Video není dostupné.
Omlouváme se.

Maxkamada Dahir Alasow Hooyo saafi oo kiis keedi kufsiga fanaan, sheekh xasan oo u xukumay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024
  • Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
    @abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
    @DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
    ‎@fatumaburaanburchannel2214
    ‎@Hodanonline ‪@MohamedBuskutOfficial‬ ‪@MaxkamadaDahirAlasow‬ ‪@somalitiktok32‬ ‪@Kowsomalimedia‬ ‪@Darwiish391‬ ‪@baarliinofficial9251‬

Komentáře • 119

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 22 dny +13

    Gabdhihii la kufsadey 1991 oo la yaqaano hadana jooga Dibada hadey Saafi Alle u soo Fudedeeye Gabdhow doonta Xaqiina Alxamdulillaahi

    • @sahraali8379
      @sahraali8379 Před 21 dnem +5

      @@hawoshirwa8320 yes, ha u ogolaalina nimanka idin xoogay in ay kunoolaadaan nabad

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před 20 dny +1

      @@sahraali8379 saas waaye

    • @SumayaElmi10
      @SumayaElmi10 Před 17 dny

      ​@@sahraali8379Ninkastoo gabar kufsaday Naarta Jahanamo Allah haku fugeeyo iyo kuwa ushir qoolaba Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 Před 21 dnem +5

    In leys,,dhageysto soo ma fiicna abaayadey saafi ilaahey ha kuu kaalmeeyo illaa iyo ha noolaato waan la socdey waanan kula ooyayey ilaahoow dadkeenna xaqa tus aaaaamiiiin yaa allaah

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 22 dny +7

    Daahirow Gabadhu waxay leedahay Shanta Nin Ninwalba Meher iyo Xaal marin

    • @niciimaabdirahman9174
      @niciimaabdirahman9174 Před 22 dny

      @@hawoshirwa8320 meherka muu guursaday meher qof la guursaday baa yeeshee rayi maahe waa masalo diiniya waan xukunka sinada uun

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 21 dnem +6

    Allah akbsr

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 22 dny +2

    DaHirow khayr Allaha kusiiyo, adiga iyo dhamaan inta Caawinaayo, Hooyadaas wiilkeeda laxiray amiiin yaarabi 🤲

  • @hamdemohamed707
    @hamdemohamed707 Před 9 dny

    Guul waa Sheekh waala jarjaraa insha allah

  • @nestehamohame
    @nestehamohame Před 22 dny +6

    De xabsiga ha aado wa nin xunwaye

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 22 dny +2

    Ilaahay hacaawiyo Miskiintaas Wiilkeeda 10ka Sano lagu Xukumay 😢Miskiiin, Somaali Xaqa ilaahay hatusso, amiiin yaarabi 😢💔

  • @ahmedaliabdi6028
    @ahmedaliabdi6028 Před 17 dny +3

    Daahir geeda hadaan hadaan xeytahay loqaadin anagaa kenada ugu tegayno oo xaqayna weydiinayno we are reer imaan

  • @user-ss6df9js8o
    @user-ss6df9js8o Před 12 dny +1

    Dil

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 20 dny +1

    GUULEYSO DAAHIR CAAQIL SARE OO SOOMAALIYEED
    MAXKAMADAADU WAA INTERNATIONAL COURT
    WAANA LAGA AQOONSAN DOONAA CAALAMKA OODHAN
    INSHA ALLAAH
    DAWLADUNA WAA INEY QARAMEYSAA OO GARAB ISTAAGTAA MAXKMADAADA

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 18 dny +1

    Mama Saafi gu'aan adag ma qaadan karto balse anuu waxaan ku xukumi lahaa ragga gabadha kufsaday iyadoo dhalin yar ah inaa qudha laga jaro aftarta nin ama xabsi daa'im lagu xumo. U dambayn Dahir Calasow cabsi baa ku jirta.

