Komentáře •

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +5

    Good job president of America ❤keep going thank you

  • @YasinIsmaciil-hp6nd
    @YasinIsmaciil-hp6nd Před 2 dny +5

    Asc walaal

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +12

    Guuleysta goorwalba Mashallah dawladeena guul Somali xurmadle xasan shiiikh guuleeyso cadowgaaga hajabo inshallah

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 2 dny +1

    GUUL SOMALIA MADAXWEYNE XASSAN SHEEQ ALLAH CADOWKA JABIYO GUUL GUUL SOMALIA 🇸🇴 I🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +2

    Inshallah illahay hana guuleeyo ❤❤❤

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Před 2 dny +1

    Waan dhiirra gelinaa dadaalka mudane Xasan Shiikh waana u soo duceynaa.

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Před 2 dny +1

    7:06

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤❤ Thanks 🙏

  • @CabdullahiDheere-ik5ew

    Madaxweeyneheenu wuu dadaalayaaye 2 arrimood ha samewyo 1 sarkaal cxd hal mar hoowlgelinkara oo naqshad sameeyn kara fulina hoowsha haku wareejiyo 2 sahayda iyo saadkana ha udhiibo wiilkiisa si kalsoonida ciidanku % unoqoto waxna eeysan ugo,in warkaanu wallaahi waa iga daacad oo waxaan doonayaa in guul lahantiyee dadaala

  • @kiinali409
    @kiinali409 Před dnem

    Guul iyo gobanimo

  • @geeleahmed6506
    @geeleahmed6506 Před 2 dny +1

    Mamulka waqoyi waxa hasta dad walwalan o dadka waxay raban ushega

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Před 2 dny

      Somaliland waxa haysta Rag u soo halgamay oo kaadidooda u soo cabay ee waxaad ka hadashaa Xasan Xabaala qote iyo dantaada ku ekow

  • @warsamefaarax854
    @warsamefaarax854 Před 2 dny

    Ha guuleysto argagixiso la dirirku

  • @user-qe5dp9bn6o
    @user-qe5dp9bn6o Před 2 dny

    Sheekada waa iniid aanku jiido doowlada iyadaa axmad madoobe u seeta dheereeysay waayo awood ayaa looga qaadi karaa

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Před dnem

    GARAD TV HADALADA KU MUDICI AH SOMALILAND AYAD FAFAHISA WAXAN ARAGNA INAD TAHAY HADHAGI FAQASHKA SIAD BARREH MAHAD RUUNTA UU SHEGI WAYDA EE UMADA UU QALDAYSA

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 2 dny

    Dhallinyaradaasi gobanimada iyo sharafta ummadda difaacaya, Allahayow dhawr oo u gargaar.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew

    Waa sax in soomaalinimada saxda ah loo hiiliyo sideedaba muuse iyo aby dhexdoodu ima qaaddo waase rabaa somaali mida

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g Před 2 dny

    👏👏👏

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Před 2 dny

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @adenabdirahman360
    @adenabdirahman360 Před 2 dny

    Ahmed madoobe xaguu aadi j.land waa degaan kiisa meelna umasocdo wuu joogi

  • @hawagadid5599
    @hawagadid5599 Před 2 dny

    Jiq somaliland

  • @kiinali409
    @kiinali409 Před dnem

    Ssc ciidamaduu lageynaayo horta alashabaab may isaga xoreeyaan doolaalo dheeraa asagaaba lavaystaaye muxuu ciidamo dirayaa ciidamada ladirayaase yay yihiin cajiib

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o Před 2 dny

    Waa wixii ay istaahileen
    Xasan dalxoreeye La aan
    Aabihii umada somlaiyed ee
    Ismaciil geele la aan iyo
    Abiy la aan
    Xagee baad ciirsan maamul waal waalan oo aan waxba xeerin ada ka shalay doona
    Soomali nima waxan kajeclahay amxaar oromkio
    Xitaa wuu fahmay 90jiradan marqaansan iney waalwaalan yihiin

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 2 dny

    Ciidanka waxa laaye marekanka Emaraad in shabab la xureyo maraban

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 2 dny

    Wariyow hadalkaagii ayaa iska horimanaya. Qodobka ugu horreeya iska sax oo dib u duub, soona gaabi si loo fahmo nuxurka.

