Magaalada ugu nabada badan gaiyiga somalilda hargeisa somaliland iyo diyaargarowga ciida8 April 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 04. 2024

Komentáře • 97

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Před 2 měsíci +22

    ❤❤ from boorama ❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 2 měsíci +25

    Magaalada ugu Xoriyada badan Geeska Afrika ee ugu nabdoon

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw Před 2 měsíci +9

    Guri nabadi taalo❤❤❤somaliland hargeysa hadh wadaag ❤❤❤somaliland guul ku waara

  • @ZakZak-ks6pg
    @ZakZak-ks6pg Před 2 měsíci +7

    Ilaahay nabada ha u siyaadiyo reer Somaliland❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 měsíci +9

    Masha allllah ilaaahow hargaysa iyo dadkeeeda xiftiiii aamiiin❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 2 měsíci +9

    Maansha Allah Hargeisa Hadhwanaag Casimada Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Allow Barake ❤❤

  • @mohamudibrahim7311
    @mohamudibrahim7311 Před 2 měsíci +6

    Masha allah illahayow inoo siyadi hormarka iyo nabada somaliland guul iyo gobanimo ayaan urajenayaa

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Před 2 měsíci +11

    Ader mashallaah unban calamka uga bahanahay Sida jarkeena bariis dhacay ugama bahnin Besha Calamka 😅😅

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 2 měsíci +4

    Magalada ku dhashay. I love Hargeisa, saying hi from Dhagaxbuur abtiyaal❤❤❤. Ciyaal Shacab hit like iyo Xuseen Giire

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Před 2 měsíci +3

    Alahayiw Nabada Noo siyaadi aamiin amiin❤❤

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 Před 2 měsíci +4

    Quruxdasa iy horumarkasa dad lalabaryaya nagula dhuuqa o qabyalad kadorten maclasif ❤🎉🎉

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 2 měsíci

      Waa runtaa ilaahay cadowga haynaga qabto

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Před 2 měsíci +2

    Mansha Allah from London

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci Před 2 měsíci

    Ilove hargeisa ❤❤❤from caasimada 2aad GabilaY❤❤❤❤

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Před 2 měsíci +3

    masha allah masha allah ilaahow idin barakee nabad waa nimcada nolosha

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci +3

    Masha Allah Allow noo siyaadi nabada

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Před 2 měsíci +2

    Maanshalla. Ilaahaw. Noo. Adkee. Nabadda. Iyo. Barwaaqada

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 2 měsíci +2

    Maasha Allah tabaarakallah SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 2 měsíci +2

    SOMALILAND!!! A COUNTRY OF PEACE AND TRANQUILITY. MASHALLAH!

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 měsíci +2

    M.allaah somalilnd hoyga nabada❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 2 měsíci +1

    Manshaa allah waa suuq iftiinleh leekiin madaxa kabedela.

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 2 měsíci +4

    Masha alla somaliland allaw dhawr hrgeysay ma nabadbaa

  • @mustafamuse-hz1jb
    @mustafamuse-hz1jb Před 2 měsíci +1

    Ciid wanagsan umada Soomaaliyeed

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 2 měsíci

    Mansh Allah republiken of somaliland .it is time to recozning republiken of somaliland 2024 hargeisa ❤❤❤❤

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před 2 měsíci

    Alaah rabulcaalamiin ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 Před 2 měsíci +2

    Maasha Allah magaaladeydii ilaahey ha barakeeyo somaliland

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 Před 2 měsíci

    Masha Allah magaladiii fanka iyo xorriyadda uguna nabbada badan geyiga somalida hargeysa somaliland allow dhowr

  • @user-mf6tu9js6r
    @user-mf6tu9js6r Před 2 měsíci +2

    Maasha allah allah swt cadawga ha ka hayo

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb Před 2 měsíci

    Maasha Allah tabaarakalaa ilaahow nicmadaa nusqaanteeda nagahay

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 2 měsíci +3

    Maanshaallah Allahu Ma Baarik beautiful somaliland ❤❤❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 2 měsíci

    Hargiesa jano Ilaahayow noo barakee oo nabada noo siyaadi 🙏🏼🙏🏼🫂walaahayga somalidana nabad sii oo barwaaqo ka dhig

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Před 2 měsíci

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @user-iq4gg6vb2s
    @user-iq4gg6vb2s Před 2 měsíci

