5 Arrimood oo ay tahay inaad ogaato guurkaaga ka hor (Garaadso Intaadan Guursan) - Mubarak Hadi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • 5 Arrimood oo ay tahay inaad ogaato guurkaaga ka hor (Garaadso Intaadan Guursan)
    1.Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon nolosha haddaadan aqoon qofka aad adigu tahay. Baro hiraalkaaga, ahdaaftaada nololeed, dabeecadaaha IWM.
    2. Guurku waa raaxo iyo mas'uuliyad isla socda. Mas'uuliyadduna waxay u baahan tahay in si isu dheellitiran loo wadaago.
    3. Nolosha guurku ma aha sida tan filimada oo kale. Nolosha guurku uma qurux badna sida muuqaal qurxoon oo barta facebook-ga la soo higay.
    4. Isaga/iyada kaligeed uun ma guursanaysid, ee waxaad sidoo kale guursanaysaa qoyskeeda/qoyskiisa
    5. Aqoon korodhso. Nolosha guurku waxay u baahan tahay aqoon joogta ah. Wax ka bara kala duwanaanta labada qof, soda mushkilada loo xalliyo, sida xidhiidhka wanaagsan loo dhiso, sida u badka loo barbaariyo IWM.
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv
    T W I T T E R: / mubarakhadi
    S N A P C H A T:mubarakhadi101
    E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

Komentáře • 135

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  Před 6 lety +48

    S U B S C R I B E !! :)

    • @najaxcali3342
      @najaxcali3342 Před 5 lety

      Walaalo nooso badi

    • @najaxcali3342
      @najaxcali3342 Před 5 lety

      Aniga aad ayaan kaga helay aniga waxaan ahay qof muslima walaal waxaan doonaya inaan kula wadaago fikirkayga adiga waxaad iga soo wici kartaa0636939955

    • @abdiiznor
      @abdiiznor Před rokem

      walal waxaa tahay ruux aan ku daydo oo wanaag aan ku ogahay adoo raali ah muuqaalkan samnaylkiisa ama sawirka hore ee muuqaalka gabadha xoogaa waay qaaban tahay ama ma asturna sidan filaa
      Qeyr ayaan kuu rajaynaa walaal mubarik hadi

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  Před 7 lety +68

    Haddu Eebbe yidhaahdo, muuqaalkan wuxu ka mid noqan doonaa muuqaallo taxane noqon doona oo aan kaga hadli doono mawaadiic kalada duwan iyo buugaag aan faa'iidooyinkooda idinla wadaagi doono. Soo dhawaada. Hoosna iigu reeba wixii talo iyo tusaale ah. Mahadsanidiin :)

    • @EngAbdirahmanHaji
      @EngAbdirahmanHaji Před 7 lety +1

      Mahadsanid walaal waxbadan baynu ka faaidnay.

    • @farhiyamohamed6969
      @farhiyamohamed6969 Před 7 lety +1

      Masha allah adbad ugu mahad santahay wa arin muhim u ah umada somaliyed wan kaga mahad celinaya wan sugayna barnamijka taxana ahna wan la soconeyna wax dhalil ah malihid ilahay haku xifdiyo

    • @maryanahmed1781
      @maryanahmed1781 Před 7 lety

      Mubarak Hadi
      masha alah wllo halkaa ka wad

    • @tufahali7761
      @tufahali7761 Před 6 lety

      Mubarak Hadi mahadsanid walalo

    • @aishahassan760
      @aishahassan760 Před 6 lety +1

      Maashaa allah .ubarak hadi walaal qaali ah aad iyo aad ayaad umahadsanthy .
      A jar iyo xasanaad aan lasoo koobin karin allaha kaa siiyo howshan aad bulsha waynta soomaaliyeed uhayso .
      Dhab ahaantii mowduucaan iyo kuwo kle oo aad kahadashay waxay laf dhabar uyihiin dhismaha iyo isfahamka iyo soosaarista bulsho cusub oo kunool noloshii hore nolol see i weyn uga duwan .waxaana mar labaad iyo mar sedaxaad si lixaad leh aaan kaaga mahafcelinaaya howshaan quruxda badan .
      Intaa kagadaaal waxaan talo ahaan kuugu darsan lahaa in aad marwalbo aad umahadcceliso allaha subxaanahu watacaalaa ee ku gaarsiiyay heerkaan asaga ah kana ducaysato isha banu,aadamka ileeen waxay leedahy cilado iyo dhibaatoyin aad ubadan oo aan xalwooda si fudid lagu helin karin.😍😍😍😍😍

