DARBI JIIFKI NAAGTA AMERICA KATIMID GUURSADAY AYAA DILAY NAAGTIISI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #reaction #kingck #somaliyoutuber #ckfamily

Komentáře • 283

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +118

    Sorry qalad yar waan soo saxay like ta ha isku iloobina❤

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Před 3 měsíci +57

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @user-yj5bd7tn5g
      @user-yj5bd7tn5g Před 3 měsíci

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim Před 3 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 měsíci

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 3 měsíci +51

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino nabiga scw scw scw ❤❤❤❤

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim Před 3 měsíci

      ❤❤❤❤❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 měsíci

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 Před 3 měsíci

      Scw ❤

    • @MohamedAbdullahi-ze7be
      @MohamedAbdullahi-ze7be Před 3 měsíci

      Salalahu caleyhi wasalaam

    • @rodaabokar7266
      @rodaabokar7266 Před 2 měsíci

      Scw scw scw

  • @kingjabane7979
    @kingjabane7979 Před 3 měsíci +43

    IGULA SALLI XABIIBKENA MOHAMETT صلي الله عليه وسلم ❤

    • @ruquyoamuse4584
      @ruquyoamuse4584 Před 3 měsíci

      SCW❤❤❤

    • @DecksAbdul-ck4sw
      @DecksAbdul-ck4sw Před 3 měsíci

      ❤️❤️SCW❤️❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 měsíci

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @user-ry8xf6ph9d
    @user-ry8xf6ph9d Před 3 měsíci +44

    Abowe qoriga afka kugu jira iska bixi halis bad ku gali kartaa markad hadleyso

  • @sahrajama5663
    @sahrajama5663 Před 3 měsíci +7

    Adiga xataa ck caday ama find hiil ayaa afka ku haysaa nooooo Goodwood bro

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 3 měsíci +15

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @IsmailQazali-py9ss
    @IsmailQazali-py9ss Před 3 měsíci +11

    Salaamo Reer janad ✋ inta Reer beydhaw lov sar❤❤❤❤❤

  • @Hilowle2020
    @Hilowle2020 Před 3 měsíci +5

    Ninka darbi jiif ma aheyn ee waa uu jili jiray iyada ayaa caanimo kasoo doonatay ninka nin lacag iyada uga baahan maahee iyadaa kasoo doonatay sida ka muuqatana nin diin wax ka galay maaha ee yaa lagu kadsoomin nuucaas oo kale aduunka waa ka buuxaan alla haka ilaaliyo ummadda

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 3 měsíci +3

    Asc. Shimbirba shimirkiisuu la duulaa, illaahay sw addoomadiisa ma dulimiyo waan ka sarreeyaa arinkaas, waxa aad sheegaysaan ee ah in gabadhaas darbijiif guursatay ayada ayaa is dhigtay halkaas.

  • @Abdifitah001
    @Abdifitah001 Před 3 měsíci +16

    Doqon kii wayaha cilay kadib ne noqday qofkii u gu nasiib kabadnaa wajahil nasiib ka sodon ty alla anigale maxan u a hanwayy 😱dabaal aa dantisa oqon waye😭

    • @sarhocali2945
      @sarhocali2945 Před 3 měsíci +1

      Faarax dagdaga joogi xalimadaada ku qanacsanow😂

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar Před 3 měsíci +1

      Aduunyo kafikiree caadimatihid

    • @Jamac20
      @Jamac20 Před 3 měsíci +1

      Dumarka garoobada qurbaha jooga nin bey u baahan yihin kafaideyso fursadas

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Před 3 měsíci +5

    Stakiinka markaan italia joogney in afka lagu haysto Reer Baadiyo Baan Dhihi jirney maanta waaba lagu xaragoonayaa OMG

  • @Nishkeey
    @Nishkeey Před 3 měsíci +9

    21 Sano jiraa maka Yeelin Ck Oday ga Wu Kabeyan yahay 21 Sano😮

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade9865 Před 3 měsíci +11

    Dadbuu Calan ❤️💚🤍 uyahay 😂

  • @carafoyus8162
    @carafoyus8162 Před 3 měsíci +4

    30 something ma waynan baa mr ck

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Před 3 měsíci +4

    Farax I love you 🥺🥺kuma wayo

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 Před 3 měsíci +1

      We love too gabdhaheena somaliyeed 😊

  • @amiir43able
    @amiir43able Před 3 měsíci +1

    14:45 Ck tani waa digniin ee mardambe istakiinka afka hagishan😮😮

  • @King_of_cabdi
    @King_of_cabdi Před 3 měsíci +2

    War nio ugandeska waa sidas soomalia dhan we necebyihin ana so arkay

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Před 3 měsíci +21

    King of reaction brother 🎉❤

  • @IkranSalax
    @IkranSalax Před 3 měsíci +7

    Ck hi from hargaisa carro edeg hotel aya ag taganahy ama dhagax kugu so gambaa ck 😂🥹🖐️🖐️🖐️🪨