  • @sagalmedia24k
    @sagalmedia24k  Před 22 dny +5

    Like iyo share ha ilaawina markaad soo gashaan channelka thanks 🙏❤ show us some love🎉🎉

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 21 dnem +1

    Gabar nin kii kufsada diinta islamka waa dil ama mag dhow😢😢😢

  • @niciimaabdirahman9174
    @niciimaabdirahman9174 Před 22 dny +3

    Sharcigisi keen sheekhow mastaafurintu waa sinada lug iyo gacan goynteeduna waa qofka qaadicu dariiq dilkuna waa qofka qof dilay ee xukunka kufiga keen

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před 20 dny

      @@niciimaabdirahman9174 wa in wax layska waydiya

    • @heerqaran580
      @heerqaran580 Před 18 dny

      Waa sidaas hadda kahor ayan bejkale kaga soo jawaabay sidaad tiri aya saxa lugta iyo gacanta is dhaafkaa waa qofka cabsi galin iyo xoog isku dsrsaday asalkana waa qaadicu dariiqa

  • @IsThatKaishi
    @IsThatKaishi Před 22 dny

    Yes

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 22 dny +2

    Dulayste yaalka oo dhan waxay Uhiilinayaan Dambiilaha Waxkufsaday, Subxaanallah😂😂

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 22 dny

    Aaaamiin dahir ilahay hakubarakeyo hooyada safi cawinteed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 22 dny +2

    Ha..La..Xiro.NiN.Kaas..

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 22 dny +2

    Khaatul dariiq

  • @Xayatcali
    @Xayatcali Před 20 dny +1

    Magteeda ha la bixiyo

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 21 dnem +2

    Sas cadalad ma ahan ee ninka aaqira halodiro xabsi daain halagu xukumo inshaa Allah

  • @DaadaLuis
    @DaadaLuis Před 22 dny +3

    islaanba gabar laga dilay 20 sano kahor wexy ii shegtay in aanay cadaaladhelin

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před 22 dny +2

      @@DaadaLuis TikTok dahir ama queen zoyzoy la xiriir oo u sheeg kiiska

  • @user-zm9wr6hh8z
    @user-zm9wr6hh8z Před 22 dny +1

    MAYA EHELMAJIRO HAHAADO MAXAA UGUDIIDEE ILMAHIISA MAXAAKAGALAY

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 21 dnem +1

    Sllu akbar

  • @abdouwais7443
    @abdouwais7443 Před 21 dnem +1

    Sidee u dubtaa videoyada fahiro an CZcams so dhiqa

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 21 dnem +1

    No fair

  • @shukriali5960
    @shukriali5960 Před 3 dny

    RAGG AYAH XIISHONYANYO .

  • @Xayatcali
    @Xayatcali Před 20 dny

    Daahir ninkaan waa dil

  • @yussufjuba4931
    @yussufjuba4931 Před 12 dny

    KIISKAN WAA WAYEELO IS DHIIBAYOO

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 Před 13 dny

    Caawi Daahir miskiintaan ooyeysa

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před 22 dny +1

    Waxaad leedahay 5 mag.

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Před 22 dny +2

    Tani waa kufsi zino ma aha

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 21 dnem +1

    Baga haladilo isga iyo 4 tiikaleba waskhda

  • @user-bt6js1pt9j
    @user-bt6js1pt9j Před 13 dny

    Meeshan "MAKALA MAAN" Ayaay isku Badashay?

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 21 dnem

    Tak biit❤

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 21 dnem +1

    Rabr

  • @farhiyamahamad1884
    @farhiyamahamad1884 Před 18 dny

    waa shiiq wajidi

  • @fatimafatxiomar3416
    @fatimafatxiomar3416 Před 11 dny +1

    daahir calasoow been badanaa sheeqa iyo codka 2 qof ayeey kala yihiin😂😂

  • @hamdemohamed707
    @hamdemohamed707 Před 9 dny

    Wajiga ninkaasi waxaa ka muuqato fildaro aduun waa gubanyahe allah wuu nacladey

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 21 dnem +1

    Darasrooe

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Před 19 dny

    Tan zino maaha ee waa kufsi wasaqdaan fiiri

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 22 dny

    5 Diyo iyo Ayagoo. Cafis ha weydiisto

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 Před 22 dny

    Qaadhicu dariiq weeye, aayada suuratu maaida, soo akhriya

  • @Cabdullaahi.Cismaan
    @Cabdullaahi.Cismaan Před 14 dny

    Dilweeya.zaani.muxsan

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 Před 22 dny

    Ha cafin eyga eygu ahaadey

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Před 22 dny

    Hadhaafto maxaa ugu naxwe Daahir

  • @ifraaxmeedia
    @ifraaxmeedia Před 18 dny

    Ilmu korsadaa maxaa ladhahaa maxaa naga galay ilmiihisa asba dad bu ilmahiisa dilay

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před 22 dny

    Xugunkooda dheh.