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 Před 7 lety +13

    Mahadsanid walal waanada quruxda badan.Wlhi wn kaa faiday aad iyo aad Jazakallah..

  • @iqraahmed8596
    @iqraahmed8596 Před 7 lety +3

    Garaadso intaadan guursan walee 5qodob oo muhiim ah waaye jazakalahu kheyr wll mubarak haadi

  • @ahmedaden9743
    @ahmedaden9743 Před 7 lety +3

    Mancha Allah Waa Muqaal Macne Badan Ku Fadhiya Allaha Ina Wada Garan siiyo masuuliyadaa Guuurka. Adna Walaal Sidaa Quruxda badan ee aad wax noogu iftiismisay allah kaa abaal mariya. Mubarak Hadi.

  • @user-lj3yi7yh9v
    @user-lj3yi7yh9v Před 6 lety +7

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبنا على دينك

  • @mohaaweis
    @mohaaweis Před 4 lety +2

    M.a macalin aan wax badan ka faa iday mahad sanid xushmad ayaan ku hayaa❤️❤️❤️❤️

  • @khadramahamedabdalle5760
    @khadramahamedabdalle5760 Před 7 lety +4

    masha allah macalim mubrak aad ku tageera allah ku xifdiyo

  • @aishacinab9784
    @aishacinab9784 Před 7 lety +2

    Maasha allah tabaarakallah ustaad mubarak hadi ilaah haku xafido adika iyo familly Barnamijka aad u qayimka ah aad inoo soo kudbisay ajar allah kaa siiyo anagane allah ha inaka dhiko kuwii ku dhaqma insha allah miisaanka xasanaad allah kuu saaro ilaah nakama dhiko لم تقولون ما لا تفعلون Diindeena ayaa waxa ayna fareSo( هن لباس لكم وانتم لبالهن )في سوره البقره )ايه 187

  • @mustaqimcabdiqani8403
    @mustaqimcabdiqani8403 Před 5 lety +2

    Guurku waa go aanada nolosha ugu adag ee LA qaato thnkz

  • @ruqiyonuur3572
    @ruqiyonuur3572 Před 2 lety

    Masha allah ustaad mubarak hadi waa 5 qodob o muhim ah

  • @abdurezakmohamednur2780
    @abdurezakmohamednur2780 Před 7 lety +1

    Khayr Alle ha kusiiyo walal Mubarak Hadi, runti waa cashar qiimo leh oo wax baddan laga baran karo waan kaaga mahadcelinayaa mar kale. Guulayso walal.

  • @omarabdilahi8430
    @omarabdilahi8430 Před 7 lety +1

    maaash allah aad iyo aad baad u mahadsan thy geesi mr mubarak hadi illahay haku sharfo

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 7 lety

      Mahadsanid Omar

    • @omarabdilahi8430
      @omarabdilahi8430 Před 7 lety

      Mubarak Hadi adiga mudan in badan geesi mr mubarak hadi illahay haku xafido noolow wayo badan

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 Před 7 lety +1

    Waa talo aad u qiimo badan qaybo badan oo nolosha qoyska ka mid ahna taabanaysa alle haku barakeeyo walal

  • @waanoside4439
    @waanoside4439 Před 3 lety +1

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @fatumaabdullahi6530
    @fatumaabdullahi6530 Před 6 lety +1

    ماشاء الله. أستاد مبارك. إستفدت كثيرا .حفظك الله ورعاك. شكرا لك.

