BILAAL OO YIRI JABRA AYAA KADANBEEYAY BUUQAAN KING CK REACT

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #kingck #somaliyoutuber #dhiiqadatiktok

Komentáře • 79

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +38

    Like ta ha isku iloowina thx all ❤

    • @AamiinshariifAli
      @AamiinshariifAli Před 3 měsíci +3

      War nio waan ku wataaye ayantana views kaaga ma socde iyo subscrip kagee ciwanka iga dhis muuqaladana hormare update cusub la imow bro guuleyso

    • @hayatquruxomar3305
      @hayatquruxomar3305 Před 3 měsíci

      ❤ indho ❤

    • @NadaaraNadaara-fs1fe
      @NadaaraNadaara-fs1fe Před 3 měsíci +1

      Insha.allaah wll fariinteyda makuso gaartay bal halmar fiiri

    • @NadaaraNadaara-fs1fe
      @NadaaraNadaara-fs1fe Před 3 měsíci +1

      Wxd ii qaban karto ii qabo wll wallaahi wa billaahi Wa ika daacad wllkeyow dhabta kala hadlay wxn ahay wllka oo iska darufesan aawlad iyo hooyo iska jiroley ahna ku xariiran Marka uku yaran hada shaqo iska yar ii aburto abaal aan ilaawi donin ayan kuhen dona marwalbana wakuso ducena insha.allaah illaahey abaalkaka janno hakuku badalo bi idnillaah

    • @fadumoalijiis
      @fadumoalijiis Před 3 měsíci

      Okay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 3 měsíci +34

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Před 3 měsíci +14

    cida nabiga jecel loofta saara❤

  • @Majaj88
    @Majaj88 Před 3 měsíci +8

    Ck wlhi wa cod kar sideda u goya garta sbbto ah wa nin nolosha qaybteda adag so maray waayo arag ah legend ayd tahy zxp ihay haku sharfo

  • @elyahyaosman43
    @elyahyaosman43 Před 3 měsíci +5

    Ku saliya rasuulkeena maxamed scw❤

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Před 3 měsíci +4

    Great analysis brother ❤🎉

  • @aishohajihussein3
    @aishohajihussein3 Před 3 měsíci +3

    Ck baryahn updated aan cadi ahen thy ❤😂

  • @CaashoMaxamedcali-ll5zt
    @CaashoMaxamedcali-ll5zt Před 3 měsíci +2

    Ck wan ku salaamay marka hore waxan ku shegayaa maamadii maraadisay oo jogtay hargeysa

  • @abaskamedia
    @abaskamedia Před 3 měsíci +3

    Buuqaan kabax ee rahma hasan heesteeda cusub reaction kasoo bixi nio

  • @user-rk4xo9yu7y
    @user-rk4xo9yu7y Před 3 měsíci +5

    Hala soo xiro isna ck horay usoco lajanow

  • @yoonacolaad5722
    @yoonacolaad5722 Před 3 měsíci +2

    Ku sali nabigaaaga scw❤❤

  • @NadaaraNadaara-fs1fe
    @NadaaraNadaara-fs1fe Před 3 měsíci +3

    Waku barya wll mcn codsikeyka tixgeli oo fariinteyda aqriso please 🙏

  • @NadaaraNadaara-fs1fe
    @NadaaraNadaara-fs1fe Před 3 měsíci +1

    Sikasta waxa kacodsana ina ilaso xariirto ama lambar wates app aan kalaso xariiro wll ifka laku yahay wll ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci +1

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤

  • @cabdiqanimaxamedkenyaati9400
    @cabdiqanimaxamedkenyaati9400 Před 3 měsíci +2

    Ck legend

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Před 3 měsíci +1

    Oday xayoow waxa nasiiyeye juga qurux badan team comment-land😂😂

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 Před 3 měsíci +2

    C.k legend❤

  • @MalyunSalad-ts9hs
    @MalyunSalad-ts9hs Před 3 měsíci

    Ck my legend

  • @faidgalkacyo8557
    @faidgalkacyo8557 Před 3 měsíci +1

    Salaan sare sxb Cumar kirish

  • @MahadGoraa
    @MahadGoraa Před 3 měsíci

    Hospital miyaa joogtaa background kan iga cun legend 🎉

  • @BOOSMAANBOOSMAAN
    @BOOSMAANBOOSMAAN Před 3 měsíci +1

    Ku taageera ina adwwe🎉

  • @Fathihaazhi44
    @Fathihaazhi44 Před 3 měsíci

    Abgaal iyo Habar Gidir ayaa izka leh Xamar

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 3 měsíci

    Jabra waa iska kaftan badan yahay qof xun ma aha

  • @ALL_IN_ONE_2023M
    @ALL_IN_ONE_2023M Před 3 měsíci

    Scw

  • @user-rw9ck2vv8w
    @user-rw9ck2vv8w Před 3 měsíci

    Ck wali hargeisa miyaa joogtaa

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před 3 měsíci

    Ck nio nin ebera u qabi jirey ma daawan jirin awal waaba nin cabqariya oo masula

  • @SalaxMaxamed-rn3ql
    @SalaxMaxamed-rn3ql Před 3 měsíci

    King ck faamili hees cusub aarbi boy Balag bari boy reagshan kasobixi aabeha reagshan adiaalgudhafe

  • @Kawallcarurta
    @Kawallcarurta Před 3 měsíci

    Rer commentland maxa idhafay waxay shati badalashada itaa maqnaa ilma aderayalow🧐🤣🤣

