Hayaanka Biyo balaadhinta magaalada Hargeysa oo gabogabo ku dhaw.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 07. 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 30

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci +4

    ilahay u shukriyaa waa guule rabiyow biyo laan ha na dhigin

  • @ailover5719
    @ailover5719 Před 11 měsíci +1

    Mashallah Hargeisa biyo badan hishay iilaho siyadi❤

  • @sacdisharif7636
    @sacdisharif7636 Před 11 měsíci +2

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah ❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 11 měsíci +1

    MAANSHALAAH ILAAHEY UMADA REER HARGEISA HA SIIYO BIYO KU FILAN WAAYO DHIBAATADA HARGEISA KA JIRTEY WAA XAGA BIYAHA

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Před 11 měsíci

    Mash Allah guuleysta farxaad beey ii tahay iin hargeisa aay guushan gaadho 😱😱😱🤲🏽🤲🏽🤲🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @fay5183
    @fay5183 Před 11 měsíci +3

    Kulmiyihii horena waxay ku tageen iyagoo riwaayad jilaya kuwanina kadaalig meesha ma wax magarataa iskugu hadhay.

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 Před 11 měsíci

      Dadka biyahii la cabayey dadka ku gumaysanaya maxaan ka sugaynaa oo kale? Down Ehlunaar Dictator Muuse biixi and Saleebaan Gaal and Mohammed Kaahin and Faratoon.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 11 měsíci

    mashallah tabarakallah!!!!!!

  • @IDOCHD
    @IDOCHD Před 11 měsíci

    Mashalla ,good work yet there room for improvement

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 11 měsíci +1

    Umada beenta ka daaya waa soltelco OO kale

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 Před 11 měsíci

    Dadkaad Ceelashodi biyaha kaso Qadaten Ee aad Inay ceelAl qotan udiiden maxa u xala

  • @engmaahir8408
    @engmaahir8408 Před 11 měsíci +4

    Waa been iyo iidheh 😢
    Wali mahayno wax biyo ah sanadka ka horna waa nalaga qaaday lacagtii biyaha

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 11 měsíci

      imaysoo gaadhin ayaa ka haboon xassadka iyo xisdiga sida kansarka laabtaada cunaya ee maalinkasta waxba kaasi dhacayaa !!!!

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 Před 11 měsíci +1

    We don't believe a single word of what you say

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 Před 11 měsíci +1

    MMTV = State Propaganda

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Před 11 měsíci

      Amu faqashyahow

    • @yiiyaanmadadaal4457
      @yiiyaanmadadaal4457 Před 11 měsíci

      @@smeshcel3025 MMTV = Muuse jaqe lol

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 11 měsíci

      Faqash + Cuqdad = Somaliland laga baqaya🤣🤣

    • @yiiyaanmadadaal4457
      @yiiyaanmadadaal4457 Před 11 měsíci

      @@ailover5719 "Somaliland laga baqayo??!""! lol

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 11 měsíci

      @@yiiyaanmadadaal4457 Ha laga baqaya hadi kale 8 bilood madan beesha calanka u baror baxyn🤣