  • @HassanSunni
    @HassanSunni Před 7 lety +2

    MAA SHAA ALLAH, USTAAD MUBARAK RUNTII AAD AYAAN KUUGU BOOGAADINAYAA BILAABIDDA BARNAAMIJKAN OO FILAYO IN WAQTI HORE LOO BAAHNAA,

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 7 lety

      Mahadsanid ustaad Xasan. Waxaad ka mid tahay dadka dedaalka dhaqaajiyay, la'aantoodna ay sahaydu gabaabsiyayso. Mahadsanid mar kale.

    • @maskaxdakori8589
      @maskaxdakori8589 Před 7 lety +1

      Mubarak Hadi you are intelligence person masha Allah huno

  • @sundushussein3541
    @sundushussein3541 Před 7 lety +1

    masha allah mahadsanid walal Mubarak
    waxa tahay walal an ka faiday wax yabo badan oo iga maqna mahadsanid walal mar labad

  • @zharmaaabdiomar324
    @zharmaaabdiomar324 Před 5 lety

    M.a mubrak Tall wacan ayaad ledahy horag isoco wll
    Hadal xig madaysay Garaadso intaada Guursan Hadalkaa kaliya Ayaa Ah mid wax badn naga badalikara Hadaan qaadani insha Allah ku wii ku intifaaca Alle ha nago dhigo wllo adna Alle ha kaa ajarsiiyo Taloyinkaaga wanaagsan Hormar iyo Farxad baan kuu Rajaynayaa insha Allah

  • @abdulazizabdulkadir7747

    Maasha Allah waa qodobo aad u wanaagsan oo aan kala dhicin. Allah haku karaameeyo.

  • @gureyonlineacademy5574
    @gureyonlineacademy5574 Před 4 lety +1

    Masha allah جزاك الله خيرا يا صديقي الغالي

  • @habonibrahim1795
    @habonibrahim1795 Před 3 lety

    Macha Allah wll mahasanid good advice

  • @deeqcade6936
    @deeqcade6936 Před 3 lety

    Masha allah macalin hadi waa macalin naxmad badan ilhay hakuu naxariiso aduun iyo aaqiro ba insha allah Ifka hibo ku nooloow

  • @kasimsaman9481
    @kasimsaman9481 Před 5 lety

    Masha allah
    Jazaka lahu kheyran
    Mubarak Hadi.

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 3 lety

    Maashaa allaah mahadsanid wllo mubrak hadi aad baan uga helay

  • @faadumayusuffaadumayusuf2062

    mash allh jasaklhu khyr wall

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 Před 4 lety

    Mahadsanid ustad mubarak
    Waa 5 qodob oo muhiim ah

  • @ayaanahmed630
    @ayaanahmed630 Před 7 lety +1

    msha allah wlal allah swt ha ka abaal mariyo waa mawduc an ad ugu bahnayn

    • @abdilahihusseinofficial2458
      @abdilahihusseinofficial2458 Před 7 lety

      ayaan ahmed hablaha kale uga sii faaideya waa waano muhiim u ah guurka gaar ahaan hablaheena inta badan lagu khasb guur ayna laari ka ahayn amba shaqsi aanan anfacayn tnx

  • @faliscabdi195
    @faliscabdi195 Před 7 lety +1

    waa arin muhiim ah masha allah zajakum allah qeyrn

  • @saiddalmar
    @saiddalmar Před 6 lety

    jazakallah ustaad hadi ilahay ha ku xafido waad noo faa'iidaysay

  • @bukharimohammed495
    @bukharimohammed495 Před 6 lety +1

    Macalin waa mahadsantahay go.aamada ugu adag oo qof qaato waxaa ka mida guurka allaha swt ha igu irzaaqo haweeny salaxa acuunii akhwani

  • @abdisalamdaacad2679
    @abdisalamdaacad2679 Před 6 lety +2

    thank you for your help and advice

  • @rahmaaaraye1487
    @rahmaaaraye1487 Před 7 lety +1

    mahadsnd walaalkey alle haku xafido aad baan ugu qancay barnamijka.