    ❤Maansha alah Qurux fariid walee Caasimada Afrika ❤love hargaysaay ha dheeliyin ha dhantaalmin Waligaa ❤ dahab waxan ma baruuraa ❤dshiil Qurux hargaysa waa ❤dhisay ❤Maansha alah ❤❤

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Před 2 měsíci

    Alhdoulah Allah ha noo ilaaliyo Masha'Allah tabaraka Allah

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Před 2 měsíci +7

    Somaliland oo shan baa nabada mansha alaah ilaahay hadin siyaadiyo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Amiin Amiin Amiin

    • @userxmvw031
      @userxmvw031 Před 2 měsíci

      Sidokale idikana midlanida wl ❤

    • @lander2023
      @lander2023 Před 2 měsíci

      si munfiqnimo uu tiri

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@lander2023 kkkkkkkkkkkk wax tiriyayba ma aragno

    • @zamzamabokor7705
      @zamzamabokor7705 Před 2 měsíci

      @@lander2023 ilahay haw siyaadiyo somaliland nabada iyo nimcaday jastan waan kuugu celenaa ku xaasidintad kujirta

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 2 měsíci +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 2 měsíci +1

    Masha allah hargeysa hadh wanaag iyo suuqi hadh wanaag allow dhawr nibada iyo nimcada noosiyaadi noosiyaadi alxamduĺilah🥰🌷💚💚👍👍🤍🤍🤍❤❤🤲🤲

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 měsíci +1

    Maash Allah tabarikalaha 🤲
    Eid Mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
    guuuleysat ln sha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muunamahamudmuuse1926
    @muunamahamudmuuse1926 Před 2 měsíci

    Mnsha Allaa Allow noo siyaadi

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

    berigii horeba Suuqa waaheen waa lacawryay Masha Allah badiya iyo adkaarta

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před 2 měsíci

    Mashallah baarakallah Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohwaiss3798
    @mohwaiss3798 Před 2 měsíci +1

    From France..

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Před 2 měsíci +1

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 2 měsíci

    Maashaa Allaah
    Tabaarakallaah

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před 2 měsíci

    Maasha Allah allow noosiyaadi

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 měsíci

    Africa oo dhan dheh iyo meelo badanoo aduunka hore u maray ah Hargeisi ka nabad badan

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 2 měsíci +1

    manshaa allaah❤❤❤❤❤

  • @sumeyamuhammad4112
    @sumeyamuhammad4112 Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤❤Allahuma bariik

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 2 měsíci +1

    Maansha alaah

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Před 2 měsíci

    Mansha Allah. May Mother Land 🎉🎉🎉🎉🎉🌺🌺🌺💐💐💐

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 2 měsíci +1

    Maansha Allah hargeisa caday 😘🥰🩸

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Před 2 měsíci

    Alla inasiiyay alxm aynu nidhaano

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 2 měsíci

    Allah haw siyaadiyo Falastin Nabad
    Hasiiyo intii Muslim

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 Před 2 měsíci

    ماشاء الله تبارك الله

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 Před 2 měsíci

    الحمد لله رب العالمين

  • @abdukadirosman9176
    @abdukadirosman9176 Před 2 měsíci

    Maashallaah weeye

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @samirafarah8085
    @samirafarah8085 Před 2 měsíci

    MashaAllah ❤❤❤

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Před 2 měsíci

    Maasha Allah

  • @QamarSacaaci
    @QamarSacaaci Před 2 měsíci +3

    Asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Před 2 měsíci

    War wllo inuuqatiya inagadaaya xaysointa nimcadu qarinta ayay kuqurubadantahee mashslaah allaw adaa mahadle

  • @user-ki7ww4ol5q
    @user-ki7ww4ol5q Před 2 měsíci

    الحمدالله الحمدالله😊😊😊❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 měsíci

    marka burco berbera sanaag saraar howd nabad maha miya waa waxas waxa aad ku tidhahdan hayadaha ee aad ku sasabtan horta masha Allaah wadankeena wa sax inu nabad yahay lakiin hargaysa uuun ha soo qorin wadanaka magaac buu leeyahay wadanka magaciisa soo qora reer harrgaysow la idinkama yelayo inaad hargaysa soo qortan nabada wadanka odhan baa haysta Allaah am dulilaah

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  Před 2 měsíci

      Wadanku wa wada nabad wall marba magalada lajoga laga hadlaya

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Před 2 měsíci

    M.a

  • @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
    @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj Před 2 měsíci

    M.a❤

  • @HhhhYyujwa
    @HhhhYyujwa Před 2 měsíci +1

    Wligaa.jhadheliyin

  • @user-jt6gw4wj1j
    @user-jt6gw4wj1j Před 2 měsíci

    Abniguhasimordha wain dahabka iyo dolarka cidladalagataga iyagobartkdayalaloyimada insh alsh

  • @lander2023
    @lander2023 Před 2 měsíci

    We need to learn about clean streets, there is already rubbish on the ground.

