Ashraf dhaqan xumada uu faafinaayo ma run baa mise wax kale ayaa loo haystaa?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

Komentáře • 8

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 10 dny +1

    Walaahi runtaa waaye horaan u sheegay dawladaan dhibkeeda ma taqaan dowladan dhaladaan ayey shaqadeeda tahay

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před 10 dny +2

    Maskiin ka armaa ladulmin ilaah ayaa og 😢

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 10 dny +1

    hooyo walaba wiilkeda maxumaado

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 Před 9 dny +1

    Ascwrwb walal ninkan mafifacikartide dawlada gacanteedukujira walabadhaya maxa kukarkarinaya?

  • @FatumDahir
    @FatumDahir Před 9 dny +1

    Wa qanis don’t defend him

  • @AbdullahiMohamedNasir
    @AbdullahiMohamedNasir Před 9 dny +1

    We know how qanis react don't defend him

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 10 dny +1

    im not dham

  • @abdirahmanshire3909
    @abdirahmanshire3909 Před 9 dny +1

    Diintu ma dhihin sidii dumarkii isu qurxiya bro. Lkn inuu ninka raga ahi isqurxiya waa caadi lkn qurxintu maahan sidii tan dumarkoo kale wax fahan inaad is carfiso nadaafadana uu ku dadaalo weeyaan ninka raga ahi maahan inuu make up marsado subxaanalah Marka diinta been haka sheegin