  • @leyloshuurow8785
    @leyloshuurow8785 Před 7 lety +1

    Masha allaah mahadsanid ustaad

  • @ruunhaji4655
    @ruunhaji4655 Před 6 lety

    Masha allah shukran walal sare mowduc an zaid ugu bahnen ayad ka hadashay

  • @saxiibkanolosha7710
    @saxiibkanolosha7710 Před 6 lety +1

    masha allah jazakallahu kheyr wll
    waan kaa faaiday runtii video ga iyo kuwo kle oo badan
    ee alle hakaa abaal mariyo adiga iyo chenelka nala wadaagayba

  • @ayaangelle1375
    @ayaangelle1375 Před 4 lety +1

    Ma sha allh wll sas waye

  • @Amal1124
    @Amal1124 Před 7 lety +1

    ما شاء الله
    جزاك الله خير أخي الكريم ان شا الله تستفيد من نصائك

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 7 lety +1

      Amal, wa'iyaaki walaal

    • @duniyamuse4729
      @duniyamuse4729 Před 7 lety +1

      Ascwrwb mubaaraak walal ilahay haku xifdiyo caqligaa saliimka ahne ilahay haku siyaadiyo waridkaga ilahay habarakeyo waayo igaa ku soo garsiyay heerkaa masha allh wlhi aad baan ugu far xaay markaan dhageesto cashardaa alxm ilahayba mahd iska leh nasiiyay dhalinyaro nabaraarujisaa adiga iyo walalka yahye sakiin wlhi I'm with you guys my people horay usocdaa ,

    • @duniyamuse4729
      @duniyamuse4729 Před 7 lety +1

      I'm proud with you.

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 7 lety

      Mahadsanid Duniya

  • @kawtherhirsi5105
    @kawtherhirsi5105 Před 4 lety

    Mansh allaah mahadsanid wll talada wanaagsan

  • @HafsaHafsa-yu2xx
    @HafsaHafsa-yu2xx Před 7 lety

    tnx walal qali ah sidad nogu faideyse Allah ka ajar siyo

  • @aliyaaaalibeyle2903
    @aliyaaaalibeyle2903 Před 6 lety

    Jazakallah qeyr wll waqtigada aad noogu faaidese shukran👏😍

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 Před 6 lety

    Jazakallahu khayra wajaza akhii guulayso insha allah adun iyo akhiraba

  • @lakihassan9440
    @lakihassan9440 Před 5 lety

    Shugrn shugran wllo kher badn ale hakugu ar saqo

  • @user-pc7ri3lc9z
    @user-pc7ri3lc9z Před 7 lety +1

    shukran wll waa qodob muhiim ah

  • @hamdaahmed9679
    @hamdaahmed9679 Před 2 lety +1

    Wallhi mubaarik waxaad no faaideysay cashar aan hrta maqal aadban kaaga mahada celinayaaa shukran wllo

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 Před 4 lety +6

    Videogan waxaan daawaday xili aan si aan xisaab lahey u jeclaa gabadh aad u kulul oo aad u dulqaad yar marki aan daawaday videogan oo aan dhowrjeer ku celceshtay baan nafteyda dib ugu laabtay BAL E waxaa iisoo baxday in aan gabadhaba aniga kadulqaad yarahay
    Markaas kidib baan faa,iidadi casharki aan dhageystay ku dabaqay nolosheyda waxaana ii soo baxday si walpo oo jaceyl ii haayo in uusan mustaqbal quruxbadan i hor oolin hadii aan ku sii madax adeego xiriirkan ayadoo banaanka lajoogo isbuuc heshiis lanoqon la'yahay
    Waana isaga dhaqaaqay xariirki adkaa inkastoo in aan nafteyda ilowsiiyo gabadhaas ay aad iigu adkeyd alxm lkn hadda wax walpo sidi aan u rabay bay iigu suurta gashay oo qalbigeygu wuu daganyahay waqtigan oo waxaan raadinayaa cid aan is buuxino mooyee qof dabeecadahaas xun igashaabaho marabo waqtigan intaas oo cilmiya, aqoona, garaada ALLAAH kasokoow
    Ustaad mubarak baan kaga mahadinayaa wlh
    Waayo guurka hortiis buu i tusay hadii aan runta iska indhatiro waxa dhici kara guurka kidib. Iyo waliba
    Cida igu haboon in aan raadsado
    Aad baad u mahad santahay ustaad🙏🙏