  • @AxmedowAlli
    @AxmedowAlli Před 3 měsíci +1

    Ani xitaa waan u maleynaayey wllhi gabar soomaaliyeed in ay tahy

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 2 měsíci

    Iyada maxay ka doontay indha adeeg subxanalah ilahaa kaa soo badbaadiyey wllo

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci +3

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤❤

  • @Haashimhassanhh
    @Haashimhassanhh Před 3 měsíci +4

    Waligaa sheeko dumar ha aaminin sababta oo ah dhibka ey sameeyan wey qariyaan dhibane bey iska dhigaan

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice Před 3 měsíci +1

    Turjumaan khaldan baad na siinaysaa hhhh sidaas maa ağaydı,hadaadan🎉luqada garanayn bro lama😂turjumoo.

  • @ruunmoh
    @ruunmoh Před 3 měsíci +7

    Miskiin mxaa meel faqri ah keenyo ayadoo wadan fiican joogta yaab 😮

  • @Shakubaabaofficial
    @Shakubaabaofficial Před 3 měsíci +1

    First comment 😄 like dhag ku dheh

  • @swaracabdiraxman
    @swaracabdiraxman Před 3 měsíci +1

    😂😂ck gabadha wan taagera hay nacsiin malaha sidan ma dhihine 😂😂bi waaa jacaylow islaan maahe wa gabadh ka hadh 😂😂😂

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Před 3 měsíci +6

    Allh is one

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 3 měsíci

    Ck runtaa waya Wlhi sxbkis ka dageee 😂

  • @ryfarrah1
    @ryfarrah1 Před 3 měsíci +5

    Qoriga afka kala bax, waa fulxumo iyo badownimo weyne.

  • @user-ek4rq7mw8v
    @user-ek4rq7mw8v Před 3 měsíci +3

    King Ck the One and Only 🎉❤

  • @user-gz8sf1cq6f
    @user-gz8sf1cq6f Před 3 měsíci +1

    Ck reer baadiye fidhiilka waxaa la isticmaali jirey 90s kii

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo473 Před 3 měsíci

    Alaahu masali calaa sayidinaa maxamed wacalaa aalihi wasacbihi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 Před 3 měsíci +3

    King CK international ayuu kadhigay reaction ka. Keep going legend 😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 3 měsíci +1

    War king ck bal qorigan afka kala bax yanu kugu baxsane wllo😢

  • @islaanka11mj
    @islaanka11mj Před 3 měsíci +1

    Ma nooli king ck comedian 😅😅

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 Před 3 měsíci +2

    Amur ilahay Faro badana 🤔🤔🤔🫣

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 Před 3 měsíci

    Maxaa inoga galay necebkiisa CK Dumar aan xishonenin dumar ma,aha

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Před 3 měsíci

    Nio hays layan mxe naga galay😂😂😂

  • @abdishakurosmanraahid5141
    @abdishakurosmanraahid5141 Před 3 měsíci

    LEGEND OF LEGENDS I SALUTE U BRO 👍

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd Před 3 měsíci +1

    Stakinka saas hadu ubixi laha aduunya baraka ayey ahan lhyd ck yoooow😂

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 Před 3 měsíci +1

    Naagtas aniga guursanayo xafada seybiyaano dajinaa had I ey diyar thy

  • @iftinjama
    @iftinjama Před 2 měsíci

    Subaxnallah

  • @FatmaQueen-fw6ee
    @FatmaQueen-fw6ee Před 3 měsíci +9

    Asc walalayel codsi walaal tinimo ah Channel please halmar isaara 5000k igarsi dar alle igu cawi hooyo carur korsato ayaa ahy jasakallah qeer

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831 Před 3 měsíci

    Naagtaan.waxay.mareeykan.uga.imaaday.waa.iney.diinta.islaamka.qalad.kAsheegtto.hayeey.dooliga.hasirmina