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et Před 3 měsíci

    King🎉ck❤❤guuleyso❤❤❤

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Před 3 měsíci

    Ck my brother

  • @user-vj8qp9zy5w
    @user-vj8qp9zy5w Před 3 měsíci

    Ck sxp caawinaad kaga baahanahay🥺🥺😫😩

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 Před 3 měsíci

    Waa soo daahday

  • @AbdirahmanAbshir-ss7yj
    @AbdirahmanAbshir-ss7yj Před 3 měsíci

    Ok

  • @ddaahirMaxamed-bi7yx
    @ddaahirMaxamed-bi7yx Před 3 měsíci

    Jabra asna halagu daro gadhaha iyo wilsha xiran asna wa qabyaldeste iyo kala dilka gebdhaha ☝️

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 Před 3 měsíci +1

    Dagaal odayal wadan maa qabobayo

  • @user-fg6ys2rz6b
    @user-fg6ys2rz6b Před 3 měsíci

    aawe 2malyanka❤❤❤

  • @abdimahadmohamud2726
    @abdimahadmohamud2726 Před 3 měsíci

    Ck sxb reply

  • @deeqoowxuseenMaxameddeeqoow
    @deeqoowxuseenMaxameddeeqoow Před 3 měsíci

    Gotka shoshal mediyaha waan kuwata lpx inolo

  • @user-uc6ol1cg6d
    @user-uc6ol1cg6d Před 3 měsíci

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @gacal11
    @gacal11 Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @ilyaascartan4689
    @ilyaascartan4689 Před 3 měsíci

    Ck yaad waxaas usheege bilaal haan xaar buuxo adkeesi ayaa ka rabnaa

  • @AHMETH00
    @AHMETH00 Před 3 měsíci

    Toos usoo,wada Bax .Batuulo key

  • @AadanMaxamed-dw3xq
    @AadanMaxamed-dw3xq Před 3 měsíci

    WALi ma hargasyuuu dhexfadhiya ninkan soqabta

  • @YuusufAaadan
    @YuusufAaadan Před 3 měsíci

    Wcs ❤❤❤

  • @King_of_cabdi
    @King_of_cabdi Před 3 měsíci

    King Ck like ta ugu cimamada guys

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Před 3 měsíci

    Aryaahe miyaad katagtey somalilanad?

  • @amkaboy2162
    @amkaboy2162 Před 3 měsíci

    Ck zxb farxiya oromo sooqabo😂😂😊

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf Před 3 měsíci +2

    Bilaal iyo abdulkadir boss marki ey garoowe tegayeen. Meysan caayin mj mana lakala safan labo rer oo is heysata oo eysan kadhalan oo daarod ah oo marti edeb leh ayey ahaayen blse jabra intow magaladi xamar aheyd yimid ayey isku deye inow isku diro kedibna 🆎 iyo hg ayow kuwana caaye kuwana amaanay inta kedib bilal waxw kamid ahaa kuwi la,amaanaye wxwna lasaftay si cad ninki walaalahis caayaye taas ayaana cadeyn ugu filan inow qabyaaladeyste weyn yhy oo caloosha kabuka jabra kaliya maheyn luzina xita hg ayey caayeyse asiga ayeyna gaariga usaarneyd taaso cadeyn kale ah marka wxba yaan shaati loo gelin booyada xaarka

    • @xafsaqurux3305
      @xafsaqurux3305 Před 3 měsíci

      Booyada ukunta hadaad rabto inaad bilaal ka aargoosato Orod Cadaado iyo dhuusamareeb aadso kdbna meeshaas kusug lkn xamar isagaa leh❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 3 měsíci +1

    Been Badna Nagahan Dabadoda iskusourtay jabar shqo kuma lahan

  • @mohamedsaidwarsame4250
    @mohamedsaidwarsame4250 Před 3 měsíci

    Nio Naga sooqono waxaan fiirsano ayaan waaynay oo ciyaal ayaa nawareeriyay

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 Před 3 měsíci

    Bilaal bulshawi wa ninkii ka dambeyay filinkaan

  • @najmadahir8525
    @najmadahir8525 Před 3 měsíci

    Ck majogti lee maxad iskaga daysay ayan taan 😂

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 3 měsíci

    👑❤️❤️🤣😊

  • @MaxamedKhaliif-dk5hy
    @MaxamedKhaliif-dk5hy Před 3 měsíci

    😅😅😅😅😅😅

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před 3 měsíci

    Ck rufiyan jabra ha u nacamlyn bahalka buuran yaa madaxwyne kadhigay 😂

  • @Red_CCC
    @Red_CCC Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @Hasanky22
    @Hasanky22 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 Před 3 měsíci

    Not like you 😂

  • @mohamedcabdi4165
    @mohamedcabdi4165 Před 3 měsíci

    Batuulo key inaad cuqdad H.g qabto waan ogaa bye unfollw

    • @user-hf3zx7nt8l
      @user-hf3zx7nt8l Před 3 měsíci

      Aniga runta aan kuusheego wiil dhaliyaraaba tahay qabiil iskadaa waxbaro ck waa nin soojabay og waxkaste waxkabaro unfollow Hadaa tiraah cuqdad mafiicna hg waa walaaladeen

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 3 měsíci

    Aduunka waxaa Ugu xun khabiilo DHAN Oo walalo ah Oo wiil Yar oo aan Gaadhin Waxkabadan 20 sano in Uu Hawiye oo DHAN Rag iyo dumar jambal uu utuurtay Oo waayaabe Jabra shalay Kii sida dmeerka Uciyaayey ee abgaal caayey miyaanu ahayn waar Islayaab Hawiyow ceebaa Idinku dhacdy

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 3 měsíci

    Bilaal waxaan taagere waagi uu trafic asago iska dhigaya uuso duubi jiray waa wadani qabiilna waxba kama yaqaan waa ciyal xamar waagas farmajo ayaaba heeystay wadanka