Fursadihii Farogelinta Ee Aay Beesha Caalamku Ka Hilmaameen Soomaaliya 1991

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 06. 2024

Komentáře • 31

  • @muhiimmaxmuud1390
    @muhiimmaxmuud1390 Před měsícem +1

    Walal qisoyinka jaceylka sobadi ❤

  • @SHEEKOYIN545
    @SHEEKOYIN545 Před měsícem +2

    Zxp buuga KALAHDKII MUQDUSHO noso dhig ado mahdsn mida kle qaramda midobe wx la dhoho ma jiran

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Před měsícem +1

    Hadal waa run kama rayste❤

  • @user-ig3sm7pe6b
    @user-ig3sm7pe6b Před měsícem +2

    Mareexan miyaa bel yar aha😂

  • @dhoofka_kg
    @dhoofka_kg Před měsícem +1

    1996 iyo 1988 ma fahmin 😅

  • @user-bb1rt6ul7j
    @user-bb1rt6ul7j Před měsícem +1

    Wax badan baan kaa fa iiday wll mahad sanid 🎉🎉🎉❤

  • @maxamedcali6026
    @maxamedcali6026 Před měsícem +1

    Qarnijog sxb garbaduub madhamaday sxb shekadas ayan kahelay jaceelka waan kadan beyaa

  • @cheyyene
    @cheyyene Před měsícem +1

    Qaladaad badan ku jira Warbixintaada Weriye waxaa ugu yar Madaxweyne MSBare wuxuu ka baxey Xamar 26Jan adiguna 22 ayaad ku sheegtay, Dadka Xamar Dowladu ku disheyna yaa Waaye?

  • @adennurhassen7220
    @adennurhassen7220 Před měsícem +1

    Asc walal sheeko fiican noogu dhufo

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před měsícem +1

    Sahibow qisoyikan oolale dhiigena aya kacaaya
    Wazan galna xasus iyo Nyad jab Ayan kaqadna

  • @akadirmoha12
    @akadirmoha12 Před měsícem +1

    aad io aad aya u mhdsnthy zxp

  • @Daarwiish-vl8fe
    @Daarwiish-vl8fe Před měsícem +2

    Asc walal abdisalan xuusen cali❤

  • @iphaanqurux
    @iphaanqurux Před měsícem +1

    ❤❤❤

  • @AnasIsmaan-dv1fi
    @AnasIsmaan-dv1fi Před měsícem +1

    Waxaaan aad inoga sheekeneso maaha wax xaqiiqda ku saleesan ee jantaan rogan

  • @clcasiismawliid5104
    @clcasiismawliid5104 Před měsícem +1

    Libax libax dhlay ❤

  • @user-ug1vp1iq7i
    @user-ug1vp1iq7i Před měsícem +1

    Qabyalada daaf ninyohow besha Yaranta aad kutilmami maxay tahay maxanad ka ogtahay??

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 Před měsícem +2

    Adeer ma hada ayaad noo sheegeysaa siyaad barre in uu wanagsana iyo in uu xumaa haye wuu xumaa kasoo qaad maxa xal loo heli waayay eey nabad udhici weyday tuugo dalkooda burburiyay hadana nabad aan kusoo dabaalin

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před měsícem +1

    Somaalia waa dad isku diin ah oo isku danqada lakiin dad xun ayaa nagu dhax jira illaahow qalbiyadeena isku keen

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před měsícem +2

      Waan Kugu Raacsanahay Wall Fikirkaaga

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před měsícem +1

    Qarni joog guleyso sxb 🎉

  • @AbdikarinMohamed-yk2cj
    @AbdikarinMohamed-yk2cj Před měsícem +1

    Haa de hadada ku so labaty casharadii

  • @Shabcaan2009
    @Shabcaan2009 Před měsícem +1

    Bro buugi garbaduub ma dhamaaday

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j Před měsícem +1

    Beenta jooji