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Před 3 měsíci +4

    haduu smli nicib yahay managa jcl dofar dheh

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Před 3 měsíci +5

    kaas maalintoo asagoo saas uyaalo Somali caayey oo somalia ka faanay kaas inuu alfaneyn waa ogaay 😂😂fuufu meey asxaan ka sugeysay😂

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831 Před 3 měsíci

    Inta.dowlad.ay.sheegtay.ayeey.ushaqeeysa

  • @qnus6858
    @qnus6858 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dacad waye somaaliya alaahu akbar hawartan sanka dhe dhel logama buusin

  • @Mahirmohameth
    @Mahirmohameth Před 3 měsíci +2

    Wan filayey awalba 😂

  • @hassanmohamedhassan7547
    @hassanmohamedhassan7547 Před 3 měsíci

    Walahi anigo qoral ku saabsan Istikiinka kuu qorayo ban waxan u maleye in uu kugu fakaday alxdll Alle wu ka badbaadiye ee iska ilaali wa halis Dad badan baa God ugu jiro

  • @qnus6858
    @qnus6858 Před 3 měsíci

    Somalida hado necrb yahay anka makala jecelnahay mabanaqaan woxo yahay ok zor

  • @Aafraax
    @Aafraax Před 3 měsíci

    Dee magtihii in uu hargeisa jogo

  • @SuuriyaaxmedsuuriyaAxmedapdi

    Odayxayaw bahalku waa baruur❤ lamadankaro😂❤

  • @HamdiGare
    @HamdiGare Před 2 měsíci

    Qof ku Aminay 😢ina Qiyanto maficno😮

  • @aminomoha-is4od
    @aminomoha-is4od Před 3 měsíci

    Ck becoming international guy's😂❤

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci +1

    Subxanallaah

  • @mohamedmuhumed4890
    @mohamedmuhumed4890 Před 3 měsíci +3

    Ck 👍👍👍👍👍

  • @muhuboelmi4662
    @muhuboelmi4662 Před 3 měsíci

    ala masan jareer ah bey yeelatey mise waa indhaheyga

  • @sacdiyoalielmi8440
    @sacdiyoalielmi8440 Před 3 měsíci

    Ugandans ah miyuu somli necebyahay wlhi lama yaabayi anaga somali hadaa nahay anagaaba qolo qolo isku neceb landher iyo laangaab ku jirno ajanabi maba layaabaayi necebkee na necebyihiin anagaaba cawaan ah

  • @qnus6858
    @qnus6858 Před 3 měsíci

    Iyada Muslim wal gal xage kutirina warufiyantan

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831 Před 3 měsíci

    Ck.weenikeeda.washeegtaye.ineey.muslinka.warxun.kafaafi.layiri.baadariyaalso.dirsaday.ogaw

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 3 měsíci +1

    Subxaan Allah 😢💔

  • @user-nh3zj4vl4u
    @user-nh3zj4vl4u Před 3 měsíci

    Waa ku heesataa😂😂😂😂

  • @YuusufDiiriye-sx4ow
    @YuusufDiiriye-sx4ow Před 3 měsíci

    Good translate ck 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 Před 2 měsíci

    😂😂ciyaar mahin

  • @MaxamedabdirixmaanUgaas
    @MaxamedabdirixmaanUgaas Před 3 měsíci

    46 yeas waa gaartay qoftan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 3 měsíci

    Qoriga afka ku jiraana muxuu ahaa

  • @user-vt8qv7cn5r
    @user-vt8qv7cn5r Před 3 měsíci +2

    Ck kan o kale ma nugula nola konka

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před 3 měsíci

    Asc
    Brother istakiinka afka ka bixi markaad reaction ka samaynasid

  • @user-gg6eq6zw2t
    @user-gg6eq6zw2t Před 3 měsíci

    African qalbada madow awowe nasip soconaya aya u yimi lkn wu garanwayay😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 3 měsíci

    Adaaba noo fasire waana u dadatee

  • @calisiciidmuuse959
    @calisiciidmuuse959 Před 3 měsíci

    Findhicilka ama istakiinka Waan dhibsaday dad badan inay ila midyihiin waxaan ahay taageerayaashaada raali galin kabixi hadii aan ku saxnaaday

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 3 měsíci +2

    Labadoodaba Xaalkoodu waa Masseeer, Waa Lakalla Shakkiyey AaN Maqli Jirey,GabadhaaN iyo Ninkeedaas wakhtigii Ay isku cusbaayeenba waaN Dareemey in Aaney isku sii RaageyN waayo Muu ixtiraami JiriN