  • @abukarahmed2474
    @abukarahmed2474 Před 22 dny

    kan wax buu dafiri rabaa

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 20 dny

    MAYA MAYA KUFSIGU WAA DIL
    HADUUSAN GUUR SOO MARIN XATAA WAA DIL

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 22 dny

    Daahirow Cadaaladu hel .Dartiis in loo hakiyo maha??????

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 Před 19 dny

    SAFI MAGTEEDII IN UU BIXIYO WAAYE HORTA

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před 22 dny

    Kalama haraan shanta nin waa isku kiis.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Před 13 dny

    1: 100 jedal ayaa lugudufana iqtisaabka laftisaa haday gabadha yartaahay oo hubna loo adegsanin , culimada qaar sidi malikiyada okale iyo shaaficiyada waxay qabaan maherka gabadha qeyrked ah aya lasiinaya
    2: hadi huub looadigsado ha lakufsado am anlakusanine , waladilaya am waladilaya wana salbinaya , ama gacmaha iyo lugaha aya isdhaf ah logoynaya, am waliga ceyrinaya masha oo jogaa imamka wadanka aya kaladooranaya

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Před 13 dny

    Subxaanalaah juhalaa ayaa mesha isgutimid 10 jedal kaulaha diintee qabtaa waxas maxakamada ad dad saareysaan maxaay aheed sharciba mataqanaane war ninka hadusan guurasnin 100 jedal hadu gur somarayna dagaxa ayaa lugu rajminayaa ( lugudilaya).

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před 21 dnem

    War qof xaq Loo raadinayo majirto gabdhuhu iyagaa mari looga waayey cashada banaanka ilska dhaafa. Ilaahoow adiga ayaa qof walba quluubtiisa og Xaqa tus xaqoodana sii

  • @khadiijasuufi6363
    @khadiijasuufi6363 Před 22 dny +1

    Daahir sharciga islaamka sidaas ma aha gabadha ha kuqasbin waxay rabin ninkaan waa in la mariyo waxay ka qato shareecada islaamka arinteeda.

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před 22 dny

      Saas waaye.

    • @faadumaabdulle5876
      @faadumaabdulle5876 Před 22 dny

      Dahir dad U aad uga xishonayo ayaa mesha sogalay gadal ayuuna U gurtay.sida hadalkisa ka muqata waan U so jilcay

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 Před 22 dny +1

    Sawtii lalahaa waa madhalays dadkii kufsaday ilmaha uu korsanayo yaa dhalay .
    16 years old underage girl haduz kufsaday caruur inuu u dhawaado ma aaha sharciga wadanka uu joogo .

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 Před 22 dny

    Kindnabaris iyo robaris

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Před 22 dny

    Shareecada culayska saar waxay ka qabto Culimada u badso Daahir

    • @Eclipse836
      @Eclipse836 Před 22 dny

      Waryaada 1986 wadanka dowlad buu lahaa takhtar ma cadeeyay in la kufsaday mideeda kale markay joogtay italy uu la joogay maxay u dacwayn wayday waa inay keentaa warqad cadeen ah oo dhaqtar af kaleya wax ma matareyso xitaa marqaati hadaad keento xitaa ilaa isaga uu qirto mooyee

  • @ahmedaliabdi6028
    @ahmedaliabdi6028 Před 17 dny

    Surety nisa .waxay shegaysaa waa in ladilo o lasalbio 3 maalmood unada hortooda fasahaadul arli waaye

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před 22 dny +1

    Qofwalba waad ku leedahay.