    • @Aisha_Awes.i9544
      @Aisha_Awes.i9544 Před 18 dny

      m.a Goran fcn qadatiye lkn akhii✋🙏👈iska dhaf😊

  • @islampeace6254
    @islampeace6254 Před 7 lety +2

    Waa talooyin muhiima. Waxbadan baan kaa faiiday Mubarak. Ilahay hakaa jizaaisiiyo

  • @nimcomursal7353
    @nimcomursal7353 Před 4 lety

    Manshalalh wallky alle hakuxafido

  • @hassanisamilabddala5386

    Masha allah walaal allah haku barakeeyo

  • @fathiali6497
    @fathiali6497 Před 6 lety

    Masha allah waano dhaxal gal ah jazakalaah kheer

  • @user-zf3ti1fd8g
    @user-zf3ti1fd8g Před 4 lety

    Shukrn wll jazakallaah

  • @ahmeddirey2484
    @ahmeddirey2484 Před 3 lety

    Shukran ustaad

  • @nadaabdirisak5802
    @nadaabdirisak5802 Před 7 lety

    Ilaaahoow ku barakeeee

  • @mushtaaqhassan8280
    @mushtaaqhassan8280 Před 7 lety +1

    mash alh wlo
    caqlisaliim

  • @ayaanaliguureeyeguureeye474

    Wllky qaali ah allah hku xfdo abuukar haadi

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 Před 5 lety

    msha allah wlal alle hanagu anfaco arimo muhiima bad noshgtay wlken mhdsanid

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Před 6 lety

    Shukran walale

  • @salsabiilmostafa2849
    @salsabiilmostafa2849 Před 6 lety

    شكرا جزيلا يا اخي الكريم

  • @salmanbanjiidh3460
    @salmanbanjiidh3460 Před 7 lety

    masha allah mahdsanida

  • @dr.omarjibrilabdimohamed8332

    Waxaa loo guuriyaa lamaanahay :
    A. Jirhaan ma iyo da ahaan ma gaareeyn.
    B. Ma shaqeeya wiilka aad gabadhaada ku dareeso.
    C. Tan ugu muhiimsan waa:
    Nafsiyan ma u diyaaryahay inu guursado.
    5taan guur diyaaar uma ahan.
    1.inaafan isbadal diyaar u aheeyn(hab dhaqanki hore, qofki shalay aheeyd)
    2.inaadan dulduloolooyinkaada aqabaleeynin(Charakter qofka ayaa soo muuqanaayo, khaladaadkaada aadan badali karin, kaligaad isla saxantahay)
    3.inaadan masuuliyada qaadi karin
    4marxalood
    .inaad familigaada ku tiirsanaato(caruurnimo)
    . Inaad naftaada ku tiirsanatahy(dhalinyaranimo)
    . In adiga lagugu tiirsanyahahy (guurka)
    . Inaad qof ku tirsnaato(waayeelnimo)
    4.inaadan kala duwanaashaha aqabaleenin(ragga way ka duwanyihiin kuwa haweeynka, ka qiyam duwan, ka arag duwan, ka fikir duwan, ka qiyam duwan)
    5. Inaadan tadxiyo sameeyn karin,sabarikarin, (waqtigaada aya ka tanaasuleeysaa, asxbti, aroosyadi, wareegi, baashaalki ayaa katanaazuleeysa, 90% ismoogsiitawaxay qurxiyaa reerka
    @MubarakHadi2023