  • @FartuunMaxamuud-gc8pn
    @FartuunMaxamuud-gc8pn Před 3 měsíci

    Ck abowe qoriga afka kaga jiro iska bixi wlh inta muqalka dawanaye adiga le kugu mashqul sana si si aa cabsi igu jirte plz mar dambe abowe qori afka ha gashan wokugu fakan kara rali nqo hada qalad i fahante

  • @umuamir466
    @umuamir466 Před 3 měsíci

    Miki anuu yahay nin caawinay madaama aay wadanka u dhalay oo dhib badan uu ka caawinay u fakar Ck danbiga iska dhaaf ,gabdha dhul aaysan aqoon beey joogtay

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 Před 3 měsíci +1

    Waxaa laga yaba in ninka aay difacyso warka uu kudbin jiray oo aay sida uu difacyso laka yaba 🤔🤔

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 2 měsíci

    Qoriga afkaga ka saar adoo raali ah

  • @user-sw4oz9ll3y
    @user-sw4oz9ll3y Před 3 měsíci

    Wll istakinka afka ha ga shanin adigo gacanta ku hesanin waa qatar adigo hadlaya afka waxba hagashanin

  • @maariyocali-hc8xb
    @maariyocali-hc8xb Před 3 měsíci

    Nin iyo xaasino maxa kala heesto Hal bil xita hada is qabtiin ilahow moo Hal feer kuku dhufto😂

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO Před 3 měsíci

    Thank English ma aqane Adiga bo ifasiray

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman Před 3 měsíci

    iga tag dheh maanta dhan istakiinkan ku maqnaa afka kugu jiro waan naxsana asago afkaga ka sii biibayo markan arkay farxad iyo qosol aan isku daray 😂halis waaye afkaaga Mar dabe ha galinin

  • @JamalibnHassan-vs3vp
    @JamalibnHassan-vs3vp Před 3 měsíci

    Ninki wa tajir waye

  • @user-di5ov5jy1b
    @user-di5ov5jy1b Před 3 měsíci

    kull membe na miwa bakiyake

  • @user-ds6dv4pq7y
    @user-ds6dv4pq7y Před 3 měsíci

    CK, WAA WAAYO, ARAG WAANA CAAQIL, SABABTOO AH, DACWAD HAL DHINAC AH, LALAMA OOYO, EE DHINICI KALE OGOW, AMA DHAGEYSO, MARKAA FALANQEE

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 3 měsíci +1

    wuxuu ahaa fiyuus raadis

  • @ApdihizahmetApdihizahmet
    @ApdihizahmetApdihizahmet Před 3 měsíci

    First Coment

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi Před 3 měsíci +1

    Ck😂😂😂😂

  • @Fadarofamily
    @Fadarofamily Před 3 měsíci

    Qorigaan afka kuugu jiro fashion miyaa 😅 cathayna maahane see waye hee walal

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f Před 3 měsíci

    Iyadu mexey derbi jiif kadoontey an akhlaaq lahayn mac ayey ku tahay

  • @keykey2594
    @keykey2594 Před 3 měsíci

    Gabadhu waa 38 jir oo saas uma weyna.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 měsíci

    Niyahaw findhicilka iska dhig, Profissionalismka way kaso horjeedaa😊

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 Před 3 měsíci +1

    What about U CK! How old R U? 😂😂😂

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Před 3 měsíci

    Huuuugay war ma niinkii dilay qoftii abaalka uga shay

  • @user-gz8sf1cq6f
    @user-gz8sf1cq6f Před 3 měsíci

    Findhicilka dhig baadiye this is not 90s

  • @user-jo2is9nn8b
    @user-jo2is9nn8b Před 3 měsíci

    Ck best 🎉 fromdjbouti

  • @ibrahimhussein7542
    @ibrahimhussein7542 Před 3 měsíci

    Wey dii maxaa kuu geeyey u sheeg jensiya daadi guurso

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 Před 3 měsíci

    Oo iyadu ma derbi jiif bay sharaf karabtay

  • @nasteexonaruurobilan2327
    @nasteexonaruurobilan2327 Před 3 měsíci

    Muqaalka imab dhamadhimin istakiinka afka kugu jirah murugo igu hayah wlhy walwal aan layila ogayiin ba i hayah😅