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 Před 2 dny

    Ryn kadhig

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před 2 dny

    Gurguurte sidii nin dagaalamaya ayuu Military Dress Code soo qaatay. Tan kale Macawis quurta lagu qaato waxaa keeney Wasakhdii TPLF. Ader Tegray uraya laguma daydo oo Najiaas ah. Mida kale Al shabaab baan la dagaalamaa waa ganacsi lacag lagaga qaato Gaalada. Ader Taliban ugu dambayn gaalo wey ka xoreeyen dalkooda Afghanistan.

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 2 dny

    Qaatumo in ciidan la geeyo wa muhiim in dowlada gobasdas isku balaariso

  • @CabdullahiDheere-ik5ew

    Kkkkkk xaggee ayuu muuse u ordayaa qunsulka ayaanba qarankeenu u ogoleeyne 1 aby la,aan 2 ismaaciil la,aan 3 xasan dalxoreeye la aan xagee loo ciirsan doonaa ?

  • @bro-Abdi
    @bro-Abdi Před 2 dny

    Somaliland waa dal madax banana iska oydeeeeeeeee

  • @warsamefaarax854
    @warsamefaarax854 Před 2 dny

    Haguleysto argagiso la dirirku

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před dnem

    Beentii miyaa loo fasaxay muslim mathid myaaaaaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @RahmaOmer-m2k
    @RahmaOmer-m2k Před dnem

    , ,dhaanto cusub
    ,dhaanto

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Před 2 dny

    AHMED MADOOWE WAA MUJIRIM WEEYN
    WEEY ADAGTAHAY INUU HALKAASI KA TAGO
    WAA GAANGESTER WEEYN
    ANIGA GOOR HORE AYAAN U SHEEGEY NINKANI HA ISKA JOOGO INTA UU KA DHIMANAYO
    AMA HA LACALEEMA SAARO BOQORTOOYO NIMO

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    War iska hubiya shaw beentana waad iska daldashaan

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg Před 2 dny

    Melkasta idoorku waku cebobeen, idoorka beenta kama xishodha lakiin hada beenta iyo prank udamadhe

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 2 dny

    Waar eebbe ka baqa

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 Před 2 dny

    Beenta

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 Před 2 dny

    Somalia dawladi kamajito ee waa Argagixiso

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 Před 2 dny

    Wax sax noo sheeg
    Waxaad jaceshahay ha nagu maaweelinine

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 2 dny

    Ha no imaan ximan xeeb shabab xasan shiq fuck

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 dny

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 walalnimo Ethiopia 🇪🇹 Gul Somaliland 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před 2 dny

    Somaliland iyadda ayaa loo Bahan yahay somaliand marakan baanay u joojinan bogcad loobbaahan yahay waa somaliland

    • @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr
      @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr Před 2 dny

      Soomaali waa walaalo

    • @user-qg2ec3jw6o
      @user-qg2ec3jw6o Před 2 dny

      Dadka waalwaalan ee idin xuma siyasada soo bara
      Dhulka ayey isla dhaceen waxa nasiib daran dadka kuwa u arka wax caafimad qabo oo.masuliyiin umaleya oodhageysta

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před 2 dny

    Xasan najaaso ma anagu donaya inuu dagaal na geliyo SSC ayuu Ciidan geynaya wa edab darro mid u shaqeyneyso ma aha boyfriendka Imaaraadka wa xasan najaaso wa uu edab daran yahay

  • @burco688
    @burco688 Před 2 dny

    Hadii ay taasu dhacado somaliland waxaanu ka dhigaynaa xarunta lagaga duulo somaliya iyo jabuti

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 dny

    beenale beenale Alle Masiibo kugu rid soomalilnd neceybka Halka gaadhsiyay Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