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh Před 2 měsíci +1

    Horta soomali maxaad iska soo koobtaan geeska dhaha atleast soomali wax udhisanyihiinba majiraane

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Před 2 měsíci

    Masha Allah caasimada labaad ee Somalia oo diyaar u noqon doonto caasimada kowaad ee somalia

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 2 měsíci +1

    Hadalkaa ah magaaladu waa nabad ee aad kusoo cel celinysaa waa qalad sabatoo ah magalada ma dagaal baa lagu ogaa waa maxay malagaaladu waa nabad aad kusoo cel celinysaan?? horumarka ka sheekee meel colaad kasoo baxday ayaa la yidhaa waa nabad aduunka arki maysid dad sideena leh magaaladu waa nabad... wax laga xishoodo weeye

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Před 2 měsíci

    Waar. Shaydaanka. Iyo. Qadaadweynta. Halayska. Naaro

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone Před 2 měsíci

    Lacagtii ayaa sidii dharka darsin darsin iskugu xidh xidhan oo suuqqa daadsan, sarifkiina waxa maamulayaa qaad-wale daroogeysan, markaas ayaa MASHA Allah, lagu leeyahay , oo lagu faanayaaya fool xumadaas!!! What a $#% up nation! It's totally a disgusting sight but an honourable achievement in their eyes! How sad.
    Waar lacagtaadu haddii aanay banki oolin, ama la dhigan karin, oo aan jeebka lagu qaadan karin, "dhib ka weyn amaan iyo nabadgelyo" ku faaneyso ayaa ku haysta la yidhaa: sicir barar horseedii doonaa isboob, ammaan darro iyo nabadgelyo la'aan!
    Dad meel fog wax ka arka maaha. Wax walba waa u qosol, isla weyni, kibir, iyo faan.

    • @Mona-ge1wp
      @Mona-ge1wp Před měsícem

      Lacagta waxa bankiga loo dhigay mahaa xarago iyo qurux ee waa cabsi iyo Aamini la'aad ka jirta guryahoda ama melaha ay ku ganacsadaan lkin HARGAISA Ilahy wxaa uu ku galaday Amni iyo xasilooni oo waa taas sarifka wadaayinka la lafadhiyo wll. Wllka haduu kaa hormaro waal qiraa ee lama xaqari.

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone Před měsícem

      @@Mona-ge1wp Amni inu jiro shaki kuma jiro. Hargeysa na waa meelaha ugu nabadgelyada fiican dhulka Somalifu degto. Taasi kama hadleynin anigu. Suaashu waa: Maxaa tuuray lacagtaadii suuqqa oo uu qaadwale u sarifayaa, naxaad ku faaneysaa?

    • @Mona-ge1wp
      @Mona-ge1wp Před měsícem

      @@WorshipGodAlone wll hadalkaga bal jilci ?? Kuma fahmine

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone Před měsícem

      @Mona-ge1wp walaal, lacagta waa in jeebka lagu qaadan karo, kow. Lacagtuna waa in ay Banki taalo. Laakiin marka lacagtaadii aan ka tirin karin, oo sidii raashinka la miisaamaayo, dhib weyn ayaa jira.
      Waana dhib nabadgelyo la'aan keena kara. Haddaba taasi sidii aad u xalili laheyd falkeeda gal, ee haku faanin lacagteydii ayaa suuqa tuuran sidii raashinka!

    • @Mona-ge1wp
      @Mona-ge1wp Před měsícem

      @WorshipGodAlone horta marka hore dadkenu iyaga is maareyay oo shaqo abuur samystay dowladuna wax garab ah bulshada kuma siiso in ay shaqo abuuris u samyso,marka in sarifka lamiyada la lafadhisto Dan baa kentay oo rag baa caruurtoda intaa ku biiliya wll. Waxn nahy wadn curdin ah oo wali isbadal samynaya iskuna dayaya in uu dunida la jaan qado oo waxyaabo badn ayaa wli naga dayacan lkin insha'allh dhibkan waa laga bixi.

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 Před 2 měsíci

    Ilaahow nabada soo siyaadi Masha Allah

  • @IjopelReya
    @IjopelReya Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