Ku baro hab casri ah Luqadaha!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 04. 2024
  • 𝗙𝘂𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗱𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 🎉 dufcada 5aad ee diplomada luqada 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵𝗸𝗮 iyo dufcada 3aad ee diplomada luqada 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮
    -------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 19

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 2 měsíci +4

    Afoogy kala 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
    ☎ 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: wa.me/252619898954
    📞 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/afoogy

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 2 měsíci +1

    Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 42 Ee casharkan daawada million thanks my teacher 🎉

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid ustaadi

  • @khaalidmuse2842
    @khaalidmuse2842 Před 2 měsíci

    Thanks Ustaad inaa wax Badan kaa FAA,idaan Rajeyna i.a ❤

  • @Simraan2
    @Simraan2 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad insha Allah in aan kusoo biiro ayaa rajaynayaa❤❤

  • @user-hk7uq3wt4t
    @user-hk7uq3wt4t Před 27 dny

    Ustaad mad iga wcisid sida loola soo dego photoshop cc2022 webka get into pc wn fahmi waye waqti yar 5min hadad i heli karto
    Mahdsanid

  • @daudibrahim1074
    @daudibrahim1074 Před 2 měsíci

    Ustaad madoow ASC

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 2 měsíci +1

    Niyaw ilaahay amarkii mudo 7 sano ah baan baranayaa english maalilwalba welina ma dhamaynin e ma anaa wax iga qaldanyihiin mise luuqada ayaa sidaas u farabadan

  • @Anzal222
    @Anzal222 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad aniga wan jeclaan lahaa balse aqabd ayaa iga heysata wax barashada oo waxn qabaa ilaawsho casharadii ma xifdin karoo

    • @Simraan2
      @Simraan2 Před 2 měsíci +1

      Abyo kaligaa maahan 😢

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 Před 2 měsíci

      Ilawshiiyaha bini aadam baynu nahay oo laynaga waayi maayee ma mid eber ah oo waxwalba aad iloobaysaa ? Hadii waxa aad barato badhna ilawdo badhna xasuusato waa ok dadkoo dhan baa sidaas ah e practice ka badi

    • @adanmohamet490
      @adanmohamet490 Před 2 měsíci

      Wllhi Tani waa inkiraad aadu illahay nimcadisu aad inkireyso . imaamul azhar 54 jir buu wax barsho ku bilaawey. Isago caalim wayn ah ayuuna dhintey. go.aan iyo rabitaan dhab ah hadaadu la timaado wax walbo waadu baran karta oo allena aadu kashto ka oo aadna cabsooto .
      illahy ba Ina leh alle ka baqooda (cabsooda ) oo alle ayaa idin wax baraayo ee..
      Kaliya ka fagoow macasida (dunuubta ) waa waxa u sabab ah in aynu iloowno waxa aynu baraney.
      Waana waxa ino diida inaynu ku dadaalno oo aynu dirada saarno waxa danheyna Aduun iyo mid akhiraba inoogu jira. 😊

  • @SHEIKH-MUSTAFA-u5v
    @SHEIKH-MUSTAFA-u5v Před měsícem

    Appka gmail sax hada geliyo xita ima shaqeynayo mxa qaldan nah

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před měsícem

      Teamka farsamada ku xalinayo la hadal: : wa.me/252619898954

  • @lastking4304
    @lastking4304 Před 2 měsíci

    Grammar Lee somalida dadka baraan

    • @user-iq6is4hw7y
      @user-iq6is4hw7y Před 2 měsíci +1

      Meeshaan afoogy sidaas maaha walhi. Macalin salamaan iyo macalimiinta kaleba aad ayay udadaalen

    • @khaliv67
      @khaliv67 Před 2 měsíci

      Carabiga Kwrn ​@@user-iq6is4hw7y

    • @bushra445
      @bushra445 Před 2 měsíci

      ​meeqa ayeey ku baran dadka wll aniga u bahan@@user-iq6is4hw7y