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 Před 6 lety

    shukran wll

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 Před 6 lety

    Mahadsanid wll

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768

    Asc wll qaali xld

  • @salmaan6684
    @salmaan6684 Před 6 lety

    maashaa allaah.'
    tababare Mubarak Hadi walaal aad baad ugu mahad san tahay sida mugga leh ee aad noogu heellan tahay sidii aan naffaheenna u hormarin lahayn,, Muuqaalkan waxaad soo galisay youtube-ka sanad ka hor, laakiin anuu haddaan arkay, halkaa waxaa iiga korodhay aqoon ah inuu youtube-ku yahay meel aad ufiican in laga faa'idaysto uuna yahay sooshiyaal meediyaha midka ugu habboon in laga faa'idaysto..
    Rabbi hakaa abaal mariyo saaxiib macaan.. Ii ogolow inaan fiidiyoogaan soo galin karo sooshiyaal meediyaha... mahadsanid.

  • @mohamedabdullahi9017
    @mohamedabdullahi9017 Před 7 lety +2

    Wa mahadsantahay walal , cashirkagu waxu xambaarsanyahay fariim dhaxal gal u ah sidi loo dhisi laha nolol guulesta , waxa ka muuqata cashirka inad juhdi badan so Galisay markale mahadsanid wanka sugeyna tixanahaga cahirada.

  • @isniinomohamed4109
    @isniinomohamed4109 Před 7 lety

    masha Allah akhi

  • @caishamaxamed3078
    @caishamaxamed3078 Před 6 lety

    manshaa Allah wll

  • @safahassanossble6829
    @safahassanossble6829 Před 4 lety

    Masha Laah axsan hadal xigmad leh

  • @engkhadaryusuph3537
    @engkhadaryusuph3537 Před 6 lety

    mahadsanid

  • @kamaaldiini9311
    @kamaaldiini9311 Před 6 lety

    jazakallahu qeyran

  • @xidigtacirkakutal2720
    @xidigtacirkakutal2720 Před 5 lety

    masha allaah

  • @amalahmed7879
    @amalahmed7879 Před rokem

    Asc wll mubarak
    Waxa jira wiil aan isku fasalnahay jamacada 3+years aadbu da,a ahan iga weynyhy Haba ahate Anigu wax jacayla nama dhexmarin aan ka ahayna xaal wareysi iyo wixii jamacada ka imada oo isla socodsin waxa dhacday hada o dhamayna rabno jamacada Inuu Iso bandhigo guur biloyin badan kadib waan aqbalay se Anigu guurka arrin adag ayaan ka aaminsanhy isna arrin fudud ayuu ka aaminsanyhy wada noolashaha qoyska marka labo qof xadkas kala fog ma is keeni karan 🙈5/4/20223

  • @abdisalamdaacad2679
    @abdisalamdaacad2679 Před 6 lety +3

    wax waliba ma suurtoban resource la.an
    hanti tacbo intadan guur u hantagin.
    mahadsanid

  • @naimaali1947
    @naimaali1947 Před 4 lety +1

    I wish inaa daawado video gaan 10 years ago lkn alhadulialh cala kuli xaal

  • @najiibahmed3423
    @najiibahmed3423 Před 6 lety

    guuleyso jalle

  • @user-pc7ri3lc9z
    @user-pc7ri3lc9z Před 7 lety +1

    jasaakallaahu khayr wll lkn suaal baa halkaas ka imaan karta waxaa dhacda in aad marmar badan inay dhacdo qofkaa nolosha la wadaageyso inuu yahay qof aadan baran ma talan in dadkaagu kuu keenaan taas soo ma keen sanayso in wuu meesha ka baxo qodobka ah inaad qof kugu haboon inaad hisho

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 7 lety +2

      Aisha, waa waydiin wanaagsan. Waa wax dhaca arrintaa aad imminka tilmaantay. Waxaan se is leeyahay qofku haddu qodobkan ku baraarugsan yahay si fudud kuma yeeleen in qof aanu aqoon aqal la isaga soo geliyo. Qofku isagaa doorashada leh, muhiimmadda waalidku waa in ay qofkan ka hubiyaan dhaqankiisa iyo diintiisa, laakiin in ay u dooraan qofka uu guursanayo ma aha mid habboon. Waayo waalidku iyagu wax ma guursanayaan. Mahadsanid mar kale walaal. :)

