Komentáře •

  • @uniqueko
    @uniqueko Před 5 měsíci +2

    Mashallah guul. bilahay baa ugu qabow Berbara wan jeclahay inan boqdo inshallah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 5 měsíci +5

    Mashallah hambalyo reer berbera❤Allah haydiin siyaadiyo anagana noogu duceeya saylac inay sidaa noqoto maalin

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Před 5 měsíci

      Walaalow dunida marka laynoo ooge waxba maynaan qabin oo waataaganahay laakin inshallah waxaan rajaynayaa waqti aynu dunida lajaan qaadi karno inaga iyo guud ahaan soomaaliba meelkasta oo ay joogto

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 Před 5 měsíci

      Saylac way noqonaysaa xabashina ma qaadanayso

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 Před 5 měsíci +6

    berbera waa magalo xebed waaxanay noqon donta magalo dhulka la kala wayi dona oo dhulku qali noqon dono waa dubai da barito ee africa insha allah ilahay swt ha barakeyo berbera amiin

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 5 měsíci +3

    MashaAllah MashaAllah Allow Somaliland cadowgeeda jabi. I love ❤️ Somaliland ❤️

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před 5 měsíci +2

    Keep going guys

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 Před 5 měsíci +4

    masha Allah Berbera , Allah baladka iyo dadkaba ha inoo barakeyo, horumarka iyo xasiloonidana haynoo siyaadiyo. Family-gayaga waa magaaladii lagu aasaasay oo ay Aabo iyo Hooyo Allah ha xifdiyee ku aqal galeen todobatanaadkii Alx, Mustaqbalka waan rajaynaya inaan dego Insha Allah.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 5 měsíci +2

    Masha allllllah reer berbera nooooooooooooooolaaaada amiiin❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 5 měsíci +2

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 Před 5 měsíci +4

    Mashallah hambalyo reer berbera❤

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 5 měsíci +2

    Mashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax kasta oo xun inshallah khayr guul iyo gobanimo Somaliland allow dhawr Ameen Allahuma Ameen yaarabi ❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj Před 3 měsíci

    Masha Allah hore usoco Somaliland

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Před 5 měsíci +2

    🌱🌳

  • @abdulahimuseosman6408
    @abdulahimuseosman6408 Před 5 měsíci

    Berbera is a beautiful and lovely city, I visited it in 2010, now it seems green and well constructed❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 5 měsíci

    Guul sland

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Před 5 měsíci +1

    Maanashallahu dhulku qurux badan ee aad sawir jiratay maanata waxa bedelay Kaluun hore u soco

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 5 měsíci +1

    Masha allllah reer berbera nooooooooolaada❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 5 měsíci +1

    Masha allaa berbera cidin iyo golaha deeganka iyo bulshada berbera sabab u ahaa inay bilicda yeelato

  • @abdikarimsamatar3171
    @abdikarimsamatar3171 Před 5 měsíci +2

    Adiga iyo mukhtar waxan idaga so salamaya canada, mukhtar sanadki hore ayan bada batalale isgu baraney, mukhtar si Gara ayan u salamaya

  • @user-ux5jl2kv6t
    @user-ux5jl2kv6t Před 3 měsíci

    Mr mukhtar cabdiraxmaan maxamuud

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 Před 5 měsíci +1

    Mashallah, lkn doorkan malaa waxaad ilowday inaad muraayada hore ee Camera da 🎥 aad masaxdid 🍏🌧️🍎

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Před 5 měsíci +1

    ❤😀⭐️⭐️✅👍❤️🌷

  • @MohamedOmarAbdi-tc9ue
    @MohamedOmarAbdi-tc9ue Před 5 měsíci +2

    Dabeysha iyo cadceeda meyey leydh ka sameystaan.

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před 5 měsíci +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍 RAG U DHASHAY OO KU DHASHAY 😂😂😂😂😂😂

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq Před 5 měsíci

    Badda waaba udhowyee batalaale igeee

  • @ailover5719
    @ailover5719 Před 5 měsíci

    Hourmarkas qadadweyn iyo faqash nagu haystan Ilahayo ishoda xun naga haya wuu sharka nala raban ku cili

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 Před 5 měsíci +1

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 5 měsíci

    BADA HALA DIFAACO OO ITOOBIYAAN GACANTA YAAN LOO GALIN SI XURIYAADAAN IYO NABADAAN LOOGU JOOGO INSHA ALLAH. HALA DIYAAR GAROOBO

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 5 měsíci +1

    Siciid indr adiga reer berbera ah Masha dadka qurba joogta ah si wadankooga u dhistan video sidaas oo kale soo duuba ta kale yurub oo dhan guryaha qadiimiga ah bay lacag ka samayn aad ha loo ilaaliyo reer berbera waa dad shaqaysta oo soo dhawayn wanaagsan magalada sidi ay ahaan jjrtay ee illaa hindi aduunka dhani ku noolayn ku soo caliya Isha allaa wanan inaga mahad calinaya video wanaagsan

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 Před 5 měsíci +2

    Bebera not berber but it bait allquurud

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 5 měsíci +1

    Amxaaro haday timaado waa laga qixidoonaa

    • @user-lq8uh1ql4d
      @user-lq8uh1ql4d Před 5 měsíci

      Non of your business 😂

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Před 5 měsíci +1

      INA SHARMUUTO BERBERA RAG CIISE MUUSE LA DHAHO AYAA LEH 👍👍😊😊😊😊👍😊👍😊😊

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 5 měsíci

    Laydhka Ethiopia dawladu ha kale hadasho wax tar wayn bay u tabay sollar kii dad pravate ah baa gacanta laga galiyay wixi dad waynaha loogu deeqay dawlada gabtay hawsheeda

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 Před 5 měsíci

      Hhhh Ethiopia wligaa matgtay? Cooker , kaawiyad iwm xataa ma isticmaali kartid. Ethiopia aday waxwayn kula tahay laakiin dadkeeduba laydh iyo biyo midna mahaystaan,

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 Před 5 měsíci +1

    War waa nimankii dhulkooda abaa gadha ka iibsadan

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 Před 5 měsíci

    Kaluunka barata mala dhoofiyaa

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Před 5 měsíci +1

    MAXAAD BERBERA KSOO DUUBAYSAA DALKII AMXAARAD SIISEEN WADANIYAD MIYAA KA JIRTA SOMALILAND CAADIFAD QABIIL UUN BAA KA JIRTEE

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 5 měsíci +3

      Ma adaa siiyay hadh cad baad riyoonaysaaye

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 5 měsíci

    Oromo ayaa dhowaan qabadanaysa...