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 Před 22 dny +2

    Dahir marki hore daacadbu ahay lakin hada qarabo nimo iyo weji isyaqan xxisho waad is bedeshay shaki ayaana bilawday ee mad u ledahay hadi u qirto armad dacweysa tasi waa qalad waa in saafi la weydiyo wixii ey ku farxi karto oo dhaqa

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri Před 22 dny +1

    Waa 80 jildan iyo makteedi ayaa laga rabaa

  • @aniwaaye7759
    @aniwaaye7759 Před 20 dny

    Ninku armuu mag dhaafaa oo uu xabsi mutaystaa aa? Ma iyadaad ka xuntahay dhibta qabsaday mise kan ninka qabsan doono? Dambiilaha waxkasta oo sharciga qabaa lamarin. Sxb

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 21 dnem +1

    Magta maamada baryo maaha. Waa waa waaba mana lawaydiinayo maamada tas waxaasiidheer in uumaro dambi Cafiska alle hawaydiisto

  • @user-zm9wr6hh8z
    @user-zm9wr6hh8z Před 22 dny

    HALA XIRO NINKA

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 Před 22 dny

    Gabadha dadka la murmeysa ha aamusto

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 Před 21 dnem +1

    Gabadhan waa ladhibaateeyay markaan dib uraacay kiiskeeda. Diyadeeda waa inay bixiyaan. $100,000. Asagaana ka masuul ah nimanka kale.

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před 21 dnem

    Gabadha iyada maxaa Dabadhigay Niman aaway hooyadeed? Aflibaax iyadaa amintay

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Před 22 dny

    Taa waa sinada gsbdha inka saxan

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 22 dny +1

    Cajaaib mamadu mamahdoon baa mise Ninkey rabtaa? Marka hore meeqa jir bay ahaayeen ilmaha iskufalAfey 39 sano kahor culumada hoo bayaaniyo meeshay iska raacern maxaade hada cabadhada keenay hada alow sahal amuuraha aamiin

    • @hafsaharbi3817
      @hafsaharbi3817 Před 22 dny +3

      Cashar ayay bixinaysaa ee ka baro . Naa aamus ,iska sabir, ceeb ,qarso? ha sheegin , nin ceeb ma leh waa waxa ay u aamusnayd 30 ka sano .

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před 22 dny +2

      Arintan oo kale qofkay ku dhacduun ayaa fahmay sow lagama yaabo inay traumatized tahay oo Panic attack ama anxiety disorder arintaa kufsiga awgeed uga soo gaareen. Allahu aclam.

    • @hafsaharbi3817
      @hafsaharbi3817 Před 22 dny +2

      @@sagalmedia24k qarinta oo kaliya ayaa xanuun nafsi ah ugu filan . Ilaahay ha caafiyo gabadhaas . Nimanka xaqa ka galay iyo qof walba oo falkaa xun loo.gaystayna ilaahay aduunka iyo aakhiroba abaal kooda ha mariyo . Anaka iyo waxaan ka naxayno oo islaam ahna ilaahay kuma sababo .

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před 22 dny

      100 xt hde kuso wregto xaqeda we rdsankartaa melkasta latgan tahay nindoonb yaa rba kufsadahisa

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před 22 dny

      ​@@hafsaharbi3817melwlba waxey qoreys nindoon matahy koley wa Isla ayagii iskafahan

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Před 19 dny

    Ninku xabsi in ladhigo weeyaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 19 dny

    SAAFI, MUDDA DHEER AYAD CIILANEED, MAANTA DAAHIR ALBAABKA AYU KU FURAY, ADIGUNA MAGTADA QAADO, DAAHIR U MAHAD NAQ, ADIGANA ILAAHAY HORTIISA KU DHAAF.

  • @AbshirAhmed-s7u
    @AbshirAhmed-s7u Před 21 dnem

    Waa been kufsi iyo afduub qofkii labadaas sameeyo irxaab suratul maida ayaa culumada mujmacooda isku raaceen in ladilo ma la daldalo ama gacan iyo lug is dhaaf in lajaro ama in la masafuriyo

  • @user-ss6df9js8o
    @user-ss6df9js8o Před 12 dny

    Dil

  • @zakiyazaki7100
    @zakiyazaki7100 Před 18 dny

    Mas aladasi macada waydiiya dadka ahalka u,ah culumada axkaamta takhaan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 22 dny +1

    100 Jeedal