DEG DEG; Somaliland Oo Sheegtay In Xildhibaan Maxamed Abiib Uu Xabsiga Liinta Ku Cabayo Kadibna Dil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 25

  • @Cabdiraxiinmuusecumar
    @Cabdiraxiinmuusecumar Před měsícem +2

    lamaxidhikaro waankadagaalamaynaa oo walaahiya

  • @ayubhassan585
    @ayubhassan585 Před měsícem +1

    War xajku yaanu kudhaafin haddaad lacag haysato. Passport Somaliland..........xataa sanadka 2200

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Před měsícem +2

    Ooyaaye.waa.ay.biyo.galay.

  • @user-jf7jd6sv5d
    @user-jf7jd6sv5d Před měsícem

    Hoyada ina abiib was

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    HORGAL KALE OO SOO IF BAXAY. BAAC.?

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před měsícem

    Xildhibnku ....waa...in.laxidhaaaaaaasw

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    SAY EX. XILDHIBAAN INA ABIIB. KAN AAD WAEYSANAYSA WAA HORGAL KALE. HA HA?

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Waa Saaxiibkii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před měsícem

    Waa qaraan dumis ina abiib waa cadow kaa somaliland

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před měsícem

    Yaa ku dhaca ee xiri kara Xildhibaanka!
    Shido sidii loo shido aad bay u sahlan tahay.

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 Před měsícem

    Keke sjks happier

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op Před měsícem

    Ooyaaye.iyo.laba.xkaeba.waxay.galeen.khiyaamo.qaran.dalkaa.dhibane.ka.ah.ooyaaye.awt

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar Před měsícem

    Xildhibaan maxamed abiib codkayaguu ku joogaa xasaanadiisa anagaa keenay ha ku wareerina

  • @hodoibrahim8548
    @hodoibrahim8548 Před měsícem

    Xoldhibaanku Hadi Danbi lagu hayo miyaa. Lagu Soo oogi karin

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před měsícem

    Juudaan Kabotuugsade iyo Kaboshaagleyaashii maxaa hada kalahaysto😂?
    Huuno iyo haash😂 fiasco !
    Adeer Jamhuuriy matihiin, mananoqoneysaaniin😊
    Dadkiina dhinackaraaca😊 passport Soomaaliya ayaa helikadhaan😊 bilaash! Anigaa processing fee idinkabixinkaro😊
    Dadkiina iyo dalkiina iyo diintiina oo Soomaali ah ku’iimamsada😊 iimaanlaawayaal

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před měsícem

    Waar ilaahay kacabsooda mawaxaad leediin lamaxidhikaro qof danbiile ah xasaanadu mawaxay amraysaa inuu dalkiisa cadaw kunoqdaa sharcigu miyaanu dhex inoo ahayn

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Před měsícem

    Kkkkkkk war qos kasto dowlada Somalia la farista asaga na kuwa wax ma dhama sow muse bixi lama farisan xasan sheeq xafladi jabuti imisa biljim la farisatay waxas wax soconaya maha

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Waar ooyaaye waa qaran dumis Lol dhalay lahaa Soomaliya ma kala go ayso maanu Ahayn 2 loo difaacayay Jabuuti maanu ahayn waa At Aydhadhalay

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c Před měsícem

    Gudabuurow doqonkan ooyaaya ee siyaasada moodaaya cayda qaranka somaliland iyo madaxda wadanka haa ku,dabaa,dhimaanina

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 Před měsícem

    Waar tag naanab

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 Před měsícem

    Waar naga aamus nacaswo