iskafogeyay lkn tartiib tartiin wax ugadhadhic mudoi laga yaba inay iskaba day aabahod hadad nin ubahantahy nin ay kufaraxsanyihiin ukeen ubadka adna aandebikagelin kan idholahi waba kugu sokordhinmaye

  • @zeadra9700
    @zeadra9700 Před 3 lety

    Habo mcn canada imaday plz iso xariri

  • @user-ve6jf6vk3m
    @user-ve6jf6vk3m Před 3 lety

    Miskin ilhayahow khyrka waa faji

  • @deekhawarsame1891
    @deekhawarsame1891 Před 3 lety +2

    Asalaamu Caleykum Amiga Waxan leyahay ninkaan meel gooni ah hadejiso oo shaqale.ha u qabtaan.ilmahaana Qur'an ha saarto waayo quraanka waashifo . Inay latartamaan ma fiicno inkastoo uu agoon aabe Leh ka dhigay l dhigay hadana wuu dhalay fartaada xumaato falfalaq kaagama go do

  • @rumaanmahomed8212
    @rumaanmahomed8212 Před 3 lety +2

    Kenya hawdayso hana ku daryesho jani kale habo male odaygu

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Před 3 lety +1

    Biil yar iyo ijaar yar iyo shaqaale yar ku caawi ilmaha warkooda yeel nin kale ood rabtana guurso hadaad doonto

    • @sunrise4459
      @sunrise4459 Před 3 lety +1

      Hadaadan nin kale rabina ilmahaada ha uga go'in ee warkooda yeel

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 Před 3 lety +1

    waxba yeyna so dhawaysan ee halkisa haku biliso awladuna way saxsan yihiin

  • @hodanabdiramanfarah1458

    Ha ku noqon laakiin keen mideeda digniin hooyooyinka Yay na usheegin caruurta aabayaashood hadalada xun xun ay dhihi jireen markay naceen

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 Před 3 lety +1

    Subxanalah maxa ukenay hasokaxay sandheh

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před 3 lety

    Mesha ujoogo haku tarto wax lakiin ilmaha hasabaliso haday diidan hadhafto ninka biilkisa sii dheh

  • @sagalmuse963
    @sagalmuse963 Před 3 lety +1

    Talo carurtadaa haysga fogay odayga halkiisa u daaaa

    • @ruqiyoali6573
      @ruqiyoali6573 Před 3 lety

      ASC caruurteda ha heysato ninkana meeshisa ha ku biisho kaas nin u noqonmaayo

  • @MahdiMediachannel
    @MahdiMediachannel Před 3 lety

    Keep going mum Somali

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 Před 3 lety

    Ilmaheeda ha maqasho naagtaa odaygaa kenya haku biisho

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 Před 3 lety +1

    Asc Mama' maqaldame waa ilaahay e hooyada Arinkaas Culima u diinka mesha joogta halatashato.

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 Před 3 lety

    Maanshaa allaaha hooyo waa qof iimaan leh allaaha xafido hooyo kasta waa ooyday ee maxaa la sameeyaa mala yaqaan anigaba qisadaan oo kale ayaan hayaa ee i soo wac

  • @deqomuse1060
    @deqomuse1060 Před 3 lety

    Haysku keenin hadii kale ilmahaa kaadhumaya

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 Před 3 lety +1

    nin maasha oo joogo ko hako dhaqaalayso yay Kanin ilmaheeda qaal bigooda ha dhowto

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 Před 3 lety +2

    Rajakaga jirta kaas akh kaas howsidhawaysn dhw

  • @user-eg8kk7ug3k
    @user-eg8kk7ug3k Před měsícem

    Barta.uujoogo.ugu.dir.waxaad.heli.kartid.

  • @rukiyagedi7443
    @rukiyagedi7443 Před 3 lety

    That is up to him

  • @abdihussein4956
    @abdihussein4956 Před 3 lety

    Are married my dear

  • @hindiyogedi8397
    @hindiyogedi8397 Před 3 lety

    Ilaahay hayskadayso warkooda odayga yaalagudayan waanabsi

  • @daganabdi6856
    @daganabdi6856 Před 3 lety

    Subxallh Alla Nina dumarka udarana qarkood

  • @iimaanbashiir5480
    @iimaanbashiir5480 Před 3 lety

    ilaahay abshirta ha waafajiyo

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Před 3 lety

    Xanuun badana way dilen gabdha yar islama haasi wayso martay arin taasi hooyo anigo yar oo labo ilmod leh

  • @yasminahmed724
    @yasminahmed724 Před 3 lety

    Wabila walbahar afrika ku biil isba kumubilin sadad shegayso ee excus ka dhaaf

  • @zainabfarah5734
    @zainabfarah5734 Před 3 lety

    Ale hawu saqiro waa abohode hadu isagu qaldamay yanay la qaldamin

  • @gasgasgas3919
    @gasgasgas3919 Před 3 lety

    Habit

  • @sahraabdirahman4363
    @sahraabdirahman4363 Před 3 lety

    Wcs. Hooyo. Aray agaga muQadisho. Haku ceeliiso. Kadib. Biil. Hawudiroto.

  • @fahimacadey3546
    @fahimacadey3546 Před 3 lety

    Waa qalad caruurtu inay sidaa uhadasho aabahood weeye waxkasta oo uu hooyadood ugaystay nabsiga maanta hoos keenay ha eegto awlaadana haku qanciso aabahood inuu yahay oo uu. Ubaahan yahay

  • @queen___queen6663
    @queen___queen6663 Před 3 lety

    afriko how deyso saboobto ah yurub shaqalo uga heli meyso

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 Před 3 lety +1

    Iskada dheh kaas kasamir