  • @user-dj1bt7sj9l
    @user-dj1bt7sj9l Před 4 lety

    Xaqiiiq hno qli

  • @abdirizakabdulkadir3399

    ustaad mubarak hadi waxbadan ayaa kaafaaiday aad baankugu mahadcelinayaa

  • @simanali5387
    @simanali5387 Před 7 lety +3

    5 qodob oo muhiim ah mashalaah

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Před 4 lety

    Mhdsan tahay macalin

  • @hjhy6144
    @hjhy6144 Před rokem

    5yerkahor lkn wll maogtahay anigoo sheegtay nooca ay tahay dabcigayga ayaa hadana sikutala gal ah laygugu dulmiyey Asagoon leh Walee tan horaa iigu sheegay oo Anaa ka fiirsan yaabay malaha marka dabcigayga usheegayay wuuba hurday alle nasiibka hano hagaajiyo ileen sheekada kadhawaajinaysid waba riyo😮‍💨

  • @alaagiintech2165
    @alaagiintech2165 Před 7 lety

    thnaks

  • @qadanabdi5056
    @qadanabdi5056 Před 4 lety

    Wlhy waa qof mudn wx bdn

  • @guliedismailguhad2268
    @guliedismailguhad2268 Před 4 lety

    Oky. How to reach your goals

  • @rahmaabbas1210
    @rahmaabbas1210 Před 5 lety

    Mhdsnd wllken mubarak haadi

  • @siraaji8677
    @siraaji8677 Před 5 lety

    Waxaad ka hadashay mawduuc aad dhalinta iyo Guud ahaanba geyaanka is xulanayaba ugu muhiima

  • @shukriahmed8423
    @shukriahmed8423 Před 6 lety

    Masha allah mahad sanid akhii allah kubarakeyo

  • @faizaabdirahman1725
    @faizaabdirahman1725 Před 4 lety +3

    5qodob oo aytahay inaad ogaato guurkaaga kahor
    1:naftaada iyo dabeecadaada baro
    2:guurku waa raaxo iyo masuuliyad wada socda
    3:nolasha guurku waanolol qurux iyo dhibaato intaba leh barbardhiga qoysaskana mawanaagsana
    4:qoyska labada daraf waa qoyskiina oo waaina xidhiidhisan ,caawisaana
    5:aqoon korodhso
    Guurku waashaqada ugu adag nolasha

  • @canabluul3830
    @canabluul3830 Před 5 lety

    Wad mahadsantahy wll

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 Před 6 lety +1

    Aad Ayad U Mahad santahaye wlo

  • @lakihassan9440
    @lakihassan9440 Před 5 lety

    Walal mubarig waxan kujira dadka ilhy darti ku sharfa waxbadana wan ka bartay ilhyba sharf iyo mamus ku hibeyay ilhy markasta haku wanjiyo iftiin qurx badana hakugu noleyo raxmanku agtisa haka jeclado jaslhu kheer walal inan ku mahd celiyo ayn kugu so qoray masjejkan anigo an janis uhelin inta badn inan kobati kula wadago balse waxan kamid ahy dadka ilhy darti ku xushmeyay waxyi galin tadana mar kasta ku xiran waxan kule yahay ilhy cilmiga iyo garshadaba haku siyad sho walal amin

  • @CabdiraxmaanYamani01
    @CabdiraxmaanYamani01 Před 6 lety

    Mahad sanid wll

  • @gureyonlineacademy5574
    @gureyonlineacademy5574 Před 4 lety +1

    Masha allah جزاك الله خيرا يا صديقي الغالي

  • @abdullahisharif1687
    @abdullahisharif1687 Před 6 lety

    masha allah

  • @hamdafaisal2244
    @hamdafaisal2244 Před 7 lety

    masha allh